Dahir Alasow iyo Shiine Culay, waa waraysi aan waxba la isula harin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 101

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 5 หลายเดือนก่อน +7

    11 daqiiqo oo waqtigayga ah ayaan daawaday video,yacni waan ka shallaaye waayo wax qiimo ama xigmada kuma jirto.
    Waana waxaan oo kale waxa ummada dhagaystaan ee qiima tiray!
    Qashin haddaa cunto qashin Lee kaa soo baxaya.

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 5 หลายเดือนก่อน +5

    Al xaaji Shiine Culay iyo Daahir alasow laba legend guulaysta

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 5 หลายเดือนก่อน +11

    Ninka dahir ah wlh shine culey ba ka legend kana aqyarsan kana hdl fiican shine wa nin wax garad ah wlh ilah ba idalaye manta dahir ba isku reer nahay lkn 100%shine ka aqyarsan

    • @jamalyasin3327
      @jamalyasin3327 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂 been masheegin xoolo caadi waye

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 5 หลายเดือนก่อน +8

    Bravo Shiine 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 5 หลายเดือนก่อน +1

    Two Legends SHIINE CULAY & DAAHIR ALASOW

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah daahir calasow wa legend runtii somalinimadu ku weyn tahay somalida ninka raga ah oo ugu aqliga badan farqahay ku dhagan marka guuleyso daahir walaalkay guul iyo gobonimo

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 5 หลายเดือนก่อน +9

    Shine aniga xitaa tareenka aan kula saaranahay ha naga dajin ❤❤❤❤❤❤

  • @abdinasiryerow4077
    @abdinasiryerow4077 5 หลายเดือนก่อน +5

    Shine culey has a point

  • @ZakariaArap
    @ZakariaArap 5 หลายเดือนก่อน +3

    Hoyada waseee ana dahir ooo cadow iwareysanee #viva darwish ad nah wainecebtahay

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 5 หลายเดือนก่อน +4

    Shine hore u soco haka harin tereenka 🇸🇴👍🇸🇴

  • @fortune-1-g1i
    @fortune-1-g1i 5 หลายเดือนก่อน +3

    Fadhi ku diriir waa dhamaaday…Somali tagtay oo talaabsatay InshaAllah.

  • @khaalidkhadar3984
    @khaalidkhadar3984 5 หลายเดือนก่อน +9

    Somali Somali baa leh

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 หลายเดือนก่อน +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @khalidmohamed9238
    @khalidmohamed9238 5 หลายเดือนก่อน +1

    First comment Love ta ha laigu cimaamado

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 หลายเดือนก่อน +4

    Aqas Aqas Aqas uf Daahir waa dhintay ee duugta

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 5 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

    • @Nicmobishar
      @Nicmobishar 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sax weye boqorka hadalkisu Habargidirimadu wa muqadis viva dahir alsow

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 หลายเดือนก่อน +3

    Aarrr xaaji shiine iyo daahir ii geeeya saln sare ❤❤❤❤❤❤

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ragga culus ayaa kulmay ❤❤❤

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dahir calasow is nt easy Odey Hassan muxu leyahay Dahirow

  • @keeeypato933
    @keeeypato933 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wadanka aad jogtaan iyo meshaad tagaan tihin seey u qurux bdn thy baal araag iyo wx ad ku hadlesaan waar waax isku faala 50jiiro baa tihiin oo wada zero ah really

    • @anwarmohamed9335
      @anwarmohamed9335 5 หลายเดือนก่อน

      Ma ogala inan hormar sameeyno waa qof doqon ah oo lacag iyo qabiil raadinaya,, 2024

  • @Shamuurecabdi
    @Shamuurecabdi 5 หลายเดือนก่อน +4

    Xayawanjaan warkisa nagadaa shina culayoow

  • @shuay0987
    @shuay0987 5 หลายเดือนก่อน

    Shiine on the point ☝️ hadal waayeen Ka adag bir guulayso

  • @AbdiHassanBare
    @AbdiHassanBare 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi daahir waa siyaasi melo fog fog ayuu ka hadlay

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 5 หลายเดือนก่อน

    Turki iyo itoobiya isku mid ma ahan turki ma rabaan Dhul somali ay leedahay.

  • @abdikarimabdi9674
    @abdikarimabdi9674 5 หลายเดือนก่อน

    Qosolka shine culay ma app store mise play store ayu Kala so degay Wu iga qosliyey 😅😅😊

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kaa qaadnay.
    Legends nimanyow warwanaagsan sheega.

