Maria nin ayaa sheegtay inuu qabo aniga arinkeeda waxba kama odhan cidii wax cad igu haysa ha iishe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 56

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 12 วันที่ผ่านมา +1

    Sh mustafe yaa naga maagay wariyaheena sharaf ta leh illahay sharaf xagiisa hanaga siiyo Aamiin Aamiin

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 12 วันที่ผ่านมา +1

    Hibo iyo sharaf ayaa alle kugu maneystey sh mustafa cali sixun wax usheena ha u joojin walaal 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 10 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga miyaaba qofkii arintaas ka hadlaayay waa yaabe, marka hore bal Hana soo baro qofka ay tahay inta aysan ku soo bal fiiri inta hooyo ooyeysa ama nin ragga ah oo calool xumo ay ku sameysay ka sheeganeysa soo ogow, ( dacwo ay ku furtay darteed ), Hana waa xaas uu qabi jiray Shiikh Cumar Faaruuq aun wixii ay ku sameysay soo ogow.

  • @fmg63772
    @fmg63772 12 วันที่ผ่านมา +1

    Walaalayaaloow culumada halaga leexdo waa dhaxalkii nabiyadeena Nabadgalyo iyo naxariis korkooda ha ahaatee allaah ka cabsada subxaanallaah

  • @zahrasaleh9604
    @zahrasaleh9604 11 วันที่ผ่านมา

    Munaafiqiin ayaa ku dhex jira dadkeena

  • @LeylaWarsame-z4t
    @LeylaWarsame-z4t 11 วันที่ผ่านมา +2

    Shèekh mustafe
    Dadkeen Allah hasoohadeey xitaa hadaad caawiso amaan lagama helo

  • @admxasan8114
    @admxasan8114 11 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekha ilahay hakaaxif diyo sharta munafikhiinta iyokadibinta

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 11 วันที่ผ่านมา

    Sh mustafa walaal nin dagan miisaan leh awoon diin leh xikmad badan baa tahay aad baan ku dhagaystaa guulayso horana u soco

  • @Abdi-o9h
    @Abdi-o9h 11 วันที่ผ่านมา +1

    Walal Alle ka cabso ok shiqan sual bala waydiye si saxa bu oga jawabay hano wixi u qarson iyada iyo rabiged iyo waxay ninkas u radise Alle aya og lkin shiqan wax qaldan mu shegin e kalexda

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 11 วันที่ผ่านมา

    Mashallah sheikh Mustafa illah ha ku xafido laakin wax yar oo suaal ayaa qabaa hadii aan qaldamayna illah ha iga cafiyo hanna sida shacabka somali ay u arkaan iyo sida aad u maleeso waa kala fog yihiin marka qof uu yiraahdo waxaa ka leexda oo markasta aad arkayso in farta lagu fiiqaayo oo hadalkeeda soo now noqdo qofkaa dulmi ayuu wadaa marka sow ma ah qalad qald ku sax because waa idin dhageesanaayay laakin ma ay jeceleen inaa tiraahdo ha la iska daayo because wajiga iyo indhah say ka siisay marka hanna meesha qayr ma kuu keenin ee waxaa ay aheed hanna hadalkeeda waa runoo shiekh ayay keentay ciwaankana waxaa ay ku weydiisay wax ay ku soo gashay waa different waa kaxumaanay inay dhiiqo ku galiso bay rabtay laakin waa u soo koobtay that’s why ay umada kuu soo qaateen wabillahi towfiiq

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 11 วันที่ผ่านมา +1

    qofa ilama laga qaatay waa ina looduceeyaa la garab isataago ee ma ahan Nina baa qani jiray iyo kiisas kale ina laga garab furo subaxanaAllah waa wax lala yaabo

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 11 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh anaa ku dhageeystay maalitaas wax Qalada kuma aadan hadlin si diiniya ayaa uga jawaabtay waliba waxaa tiri ceebaha waa la asstura si wanaagsan ayaa u hadashay

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 12 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah sh . Mustafa Allah ku xufdiyo ❤

