Marka arkay cinwanka waan u qoray anigo waligay comment qorin waan ka xumaday aad ilaah ha cafiyo yaa rab waa gabar yar qurux badan qadarta alaah ku qanacsan
Kwrn sidoo wax isku dawa mariyay miyoo u daahaya gabdhihii wadanka joogay oo isbaarid leesku xirin inta kale qarsoon ayaa ka badan koley wey soo hadli doonaan inbadan 😢 intii la qayaameeyay Allaha cimriga u dheereyo cafimaadna siiyo
Scm anaa degan abu dhabi sheekadaas waan maqlay gabadha ay tidhi way iskaayo baratay ee juweriya waa gabadh jirta oo Halkan degan lkn subxan allaah waxa laga yaabaa in aanay xanuunka ku ogen
Asc wll Macan wax Badan buu Ku khaldanaa sida ay iLa tahay kalmadaa dada iyo waraysi ga sida bilaa Naxariis darada ah uu uwaraystay walaahay aaD baan UGA xaaday ilaahay ha caafiyo mis kiinta
Marka arkay cinwanka waan u qoray anigo waligay comment qorin waan ka xumaday aad ilaah ha cafiyo yaa rab waa gabar yar qurux badan qadarta alaah ku qanacsan
Waanka xumahay dhibta gaartay walasheen Deeqa.
Caafimaad taam ah Allaha kusiiyo kusiiyo ❤❤❤
Allaah xaqeeda hasiiyo waa xanuun qisadeeda cadaalad waa tii rabi
Ridwaan ciwaankisa wuu khaldana waraysigiisa ma fiicnen walasheen ilaahay hacaafiyo xaqeekadana ilaahay ha u soo bayaaniyo ninkaasi wuu dilay gabadhaa
Jazaakallaahu kheyran Abbaayo Muna, si fiican baad u dhigtay...gabadha walaasheen ah Allaha caafiyo, xaqeedana Allaha u soo ifiyo..
Ay.sheehtay magaceeda waa Deeqa Abdi illaahay haka dulqaado miskiintaas wuu.qiyaamay Wuxuuba qaadsiiyey Cudurka Xaqeedana allaha kasiiyo
Wax walbaa waa qadarkii rabi waa ay dadaashay hadana si yar ayey u ilduuftay waayo way shakiday hadana kama istaagin waayo qadartaa wax walba ka weyn kaliya hays cafiyaan haduu ogaana walaashii iyo intii kaluu ku xadgudbay asagaa ogee diyadooda hasiiyo hacaafiyo walaasheen iyo dhamaan walaalaha kaloo xanuunsanba Aamiin Yaarabi
Gabadhaas walaasheen ah allah caafimaad taam ah hasiiyo aamiin aamiin yaarabi
Allaah, munaay illaahay caqliga hakuu barakeyo .
Asc abaayo waan kugu xiranahay waxaa tahay qaf wanaagsan gabadhaa aan caawino na qor oo gabadhaa haloo girmado allaah ne aan u barino caawa waa habeen barakeysan
Kwrn sidoo wax isku dawa mariyay miyoo u daahaya gabdhihii wadanka joogay oo isbaarid leesku xirin inta kale qarsoon ayaa ka badan koley wey soo hadli doonaan inbadan 😢 intii la qayaameeyay Allaha cimriga u dheereyo cafimaadna siiyo
Dad islaaaam ah ayaan nahay aan u duceeyna gabadhaaas ilaaheey waa qaadir in uu Naga aqbala ducadaaas
Alloow caafimaad qeer qabo allaah siiyo
Scm anaa degan abu dhabi sheekadaas waan maqlay gabadha ay tidhi way iskaayo baratay ee juweriya waa gabadh jirta oo Halkan degan lkn subxan allaah waxa laga yaabaa in aanay xanuunka ku ogen
Thank you sister for speaking the truth… Ridwan is very unprofessional..,
Nimanka soomaalidu kuwa rabi unaxariistay ma ahee, waa Cali-baysteen aanan la rabin ixtiraamka dumarka khaladna ka fahmay da,da iyo xaqiraada dumarka.
Waa Deeqa Cabdi wuu sheegay qaali
Marka ugu horeysay aan fahmey inuu ciwaankaas uu qaladyahay laakiin mafahansana ridwan waa u cudurdaareenaa @@
Alhamdulillah ladhi caafani mima ibtalak fii wa fadhwalani miman khalaq fadhlan tafdhilaa😢
Ninkan Ridwaan la dhaho wareysigiisu ma fadhin, khaladaad badan baa ku jiray, mana uusan ixtiraamin dareenka gabadhaas maskiinta ah.
