Laba aan kala maarmin Filin gaaban oo qiso jaceyl oo macaan xambaarsan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay & Riwaayado qosol badan kala soco www.saafifilms.com
    We are the largest Somali Productions Company.

ความคิดเห็น • 101

  • @ZeinabOmar-i6w
    @ZeinabOmar-i6w 2 หลายเดือนก่อน +2

    Riwaaayadi ❤iya ila dawanayo 2024:

  • @bisharoladan357
    @bisharoladan357 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ano yar dawani jire jah 2024. Hadana dawanaya oo ciid filin ad umcn😢❤

  • @sahalsharif6740
    @sahalsharif6740 4 หลายเดือนก่อน +2

    2013 ayan daawadey Ruwaayadan xasuus ahan ayan uso raadiyeyy ❤ masha'allah

  • @zainabsuhaanii5709
    @zainabsuhaanii5709 3 ปีที่แล้ว +12

    Markaan daawanaayay teel xataa malaheen wlhi waaba uxiizay 2021 baan daawanayaaa yaa isoo racaya 😂

    • @salmiita-ri4cv
      @salmiita-ri4cv ปีที่แล้ว +1

      2021 lee yaa Ani anoo madax feedan aa fiirsajiray wexeena eheed 2014 😅😅

    • @faadumoyuusuf1415
      @faadumoyuusuf1415 ปีที่แล้ว

      @@salmiita-ri4cv 😂😂

  • @Sahraxasan-t5y
    @Sahraxasan-t5y 6 หลายเดือนก่อน +3

    2024 3 22 daawanooyaa cajiib😂😂

  • @khadarhaji4881
    @khadarhaji4881 ปีที่แล้ว +5

    2023da hdad daawanyso lagend ayad tahy😁

  • @istarliindhayman5703
    @istarliindhayman5703 5 ปีที่แล้ว +10

    wlhi wuu jiraa jacelka hada waan aminey jacelka waayo markii hore ma amiinsaneen

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 5 ปีที่แล้ว +16

    Ruwayadan 2013 ayaan daawanayay wallahi😂

  • @Katrashuriye-kr9nj
    @Katrashuriye-kr9nj ปีที่แล้ว +2

    Wlx billahi mobel nicla kadawanii jirii 😅

  • @mohamedmohamud4202
    @mohamedmohamud4202 6 ปีที่แล้ว +6

    Gashaanti waaye gabartaan ilahoow tan oo kale Ka yeel ghabdeheena..wexey taagantahay waxaan ahay qof ku jecel marka si an kusoo qaado mawaayin, nin tuur leh suu useexdo asaa yaqaana..waaban jiriricooday..Kan aa jecel lagaa dahaa..

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib wagay sobaxda badiye jogay toshle wllshay kafirsan jira wan jeclaa cawa ano wax searching garaynaya kahela TH-cam ano qurbajoga 💋💯💯✌️👑👑2023

    • @ibrosshafad
      @ibrosshafad ปีที่แล้ว

      Waqti wa mid ad u ordayo aniga marki hore aysobaxde Kenya ayan jogay on kudawde cawa 2023dib ugu dawanaya anigo qaradkale jogo

  • @ibrosshafad
    @ibrosshafad ปีที่แล้ว +1

    Ruwayadan 10sano kahor dawde jihan iyo jekey cadi mahan

  • @jibrilabdihakim1425
    @jibrilabdihakim1425 4 ปีที่แล้ว +3

    Film cajiiba
    Wuu jiraa jacylkuye
    Ha jigraarin waligaa
    Ruux daacad ku jecel💗

  • @ShamsosheikhShamso
    @ShamsosheikhShamso ปีที่แล้ว +2

    Who is watching now after saw from tiktok. 😂😂😂😂

    • @yuzii69
      @yuzii69 ปีที่แล้ว

      😂😂Astq ku salaamay lkn mrr bdn daawaxy😅

  • @shiinoakstar1839
    @shiinoakstar1839 ปีที่แล้ว +1

    Qofki daawanooyo 2023 legin wa wlh 😂

  • @umumarsum1701
    @umumarsum1701 7 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw masha allah waa xasa jacayl ladhaha waban la qiroday waxad jeceshay qado asagi laso qatay ma u fikirenba walahi sida lakin cashar bay no dhigtay gabadhas waad mahadsantii jelasha

