Horta naagaha maxay is ugu digtaan oo ay umoodaan faaraxii intaas oo sano soo rafaadinaayay in maanta markii duruuftii ow Allah ka baxshay in ow soo agseexdo guul heerkii ugu dambeesay in ay gaartay
Naa wlaloyaalow ganacsi ayaan raba inan gurigayga ku dhex bilaabo ee waxa ugu fudu ee la iga gadanayo iishega melan ka bilaabo ayan garan waaye si daacada iiguso jawaba pls😊❤
www waa qiso m.a ah oo mel wcn bey ku dhamatay lkn ayaaney meye dahabkii hoyada so amaha tay yaa ka xaday mawa inoo sheginee quruxey 😂waad ku sax ned guleyso abayo mariya❤
Sabirka waa qadhadh yahay lkn raaxo ka dabayso Naag ka dabaysay gurigaga ha uga bixin gabadhay Ninkii dhof ku yimid ayay geeridu dhibaysa Qofkii gadal kaso galay isaga lee baxoyo
Aniga wxn ahy gabar 21 jir ah sa ayaaney qisadada udhageysanaayy wlhi anoo guursan baaba tawabarty ewal wxn dhihi jiry hdii leyla guursado anaa fudud aa baxayo ilaahey ima kase horta marka hore ayaanba noqonaa 4dhaan hdii ay dhacdo in leyla guursadana tii gadaal ka imaaty lee baxeyso maahe meel aan usocdo mlahan runta ah ninka naagta 1aad uu jacel yhy lkn xiisaha iyo damaca intuu kujiro lama masero waalo dajiyaa markuu xisaha kso dhamaado adaa dib lagugu so noqona marka wlhi naag darteed inaa gurigeyga uga baxeen lkn maamadan cml bahdilka lagu heey ani uma dulqadan laheyn waa bixi lahaa lee
Masha allah❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Masha Allah ❤🎉❤🎉❤
Dahabkii aaway ee la xaday hbo ayaan
M.a maariyo dhiig badn guuleyso waadna ku saxneed❤
Way ku saxsanyd naag nool qaali waan ku salaamy hadaad daawanyso ❤
Ayaneyy waxad ilowdayy dahabkii islanta lagu xaday😢😢
Waa hydaa kasugena
Danbiga minyarada maaha ee waa abbaha asaa kala sareysiiyey xaasaskiisa midna diamond ka dhigay midna cida igu salaan dhhy
Inaaa gobdon aallah ku xafiido abaayo thnks qurux bdn
Masha allaah tabarakallaah nag nool ayey aheyd
Horta Ayaney aan ku suale adiga like ma sarta channel ka 😂😂
😂😂😂😂
MashA ALLAH ❤🎉❤🎉❤
Keep going 💪 my queen 👸 ❤️
Ayaan wan kusalaamay🥰🥰🥰
Horta naagaha maxay is ugu digtaan oo ay umoodaan faaraxii intaas oo sano soo rafaadinaayay in maanta markii duruuftii ow Allah ka baxshay in ow soo agseexdo guul heerkii ugu dambeesay in ay gaartay
Wcs
❤❤❤❤❤❤❤ thank you abayo
Maasha allaah gabar nool waaye,hooyadana waa hooyo samir badan
Thanks xbbti ❤❤❤❤❤🎉🎉
M.aporadeendalpisaaflayaangopdoon❤❤❤
Masha Allah Hadudac kahaan Lahai ayey qaldanaanlahayd balse hada Maya
M.a Gabar Karti badan Waye
walee tan iyo ani walaalabanahay tedkale ayaney qiso hadey qisa aheyn qisaanoogadhigtaa alle hakusharfo ani youtube somali gabara adilee kafiirsatadaa hadaan youtube furo adileeba karadshaa alayacisak ani marmar waxaa laidhahaa naa saa ujoogtay ma ayanoo tlefanka masaan ugu qoslee wax KALE iskadaaye dariska xitaa inta igakabarteen ala noshid ayan leebaxoosa canaa xafada katahay gabareey soodhereey qisooyinka familabadana qeybkatahay nolashooda ree indha weyn indhayar kusogooyaan❤❤❤ love yu queen Intan kugu ilashana anageee
.Maariya oo kale la dhalaa Ilaahay oo ku dhawr waad saxsanayd.
