BOORSADA ANIGA IYO BABYGA UQADANEENO ISBITALKA/HOSPITAL BAG.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 237

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 ปีที่แล้ว +41

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (ﷺﷺ) igula salliya subanah ❤💞🕋

  • @queenshukra5702
    @queenshukra5702 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhalaw iyo mekup wllhi war baadan u haynin alle hakuu fududeeyo

    • @jihanjeylani3976
      @jihanjeylani3976 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh hnaga nixinin noo lkn make up gorme lamrsanaa

  • @dryasminmohamed2295
    @dryasminmohamed2295 2 ปีที่แล้ว +7

    Wcs, abaayo allah ha kuu fududeeyo foosha.
    Teeda kale waxa kaa maqan baby shopping,{baby oil, powder, baby shampoo, baby soap and baby lotion}, vaseline, baby gloves iyo daaqiliyado dhowr ah. Sidoo kalena diapers badso.

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 2 ปีที่แล้ว +4

    xabbtiye talo igaqado toys ilmo dhashy waxbo kama ogee iska dhig gurigaa 😂😂😂😂😂 marku 1 month garo kle ubahan karaa ee toy isbital lalama adoo.❤

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc amaaleey abaayo waxaan kuugudarsanlahaa in aad dharka cusuban babyga aad qasaalada kagalisid shaambada dharka ilmaha lagu dhaqo kudhaaqdo hadaad iyago cusuban kuqabato ama ugaliso wuxu kaqadayaa allergy marka kataxadaranuga 4kudhalay waligey dhar aan kadhaqin umaxerin umana fiicna ilmaha inlooxero

  • @sacidanor6930
    @sacidanor6930 2 ปีที่แล้ว +18

    Vasalin iyo bahasha baby gacmaha loo galiyo ilaawday abayo allah ku fududeeyo🥰❤

  • @suweysdaahir2623
    @suweysdaahir2623 2 ปีที่แล้ว +2

    Xafayad basso sadx bari dhan kuguma filno ilamaha umusha daqiiqado daqiiqado looka badalaa xabbti

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 2 ปีที่แล้ว +1

    albtaa iska kalayaree waoghy fast babygada waye markaaa qasaro badan wakusugee
    kadib baad macalimad noqonysaa waxyabo badan wakuqasare wlhy wahubaa taaas hada ano kalee tahy o cunugi kugu horeyy magalado dhan soururisay like isaar noh 😂😂

  • @sacdiyoabdi916
    @sacdiyoabdi916 2 ปีที่แล้ว +7

    Pabarka badso abayo wax yar Bay kusinayan meshana 3days bad jogaysa ilamahana marksta o qoyan u dareemo wu oynaya like marku kadsho wayo meel kulul ayu kaso baxay kana sexan mayo hadadan ka bedelin insha Allah inA ifahantan filaaya caafimad ku dhal babygana sidokle welcome hbo

  • @ahlamzadik7084
    @ahlamzadik7084 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah anba intaas cml diyarsaday alle ha inoo fudaydiyo dhamanteen yaa rabi

  • @rahmasheikhabdi6710
    @rahmasheikhabdi6710 2 ปีที่แล้ว +3

    Baby location iyo sunka calosha qado abyo Sido kale vasalin qado iyo isweto yar o ad dhaxanta ka xirata timir qado iyo cookies yal yar yar Sido kle gloves uqad Beby ga insha allah allah haku saqiro nabad ku kala imada adiga iyo beby gada xbbti ❤

  • @muniiromuniiro4845
    @muniiromuniiro4845 2 ปีที่แล้ว +8

    Vasalin kamaqan cunuga xafayada inta uxirin dabada loo mariyo allah ku fududeyo abayo mcn ❤️

