Barnaamijka Heelo | Sayid cali Sura | Go'ee Gardaraa ley Geystay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 290

  • @fathermc7637
    @fathermc7637 2 ปีที่แล้ว +134

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم intas ku cel celi allah ha ino naxariisto tnks

    • @liibaanbaanow3622
      @liibaanbaanow3622 2 ปีที่แล้ว

      Wuu dhinty maanta 😭😭😭

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@liibaanbaanow3622Allah yaraxma akhii

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 10 หลายเดือนก่อน +12

    Alle ha u naxriisto Abwaanka iyo fanaankiisi isla socoto ayuu ahaa sanadka cusub 2024 bisha mar ayaan soo booqday hadii iga danbeeyso

  • @dadkamedia6061
    @dadkamedia6061 2 ปีที่แล้ว +19

    fanaanka siid cali suura
    waa legnd muda waa uu xanuunsanaa
    caafimaadka allah kuu siyadiyo

    • @alandosh
      @alandosh 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @decocade1659
      @decocade1659 2 ปีที่แล้ว +2

      Wuu dhintay allaha unaxaristo😢😢

  • @MTooyo
    @MTooyo 2 ปีที่แล้ว +45

    Aduunyo, 1999 ayaan Riwaayadaan ku daawaday Shineemo geedka jacayka l ku taala, Hada masaajid ayaa la dhigay meeshi shaneemada ku taalay. maashaaAlaah.

    • @MTooyo
      @MTooyo 2 ปีที่แล้ว +5

      Allah ha u naxariisto habeenki Comment gaan qoray subaxdi hadaan soo toosay geeridiisa maqley, allah ha u naxariisto Sayid Ali Sura

    • @ayaanayma881
      @ayaanayma881 2 ปีที่แล้ว +1

      Ameeen yarabi Allah Ha udanbi dhafo anaga Allh hanaga madobeeyo
      Allahuma Ameen yarabi🤲

    • @abdirizakhaji33
      @abdirizakhaji33 2 ปีที่แล้ว +1

      Shaneemadi masjidul akram aa laga dhigay bro

    • @HassanAli-pr7ei
      @HassanAli-pr7ei 2 ปีที่แล้ว +1

      Shaneemada mageecada maxasuusatan dadkii hore ayaa tihiine mase waa idin xasuusiyaa aqayareey

    • @dahirmahamud687
      @dahirmahamud687 ปีที่แล้ว

      ​@@HassanAli-pr7ei Cali jiis mase muudey aniga buurhindi an ku heystay xasan yanyuur

  • @sabuur2005
    @sabuur2005 2 ปีที่แล้ว +36

    Codkaan waxuu na soo xasuusiyaa shaneemoyinkii Muqdisho, Marko, Shalambood, Qoryooley, Baraawe. Waxuu ahaa codka loogu dhageysi badan yahay Konfurta Somalia ❤️🥺🇸🇴 Astan Alsayid Cali Heesihiisa soo badiaya 🙏🏽👍🏽👍🏽

  • @mohamedadenismail6634
    @mohamedadenismail6634 2 ปีที่แล้ว +5

    Barnamijka oo dhameystiran soo daaya waa nin legend ah sayid cali sura

  • @raaxoshaacir6515
    @raaxoshaacir6515 2 ปีที่แล้ว +14

    Inaa lilahi inaa ileyhi raajacuun
    Rabbi ha una naxariisto horteena Allah cafiyo Insha Allah kitaabkiisa midigta Allah ka siiyo

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +20

    Alle Ha Unaxriisto Abwaanka
    "Siduu Ku Sheegay Wareysi Uu Siiyey Goobjoog Wuxuu Yiri Heestan Ma Aha Jaceyl Ee Waa Dhibka Aan Ka Galnay Dalkeyna Hooyo Somalia Oo Aan Gacanteyna Ku Burburinay 😢 Allow U Naxriiso Abwaanka Anaga Dalka Nabad Nooga Dhig 🤲🇸🇴❤🙏

  • @Nasser4eva
    @Nasser4eva 2 ปีที่แล้ว +25

    Alfanaan Sayid Cali Suura, Qoraaga, Mufakarka, Heesaaga, Mulaxamiistaha riwaayaddii Canaad oo aan in badan waqti qurxoon ku soo qaadanay waayo waayo.
    Xusuus gaar ah wlhi😢