M.a qoradeen qalbi saafi ayaan gobdoon❤❤❤❤
m.a dhiigee leedahay😂
Ayaan wax layabaa. Sheekeeyinka ku jiro. Adne. Waa daadashaa allha ku fududeeyo abaayo
Mashaa Allah walashey Allah xaku xifdhiyo Mario waa gabar nool Waaye
Mashallh gawaraglileh❤❤❤💃
m.a❤❤❤❤❤❤
Masha Allah wa ku saxsantAhay
Mnshallah Gabar kardi badan
Ayaan indho waynYey ana uso horeeya cawo wankusugayey❤❤❤
Wcs Ayan qurux wa ku dhawnahy xbbt habeen wangsan ❤❤❤❤❤❤
Wsc ayaane dheemanay thanks xabbtii maadama aad noo soo dadaashay
Waaaw naag nool wa ku saxned duco qabto❤❤❤❤
Asc ayaaney waa ku slmy waa naag nool gabadhan Masha allah niman waxaa jira ukala eexda xasaskooda hooyadas maskiinta ah suu u silciyey arka
😊❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Masha allaaah naag nool iga dhe❤❤h
Rer commentland dahabki laxaday away yaay kagadhagtay caawa.😂😂😂😂😂
Asc. Ayaan. Waan ku salaamay
Ayann indho Wayne yey hbbi ❤❤❤
Walhi waqiso cajoba lkn gabadhaba tukala❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hda sidas my kudhamtey habo ayaney qisdi an mcnsanye😢😂😂😂
Naag nool iga dheh🔥❤️
Waa ku saxnay fariid 👏❤❤❤
Ayaaney qoftas camal ma.lahela masha alah 😂😂😂 wale nimanka markod waxba uyalo
Hadaan niyada kugu hayey qaali mahdsanid
Ayaaneey dahabkii tobal caaradaan goorma laxadayaa
Gabadh nool❤❤❤
Qofkii labada ahy manta😂
Maasha alaah❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ayaan qurux habeen wanagsan hppti
Walhi gabartaan fariida ah
❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
Asc Abaayo samra sad leh Qofka dacada Alle ma dayaco ☝️🤲🤲❤️💕🤲☝️💕🌹🥰
Naag nolo weye ❤
Alla maxaa akhiro niman badan o dhinac qal qalocan xisaab sugi dontaa
Mamdo damirkeda awo 😂😭
Kkkkkkk ninka iska celi ayaan ku qolay maariya caadi maaha maash allaah sheekadaan xalay waa ka seexday hada ayaan dhameeystay daacad marwalbo ayadaa guuleesaneeyso lkn maamadaan dabeecad waa dhameeyday maasha allaah
M.a naag nool wye mariyo wallhi waba kahely qisada
Ayaan qali wnku slmy xbbti sheegoyinkagu way igu socdan
Naa wlaloyaalow ganacsi ayaan raba inan gurigayga ku dhex bilaabo ee waxa ugu fudu ee la iga gadanayo iishega melan ka bilaabo ayan garan waaye si daacada iiguso jawaba pls😊❤
Kaas aabe maha musiibo allh ku rido😢
Wcs ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Alla Ayaaney waxas ilowdi dahabki😂😂
www waa qiso m.a ah oo mel wcn bey ku dhamatay lkn ayaaney meye dahabkii hoyada so amaha tay yaa ka xaday mawa inoo sheginee quruxey 😂waad ku sax ned guleyso abayo mariya❤
Dahabkii la xadey aaway ayaney
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Jah axlaaa maseer kkkkkkkk
Anaaugu horeeyo ayaaney 😂😂❤❤
Tani sheeko maaha waa samays
Meerka waa kusaxan tahey
Uf necbiyaa Nimanka xaaskooda hore dulmiya mida labaadna koolkooliya oo wax kasta siiya, Dumaroow yaan laydinku kibrin, iska edbiya Nimanka noocas ah
Wcs ❤❤
Naaa ayaan shekaadaan waad kuso celiiseey maar hore ayd noogaa shekey seey wlhi waan xasuusteey 😂😂😂
Ayaney waxa ilawdey dahabki marki la xade ala gabdha farid sana m.a😂😂😂
Dahabkii lay soo tabalsadey Hali ku danbeyay
Naag nool wlhy wax nool aa ku nooleya
Wcs ayaneey Samana kudawanaaa❤❤❤❤❤❤
naa ayaan away dahabkii laxadaye 😂😂
Ayaanayyy waan ku salamay qaali cawa runti aad u farxy mdama mrki u horyse aa arky commentiga oon cdna iiga horyn mhdsanid dhiiri glisdena hapoh ayn 😘💖
MashaAllah wlhi wekusaxneed Aniga xataahadaboskedatknanlaha hooyade wan umaserilaha😂
Wcs abyo ayanah❤❤
Asc ayaney qisadi mariyo dahabkii hoyada laga xaday manage ilawday maba kusodarine
gabadhii ka xanunsatay xagey ku danbeysay
Lkn away nagti ay dahabka kaqadatay mse waa shegtay ana mahsan😂
Alla ayaanay inteen jiray markaa soo ganaysay video ga 😂😂😂😂😂😂😂
Asc abyo ayaan Aniga heero comments ma ihi lkn qisadaan qisey isoo xasuusidey
Ayaaneey abyo waxa isoo xasuusisey gabdha sxbnhy oo jamacada Isla dhigan jirney qisada Isla sida ah markaa dhahdey ilmahee garacdaa ayada way garaaciyirta lkn ilmaha eedadey waxay dhihi jirtey jin gaabo ayeey u bixisey tan ilmahana hooyada ayaa dhihi jirtey heblayo buugaagtee soo jeex jeexa wllhi ayaanee abyo buuga 10 dollar ka bixisey oo labo week eyheysato ayeey ka jeexen ayadiina tii dheered ayey ku dhigtay
Wey ku saxned maariyo waa naag nol m.a
Ayan habo ana hoyodey Aya casha la dhaha hablohu casha aye igu tacadeyan wan cadhoda
Ayaaney halaha danbe waiska gudbiye markey tiri hooyo aa isku soo celisey madaxaa liigu dhftay 😂alla hooyadu mas kin snaa
Waxaan kufaraxsanahay inaa noqdo qofki ugu horeeyay ee tacliiqiya vedio gan
Ayanay waxad ilowday dahabki marka la xaday
😢😢😢😢😢😅
Gabar Nool
Hooyoyin miskin ah aya jiro
Sabirka waa qadhadh yahay lkn raaxo ka dabayso
Naag ka dabaysay gurigaga ha uga bixin gabadhay
Ninkii dhof ku yimid ayay geeridu dhibaysa
Qofkii gadal kaso galay isaga lee baxoyo
Saan waa dulinimo aqas