Sidee Youtube lacag looga Sameeyaa adigoo adeegsanaayo Artificial intelligence (AI)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • Asc muuqaalkaan waxaan kugu tusayaa sida lacag loogu sameeyo TH-cam adiga oo adeegsanaayo Artificial intelligence ama garaadka Macmalka.
    Sida tusaala ahaan waxaan sameeneenaa
    TH-cam Channel kaas oo dhammaan wax walbo oo TH-cam-kaas inoogu baahan yahay aan weydiineena ama uu inoo sameenaayo Artificial intelligence
    Haddii ay ahaan la hayd
    1. Magaca aan uu qaadanaayo TH-camkeena.
    2. Logada TH-cam-keyna.
    3. Qoraal yar oo ku saabsan waxa uu diirada saari doono TH-cam-keyna
    4. Diyaarinta Barnaamijka aan dhigeeno TH-cam-keyna
    5. Saarida cod ai barnaamijkaas uu inoo diyaariyay AI chatbot ChatGPT
    7. Soo gelinta Muuqaalkeyna TH-cam iyo weydiinta mar kale AI cinwaan iyo faahfaahin koobaan oo ku haboon muuqaalkeyna kaas oo sameyn weyn ka sameynkara Algorithm-ka TH-cam sidaas oo kale ay fududahay in dad badna ay soo helaan muuqaalkeyna.
    8. Hambalyo waxaad ugu dambeyn sameysay TH-cam- Channel adiga oo adeegsanaayo wax walbo uu kaaga baahnaa TH-cam-kaas Artificial intelligence
    Dhanka kale muuqaalkaan waxaan kugu tusi doonaa oo aad ka faaidi doontaa farsamooyin ay ka mid yihiin.
    1. Sida haboon ee loo adeegaado AI noocyadiisa kala duwan sida ChatGPT, Bard, bing ai image generator, wellsaidlabs voice ai.
    2. Sida loo sameeyo TH-cam Channel
    3. Sida loo diyaariyo iyo nidaamyada kala duwan ee uu maro sameynta muuqaal TH-cam- ah.
    Tan markii uu soo baxay ChatGPT waxaa asna soo shaacbaxay Cilmi la barto oo yiraahdo Prompt Engineering kaasoo shaqadiisu ay tahay sidee ayaa AI sida ChatGPT loogu soo saaraa macluumaadka aad rabto oo sugan.
    Haddaba anaga waxaan isticmaaleynaa Promptiyo ama hadalo isku dabaridan kuwaas oo si sahlan oo wanaagsan inuugu soo saara ChatGPT iyo bard waxa aynu rabno goor walbo.
    Ugu dambeyn raac talaabo walbo oo aan kugu tusayo muuqaalka si aad u sameysid TH-cam Channel soo dhiga Barnaamijyo sidaan oo kala ama kuwo la mid ah adigoo adeegsanaayo wax walbo oo uu TH-cam-kaas uu baahan yahay Artificial intelligence.
    Haddaba waa kan daawo TH-cam-ka ee aan furi doono iyo barnaamijka aan soo dhigi doono asiga oo aan soo sameyney.
    Link: youtube.com/@U...
    #sameylacag #adeegsoai #garaadkamacmalka

ความคิดเห็น • 12

  • @fosiyamukhtar9222
    @fosiyamukhtar9222 6 หลายเดือนก่อน +2

    keep going sxp❤❤❤❤❤

  • @ONEFOOTBALL502
    @ONEFOOTBALL502 8 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp sidee vews lohela ❤

  • @Mohamed-channel-q7r
    @Mohamed-channel-q7r 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sxb

  • @kanasofficialchannel9974
    @kanasofficialchannel9974 ปีที่แล้ว +3

    Thanks sxp🙏

    • @AbdifatahNadir
      @AbdifatahNadir  ปีที่แล้ว

      Adaa mudan bro

    • @svmball9395
      @svmball9395 6 หลายเดือนก่อน

      Zxp wad fiicantahy inkastoo waxyaabo qaar aad ka tagtay sida inaad noo sheegin website ka codka laga helaayo. Magaciisa nala soo wadaag zxb hda reply igu soo dhe zxp

    • @AbdifatahNadir-fk7lc
      @AbdifatahNadir-fk7lc หลายเดือนก่อน

      ​@svmball9395 waan sheegay sxb sare, website yadaas waa badan yihin kaliya Voice AI ku qor lkn kan aan ku isticmaalay muuqaalkaan waxaa la yiraahdaa "WellSaid Labs".

  • @MuntazCadey-mg3yc
    @MuntazCadey-mg3yc หลายเดือนก่อน

    Asc xage kala so xarira waxba raba ina ku weydiye

    • @AbdifatahNadir
      @AbdifatahNadir  หลายเดือนก่อน

      Halkaas iga soo qabo walaashey: 252-618-94-92-86

  • @BazaamGamer
    @BazaamGamer 8 หลายเดือนก่อน

    😂