#AYAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 90

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  3 ปีที่แล้ว +61

    Walaalahy wajigayga Maan qarin vidiowgaa qalad yar kujiray intaas shucaac kufur islahaa wax badan uu kufuray waa cilad iqabsatay igu qaata walaalahy dhamaantiin allaha idin sharfo

    • @sahramadaxwaayel7092
      @sahramadaxwaayel7092 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo gabdhoow ka digtoonaada waxaa iyo wax lamida dumar hadaynu nahay shaydaanka ayaa inagu soo dhuunta halayska jiro dumarka qaarkood sirihiina dumarka ka ilaaliya wtfq

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhib malaha Qalanjo Ayaan,keep going baaye 🥰🥰

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk ani hadaan ba wajigaa arkin muqalka igu mawa soconyo saxipey

    • @mduwane3146
      @mduwane3146 2 ปีที่แล้ว

      Aad baan kuusalaamay inaadeer ayaan gobdoon

    • @Khaduujlbrahim
      @Khaduujlbrahim 9 หลายเดือนก่อน

      Ayaaney horay usoco walal Mar walbo shaqada ayaan kugu qabsanaa qeer alleh haku siiyo wallhi maalintaan TH-cam sogalo ee ka waayo adigoon waxba so dhigin TH-cam ku oo dhan waa,ku cajisaa dad kale qisadood maba igu soconeyso ilaa ayaan😢 qisadeda yaa ila qabo😢

  • @Axmed....zaki....official
    @Axmed....zaki....official 3 ปีที่แล้ว +29

    Asxaab nin kii ilaah jecel subaskareb iisaar a

  • @ahmedmuhuyadin5406
    @ahmedmuhuyadin5406 3 ปีที่แล้ว +5

    Walal ayan qeyr Allah ku siiyo qisadaan waan ka qeyliyey lkin waa qiso Rag badan shaki ku abuureyso qasatan Raga rabo 2 3 ilaa 4 xaas
    Lkin qalabkaas dabagal ah waa qalab la.yaab leh oo qariib igu ah oo anan maqlin adiga kaa hor dumar hadii tihiin iibanka Allah ha.idiin sugo really arinkaas aniga naftigeyga ka cabsaday lkin inshallah Allah ha.naga haayo dumarka saan oo kale wax u baar baarayo iyo kuwa guri dhisan duminaayo ina gobdoon wixi qiso aad soo galisay tan ayaa ugu shidan thanks walal ayan

    • @hodanqaali4919
      @hodanqaali4919 10 หลายเดือนก่อน

      Mataraagliba😂

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว +7

    Qisadan mid u eg aniga bay igu dhacdy lkn aniga cidna waxba lama wadaago siba hablaha saxip CML

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoabdi133
    @fadumoabdi133 2 ปีที่แล้ว

    Alahu akbar Ayaan waxad tahay gabar qali ah

  • @NafisoNuur-o8j
    @NafisoNuur-o8j 23 วันที่ผ่านมา

    Maxaa wejiga uqarsatay wlley mcn mase qofkalaa mesha noofadhisa

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 10 หลายเดือนก่อน

    Ma ramadantibad duubtay qli

  • @nacimaadan5902
    @nacimaadan5902 3 ปีที่แล้ว +2

    Walashay ayaan Gobdoon waa qiso cajiib ah oo wax badan laga fidayo walashay qali alee hakaa abaal mariyo Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabii

  • @faizamahmedfaiz13a18
    @faizamahmedfaiz13a18 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @rayaanaxmed2779
    @rayaanaxmed2779 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh haa walhi waaaan yaaaabe horey usoco abaayo mcn

  • @shamsaabdiqani1712
    @shamsaabdiqani1712 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan maxaad kugu dhacay ee aad wajiga u qarisay wlll