  • @hodanmuhumed6079
    @hodanmuhumed6079 2 ปีที่แล้ว +1

    Dharka Amaley iska dhac intaanad ilmaha u xirin

  • @shukrishiikh6788
    @shukrishiikh6788 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbti amaal allaha kuu fududeeyo foosha garbasaarada liishaha iska badal kuwa baatiga caadiga ah qaado

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaheey hakuu fududeeyo abaayo lakiin hal boorso qaado hadhow weey kugu badnanesaa waad arki dontaa inbadan adigoon isticmalin ayaa socelinesaa markal halboorsaa quruxbadan ❤

  • @beuatyahmed1542
    @beuatyahmed1542 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc waanku duceynay ee allaha ku aqbalo qli sahlan wasaqiran abyo amiin amiin Adkaarta ha ilaawin insha alaah.
    KU DARSO HADAA WAQTI U HEYSO AMA AWOODO XBBTI.
    1 Caag biyo ku cabto waa oome lkn ma dareemesid maybe.
    2 Veselline afka waa ku qalalaa saaid.
    3 Snacks wax yar oo cunto sida timirta. loos ama fruit baceysan waa baahane.
    4 Funaanad culus o xabadka furmeyso hospital ku waa qaboow.
    5 breastfeeding pads caanaha ine dharka ka gaaran oo ka ilaalina.
    6 Boomaatada nuujinta? Hadaa ugub tahay maalmaha hore waa ku xanuunaayaan.
    BABY GA WAXAA KAA DHIMAN
    1 Gacmagashi hadi kale asagaa is kicinaa marko hurdo ama is xaganaa.
    2. Koofi Qabowga makaa hurdaayo hada madaxa u daboolneen.
    3 masaasad markasta macquul maaha inaa naas nuujisa lkn waa u lisi karta.
    4 pacifier ama kadaabad saa u taqaana kan ilmaha afka loo galiyo ileen gacmihi oo nuugi lahaa waa ka xirtaye.
    Allaha kuu fududeeyo abaayo umul abshira allaha kaa dhigo.

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว +1

    Amaley waxaf ilowday vesalin gacan galiska nunaha shanpoo & sapon adiga isticmalesid 👍🥰

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +8

    Scwrwbr amaaleey baby intuu isbitalka ku jiro xafaayad dhar iyo shambada aad u istimali leheedba hospitalka ku siinaayaan make up uma bahnid crème jirka deodorant vasaline faruuraha shanlo surwalna qaado ileen qaboow wuu bilaawday baby waxad ka ilaawday shey Muhiim Ah intadan dharka u xirin waxa. Jiro funaanad AMA samsamaaniko loo xero hoosna galuus ka leh baambarka celinaayo glofs iskaalsho culus kubeerto yar Ah markaa gaariga AMA kursiga saareysid ugu dabooshid kursiga baby aad ayuu God u yahay barkin yar ka saar AMA kubeerto ileen baby aad ayuu u yaryahay fadhiga waaku dhib inshaa’allaah Rabi hakuu soo fududeeyo aamiin Haa waxaa kaloo jiro suuf yar yar oo caanaga naska celinaayo si uusan dharka kaaga khoyin badanaa isbilka dadka wey siiyaan iyo suufka hoosba waa iga xasuusin intaas 💕

  • @ummuaziiza-c9e
    @ummuaziiza-c9e 2 ปีที่แล้ว +2

    shukumaan baa ka maqan amaleey markaa soo meydhato waxaad isku qalajisa u bahantay funanad yara culusna qaado umushu waa dhaxan miidhan hadana waa qaboobe dacaska kuwo aad qabeysan kartaa kuu fiicna perfume qaado
    nunahana midka hoos loga galiyo ugu dad dharka
    cunto bisilna qaado cake ama buskudo waayo umushu waa gajo midhan dhakhtarka wakhtiga cuntada wax dheer kama helaysid
    aniga markii saddexaad switzerland ku dhalaya inshallah isku wakhti baan nahay ilahay haynoo fududeydiyo 29 september baa ana lay qabtey