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rj 5 หลายเดือนก่อน

    Waa qabyaaladayste ma xishoode ah soomaaliana waxa ay meel la gaadhi ladahay dadka noocan ah ayay siyaasiyiintoodu ka shidaal qaataan🤔

  • @ismaacilcali1725
    @ismaacilcali1725 5 หลายเดือนก่อน +3

    Labadii afku dhiigle ayaa kulmay

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 5 หลายเดือนก่อน

    Somaliya maanta meeshay marayso ilaah waa ogyahay soomaaliweyna waa aragtaa

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 5 หลายเดือนก่อน

    Somali waxaa laga tumiyaa fucken social media oo dahir number one ka yahay marwalbo waa negative jacket xiran

  • @MariyaMaanka-l8u
    @MariyaMaanka-l8u 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shiine baahane afka dheer nagala bax ayeeydaa iyo lafta nagaaba madaxa saaree 😂

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 5 หลายเดือนก่อน

    Qaranka uu shegaayo qabiilkiisa. Qaran la aan

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 5 หลายเดือนก่อน

    beenta jooji Xassan Sheik barah bulshada lama soo xiriio .Hadii Xassan Sheik barah bulshada lacag ku dhiibay wuxuu sii lahay Balwaan iyo Cabdulqaadir Boos waceyslaa.Daahir Calasow cid wax siisi ma jirto waa faanayaaa

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 5 หลายเดือนก่อน +3

    Rag miisanka culus ayaa is helay

  • @alihamud322
    @alihamud322 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qiyamaha iyo qabriga wx baa yaalow. Dadkan hada cafimadaka qabow oo hada aamusa laga kar la yahay amay hadhow hadli wayaan . Ilhay ka baqa oo deenta ku tusa

    • @Nicmobishar
      @Nicmobishar 5 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭😭

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 5 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir iyo sacadoo dhan waxay aamin san yihid Qaranka aan ilalinaa Qaranka somali ayaa wadaleh somali 2 wadii is ladhalate ayaa is fami ader hg ayaa wax taqan somali kale wax maqan ader waa tii 91 iyo ader ali iyo

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 5 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah

  • @OmarionJunior83
    @OmarionJunior83 5 หลายเดือนก่อน

    Habar gidir is not easy 😮

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 5 หลายเดือนก่อน

    Shine nac nacleh balse dahiir calasow gooan buu haysta beshisu wax uuraba scidi deni lakin xasan waa khaainay

  • @AnasDhegajuun
    @AnasDhegajuun 5 หลายเดือนก่อน +5

    warsangali iyo hapargidir is fahmay😅

  • @11naa44
    @11naa44 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mxa idin taagay hhhhh

  • @Abdirihiimheybe
    @Abdirihiimheybe 5 หลายเดือนก่อน +3

    caan caan dhalay

  • @safiashiekhabdullahi5579
    @safiashiekhabdullahi5579 5 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo jiingaha naguma haysan baa tiri lkn ogow wuxu ka baqayay magaca Hawiye adiguna manta HG baad ka taagan thy!

  • @MIDEYE.7
    @MIDEYE.7 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shine.wa nin balayo .dhinac walba u fahansanyhy

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 5 หลายเดือนก่อน

    Naxli culay cuqdadii daaroodka yaan lagaa garan waayahaaga laabta ku hayso marag daahir oo cuqdad iyo qabyaalad kanadiifa oo run sheeh ahbaa noogu filan wiilkaa ceejada lagu dilay lkn hangaraarac lug uma dhutiyo duriyada isaaq godobtooda way yaqaanaan dhiiranaan baanay kasii qaadaan

  • @lamatabtan10
    @lamatabtan10 5 หลายเดือนก่อน +2

    Rag is fahmay

  • @apdiaziizjr2680
    @apdiaziizjr2680 5 หลายเดือนก่อน

    Please haddad somalilander dhaab ah tahay report kuu qaabo channelkan 🙏
    Shinee cuqdad foog ayuu ino noo haya

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 หลายเดือนก่อน

    Nimankan ma qabay ka hadlayan wax kale ma taqanin ilaa somali ka dhalaten yaahu 😅

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 หลายเดือนก่อน +1

    Labadih ugu xumah bah is helay dahir cadhoh marku mahad damer lagah cayriyay nisah bu kah so cararay xamar labadan waxay ku Qarabtan qabil waa laboh jahil

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 5 หลายเดือนก่อน

    Shiine culay waa nin aqyaar eh

  • @Shariif10jr
    @Shariif10jr 5 หลายเดือนก่อน +2

    Rag culus o is helay

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 5 หลายเดือนก่อน

    Halyeey shiine culay ❤❤

  • @khadarabdinuur_iso
    @khadarabdinuur_iso 5 หลายเดือนก่อน

    Shine culay dhaqanka raga waxba kama yaqaano

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 5 หลายเดือนก่อน +4

    Daahir libaax 😅

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs

  • @CabdiToxobomCabdiToxobom
    @CabdiToxobomCabdiToxobom 5 หลายเดือนก่อน

    shiinow daahir wuu asaasiqay yuukaraamadakaawasaqeen

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 5 หลายเดือนก่อน

    shalay markii cashuurta masaakiinta xamar farmaajo kaqaadanaysay Shanta dakadood ee farmaajo ethiopia siiyay maxaad u'arki wayday mise xaaraantaa qalbiga ku madoobaysay CBB Nacdal baa ku dhacdaye