    • @FatmaIbraahim
      @FatmaIbraahim 11 หลายเดือนก่อน

      1 sano kadib Ayan arkay hhhh

  • @msufichannel8330
    @msufichannel8330 2 ปีที่แล้ว +8

    Allah hakuunaxriisto Abwaan...Sayid Cali Suura..your memories will never forgetting. Your legend 🙌

  • @IFIYECHANNEL
    @IFIYECHANNEL 2 ปีที่แล้ว +6

    Inaa lilaahi wa inaa ileehi rajicuun ilaahay ha u naxariisto Sayid Cali Surre Hada ayuu muqdisho ku dhintay 😭😭😭😭😭

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali ปีที่แล้ว +15

    Heestaan xusuus gooni ah ayay ii leedahay. Anigoo jooga Dh/mareeb oo heestaan qaadaayo ayaa wiil reer Baydhabo ah oo ila kaftamaya, wuxuu igu yiri, yaa heesta reer dhooboydana ku baray!!!? Qosol dartiis asxaabtii meesha joogtay waa la fuuray!!!! ♥ 😍😍

  • @Raiizch
    @Raiizch 2 ปีที่แล้ว +5

    astaan soo badiya fanaankaan heesahiisa
    waa fanaan macquul ah siid cali suura

    • @asalraacmedia
      @asalraacmedia 2 ปีที่แล้ว +1

      Alla ha unaxariisto 4 malin showgan wa uu geeriyodey

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha janneeyo Sayid Cali Maxamed (Sayid Cali Suura) oo maanta Muqdisho ku geeriyooday

  • @muscabmukhtar9871
    @muscabmukhtar9871 ปีที่แล้ว +10

    Habeen 1:23 am, waliba kaligey anigoo sariirta jiifo ayaan dhageysanayaa❤

    • @IqraXseen
      @IqraXseen 4 หลายเดือนก่อน

      Waxa dha gesanaya 2:30hawenimo Wana oynaya😢

    • @mohamedaliismail8981
      @mohamedaliismail8981 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@IqraXseenAllah haku yasiro wll xaalda adag ad la ilmaysay farxad ku waar idamka Alle 🤲

    • @IqraXseen
      @IqraXseen 4 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedaliismail8981 amin

  • @jamaaljey
    @jamaaljey 2 ปีที่แล้ว +7

    Waayo Waayo Siid Cali Sura Wali Codkisa isma Badalin Legend🙏💖

  • @fahmaabdi2957
    @fahmaabdi2957 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahow unaxaristo jannatul fardowza kwarabio ameen ameen

  • @Mohamedibrahim-ni1ff
    @Mohamedibrahim-ni1ff 2 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely ninkaan kumar sanu ka soomaali ayu ahaa allah ha u naxariisto waayo arag,abwaan ,fanaan cod mcn ayu ahaaa

  • @ikhlassadaq9079
    @ikhlassadaq9079 2 ปีที่แล้ว +11

    qofkii ugu horeyay lik saro dawado komati kaso biciyo😁😎

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +11

    Syid ali sure our Legend👑🖤

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 2 ปีที่แล้ว +4

    Thank you so much astan siiid cali suura aad iyo aad ku jecel nahay Somali oo dham ❤️🙏

  • @abwansaagar1198
    @abwansaagar1198 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha u naxariisto marxuumka Shaley ayuu Madiina ku dhintay aan u ducayno wuu qalbi fiicnaa

  • @therealcazam5424
    @therealcazam5424 2 ปีที่แล้ว +24

    I hears this song 13 years ago🥺some memories

  • @The_utopia9
    @The_utopia9 7 หลายเดือนก่อน

    Heesta ciyaalka horyaalka puntland qurkavic, khaire cade iyo akhayrta kale soo duubaan oo soo tabiyaana cut clipska dhiig uga keenay oo ay xasuus ku tahay, sido kale waa hees emotional ah oo wkhti iyo badan ka tarjumaysa, caadi maha runtii

