kiin jaamac FT Xariir Axmed & Suldaan Seeraar,Khadar Keeyow iyo Hassan Gantaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #SOMALI Cultural Festival,

ความคิดเห็น • 172

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 3 ปีที่แล้ว +11

    Somali oo dhan oo sidaa isu jecel inaan arko ayaan jecley oo walaalo ah. Big love from Hargeisa, Somaliland

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 ปีที่แล้ว +26

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiiya

  • @CaaishoJaamac-nc1it
    @CaaishoJaamac-nc1it ปีที่แล้ว +1

    Marka u horraysa alxamdullillah allaha naga dhigay muslimiin marka xigta waa aakharu saban ee intayna saacadda qiyaame idinku dhicin towbar kena

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 ปีที่แล้ว +23

    Walalayal waxaan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 ปีที่แล้ว +1

    Jecliyaah kiin Allah nolosheeda waa fashill hidiii aan lakorin sariirta tolay ooo tolay🥰🤣😘🥰😍💪

  • @manaalibrahim9574
    @manaalibrahim9574 3 ปีที่แล้ว +5

    waryaa kiin mxaad soodhawayn ugu samayn wayday nin fiican matahid e inanta nooso dhawe waxa meesha jooga oo dhan way idinka magacdheertahy ❤️

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 ปีที่แล้ว +2

    Xariir axmed legend iyo gantaal kiin ✋🔥

  • @yasminabdullahi4269
    @yasminabdullahi4269 3 ปีที่แล้ว +7

    Loadon ayan maylahnaye eh maa nairobi yaa mesha🥰

  • @ebrahimabdella2067
    @ebrahimabdella2067 7 หลายเดือนก่อน

    13:37...girl take selfie with only xariir ahmed....The living legend

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 3 ปีที่แล้ว +24

    Markaan cml we Hate qabiil somalinimadu Ha sarayso wooooooooooooooow

  • @wizaraagefarmaajo
    @wizaraagefarmaajo 3 ปีที่แล้ว +7

    The video is another world bro you are the best wlh intaa somali arkaayay

  • @relaxinglife1851
    @relaxinglife1851 3 ปีที่แล้ว +2

    Dad qurux badan aa lisku keenay Iska fiirso mashaAllah

  • @user-qy4jg2ot1e
    @user-qy4jg2ot1e 3 ปีที่แล้ว +4

    Bisinka meesha fanaaniinta laga soo bixinaya layaabay

  • @calaminofficialyoutube9983
    @calaminofficialyoutube9983 3 ปีที่แล้ว +1

    Xariir kiin jamac miyuu furay

  • @mohagaladaxmed-hv3zg
    @mohagaladaxmed-hv3zg ปีที่แล้ว +1

    Suldan serar guul sxb

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว

    Xariir axmed iyo suldaan seeraar iyo kiin jaamac xasan gantaal wllayaal kusoo dhawaada nairobi waa magaaladiinii guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul

  • @talabsi123
    @talabsi123 3 ปีที่แล้ว +5

    Walalahayga sharata badan ee somaliyed please 🙏 isoboqda

  • @amiinoxirsi2419
    @amiinoxirsi2419 3 ปีที่แล้ว +1

    Xarir Ahmed iyo Hassan gantal raag culus batihin sodawada iyo dhaman fananinta kale

  • @SabarinSabarin
    @SabarinSabarin 3 ปีที่แล้ว +7

    Bismilaahi maxey thy mesha qofkii oo dhinta ayaaba so baxayo

  • @fadumoshire5020
    @fadumoshire5020 4 หลายเดือนก่อน

    Wow axmed gantaal quruxbadana❤

  • @aminaoyow4607
    @aminaoyow4607 3 ปีที่แล้ว +8

    I just love xarir Axmed😭😭😭

  • @nasrahassan7623
    @nasrahassan7623 3 ปีที่แล้ว +3

    Markaad laandheere darwiish thy waa iska sidaan😍

  • @maanaaweys
    @maanaaweys 3 ปีที่แล้ว +6

    Mash’allah beautiful voice all of them ❤️❤️

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 3 ปีที่แล้ว +11

    Dadka buuran wlhi dhibe qabaan ku lahaa mid mesha ka hadlaayo dadka buur buuran is muujiya werar nagula hayaa

    • @maanowhirsi8071
      @maanowhirsi8071 3 ปีที่แล้ว +1

      Kaligeey inan maqlay moodayee raali ahaada sxbow ninkaas wax kayaabiyey ayuu arkay filayaa kkkkk

  • @faatinbulle3862
    @faatinbulle3862 3 ปีที่แล้ว +5

    Kiin jaamac fanaanad aan tageero🙏

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 3 ปีที่แล้ว +4

    Meesha KIIN JAMAC baa shidey

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul7339 3 ปีที่แล้ว +10

    wow keeyow iyo heesta calanka wiil qaran keeyow suldan xariir gantaal kiin jamac

  • @apdiqaadirjaamac7022
    @apdiqaadirjaamac7022 3 ปีที่แล้ว +9

    Xariir axned legend

  • @hamzehassan8201
    @hamzehassan8201 ปีที่แล้ว

    Khadar keeyow lengend

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 3 ปีที่แล้ว +5

    Bababababa qadar keyow wiil qaran 🥰❤❤❤❤🌹🌹

  • @kaytukaytu4363
    @kaytukaytu4363 3 ปีที่แล้ว +4

    Commented couz of xariiir the legend❤️

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +12

    Xariir Ahmed in the building wow💯💯

  • @kiiney1382
    @kiiney1382 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaaha kiin waxxadwadaa qaawni kuwiikaahoreeyey aynansameynin eejooji fasahaadka

  • @cabdikhadar9744
    @cabdikhadar9744 3 ปีที่แล้ว +7

    Xariir axmed legend adag

  • @cdirixmaankhaalid5595
    @cdirixmaankhaalid5595 ปีที่แล้ว +1

    Kiin Jama

  • @abdirahmanjackey469
    @abdirahmanjackey469 3 ปีที่แล้ว +5

    Qathar keyow 💛♥️🖤💜💙💚

  • @saynapciise6356
    @saynapciise6356 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow suldaan serar isagan wata

  • @abdiguled8200
    @abdiguled8200 3 ปีที่แล้ว +14

    Xamar in Sidan loo caneray ahayd

    • @abdiguled8200
      @abdiguled8200 3 ปีที่แล้ว

      Wad mahad san walahay ga Somali dhinac kasta wan jeclahay 100 sano ba nala qayb qayb very sorry waxan KU dhashay xada yaqshiid o and ifku gu jeclahay. abahay iyo hooyo waxay KU dhashayn Gobolka6 sool hadana hooyo markasta o abe rabay in sool nagu celiya hooyo illahay Janatu fardoowso iga bari please ba diday in adno meesha manta ogaday waxay hooyaday diidanay

  • @feisalsexey6604
    @feisalsexey6604 4 หลายเดือนก่อน

    Socdaal kulahaa waxan dhib badana

  • @sharmoboyofficiall1505
    @sharmoboyofficiall1505 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanankii xariir axmed na picture ayu isla dhacyaa xld kle

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +10

    Wxn meesha kasocda mafahim ilaaa hda Wuxu Dhaqannkulhaaa Hdna Waaa show cml😂😂🤣

  • @fali4527
    @fali4527 3 ปีที่แล้ว +5

    Khadar keyow he's so short Woooow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nazraahmed2881
      @nazraahmed2881 3 ปีที่แล้ว

      But he’s cute who cares if he’s short or not.!!

    • @nolashadhabta8005
      @nolashadhabta8005 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @ummyusufsadiiq7828
      @ummyusufsadiiq7828 3 ปีที่แล้ว

      He is but what he lacks in height he makes up for in Talent. A true entertainer.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 3 ปีที่แล้ว +5

    Kiin jaamac anather LEVEL ❤️

    • @Ubax2007
      @Ubax2007 3 ปีที่แล้ว

      She need to Respect herself and and where decent clothes

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 ปีที่แล้ว

      @@Ubax2007 that’s none of your business, she can dress however she wants to, it’s her choice. Focus on your life before you judge others 🙄

    • @Ubax2007
      @Ubax2007 3 ปีที่แล้ว

      @@wondroussoul5414 no I am not judging her I said wear decent clothes not necessarily hijab 🧕 😜

  • @fartuunhappy8293
    @fartuunhappy8293 3 ปีที่แล้ว +9

    Bismilaahi mesha lasoo maraayo ciriiri badanaa ma dhaqanka ayee ka midtahay in meshaas laso maro 🤣🤣

    • @aminacabdlhi9910
      @aminacabdlhi9910 3 ปีที่แล้ว +1

      Anaga yabnay sirad aqaro soxasuste

    • @khadraraage6361
      @khadraraage6361 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi wan yaabay bisinka cidhiidhi badanaaa

    • @fartuunhappy8293
      @fartuunhappy8293 3 ปีที่แล้ว

      @@khadraraage6361 anigoo dawaneen hadaan soo xasuusto wlh waa qoslaa ciriiriga fag laga soo dhax siihaayo 🤣🤣🤣

    • @khadraraage6361
      @khadraraage6361 3 ปีที่แล้ว

      @@fartuunhappy8293 haaa wlhi qofku markuu kaso baxaayo hareeraha la hayaa wa laga soo siibayaa meesha

    • @queen-najwa
      @queen-najwa 3 ปีที่แล้ว

      @@aminacabdlhi9910 🤣🤣🤣

  • @digalio_1
    @digalio_1 3 ปีที่แล้ว +1

    Socdaal aya ka maqan meesha hhh

  • @cabdulrazaqjamac4035
    @cabdulrazaqjamac4035 3 ปีที่แล้ว +6

    Legend. Xariir Axmed 💥💥💥💟

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanaanin baa is heley

  • @mumtazomar9440
    @mumtazomar9440 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta ila aragtay in kiin jaamac ay saaxiibkeed/ninkeeda wadatay isagoo isku qarinaayo koofiyad iyo mask. Like ta ii saara

  • @qasaaye8622
    @qasaaye8622 3 ปีที่แล้ว +2

    15:52 iyagoo 2021 africa dhex jooga ayuu nin cadaani amar sinayaa meelahay istaagi lahayeen iyo meesha kale nasiib daro

    • @risakovzuzu3854
      @risakovzuzu3854 3 ปีที่แล้ว +1

      2021 ayaa Africanka labaraya sidii loo dhaqmi laha wayo Africanka wa in la mamulo hadii kale sharci iyo kala danbayn malahan waxkasta waa qasayan kkkk

  • @qaaliaadan916
    @qaaliaadan916 2 ปีที่แล้ว +1

    Xariir Ahmed Iyo xasan gantaal

  • @saidabdihassan330
    @saidabdihassan330 3 ปีที่แล้ว +1

    Suldan seereer, Hassan gantal and xarir are the best of All

  • @bigbrother1659
    @bigbrother1659 3 ปีที่แล้ว

    Waad ku maxad san tahay sida aan u arkay qaabka aad noola socod siisay xafladaan oo dhan
    Macalin waan ku wataa nin culus

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 3 ปีที่แล้ว +1

    Keyow jacaylkaygi laba ninoo dhaadheer bay iga dhex galiyeen 😭

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว +3

    Halkan xariir baan usoo galy nolow👌

  • @kingsk4435
    @kingsk4435 3 ปีที่แล้ว +2

    Socdaal yaa ilamaqla

  • @mustabshirahltd7079
    @mustabshirahltd7079 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xisaha wararraka 2qs shaqo aad uwanagsan bad qabaten. Kuul jeer wad amanantuhin, lakin hal shay, isku daya inaad falaqeysan wanagi mesha kadhacay iyo khaladadki mesh jadhacay. Tasi waxay dawo utahay kuwa sosocda inaa wax badan lasaxo? Shukran

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 3 ปีที่แล้ว +2

    I can see abdikani wooow

  • @badmaceeye1479
    @badmaceeye1479 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay halaga cabsado oo lay is asturo

  • @abdirahmanarale
    @abdirahmanarale 3 ปีที่แล้ว +2

    first

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 3 ปีที่แล้ว

    Muxuu ahaa qofka afka xiran bal isheega

  • @maslahbarkhadle9843
    @maslahbarkhadle9843 3 ปีที่แล้ว +3

    protocolka raga iyo dumarka hagaajiyey wlhi runti waxbadan ayee qabteen

  • @bintumohamoud9184
    @bintumohamoud9184 3 ปีที่แล้ว +2

    Waar anagaa wax aragnAy dadkan didan loo daba boodayo cashar miyaa laga dhigan rabaa mise xadiis bay wadaan illaahow khaatadumada khayr nooga dhig aduunyo kale ayaanu joognaa

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 3 ปีที่แล้ว +2

    Ragii baa asturan.

  • @mareexan
    @mareexan 3 ปีที่แล้ว +3

    What a entrance for kiin jama

  • @hargeisabigboy4775
    @hargeisabigboy4775 3 ปีที่แล้ว

    Cultutal Festival kulahaa, London Week Festival cadho ka kacday may qadaadwayntii oo dhan isku soo urursadeen.

  • @nuurayanlenuurayanle8692
    @nuurayanlenuurayanle8692 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninki xasan gantal miya la ilabay

  • @ss-nu5wc
    @ss-nu5wc 3 ปีที่แล้ว +6

    13:14 tollow suldaan muxuu khadar u sheegay wabakan qosol joojin waayey😂😂😂

  • @maxamedxasan3073
    @maxamedxasan3073 3 ปีที่แล้ว +1

    I can't believe here is Nairobi

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 ปีที่แล้ว

      Fisqi Baa qiimo yeshay

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 3 ปีที่แล้ว +2

    I hate Covid! I can not believe I missed out on this event 😩

  • @alihasan3192
    @alihasan3192 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhh kin naska nag astur

  • @amransuper431
    @amransuper431 3 ปีที่แล้ว

    Alla yahdiig.

