Sheekh, aragtidaada guud ee ku saabsan aan kulligeen u wada tawbad keenno rabbigeen waan kula qabaa waana kalimah SAX ah, oo loo helayo kumaan dallilah, balse kula qabo in Hantiwadaaggii Soomaaliya uu ku fadhiyay Ilaah majiro. Waxaan bilcaksiga taas kuu caddayn karaa in Islaamku kobcay waayhii Kavcaanka.
Jazakallah sheikh runta ka hadashay oo inteena badan ogeyn siiba dhalinta maanta,, Mar badan waan isweeydiyay sualahan walahi kaligaa baanka helay jawaabaha saxda ah ♥ xataa AABEHEEY iima sheegin iyo dhamaan odayaasha (ODAYAAL ILAAHAY KA BAQA OO RUNTA SHEEGA)
(اسْتَغْفِرُوا رَبَّكُمْ إِنَّهُ كَانَ غَفَّارًا)
😢😢❤
Sheekh, aragtidaada guud ee ku saabsan aan kulligeen u wada tawbad keenno rabbigeen waan kula qabaa waana kalimah SAX ah, oo loo helayo kumaan dallilah, balse kula qabo in Hantiwadaaggii Soomaaliya uu ku fadhiyay Ilaah majiro. Waxaan bilcaksiga taas kuu caddayn karaa in Islaamku kobcay waayhii Kavcaanka.
Waa xumahay haddaanan wadaadba iska ilaalin waayo umade kale ayuu u adeegaa.
Haa orfano wacal waaye talyani iyo burtaqis
40 sano oo tiih ayaan ku jirnaa laga soo bilaabo 1991 ilaa 2030
Dulmiga kuwa wadaadada sheeganaya muu ka sheekeeyo.
N8n Itoobiya iyo ingiriis isku hallaynaya ma hanuuno ee haysdaalin.
Sheekh been ha sheegin.
Alshabaab iyo wahaabi iyo akhwaan ayaa dalkaan dumiyey welina inuu sookaco marabaan iyagaana isqarxiska noo keenay.
Wadaadada Soomaalidu maxay dumarka uun uga baayac mushtaraan oo carabta ugu geeyaan may xirfad kale bartaan?
Shiikhoow waxaad dhaleecayneysaa dowladdii shuuciga ahayd ee Soomaaliyeed, waxaadna taageertaa, oo dowladnimo Ka sugaysaa, niman dimuqraadiyiin ah, shacab Muslim ah dimoqraadiyad ku qasbaya, kuwa ilaahay shareecadiisa loo dilayana khawaarij ugu yeedhaa. Waa yaabe ictisaamka diintoodu ma dimoqraadiyadaa?!
Dawlad xumo ayaa keentay waxa uu sheegayo iyo iimaan la'aan ee maahayn dadku diintii ayey katageen.
Sxb wadaadxumena akhwaan iyo wahaabi ayaa ku yiri dalkiina dumiya, carruurta iyo raadweyntana ingiriis iyo gaalo ayaa dhegaha kalahadlay.
Haddii wadaado jiraan wahaabiga iyo akhwaanka sida sahlan dalka uga adeegtay ayey ka yurayn lahaayeen, marka kii wadaadka sheeganayey uu gawaado maxaad kasugaysaa kuwii caamada ahaa.
Sicuudiga doolar kasooqaado kaddibna gabdho ugee illeen shaqo kale mahayside, waana wixii daahir abees rabay inuu ku shaqaysto lkn Alle uma sahlin najaaska.