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 2 ปีที่แล้ว +25

    Allaha unaxaristo manta oo taariqdu tahay 19/02/2022 ayuu geriyoday 4maalin ka dib markuu heesta duubay😢😢

    • @aminahmed3087
      @aminahmed3087 2 ปีที่แล้ว

      😔🥺🥺 Ilahay haunaxaristo oo dambigiisa hadaafo

    • @daahirmoalim1445
      @daahirmoalim1445 2 ปีที่แล้ว

      Allle ya raxma

    • @shankaron4736
      @shankaron4736 2 ปีที่แล้ว

      Allah unaxariisto

  • @Caaisha-zc9oy
    @Caaisha-zc9oy ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxan ku soo xasuusana caruurnimadeyda shaleeno noo dhawed ayaa laga shidi jire heestan iyo waa ley canaadee Allah maxey malmo quruxbadan eheed waqti tagey sooma laabto wlhi 🥺😭

  • @mohamedsheikh4773
    @mohamedsheikh4773 ปีที่แล้ว +6

    I used to enjoy his music in the 90's. Simple and inescapable truth therein. Hard stuff....RIP brother.

    • @ahmedbargaal6775
      @ahmedbargaal6775 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @dahirabdi2758
      @dahirabdi2758 ปีที่แล้ว +1

  • @abdifitahmjelle82
    @abdifitahmjelle82 ปีที่แล้ว +1

    Siid cali sura naxariistii jana alla haka waraabiyo

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxriisto qabriga allah ha uwasaciyo😥😭🤲 runti marka geeridisa maqaly waa naxay whyo labo malin ka hore ba dhagesaty heestan aan adka u jclaa riwaayadi canaad ku jirtay

  • @barkhadleahmed6619
    @barkhadleahmed6619 2 ปีที่แล้ว +1

    Afar maalmood kadib markii heestaan la duubay wuu dhintay allah ha u naxariisto

  • @muwaadin8893
    @muwaadin8893 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan 10 jeer ka badan waa ku ceshtay intaas maskaxdeyda marba waxaa kusoo dhacay
    - xanuunka uu Abwaanka/Fanaanka dareemaayo iyo inta la dulmiyo oo ay ugu horeeyaan dadka la heyb sooco
    - wadankeena dhibka ku dhacay iyo bur burkii dagaaladii qabiilada
    - xusuustii ruwaayadii canaad
    - yaraanteydii oo maskaxeyda u laabtay dugsi quraankeygii iyo schoolkeygii oo ku yaalay xaafadda cali kamiin Wardhiigleey.
    Alle caafimaad iyo cimri ha siiyo Abwaanka.
    Guulow adigaa Garsoore gargaar noo lahow ma garanee meel noo gudboon.

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa loo bahaan heesaha Banadirga Iyo maygaba

  • @dhaqankasuubanonline5962
    @dhaqankasuubanonline5962 6 หลายเดือนก่อน +3

    Halkaan ayaan imid anigo ilmeynaya kana naxsan inuu dhintay abwaan fanaan mulaxamiiste Sidii Cali Sura anoo ilmeynaya ayaan qoraalkaan qoraya allaha u naxariisto abwaanka hadaad iga danbeyso reply so gal oo u ducee walaal 😭😭😭💔💔💔🙏

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 2 หลายเดือนก่อน

    Eebbe ha u naxariisto janadiisana haka waraabiyo Abwaan Sidi cali sura janadiisana haka waraabiyo qabrigana ha u waasiciyo.

  • @thanososman1500
    @thanososman1500 ปีที่แล้ว +2

    Legendary voice! Rest easy

  • @AhmethANJ
    @AhmethANJ 2 ปีที่แล้ว +12

    Sayid Ali SuuRa Legend ✌️

  • @habibhashim3052
    @habibhashim3052 2 ปีที่แล้ว +5

    Xasuus gooni ah kaliye waxaa dareemi karo qof usoo maray dhib jaceyl hadana aan calfanin😢😢😢😢

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +16

    Rest in peace
    You'll be remembered
    May you be blessed and rest in heaven
    😭😭😭😭😭😭

  • @baraarujiyeofficial2925
    @baraarujiyeofficial2925 2 ปีที่แล้ว

    Thanks astaan tv waa xusuusta aan marnaba qalbiga ka tirmayn waa abwaan laxamiiste iyo fanaan legend sayd cali sura. Codsi ka reeba dhaxal inta uu nool yahay plse qaas ahaan heesihii rubaayadii canaad oo ay ku jirtay heestaan.

    • @abdallaahmed5947
      @abdallaahmed5947 2 ปีที่แล้ว

      Sxb wuu geeriyooday Afar malin kadib marki heestan laga duubay 😥
      Ilahay ha u naxariisto

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 10 หลายเดือนก่อน +3

    Maktabad buu ahaa Legend Suuraa, Abwaan, Muxlan, fanaan, jilaa iyo qoraa.
    Allaha unaxariisto 😢
    26/03/2024

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 5 หลายเดือนก่อน

      Aamin Aamin sxb

  • @nimcaanabdirahman4228
    @nimcaanabdirahman4228 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahy haunaxaristo abwaanka 🥺🥺🙌🏼🙌🏼

  • @abdishakur7659
    @abdishakur7659 2 ปีที่แล้ว

    Illahay ha u naxariisto maanta waa naga hooseeya

  • @abdirahmannuunow5011
    @abdirahmannuunow5011 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH HA U NAXRIISTO SAYID CALI SUURAA

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 ปีที่แล้ว +2

    Broken heart 💔 me waqti xun😢😢😢😢
    Go'ee gardaraa 😭😭😭💔

  • @idriisyasin6920
    @idriisyasin6920 5 หลายเดือนก่อน

    Alle janadisa iyo raxmadisa hasiiyo. Somali waa #1 heesaha banaadiriga.

  • @ahmedsalad6842
    @ahmedsalad6842 10 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u naxriisto

  • @CAMBE-
    @CAMBE- 2 ปีที่แล้ว

    Allah hakuu Naxriito Siid Cali Suura waalid+Saaxib Makaankada Janada Allah haka dhigo😭😭😭

  • @RIIRAASH
    @RIIRAASH 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw xasus wlhi ruwayadi Canaad big respect ustaad sayid Cali sure 🙏🙏

  • @cabdimaalik7764
    @cabdimaalik7764 2 ปีที่แล้ว +1

    Alloow kuu naxariiso qabrigana kuu waasaci janadaadana alloow ku arzaaq 🤲 😭 🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭🤲

  • @nadoomar9887
    @nadoomar9887 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo manta dunida nala masarnee wllkeen

  • @ayansalat4723
    @ayansalat4723 2 ปีที่แล้ว +2

    Inna lillahi wa ina ileyhi rajicun ilahey ha unaxaristo qabrigana allaha u wasiciyo wale adun iyo xalkisa wa iska sidan naftu mel majirto ilahey qatumada hano hagajiyo

  • @abdiazzizyusuf4229
    @abdiazzizyusuf4229 2 ปีที่แล้ว +6

    He's a legend 👏👏👏👏👏👏🙏🔭🔭🔭🙏

  • @mohamed-dekdiyeeshe9334
    @mohamed-dekdiyeeshe9334 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAAH unaxariiato Sayid Cali Sura.

  • @mohamedabdullahiisse4983
    @mohamedabdullahiisse4983 2 ปีที่แล้ว +7

    Sayid Cali Sura ❤🎻🎺🎧👏

  • @FahadIbrahim-r2y
    @FahadIbrahim-r2y 14 วันที่ผ่านมา

    Illahay ha u naxariisto

  • @tayibabdirahiim6219
    @tayibabdirahiim6219 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha u naxariisto
    maanta buu geeriyooday
    19/2/2022 😭

    • @kingahmed8839
      @kingahmed8839 2 ปีที่แล้ว

      Aaamin 1 sano wax ku dhow duuganyahy

  • @rahmamohamed4356
    @rahmamohamed4356 2 ปีที่แล้ว +4

    😔 waalaalkeen u Duceeyaa please 🙏
    Amen Amen brother 🙏🙏🙏😀☺️

  • @doorbin24295
    @doorbin24295 7 หลายเดือนก่อน +2

    Galabtaan Gigsan waayay gar sheegtay, galabtaan guuxeeyga la soo maqlayee, gunnaa igu goobatayee, gogosheyda leyla gubee

  • @ahmedmohamedhassan7617
    @ahmedmohamedhassan7617 2 ปีที่แล้ว

    Allow kunaxariiso ustaad zayid cali suur

  • @ahmadlaambe3230
    @ahmadlaambe3230 2 ปีที่แล้ว

    Walahi waa nin jaceylka wax kayaqaan Allah caafimaadka ha u siyaadiyo Aabha banadirika

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxariisto

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 ปีที่แล้ว +1

    Sayid Cali sure Old Is Gold

  • @habiboshide1859
    @habiboshide1859 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto waxan soradiye markan maqlay geridisa magaciisa io asaba ma aqoon Allah unaxariisto wadaadka

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 2 ปีที่แล้ว

    Eebe naxariisti Jano ha siiyo Sayid Ali suura. Maantay ayuu dhintay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Mohamedtallman89
    @Mohamedtallman89 2 ปีที่แล้ว +1

    4 days ka hor heestan Live u qaaday Go.doon aa leyga dhigee godaa la igu soo riday ... caawa God buu u Hoyday Alaha u naxariisto Nolosha meel ma jidho.

    • @farhiyaosman8828
      @farhiyaosman8828 2 ปีที่แล้ว

      Godkii uu sheegtay ayaa lagu soo riday Mar Mar samada ayaa furan Allaha u naxariisto

  • @faaizaabdirizak43
    @faaizaabdirizak43 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxriisto abtigey 🤲🤲🤲😭

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 2 ปีที่แล้ว

    Alle hau naxariisto sayid cali

  • @alandosh
    @alandosh 2 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha unaxariisto waa geeriyooday fanaanka

  • @AhmedMohamed-ln6vc
    @AhmedMohamed-ln6vc 2 ปีที่แล้ว +6

    Riwaayadii canaad inta fiirsatay farta taag👆

    • @nicmatullah439
      @nicmatullah439 2 ปีที่แล้ว

      Anaa fiirsaday ruwaayadas shineemo habar khadiijo madiino aan ka fiirsaday ha iso xasuusin yqy old is gold they say

  • @nehaaali3330
    @nehaaali3330 ปีที่แล้ว +1

    Miss old songs

  • @naciimaxuseen3228
    @naciimaxuseen3228 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul daraa ila soo gudboonaatee gacalkeygaa loo gafaayee garab beelay an waa go'aayee😥😥😥🙏🙏

  • @simanahmed9837
    @simanahmed9837 2 ปีที่แล้ว

    3days ka hor wuu noola manta nah waa mayd ilhy ha unaxristo meel la isku soo jiro cidnah ma ogo aan uducayno duco kaliyah u awodnaa😥😥😥😥😥🤲🤲

    • @Itsmenawilo
      @Itsmenawilo ปีที่แล้ว

      Mala diley mise tii rabi aya u timid

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo 2 ปีที่แล้ว +3

    Gun igu gobatayee 🥲sad 🎵 song

  • @MahmudMilik
    @MahmudMilik 5 วันที่ผ่านมา +1

    Inkastoo aanan fahmayn waxkasta
    Lkn fanka tolkay(somali oo idil) aad aan ujeclahay
    #from-khatumo

    • @MahmudMilik
      @MahmudMilik 5 วันที่ผ่านมา +1

      Mon 20th jan 2025 13.58

  • @khadrahassan2041
    @khadrahassan2041 ปีที่แล้ว

    Waa hees aad u qurux badan erayo naxariis ahna ku jiran😢

  • @mahadgooraa9974
    @mahadgooraa9974 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto legendkaan

  • @deeqkooshin10
    @deeqkooshin10 2 ปีที่แล้ว

    Ilhaey ha u naxariisto

  • @queenanan2232
    @queenanan2232 11 หลายเดือนก่อน +1

    14 February 2024 quus io qalbi jabab nololed 😭

  • @kingdaadaofficial7979
    @kingdaadaofficial7979 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahu naxriisto asxaabta aan uduceeno walalkeen waa marxuum