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 3 ปีที่แล้ว +1

    Meesha waa laisugu yimi

  • @hamzacade2566
    @hamzacade2566 2 ปีที่แล้ว

    Next we want Guled simba

  • @dontstresscalljessdontstre8110
    @dontstresscalljessdontstre8110 3 ปีที่แล้ว

    Hey why ilkcase, farxiya kabayare, and sharma didn't make it to this show?

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว +5

    Ya bixiyeey lacagta lagu qabtey faankan?

  • @afnaansidqi4339
    @afnaansidqi4339 3 ปีที่แล้ว +2

    oo fananinto iyagoo naftu hayso soo baxayane waa maxay meshani

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 3 ปีที่แล้ว +1

    Eedo Alle uga baq jirkaagaa

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Suldaanka ayaan taageraa

  • @faysamahamed6671
    @faysamahamed6671 3 ปีที่แล้ว

    Garbahaa lahayaa iIlaahay hortiii 😂😂😂😂😂

  • @bukharibk8347
    @bukharibk8347 3 ปีที่แล้ว

    Next tym saan kasifican rajeyna

  • @ubaxsiraad668
    @ubaxsiraad668 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sheqabdirahman909
    @sheqabdirahman909 3 ปีที่แล้ว

    cilbadama ana kamaqan torefas

  • @abdirisaqabdilahi4846
    @abdirisaqabdilahi4846 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta aragtay in Sharma poi ladaray ismujiya 😅😅

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Meesha waa la isku arkay

  • @MaxamedAbdirahman-hv2jj
    @MaxamedAbdirahman-hv2jj 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Well done

  • @caishakeyf6308
    @caishakeyf6308 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunhappy8293
    @fartuunhappy8293 3 ปีที่แล้ว +7

    Hhhh qofba mar ayaa meel ciriiri badan lagu soo jiidaaa ala qosol bdanaaa hhhh 🤣🤣🤣

  • @ahmedkingshaaciye3953
    @ahmedkingshaaciye3953 3 ปีที่แล้ว +4

    waxaan layaabay naas aa la qarina madxana waa qaawan yahay

  • @saidomohamed3213
    @saidomohamed3213 3 ปีที่แล้ว

    Khadar keeyow meedhan waadba ku yarate

  • @amransuper431
    @amransuper431 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah war mesha waxaa iskugu yimid sheydaamo. Goback where you come from.

  • @sakariyemohhamett5201
    @sakariyemohhamett5201 3 ปีที่แล้ว

    XRriir heestiisa haben dhahweyd ka qadey aroos so waa la jalyahy

  • @samiyaabdirahman526
    @samiyaabdirahman526 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk socdaal kuye how is that person

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว

    Malinkii outing uimadee lkn mananarag fananintan xagey kujireen hhhhhh

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxay tahay san bisinka

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว +11

    Maxey yihiin dadkan Cadanka ah security

    • @zakibaltomzakibaltom510
      @zakibaltomzakibaltom510 3 ปีที่แล้ว +2

      Maanad ogayn Somali cadaan haday arkaaan meeshu waa qurux
      Lkn somaali . Somaali ka ilaaai anigu maan dhihin eee waa wax jira ooo aad ogthy adba 😄😄😄😄

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว

      @@zakibaltomzakibaltom510 so ma waxaad iledahey cadankan security Somalida ayeey namad uu yeelayaan in ay is dhex yaacin shaqadooda dadkan ad arkeyso inta badan waxey ka soo yaaceen dhuulkodi lacagtodi ay wadankoda galiin lahayeen waxey ku dhisan Nairobi yaa wadamada kale jecel.

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว

      @@zakibaltomzakibaltom510 koley meesha wey nadamsaneyed sida iga muuqatan wey uu dhamayeen in ay noqadan wadani oo dhaqaankoda ku fanaan waa wax fican balse ma nahey wadani taas aya question ah?

  • @xaawonorjimcale8853
    @xaawonorjimcale8853 3 ปีที่แล้ว

    Waaw kinjamac

  • @shukrimaxamed9042
    @shukrimaxamed9042 3 ปีที่แล้ว

    Wawarey haidhihinhe

  • @saidoosman
    @saidoosman 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali lagends

  • @faruu3219
    @faruu3219 3 ปีที่แล้ว +7

    in two rivers