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 6 หลายเดือนก่อน +2

    Still 2024 dawnaya cajiib soma aha😭😂 horta dadkan intee jogan manolyihiin😭😂 bal hada hadee isdawadan mxe isleyihiin😂

  • @mohamedhussein3446
    @mohamedhussein3446 7 ปีที่แล้ว +11

    aad bey u aqli bdanthy gabdhu aad iyo aad

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +6

    wow sifiicanbaad ujisheen halkaa kahaya waa Run waligaa hadayicin quf kujecel wayo inaad hesho quf kujecel wax sahlan maaha

  • @teamharakatuper561
    @teamharakatuper561 7 ปีที่แล้ว +6

    masha allah ish cala Riwayad mcn Runtii dhabtii aya kahadashen wayo qof kujecel lamahelikaro wayo wa qaali wax walba lagu maorankaro wayo hadadhahdo inta qaladkagasho hadane addhahdo gurigan waxad kajeceshahy kaqado shaki kumajiro in adiga kuqadaneyso sababto wa qof adiga kujecel waye

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle 2 ปีที่แล้ว +2

    Ano yar dawan jiray
    Jaceylka micnahisa ma aqon
    Lkn maanta 😓

  • @bishaaroladan1709
    @bishaaroladan1709 4 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayadan 2016 ayan dawadey lkn wanxiiseya mar waliba ❤❤❤❤

  • @Calicabdulaahibare
    @Calicabdulaahibare 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan daawanaa 21 6 2024 aya daawanaaya xasuus ahaan aya udaawanaaya krn

  • @hafsaabdullahi1886
    @hafsaabdullahi1886 6 ปีที่แล้ว +6

    Labis qaldan

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 4 ปีที่แล้ว +2

    ❤Gabarta hooyadeda ayan baa❤ kahelay❤

  • @abdinaasiromar474
    @abdinaasiromar474 7 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi wasax qof kujacal hadaayicin

  • @farahyare2002
    @farahyare2002 6 ปีที่แล้ว +6

    Filimkan waxa lagu dhigay qahira dalka masar

  • @sucaadowaahadalqiimobadanl9110
    @sucaadowaahadalqiimobadanl9110 6 ปีที่แล้ว +2

    masha alah 2ba an kala mar min

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 ปีที่แล้ว +4

    inan cusub bay ahaydoo wuu ku dacarooday

  • @ilyaasmohamed4027
    @ilyaasmohamed4027 ปีที่แล้ว

    2013 Daa waday mar labaadna waxaan daa wanobaa 2023 cajiib yaa ila mida🤗

  • @arrahmahchannel4079
    @arrahmahchannel4079 7 ปีที่แล้ว +6

    mashalah i love her makeup 😍😍😍

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 5 ปีที่แล้ว +4

    Xasus time wallahi

  • @adoontialle1630
    @adoontialle1630 7 ปีที่แล้ว +25

    First com like sadaqo ah

  • @saharadol2022
    @saharadol2022 5 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayad qurux badhan mshllh

  • @naimamukhtaar1662
    @naimamukhtaar1662 3 ปีที่แล้ว +1

    3sano ka soo wareegay wakhtigu uu ordayaa wlhy riwayad aan jeclahay

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alh wa riwayad macaan

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +10

    Yaakh maxa sameeya waaban suuuxi gaaray wxaasa jacayla
    Wlahi amba jacaylkyga isagoon wali isguursan hadana waan isku layna oomalmayku qaadata intuu iga raali galinayo inuu daaho wnn necbahay marku iguursado hduu daahitan bilabo mxan ku samayeeya dadoow lkn wax fcn fikir daran ha iiso shegina ogaada wanjeclahay wiilka

    • @saalaxxasan1302
      @saalaxxasan1302 3 ปีที่แล้ว

      hayey hda hdaa ku adkeyso hadhow ayA lgaa arsanAA iska dartibso xabatka yan kgala bixine

    • @saalaxxasan1302
      @saalaxxasan1302 3 ปีที่แล้ว

      micnha yan lgala bixin abyo kiwirkka ma ficno anaa sax qof ku wye lkn ma ilawi kro marka dawehada iska badal ku dhihi lhaa 2020