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha U Naxariisto🤲🏾

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 2 ปีที่แล้ว +2

    Old is Gold

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 ปีที่แล้ว +2

    Qiso yoyinka qaar qalbiga kama tirman heestan marka dhagesto wn iska ilmeyaa runtii alxm hada waxwalbo wn ka gudbay blse alle hortisa ku xisabtameynaa😢🥹

    • @abdirizakibrahim2999
      @abdirizakibrahim2999 ปีที่แล้ว

      😢😢

    • @maxamedsooraan5406
      @maxamedsooraan5406 ปีที่แล้ว

      Hees iyo badh
      Maka yaabi doonta adigo karkaba dhigay
      Inu kaabigaagiyo soo dago kor kaagoo
      Diba kuula kowsado!

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha U Naxariisto🤲😭😭

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 2 หลายเดือนก่อน

    Jecliyaa heestan, laxan, Muusig iyo midhaba waa heer sare.

  • @xusnishine1095
    @xusnishine1095 2 ปีที่แล้ว +9

    Hees daren ku laran yahay o dad badan u hadleysa😳maxa dad badan o is jecel sidaa lagu sameyay Gabdha iyo Wiilalba😭😭

    • @xusnishine1095
      @xusnishine1095 2 ปีที่แล้ว +2

      Galabtan gegsan wayay gar shegtay galabtan guxeyga laso maqlaye guna igu gobataye gogosheyda leyla gube😭😭

    • @farhaandaacadofficial2228
      @farhaandaacadofficial2228 ปีที่แล้ว

      Aniga walaalahay ayaa Isku kaysoo raacay 😢😢😢

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 2 ปีที่แล้ว

    legend 🤩🤩💙💙💯💯

  • @HasanMalawowMiris-sy1iw
    @HasanMalawowMiris-sy1iw 8 หลายเดือนก่อน

    Aan ku cel celino saliga xbbkeyna mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @fartundira415
    @fartundira415 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto 🤲🏾🤲🏾

  • @Zamzammiriqshale
    @Zamzammiriqshale 2 ปีที่แล้ว

    Sayid Ali sura geeridisa Ayaan hada maqlay allaha u naxariisto naftaan meel ma jirto dambiigisa allaha dhaafo

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle Ha Unaxriisto 🤲😢

  • @omaraniym
    @omaraniym 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam.

  • @modanboy3062
    @modanboy3062 2 ปีที่แล้ว +6

    Amazing 😥❤

  • @abdallahaji16
    @abdallahaji16 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend Sayid Cali Sura🇸🇴🙏

  • @Maan0555
    @Maan0555 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hku naxariisto

  • @Dhurwaa.Sooman
    @Dhurwaa.Sooman 8 หลายเดือนก่อน

    Quus iyo Gar-naqsi🎻🎵

  • @cabduwalimohamed1765
    @cabduwalimohamed1765 2 ปีที่แล้ว +10

    Codkanoo kale shimbiraha xitaa markay maqlaan duulista ayey joojijiyaan, goorta hobolka heeso, hobol la moodka waa aamuusaa. Xasilooni iyo qurux.

  • @abuukarshuutale6923
    @abuukarshuutale6923 2 ปีที่แล้ว

    Naxariisti jano allaha ku siiyo

  • @albaraawi1942
    @albaraawi1942 2 ปีที่แล้ว +1

    نا لله وإنا إليه راجعون
    Maanta oo taariikhdu tahay 19/02/2022 ayuu
    geeriyooday Sayidcali Maxamed Sura. Allah ha u naxariisto janada
    fardowsa allah ka waraabiyo

    • @maryanabdi2715
      @maryanabdi2715 2 ปีที่แล้ว +1

      Miyaa la diley wlal

    • @Qeyraad_media
      @Qeyraad_media 2 ปีที่แล้ว

      Alle hau naxriisto rabiyow aamiin aamiin yaarabi

  • @abdallahaji16
    @abdallahaji16 2 ปีที่แล้ว +7

    Ust Cali Bula wuu ku raaxeysanayaa gaaricista Piano-da🔥

  • @honeybunny4741
    @honeybunny4741 2 ปีที่แล้ว +2

    heesa hiisa waa heeso dareenka tawanaayo oo wada jaceel ah