  • @lakiabdi4679
    @lakiabdi4679 2 ปีที่แล้ว

    Naayaadha muuqaalka layk saara

  • @suusuusumayacabdullaaahiab8199
    @suusuusumayacabdullaaahiab8199 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaan walaaal muuqaalka maanta waxbaaa kaqaldan wajigaaga maxaa kuqarisay walaaal

  • @gaadh1
    @gaadh1 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha waxa ay sameeysay waa wax xun waana qalad

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan huru soco

  • @alisamatar4225
    @alisamatar4225 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib cajiib cajiib

  • @saidawil7852
    @saidawil7852 3 ปีที่แล้ว +3

    asc ayan wajigagu ma muuqdo videogan miyad ku tala gashay

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxuu ka amin bixi isagii baaba black Market ku jiree

  • @sahramuuse775
    @sahramuuse775 ปีที่แล้ว

    Naa ayaan muqaalkani muxuu ahaa 😂😂😂😂😂😅

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 3 ปีที่แล้ว +4

    Maxa wajiga uqarsaty abaayo😳

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal maxaa wajiga u qarise manta

  • @ismahaanmuusetaleexismahaa9679
    @ismahaanmuusetaleexismahaa9679 3 ปีที่แล้ว +2

    Memari miyeey kuxiratay madambi baaris baa gabadhu

  • @sabirinabdikadir4635
    @sabirinabdikadir4635 3 ปีที่แล้ว

    Manasha Allh Abyo mcnto ilhy hku xfido Abyo Adi inteeh joogta❤️🌹🖇️🥰🤔🤔

  • @ayuubmohammed2296
    @ayuubmohammed2296 3 ปีที่แล้ว

    Habo wajiga cad aya saran

  • @mohamednijama2805
    @mohamednijama2805 3 ปีที่แล้ว

    S.sare

  • @abdimohamoud6730
    @abdimohamoud6730 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadumo Hassan and I would like you guys for the next generation of our lives so far as well as the only thing that we have seen, ♥️♥️💕❤️💜

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 3 ปีที่แล้ว +1

    Adunka naagaha waa wadasirdoon waligaaa naag reerkaga iyo ninka ha ushekeynin keeda iska uxunyahay marabo ineey weydo balayo

  • @mohamednijama2805
    @mohamednijama2805 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabfha hakaxishood siinina hhh

  • @mohamednijama2805
    @mohamednijama2805 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo

  • @hamdamaxamed6708
    @hamdamaxamed6708 2 ปีที่แล้ว

    كيف نستمع واخفيت وجهك يا قمر

  • @ibrahimmuhammad815
    @ibrahimmuhammad815 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว +3

    OMG😭😳

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 3 ปีที่แล้ว

    waa sheeko cajibaa walaahi

  • @ikraanabdi8557
    @ikraanabdi8557 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah walashy alaah haku xifdiyo hereusoca

  • @ceynimahomed4339
    @ceynimahomed4339 3 ปีที่แล้ว

    wlshy noolow intay nolal jirto

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaan cream marsanthy noh dadku mafahmayane 😂😂

  • @drmohamedgaash9339
    @drmohamedgaash9339 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll wajigaga caawa shucaac ayaad saartay ma dhankaga ada ugu tala galay miyaa mise waa dhanka yutubka

  • @gaadh1
    @gaadh1 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan maxaaa isku qarinaysaa maanta seey wax ujiraaan

  • @rukiaali7899
    @rukiaali7899 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey imaanka nagama qaado absyo nin hadi kaligis lagu okolada xata ilahey ma baneyen 4 in la guursado Lkn aaqiro beel qofki rabo aa sidaas u dhaqmo ilahey hana xafido aduun iyo aaqiro imaankane alah na galiyo amiin❤️

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    subxaa nallaah naag war keeda lama dhageeysdo wara waruhu ha,go,eee naagaa naagaha qaar wamusubiyin gurigadna wakuwa raba ineey gaa dumiyaan gurigiodna kuma geeyaan allow war naageed adaan kaa magan galnay 🤔