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 10 วันที่ผ่านมา

    Somali illahey waxuu xaramti nimeyey dulmi iyo munafaqnimo iyo social xumo yaa umada ka qabta waxaan 😢 illahow umadaan naga qabo

  • @mohamudqaaid4565
    @mohamudqaaid4565 11 วันที่ผ่านมา

    subxaanallah wll mustafe iyagaa munafiqiina umada ilahay nabad galinwayay

  • @fadumodiriye4814
    @fadumodiriye4814 11 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah wax khalada mahad odhan

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 12 วันที่ผ่านมา +3

    Hana waa wasaq, maxay gabadha kiis kale ugu furee. Saacaddan maxaa qabid keenay iyadoo canug maqan yahay.

    • @Abdi-o9h
      @Abdi-o9h 11 วันที่ผ่านมา

      Walal Alle ka cabso ok shiqan sual bala waydiye si saxa bu oga jawabay hano wixi u qarson iyada iyo rabiged iyo waxay ninkas u radise Alle aya og lkin shiqan wax qaldan mu shegin e kalexda

  • @UmuHinda
    @UmuHinda 11 วันที่ผ่านมา

    Waa runtaa ragu mawadabxuma adna dhib g 9:50 abadhaas umaad gaysan

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 11 วันที่ผ่านมา +1

    Shiiqoow hano ka leexo waa masiibo gabadhaas xaalad ayaa ku furan

  • @ulomaarif1129
    @ulomaarif1129 12 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah❤

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 12 วันที่ผ่านมา +2

    Hana ayaa dulminaysay gabadh ninka iyadaa afka hadalka u galinaysay hanna maxaa afaarahaa galiyay ninka aan in taa hadlin maxaa kaanaya markii lacagta loo u ruuriyaya in ay raadiso nin aan waligii la maqal hanna waa qof dulmida dadka 😂

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 11 วันที่ผ่านมา

    Hadi Atahey shiikh marka Hana ku yeero ma maxa uso ordtaa Adiga faraab ku golden ogow haana waa qofa xuna dadka somaali weyaqaana ogow huuhaa hano sheegna

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 12 วันที่ผ่านมา +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hdare4558
    @hdare4558 12 วันที่ผ่านมา

    Mashallah noloow SHIKH MUSTAFA

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 11 วันที่ผ่านมา

    Ninkan hadu ahaa ninkii shikha ahaa ee ay su ala way diisay wax qalada uu odhan intan maqlayey ee yan logefin

  • @muniirofarah3275
    @muniirofarah3275 9 วันที่ผ่านมา

    Walaale waxey ninka uraadisey waa ceebradis gabar dhiban oo beerkedii maqanyahay iney qol kafurato waa loo jeedaa ujedada marka hadaad ka soo hadasid wax wanaagsan ma ah

  • @hawasharif3055
    @hawasharif3055 12 วันที่ผ่านมา +1

    Mustafa diinta adigu malihid ee cadalada kusoo dhowow qofka denbiga ku geliye waa hana maxad u oran weyde ya adiga howshan ku idmaday

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 11 วันที่ผ่านมา +1

    Hana ma waydisid waxay uradisay ninki aytiri maritu qabijiray

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 12 วันที่ผ่านมา +1

    Mustafow wllo hana iskada inad waxad tahay inan sharaf lagu yaqan iyo din wllo ka firso hana

  • @UmuHinda
    @UmuHinda 11 วันที่ผ่านมา

    Wac walle lkn inay kahadasho hana gabadhas iyo wax yabi minala aanah idiga sharaftaada yeey kaa halayn waxay rabtay samaysa gabdha iyo dhaatooyin badan oy shacabka iyo gurha soomalida ay ka gaysato adiga waxay rabtaa inay gabaad kaa dhigatoh balse adigu maariya wax umaadan gaysan xaasha shiikh mustaf balse hana taariikhdeeda dib ukhri waxtarkerda iyi dhibkay gaysato ayyaa aad ubadan

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 12 วันที่ผ่านมา +1

    Yaan lagu sir min munaa fiqeenta iyo mulxidiinta shiikh mustafe bara bagaan dada kafaa finaya oo raba sumcadiisa iyo sharaf kiisa raba in uu ugafo

