Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 19 aad xukunka dadka qiblada u jihayst

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al-caqiida addaxaawiya dersiga 19-aad xukunka dadka qiblada u jihaysto
    Kitaabka caqiida daxaawiya loo yaqaano العقيدة الطحاوية waxaa qoray Abuu Jacfar Aldaxaawi oo ahaa culimada waaweyn ahlu sunna wa al jamaaca, Daxaawi waa caalim weyn, kitaabkan waxaa lagu tiriyaa kutubta ugu qiimaha badan oo sahlan qofka muslinka uu ka baran karo caqiidadiisa.
    #kitaabka, #caqiidada #diinta

ความคิดเห็น • 7