  • @faysayusuf4562
    @faysayusuf4562 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay hakukala nabad keeno wll adiga iyo babygo nabad qaba insha allah nunuyada waxa ugu mihimsan ka dhimn golifiski gcmaha iyo alabti lugu maydhayay ti logu dhashinayay adigina dhar adag qado markad dhasho hadhaw dhaxan aad u badanbu daremeya jidhkagu sagsan adagna qado xidhato dhaxanta ka celiya walahi wa dhibato qurbuhu alle haku fudaydiyo wll

  • @draisha4699
    @draisha4699 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo adiga waxa qadataa spray ama perfume urkiisa degan yahay
    Abdiqadirna waxa u qaade perfume caday Colgate shanlo iyo saliid
    Baby ga waxa ugu darta
    Dharka loo geliyo marka xafayada loo xiro
    Iskashaha 2 ugu dar
    Kan Gamaha loo geliyo
    Cream iyo baby oil ugu dar

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 ปีที่แล้ว +4

    Shoppinka nuunaha iyo buraashad ayaa laga yaabaa inaa u baahato👍🙏❤ afar indhoo abshira abaayo saliga rasuulka badso ilaahey ayaa kuu saqiraayo

  • @manaalapdi1464
    @manaalapdi1464 2 ปีที่แล้ว +7

    Amaal wan ku xiisnay wllo ilahy haku fududeyo foosha family aan jecalhy tihin Anagana noso ducee insha allah Wali single nahy ❤🎉 wllo kabaha calamda gaalada ku taalo Iska daa ama khad Iska mari insha allah

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 2 ปีที่แล้ว +7

    abaayo waxa kamaqan masasadihi baby lotion baby oil baby Powder katabadiiy afka loo galinayay gloves siiy xagtiinta loga ilaliyo cunuga abaayo aniigana isoo duceey inu illahay owlaad salax isiiyo 🥰

    • @amalkhayre6379
      @amalkhayre6379 2 ปีที่แล้ว

      Abyo ilahey owlaad haku siyo wanagsan

  • @anisoawil8712
    @anisoawil8712 2 ปีที่แล้ว +5

    Amaleey meeshan yurub waaye cid waxkadaba keenaysa maleh qofka kuugu dhaw ayaa uguyaraan labo sacadood oo dhibku ah kuugu imaanayo marka waxa kaste inaa hada siiqadato aa kufican ilaahay idinkoo nabadqaba gurigiina haidnku sooceliyo baybe caafimaad qabana ilaahay haidinsiiyo qaali Insha Allah waxwalba qeer alaha idinku dhameeyo ☺️☺️☺️☺️♥️♥️♥️

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +2

    Baby webiska Iyo xafaayada magaca bambers ayaa fiican nuuca sensitive ayaa fiican hadii kale ilmaha cajarada ka gaduudanayo

  • @saharayusuf8790
    @saharayusuf8790 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abyo saliga salada xajiga uqad adigana libstaga waxa kagafican vaslinta wayo bishimaha wey ku qalalayan markad dhsho alh kufududeyo abyo mcn ❤️

  • @halimomohumud5311
    @halimomohumud5311 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah is mid ayaa nahay 1 week ayaa ii dhiman allaha noo fududeeyo

  • @muslimonaleye842
    @muslimonaleye842 2 ปีที่แล้ว +1

    Makeups ka intee u wada amaley mid kle adi wx bdna ka maqan shopping kga carafti o dhan body lotion

  • @KhadromahamedKhadro
    @KhadromahamedKhadro 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo aniga iyo adi isko mar ayan imanay yurub hadana urkana wu isko dhawa aniga waxan dhalay 15bishan alx adna allah haku fududayo cafayada way kusinayayan

  • @Khiyaar659
    @Khiyaar659 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlo hakugu akhriyo xajigu suuraytu yaasiin did foolisada Alle ayaakufududaynaya