Sax
Ilaahey caafimad taam ah ha siiyo yaa kariim
Asc waalal mama Hal kenaya loyoaqa dumaraka
subhanalaah illaahow kaasoo kale naga celi iyada illahow ka caafi
Subhanallah allow uga soqaad xaqeeda maskiinta 😢😢 he did so wrong with her 😢 we need justice for mama Deeqo somaliyeey Period 😢😢
Wcs walaashey mcn faatima muna waan kusalaamay
Wlo ha la caawiyo ilaahay caafimad ha siiyo walashen🤲🤲
F.muna wll wan ku salaamay
Wiilkas Ridwaan la dhaho Illaaahey amarkisa wareysiuadisa oo dhan waa madax xanuun ninkaas gabadha xanuunka u qariyey masiibo haku dhacdo gabadhaas noloshedi bu baabiyey 😢
Asc walaal fadumo
anigana waxaan u baahanahay lambarkaaga
Wcs soo dhawoow fariin ii reeb Walaal gacalooy Whatssap ka 00447946540634
Waa xanuun gabadhaan ninku dilay
Magaceeda waa Deeqa way sheegtay
Ilaahey sharkiisa hanaga qabto
Waa Deeqa gabadhu
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sallallaahu calleyhi wasallam Sallallaahu calleyhi wasallam Sallallaahu calleyhi wasallam
Subxallah gabadh uku ciyaaray
Ridwaan isaaq mayaqaan
Wareysi waa doqon madaawan
Sabtu waa hadalkiisa ayaan nacay
Baadiye ha ado caano geel iyo kaadi geel hacabto insha allah wuu kabaxayaa
Asc wll Macan wax Badan buu Ku khaldanaa sida ay iLa tahay kalmadaa dada iyo waraysi ga sida bilaa Naxariis darada ah uu uwaraystay walaahay aaD baan UGA xaaday ilaahay ha caafiyo mis kiinta
الله يشفيه ويعافيه يارب العالمين
Ilaahey ha caafiyo
Shiydaan buu ahaa waliba doqon ah sida u gabadha ugu jawaabay markay su.ashay maxad igu qarisay
ILLAAHAY ha caafiyo
Diin waxba kama yaqaane cadawullaahi buu ahaa😭😭😭
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Illahy hacafiyo gabadhasi miskintaah ilahy hacafiyo
Allaha caafiyo waa gabar daacada runtii
Gabadha aad ayaaa oga xumahay waxagaaray qabiil waaqurub abaayo waarun
codkaga aad ayu ulitaa abaayo
Masha allah walaalo waruntaa
Allah ha ka kor qaado
Reer waqooyiga ayaa ugu daran xaga xaqiraada haweenka ayaga oo dhamaan ka siman.
Waayo walaal
Aamin yarabi alha caafiyo
Waqalad in qof ka dadiisa la gusha badeeyo ilshsyna wsladhaa hacafiyo ilahayna jsnada hageeyo samirkiifana ha u adkeeyo
بارک الله فیک
Hooyada haadiido cajuus miyaa lakudhahaa had kabadib cimrika kuumadhiman maxaawaaye cajuus ayaatahey meel fadhiiso
Taas aad naan uga xanaaqay mama 50 inay ka yeesho maa hayn iyo in uu aamino waayo Ridwaan isaaq kama helin Siduu Dumarka ula dhaqmo
Deeqo layira
Aamiin
Warqad cafimaad kuma lifaaqaysidee ee waxaa laguu dirayaa isbitalka dowlada ayadaa gudbinaysa report kaga markaa kadid ayaa laguu issue garaynayaa anigaa dagan dalka imaraaddka shaqaale kaliyana mahee waa qofkasta oo sharciga loo cusbonaysinayo oo dalka dagan
Magaceeda waysheegty. Waa deeqa
Welcome
Aaaaamiiin yaarabi
Haa naago kale ayuu uqarinaayaa deeqo är usk faatima muna.
Dumarka dada waa lagu karbaasha gaar ahaan soomaaliya
Bal Hadduu Qur,aanka bartay !!
Oo xaafid yahay Sidee Dhagarta -
intaa Le’eg u sameeyey !!! Miyaanu Micnaha Quraan baran ?
Sidee ku dhici kartaa Qof Eheli -
Diin Ah inuu Cudur ku faafiyo bul shada dhexdeeda , Yaab Diintu -
Dadka ha xakamayso !! Asagana -
Allaha ka ‘Abaal mariyo 🦮🦂🦮
Quran ayan aqan qqof makuamini marka hore shukansigisa ayadba kadaremi qofka quranka yaqan qofka ale kacabsi leh
Asc 😢😢😢😢
Waxanka yaabay doqoniimda dadka u doodaya qof nool oo isdifaaci kara oo isagu dhibka gaysty Alx hadaybay nooshahay deeqa waxan garanayaa nin inanyar u qariyay xanuunkaa ilmihii koobad markay dhashay ayay xanuunki ay ka qaaday u dhimaty
allaahuma amiin
Waa sax walalo
Deeqa ayaa layiraahdaa magaceeda
War is baara oo xanuunkaas iska baara ha gursanina Somalia cudurku wuu ku faafay iyo kenyaba
امين يارب العالمين
Her name is deeqo
Maasha allaah lkn 14 17 ayaad u qalantaa in aad ku curatid lkn maasha allaah walaalkiis dhale ayaa tahay
AMIN
Amiiin
لعل الله يحدث بعد ذلك أمرا
😢😢😢😢
Deeqo ayaa ladhahaa lamaqarin
Arintaas waxba iska badalay ee sidaas lasco kafiiri British Somali tv
British somali TV,suu wax noogu sheegay waxbaa iska badalay, oo Channelka Daqaaq aad dhaxashid la dhoho/ Naciima baa tiri ninku dadka wuu khaldayaaye xanuunka wuu qabaa, ee maamaama uu dawo cuno xanuunka baanan active ahayn/ Native-na warqada kuma qornq, Subxaanaka yaa cadiim!
Aamiiin
❤csw❤csw❤csw❤
Bon idee weyi
Dumarka ogaan ayay u bahdilaan
deeqa
Ax
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wiilka gabadh waraysanaya, akhlaaqdiisa kama heli, mama 50 jir ah yaaab!!!!
Allaah ha caafiyo
Aamiin