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsatahay

  • @ibrahimmuhammad815
    @ibrahimmuhammad815 3 ปีที่แล้ว

    Ascertain

  • @nadarcabdisalam7614
    @nadarcabdisalam7614 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo ayaaney maxaa wajiga nooga qarsatay waan kuuxiisnaye

  • @dhudhun1709
    @dhudhun1709 2 ปีที่แล้ว

    Oo hadda ma runta inay ogaatay bay Ka shalausantahay oo been iyo khiyaano inay ku noolaato bay u calaacalee

  • @neehageediofficial6119
    @neehageediofficial6119 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle imaanka hano ziyaadiyo🤲

  • @umuisabella6234
    @umuisabella6234 2 ปีที่แล้ว

    Maxa wajiga uqarsaty abaayo maacanto

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 3 ปีที่แล้ว

    Wll mcn aniga wankitageera lkin wajigaa malarko maxaa dhacay

  • @حسابو-م2ق
    @حسابو-م2ق 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fatimasaidosman8705
    @fatimasaidosman8705 3 ปีที่แล้ว

    🤚👋🤛🤲👍☝

  • @ismahaanmuusetaleexismahaa9679
    @ismahaanmuusetaleexismahaa9679 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaan wajigaaaga maxaaaa maaanta uqarisay qeebta hore

  • @hodanali185
    @hodanali185 3 ปีที่แล้ว

    B

  • @axlaaminacabaasaxlaaminaca341
    @axlaaminacabaasaxlaaminaca341 3 ปีที่แล้ว

    M.a qaali horey u soco😍😍😍

  • @ibrahimmuhammad815
    @ibrahimmuhammad815 3 ปีที่แล้ว

    Wjiga

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 3 ปีที่แล้ว

    Dhislki saara

  • @farahhaylkhayre2964
    @farahhaylkhayre2964 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa wajiha u qarsatay?

  • @faaisoxasan3574
    @faaisoxasan3574 2 ปีที่แล้ว

    ayan wanku xise abayo

  • @bawagedi9698
    @bawagedi9698 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤩🤔🤝

  • @sahalxasancali3337
    @sahalxasancali3337 2 ปีที่แล้ว

    Wiijiga maxa kag dhacay

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว

    Nagtii fidma badnaa mxey kufaleysay iney kacan iyo babul qowf kushido qofkle lmakacamiyo qof yaqey nagta dariska dib uleheed hah

  • @maxamadcabdisalaan9967
    @maxamadcabdisalaan9967 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @maxamedcali3577
    @maxamedcali3577 3 ปีที่แล้ว +1

    Setahay ayan waa mahad santahay

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaan qxuruxeey waa qaracan sduun talo naageed lama raaco subxaanalaah abaayo macaan horay usoco hagar la aan 🥰🔥🌺🌹🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @yussufbara2231
    @yussufbara2231 3 ปีที่แล้ว

    Waxas o dabagal maxa kuwata

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 2 ปีที่แล้ว

    Nagu waa balayo wayo waxba isuma qudhan way isku diray say

  • @sahracabdule1059
    @sahracabdule1059 3 ปีที่แล้ว

    Ni iska da dad kar aya isku xeran side sir ta dadka uo gadan

  • @queenalisha6437
    @queenalisha6437 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcocabdilaahi4480
    @nimcocabdilaahi4480 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rachidabdi5548
    @rachidabdi5548 3 ปีที่แล้ว

    Adiga hada malagu qabaa haday tahay maya ila soo hadal

  • @suusuusumayacabdullaaahiab8199
    @suusuusumayacabdullaaahiab8199 3 ปีที่แล้ว

    Weey kuqaldaneed inay sidaaas sameeyso raga allaaa ubaneeyay 4xaas maxay udaba dhiganeeysaaa marka

  • @abuuasmaa9110
    @abuuasmaa9110 3 ปีที่แล้ว

    maxaa isku qarineysaa

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan huru soco