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 2 ปีที่แล้ว +1

    amaal timaha rasto ka dhigo markaas shalo uma baahnid Allah kuu fududeeyo dharka babyga waxa ka maqan funanadaha ama garamanka pamperska lagu xiro✅

  • @Abass894
    @Abass894 2 ปีที่แล้ว +1

    Amaley Abayo Allah kufuthutheya I.a waha kamaqan athiga sunka Alosha laguhiro unuga yariskana kitanbiyalka yaryar oo bati eh iskaqatha waubahani ee

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 2 ปีที่แล้ว +3

    Foolin ha ogalan abayo dhibkan ka maray qofna kulama taliyen ee fool dabiici ah wax dhamo maleh alle haku fududeyo xppti 🥰🙏

    • @queens2139
      @queens2139 2 ปีที่แล้ว

      Wa runta waa leyga fooliyay inta maray ilhy ba og waa xanun cirbad foolisad ee xoog lagaga kenayo ilmaha😢

    • @nimconiahmed2012
      @nimconiahmed2012 2 ปีที่แล้ว

      @@queens2139 aad ayey u xanun badan thy iyo kaniiniga foolinta subxana allah alle inta muslim ah ha uga roonado foolin 😢

  • @sawdaissedahir7931
    @sawdaissedahir7931 2 ปีที่แล้ว +2

    Maah allah abayo allah ku fududeeyo foosha adinko cafimad qaba insh allah waxa kabdhiman perfum iyo diyudroondo kudarso hadan isticmalina waa caadi canugana waxa ugu darta daqiliyada loga hoos xiro dhanka xafayadana ku giijinayso ku darso iyo kuwa gacnaha logalsho madama uu qawow ku jiro nabad ku imaaw gurigiina adinko 3 ah insh allah 😘😘😘😘

  • @dahabsanhoyadeed4517
    @dahabsanhoyadeed4517 2 ปีที่แล้ว +1

    Dakhiliyaha ilmaha iyo Vaseline babyga shopinkisi aya kamaqan

  • @fadumoomar8650
    @fadumoomar8650 2 ปีที่แล้ว +2

    Alalh ha sahlo si fudud. Ku dhal adiga Iyo bbbyga OO nabad qabo yaa rabi🌷

  • @سعديهقاسم-و6ر
    @سعديهقاسم-و6ر 2 ปีที่แล้ว +4

    amaley isku waqti ayaa nahay anigana week baa ii hadhay waan so adeegtey shopinkii cunugaa ka dhiman alaab badan oo aan muhiim ahayna waad sidataa

  • @faadumocabdullahi5745
    @faadumocabdullahi5745 2 ปีที่แล้ว +1

    amal labo dirac oo liisho madow aha kamaqan iyo catar qado abayo allha kufududeyo madaxana labo galan kadhigo

  • @ahmedisse566
    @ahmedisse566 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha.Allaah tabaarakallaah inaadeer qaali ilaahay ha kuu saqiro foosha awalan nuunahaaga iyo adigoo nabad ah ilaahay gurigeena ah idinku soo celiyo si wanaagsana eaad usoo adeegatay una diyaar garowday maasha.Allaah hore usoco wax yar uun baan dareemayaa alaabta inaad isku badishay dhankaada ee iska kala yaree wadaadkana macas ugu dar intaas baa ka maqan meesha waa haduu seexanayo isbitaaöka mahadsanid inaadeer

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ka dhiman Masaasadii ilmaha iyo sabuntisi loctionkii iyo gacmo ilmaha yar ah
    Ilahy haku kala keeno amal

  • @lulamoha6867
    @lulamoha6867 2 ปีที่แล้ว

    Amaley wlshy ilhy hakuu fududeey ugu horeyn alle haku dhip yarey wlshy waligy commt uma qorin qof caan ah lkn hooyo nimo ciyaar ma aha illhy waajipkgg haku waafajiyo