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 หลายเดือนก่อน +3

    Daahiroow intaas inaad ka weyn tahay baan filayay

  • @degan4
    @degan4 5 หลายเดือนก่อน

    Calasoow yuu dhiiqo kugu ridin😊😊😊

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shiine Mijo baasto wiilka ceejida lagu dilay kulaha ya cadayn Kara 😮Manal ka sheeke iyo gabadhada ad ka dhaaratay

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 5 หลายเดือนก่อน +2

    Shiino nin fican thy nasa weyne ka fogow

    • @deqawarsame-nd9yd
      @deqawarsame-nd9yd 5 หลายเดือนก่อน

      Magac ninbaba ledahye rag kale.maxa utilmeysa mise ahey

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@deqawarsame-nd9ydwanagisa maxa ku tusay😂

  • @appiethekind6974
    @appiethekind6974 5 หลายเดือนก่อน +2

    Daahir dameer 2013 vlaardingen khaatumo state xafladeedii waxii kugu dhacay ma yasuusataa nacalaa kuu afdayeera leh

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 5 หลายเดือนก่อน

    Saygagii ayad la joogtaye Ina culayey

  • @ميميالاموره-ن5ف
    @ميميالاموره-ن5ف 5 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅

  • @FartomatiJ
    @FartomatiJ 5 หลายเดือนก่อน

    Umad markii la haligaayo waxaa lagu gartaa jaahilkoodii qabyaladiistaha ahaa markuu dowladnimadaba u arko shaxaad iyo qabyalad sida labadaan jaahil oo kale

  • @FardowsaFarah-ve9v
    @FardowsaFarah-ve9v 5 หลายเดือนก่อน

    Macawesta ikadhaday mafahmin

  • @عبدالرحمنجمعة-د1ش
    @عبدالرحمنجمعة-د1ش 5 หลายเดือนก่อน

    Dahirow Shino ma jeclo isac

  • @mohamed-cz9gs
    @mohamed-cz9gs 5 หลายเดือนก่อน

    Dahirow habargedir alah dharjiyo

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dahir wixii afkiisa soo qabta uu iska hadaaqayaa waa nacas ma so dhawa waana qabiiliste weyn siyaasad wax Kama yaqaan, Shiine Hadalada point ga oo saxda uu ka hadlayaa Lipax lipax dhalay 🫡

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 หลายเดือนก่อน

    Shiine calaan Alle ayaa xaal og

  • @saxardiidaydiidofficaal1190
    @saxardiidaydiidofficaal1190 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 5 หลายเดือนก่อน

    Daahir Dameer

  • @hodanizhfamilyandnajaxisvl1008
    @hodanizhfamilyandnajaxisvl1008 5 หลายเดือนก่อน +4

    Laba tuug

  • @MohamedJimcaale-jh4mp
    @MohamedJimcaale-jh4mp 5 หลายเดือนก่อน

    Dhahir calasow daneysta wayay ee mucarad iyo muxafad kala mayaqaan😊

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 หลายเดือนก่อน

    Daahir calasow mataga cesho

  • @asham4641
    @asham4641 5 หลายเดือนก่อน

    Shino xag mataqanid

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 หลายเดือนก่อน

    Daahiroow Mataga cesho

  • @NasraQueen-s2o
    @NasraQueen-s2o 5 หลายเดือนก่อน

    Putaland somaaaliya umaaa baahan

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 5 หลายเดือนก่อน

    shiino Culey legen

  • @Raho339
    @Raho339 5 หลายเดือนก่อน

    Daarood Buurabaa Inuu Iskudiro Dameer

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 หลายเดือนก่อน

    Shiine Mj Naceeb u qabow Daahir baa ka Aqli badan

    • @mmm-tl6gq
      @mmm-tl6gq 5 หลายเดือนก่อน +1

      Midna caqli maleh qabiilba madax maray

    • @RM-sh6rc
      @RM-sh6rc 5 หลายเดือนก่อน

      Waa laba caaq oo cado qaatayaala

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 5 หลายเดือนก่อน

    Dahir calasow ma wuxuu naga dhaadhicinayaa un dowladu siin jirtay 20 kun

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 หลายเดือนก่อน

    Mataga cesho

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 5 หลายเดือนก่อน

    Daahir munaafaq

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 หลายเดือนก่อน

    Shiine waa ku toogtay

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 5 หลายเดือนก่อน

    Daahir calasow waadigii lahaa farmaajo villadaa loogu daadanaa saxan qabuure qote maxaad ugu daadan weydeen

  • @Shukri-x1v
    @Shukri-x1v 5 หลายเดือนก่อน

    Daahirow rufiyaa baatahay cid bamarsaarmoow