  • @muniirofarah3275
    @muniirofarah3275 9 วันที่ผ่านมา

    Walaale waxey ninka uraadisey waa ceebradis gabar dhiban oo beerkedii maqanyahay iney qol kafurato waa loo jeedaa ujedada marka hadaad ka soo hadasid wax wanaagsan ma ah aad baan warar kaad u xiseynaa mrk sharaf taada yan la dhawicin

  • @MarshalCompte
    @MarshalCompte 11 วันที่ผ่านมา

    kan wa jaaaaajuuuuus hanna abukar u shaqeeya ee iska ilaaaliya wana big cabtooy weyn yaabka adunka

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 12 วันที่ผ่านมา

    SH. Mustafe Daadkan Views bay raaban waa laguso Tunbo raacaaya adiga Faham waa Munafiqine somali intoda badan.

  • @Hannamzq
    @Hannamzq 11 วันที่ผ่านมา

    Ninka maxaad usu, aalayi wayday wuxuu yahay

  • @MaxamedAadanSaalax-k9c
    @MaxamedAadanSaalax-k9c 12 วันที่ผ่านมา

    Shikha ha,laga daayo gefka waa ceeb ee halaga xishoodo

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 12 วันที่ผ่านมา

    Shiiq sifican ayad u hadashay laakin wax yaabaha lagugu yeeranaya ayaa wax fiican ahayn mida kale hana Waa og tahay iney ilmaha somaliyed gaalo u gacan geliso wana maqashaa intas ee onleyn ayaba u noqotay shiiq hana wax usheeg oo ugu yer diinta makala ogod wax muslina iyo wax galee.mida kale gabdhaha shiiq hani aya dhibtay ee kalexo

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 12 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @hashim-m8d
    @hashim-m8d 12 วันที่ผ่านมา

    SHEEKH MUSTAF WAA MAXAY WOLKAAN

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 12 วันที่ผ่านมา

    Shiikha si wanagsan ayuu u garbaxay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 12 วันที่ผ่านมา

    Waa sax sheek adiiga wax xuman ah maada sheegin waanku dhegeysanye e umadan allhso hanuniyo subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 11 วันที่ผ่านมา

    Hana somali ayey danbi ka gashay marka ma waxad ledahay anigu wax iga quseya ma jirto waxey umada kale ka gashay si fiican u baar waxay tahay lakin adigu wax qalad ah ma aanad sheegin markay ku soo wacday

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 12 วันที่ผ่านมา

    Maya sidii ugu fiicneed baad uga hadashey

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 12 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @MahamedadenIge
    @MahamedadenIge 11 วันที่ผ่านมา

    Wasax.

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 11 วันที่ผ่านมา +1

    Wax hubso marka hore,, horta sheeg maa thy??

  • @sadam1318
    @sadam1318 12 วันที่ผ่านมา +1

    adiga maxaad hanna ka doontay iney dhiiqo lugaha ku galiso ayey rabrey adigaa ka dhargi doono

    • @Abdi-o9h
      @Abdi-o9h 11 วันที่ผ่านมา

      Walal Alle ka cabso ok shiqan sual bala waydiye si saxa bu oga jawabay hano wixi u qarson iyada iyo rabiged iyo waxay ninkas u radise Alle aya og lkin shiqan wax qaldan mu shegin e kalexda

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 12 วันที่ผ่านมา

    Maad culimada ugudbisid oo aad is dhaafisid

  • @osmaanfaarah8627
    @osmaanfaarah8627 11 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @abdullahimohamed7460
    @abdullahimohamed7460 11 วันที่ผ่านมา

    Hioyo soomaaliyeed oo dhiban oo ilmaheedii gaalo ka qaadatay oo ilmaheedii ka qaadatay baa laga hadlaayaye maxaa kiiskaan kale keenay hadaad Nin fayow tahay

  • @hashim-m8d
    @hashim-m8d 12 วันที่ผ่านมา +1

    QOLKAAN

  • @ulomaarif1129
    @ulomaarif1129 12 วันที่ผ่านมา

    Sax