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy dhalow ma fudude allaha kuu fududeyo xbbt😢

  • @safushcaalin1516
    @safushcaalin1516 2 ปีที่แล้ว +1

    Duruucdiii abaayo ha ilaawine shalmadahana baso

  • @ehelukheir8820
    @ehelukheir8820 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku fududeyo o ha isu kin dayo

  • @haliimoosmanahmed2810
    @haliimoosmanahmed2810 2 ปีที่แล้ว

    Afar idho abshirah allahakadhigo

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illahay ha ku barakeeyo family qurux badan amina yarabi abayo 👩‍🍼

  • @yusramohamed869
    @yusramohamed869 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo wlhi waku xisey afàr indho nabàda ku rajeyna amaaley allaha ku fududeyo

  • @fardowsosuldan6649
    @fardowsosuldan6649 2 ปีที่แล้ว +2

    Amal abayo inad qadandoonto mo ogi lkn waxa lagayaba inayna dhaqso cano kugu so dhicin madamod ugub tahee masasad🍼 aad Biyo cad ogushubto uqaad

  • @ramlaabdirasaq2609
    @ramlaabdirasaq2609 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah my family qurux badan amaal waan ku xiisnay wllo ilahy haku fududeyo mcnto foosha insha allah my sister 🤱

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo alleh ha ku fudedsho afar indhood oo nabad qaba Waxad kuso darsara gacmo ilmha marka uu saa uso dhasho lo gasha sii u San isku xag xagan Mida kleh wxka dhiman Ilmha marka banbarka u xidho Maro lo xidho Kuna celinaysa Wana ku mahiim Mida Sido kleh shoppin 🛍️ na u qaad sad adi ugu mar marsato kana dhaq maryaha abyo wad og thy wadanadan xanuunada saaid ku ahayeen Vaselin qado adi Sido kleh Ceshali waxa jira mamada umusha xidhato wayo canaha kugu Dadana wa dad rabto alleh haku dedsho xanunka wn so mare

  • @ايمانمحمد-ي4ج
    @ايمانمحمد-ي4ج 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle kaadhigo afar dhood kaga dhigo wll caafimad qabo nosolaabta lkn wiilka shoobinkiisa ugudar sada salida shalada cunuga sabunta tiisa shabogiisa iyo fasilinta tafayada uxirin marilahayd xaajiga udar mawis haduu kulasexanayo muhiim intaa filaa indhimantahay

  • @maryamoyusufwaheliye6924
    @maryamoyusufwaheliye6924 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo ku fududeeyo suunka caloosha iyo mida qandhada ayaa kaadhiman

  • @ismahanhaji2892
    @ismahanhaji2892 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo Allah kubfududeeyo afar indhood i.a💚😍

  • @fahmohasan2198
    @fahmohasan2198 2 ปีที่แล้ว +1

    Adiga anagaba alle nofudaydiyo

  • @Hana-yl6wl
    @Hana-yl6wl 2 ปีที่แล้ว +1

    Xanuunka ku sugaya hay xasuusin🥲 anyway alle ha kuu fududeeyo insha allah

  • @haboncabdi9048
    @haboncabdi9048 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay nabad qab hakugu kala keeno wll

  • @nasrocumar4020
    @nasrocumar4020 2 ปีที่แล้ว +1

    Aabaayo allah ha ku fududeyo waxa ka dhiman baby ga galofiska Kofida madama qabowjiro iyo shobinka carurta caafimad ku dhal insha allah

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 2 ปีที่แล้ว +1

    Ee amaley bebyga shoobinka logu qabeyo aawy inta kle ok wax kle kama maqno shobinka oo kli kaman salida io shambada iwm

  • @cafiifomaxamuud9081
    @cafiifomaxamuud9081 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo meqa week atahay mcnto

  • @umuhamam4616
    @umuhamam4616 2 ปีที่แล้ว

    Xbbti alle haku fududeyo always ayaa ilowday musasasda ilmahana ku darso burashada biyaha ku darso adiga jacket ku darso

  • @habonhaybe1122
    @habonhaybe1122 2 ปีที่แล้ว

    Mansha ALLAHA abaayo ILLAHAY haku fudeeyo adiga iyo baby ga oo nabad ah caafimad qaba insha ALLAHA❤

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenbarka ku darso shukunka quwayska
    Alha ku fudeyo xabiibti🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 2 ปีที่แล้ว +3

    Sunka calosha ka maqan abayo

  • @Ifrah89
    @Ifrah89 2 ปีที่แล้ว

    Waxba maa kaa maqna hada abaayo masha Allah waad wada haysata waxa ubahanayd lakin waxa laga yaba ina waxas udhan baa add iska ilawdid wayo ilmaha kowad/1 waa xanun waa xoga lakin 2 iyo 3 ama waxi kaa si badan aya daremaysa ina qof caafimad qabto tahay adigu hada lehe dhalay . Kaan kowad Waxa laga yaba shatiga hospitalka unn ina wadatid sadexda cisho❤❤ Allah swt ha ku fududeyo Aamiin

  • @ayaanaliosmaan6118
    @ayaanaliosmaan6118 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @yasminaden2859
    @yasminaden2859 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allh abyo amaly kuciisny illhy foosha haku fududeyo

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ALLE hakuu fududeeyo

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah ilahey hano wada fududeyo insha Allah

  • @nastehaalinoor6355
    @nastehaalinoor6355 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahey Haku fududeeyo foosha afar indho abshir insha Allah

  • @naleeyhussein8943
    @naleeyhussein8943 2 ปีที่แล้ว +1

    Acs abaayo amal allah hakufudeyo fosha bay biga waaxa kamaqan garaman ka iyo bibleshin ka

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 2 ปีที่แล้ว

    Asxàbti hablahaygii iyo caruurtoodtii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda

  • @istaistahilmaxamed9362
    @istaistahilmaxamed9362 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo afar hindhod nabad ah i.a

  • @zahurabdalla8942
    @zahurabdalla8942 2 ปีที่แล้ว

    Wcs masha allaha abaayo amal ilaahey haku fududeyo fosha insha allaha abaayo vasilinka beybig xafayad aad kamarin lehed qaado iyo galofiska beybiga gacmah loo gesho

  • @safiyaibrahim1997
    @safiyaibrahim1997 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaali allaha kufududeyo waxa kamaqan vaselin, cadar, bolbaro, suunka calosha,iyo funanad culus oo aaď xeratid marka dhashid qabow ayad daremeysa

  • @miimisahal2304
    @miimisahal2304 2 ปีที่แล้ว

    Abyo alaabtaada hal boorso kadhigo waykugu badandoonaan hadhow cunugana waxa kadhimman gloves iyo garamaanta daakhiliga nooca xafaayada loogu xiro

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaa haben wanagsan amaal quruxey ilahey haku fududeyo fosha insha allaa xabiibti 🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰💖💖💖

  • @hafsaqurux4691
    @hafsaqurux4691 2 ปีที่แล้ว

    Kow amaal ilhy ha kuu fududeeyo midkle waabiska mid wan caryn qaado midkle sigisaamh 🧦 baby badso bahsh babyga gacmh loo galiyo qaado midkle waxaa qaamqn hoos gashiga baby cafaayda u celinyso basaasdan qaado biyo aad ku siiso

  • @kingurhaanofficial6678
    @kingurhaanofficial6678 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligey comment kumasuqurin lakini wankudawada anigo will ax kawarn

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 2 ปีที่แล้ว

    Abyo alle ha ku fududeyo aniga ma aqano wali ubad ma dhalin lkn waxan is leyhah ilmaha yar ka shopin kisa u ma jeedo mida kle batiyasha is ka badso diracyada 5 caml ka dhigo

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo hor mar wacan Masha allah keep going nice sharing 😘😘😘😘😘😘 thank you for sharing dear sis😍abaayo barakallah

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 2 ปีที่แล้ว

    Asc Amaal allaha kuu saqiro foosha insha allaah afar indhood abshir ah.

  • @ifrahmohaa4350
    @ifrahmohaa4350 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo dharka bambaska kudiman

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed6435 2 ปีที่แล้ว

    Asc maansha allah maamo karemka iyo salida iyo boolbaraha iyo karemka rashka iyo daybar

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 2 ปีที่แล้ว

    Asc Amal ilahey foosha haku fududeeyo ❤ boorsadada waxaa ka maqan towel ama shukumaan iyo hoosgashiga babyga ama sleeveless bodysuit 👍

  • @khadramahmoud5629
    @khadramahmoud5629 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalo Amal ilaahay haa ku fududeeyo
    Foosha❤qaado suurwalo adiga ha
    Masaasat iyo falaasad bebika ha❣️

  • @hananmuusemursal566
    @hananmuusemursal566 2 ปีที่แล้ว

    Cunuga saliid cream shanbo vasaliin u qaad

  • @haliimoosmanahmed2810
    @haliimoosmanahmed2810 2 ปีที่แล้ว

    Cafayada badso salid farsalin masasad cano waxadhacikarto naska inocanoka imanwayo

  • @sumiyamahamed846
    @sumiyamahamed846 2 ปีที่แล้ว

    Xbbti wanku xiisanya ilahay afar indhood oo isoganay ha dhiigo ha iska foolin wll❤❤❤

  • @suadabdiasiis4036
    @suadabdiasiis4036 2 ปีที่แล้ว

    Amal waanyabay hospital mad dagirab kkkkk ilahay haku fududeyo

  • @laylayuusuf3677
    @laylayuusuf3677 2 ปีที่แล้ว

    Asc. Wlo. Waxaad. Masaasad ilmaha. Caanaha lagu siiyo. Waa muhiim. Qaado. Insha allaah. Allaah hakuu fudu deeyo amiin yaabar ❤❤❤❤

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 2 ปีที่แล้ว

    M.a abyoh amal wa kusoducena allah haku fudedeyo foosha

  • @naimaadem2016
    @naimaadem2016 2 ปีที่แล้ว

    Apayo mcn aaad kuu salaamaa sidoo kle dumaashi kama marno Mrka Aaad kuu taageeraa aadaana Kuu jeclhy ugaasadayda Rabi Nbd hakugu kala keeno Afar indhood oo cfmd qaba I.a❤❤❤❤🥰🥰🤲🤲🤲

  • @nimomohamednoor1166
    @nimomohamednoor1166 2 ปีที่แล้ว +1

    Sogsyaha ku darso tiishaad ku soo da iyo busto wayn kan aaad haysato waa yar yahay

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH kufududeyo Afr indhodo fiyow ALLAH kadhigo nabad ALLAH kugu dhaliyo

  • @fatimaofficial6355
    @fatimaofficial6355 2 ปีที่แล้ว

    Abayo jaako ama busto fudud qaado❤🧟‍♀️ markaad dhashid qoowo dartiis waa jareynee aniga markan dhaley sedex busto waxa waye iga tari wayede xitaa kii🙆‍♀️🙆‍♀️ cungega aniga ka qaatey

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haku fududeyo

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 2 ปีที่แล้ว

    Ilahey hakuu fududeyo

  • @haliimoosmanahmed2810
    @haliimoosmanahmed2810 2 ปีที่แล้ว

    Sigisanta sadax ugadhig qabowajire kangacnaha sadax ugudar

  • @hibosalad9488
    @hibosalad9488 2 ปีที่แล้ว

    Illahayha ku fududeeyo abyo