    • @farhiyaabdiqadir540
      @farhiyaabdiqadir540 3 ปีที่แล้ว

      asc

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 ปีที่แล้ว +4

    ala sawta ugu tuurtay

  • @shunajla
    @shunajla 7 ปีที่แล้ว +3

    She left with what she loves..that's him...loool

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 2 ปีที่แล้ว

    Fatush ali ana kulamida 2022 ayan dawanaya

  • @yaxyeyaxyeqaystube6801
    @yaxyeyaxyeqaystube6801 4 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayadan waariwaaya cajiiba

  • @XaliimoMaxamed-w3e
    @XaliimoMaxamed-w3e หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @istarliindhayman5703
    @istarliindhayman5703 5 ปีที่แล้ว +2

    wwwww waa filim mcn

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 5 ปีที่แล้ว +1

    manshll m anshllh wllhy waanka hadayba

  • @nuheelaabdirahmaan1355
    @nuheelaabdirahmaan1355 ปีที่แล้ว

    Xss gaara ayee ii ledahy dwashaada filimkaaan run ahaantiii

  • @munishwarlaawe15
    @munishwarlaawe15 7 ปีที่แล้ว +3

    good

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 4 ปีที่แล้ว

    This film is very romantic film l liking

  • @rumanraxo2478
    @rumanraxo2478 3 ปีที่แล้ว

    Part 2 please so galiy

  • @hassanosmanxasgii4500
    @hassanosmanxasgii4500 7 ปีที่แล้ว +3

    ishcalla filim

  • @zainabsuhaanii5709
    @zainabsuhaanii5709 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa dad wada balaaran oo madaxa kawaa ween 😂😂 lol kaftan lkn waaa dadkii hote talow manoolyiniin yaa og 😂😌

    • @salmiita-ri4cv
      @salmiita-ri4cv ปีที่แล้ว

      Walhi waa iska qoslisay 😅😅😅😅😅

  • @leiloleilovergeben9737
    @leiloleilovergeben9737 6 ปีที่แล้ว +2

    Tage no scheis Araber

  • @sumayoqueen9975
    @sumayoqueen9975 3 ปีที่แล้ว

    ruwayadan waxan daban jiray 2014 xasuus wlhi ano yar daban jiray

  • @prince4057
    @prince4057 7 ปีที่แล้ว +6

    waaaba jacayl drugs daawo u noqday, This was a great fiddle.
    good ending.!!!!!!!!

  • @leylomuse1498
    @leylomuse1498 4 ปีที่แล้ว

    2015 ayaan daawday 2020 baan ku ceshtay

  • @xayaadmahad9841
    @xayaadmahad9841 7 ปีที่แล้ว +3

    mxaa gayey igaya soomalia wa nbd dalkini ba leydin ku direy

  • @ibrahimshafad7613
    @ibrahimshafad7613 2 ปีที่แล้ว

    Ruwayadan 2012 melahas dawde

  • @nashadwarsame8815
    @nashadwarsame8815 ปีที่แล้ว

    Xasuus 😢

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 4 ปีที่แล้ว

    Qaahira lagu nool yahay miyaa

  • @ibrahimhasan7511
    @ibrahimhasan7511 6 ปีที่แล้ว +2

    👉😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @bishaarsantos3918
    @bishaarsantos3918 3 ปีที่แล้ว

    2014 daabtay

  • @leiloleilovergeben9737
    @leiloleilovergeben9737 6 ปีที่แล้ว +1

    Tage no

  • @mjrofficial9985
    @mjrofficial9985 5 ปีที่แล้ว +3

    Make up qaldan😂😂😂😂😂😂

    • @hafsajama9160
      @hafsajama9160 4 ปีที่แล้ว

      Mada marsada 🤔kala taqanabe

  • @mariamnuur5341
    @mariamnuur5341 7 ปีที่แล้ว +2

    La

  • @cashoadan2111
    @cashoadan2111 3 ปีที่แล้ว

    12/20/2020

  • @leiloleilovergeben9737
    @leiloleilovergeben9737 6 ปีที่แล้ว +1

    Tage no scheis araber

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 3 ปีที่แล้ว

    Ax😭

  • @jamaaloromogalaxy7526
    @jamaaloromogalaxy7526 6 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @riyaanali7202
    @riyaanali7202 5 ปีที่แล้ว

    What the name of the song anyone

  • @AhmedAli-yl8gf
    @AhmedAli-yl8gf 3 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdinaasiromar474
    @abdinaasiromar474 7 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi wasax qof kujacal hadaayicin

  • @سمراهعبدالله
    @سمراهعبدالله 7 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤❤