5 Website oo aad Online wax kaga baran kartid | Wax ku baro Online

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • muuqaalkan waxaan kugula wadaagayaa faaidooyinka ay leedahay inaad hab online ah wax ku baratid iyo shabakado aad aqoontaada ku kordhin kartid wax badana ka baran kartid.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #ENG_YUYU

ความคิดเห็น • 38

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  2 ปีที่แล้ว +13

    Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

    • @EARTHSPORT200
      @EARTHSPORT200 2 ปีที่แล้ว

      Fadlan #Eng_yuyu waxad falanqayn noogu soo samaysaa Laptop Yada Apple ee #MAC_BOOK sida loo isticmaali qaaababkiisa Ram kiisa iyo sida uu uga duwanyay Laptob Yada kale iyo noocyadiisa Kala duwan

  • @abdifitahsalah4387
    @abdifitahsalah4387 2 ปีที่แล้ว +4

    Useful information thanks Eng

  • @haajiabdishire27
    @haajiabdishire27 ปีที่แล้ว +2

    Description soo dhig 5 xirfadod wll wax kaama fahmin

  • @mohamethazzan3968
    @mohamethazzan3968 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahasanid saxiib inan waxbaro ayaan jeclay aad na waxbaad isheeg tay ilahay waxan kaga baryaya inu ilahay kuu siyadiyo cilmiga wall

  • @Amiin___cbdi
    @Amiin___cbdi 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay macalin

  • @farhanmohamed4791
    @farhanmohamed4791 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll aad baan uga helay

  • @mohamedzuudi781
    @mohamedzuudi781 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 ปีที่แล้ว +1

    Sxb qaabka tiktok video la soo dhigay aad u soo qaadan karto😊

  • @saki7952
    @saki7952 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you brother

  • @sulthanmaame4415
    @sulthanmaame4415 2 ปีที่แล้ว +2

    thank uh brother

  • @SacdiyoSiman-uf5fe
    @SacdiyoSiman-uf5fe 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid

  • @cabdisalaadiiriye
    @cabdisalaadiiriye 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks pro

  • @mohamedsomane6456
    @mohamedsomane6456 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaabka la iskugu diwaan galin karo soo sharax

  • @KHAALIDAAKE
    @KHAALIDAAKE 8 วันที่ผ่านมา

    2024 iso garey vedio wana mahad santahy lpx

  • @bashehonest9261
    @bashehonest9261 6 หลายเดือนก่อน

    Shukran zxp

  • @show-yare-official
    @show-yare-official 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks waxaa kaa codsanaa youtubka lacagta laga helo iyo imisa subscribe and views ayaa la,iga rawaa sharxaad noogu soobixi thanks

  • @duuliyechannel1410
    @duuliyechannel1410 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro Guuleyso

  • @adamabdishakur6323
    @adamabdishakur6323 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb websiyada aad sheegeyso qoraal ahaan nogusogudbi

  • @abdulahisahane2950
    @abdulahisahane2950 2 ปีที่แล้ว +3

    Olá irmão, muito obrigado.

  • @nasrahaji581
    @nasrahaji581 2 ปีที่แล้ว

    waxaa kaloo ka tagtay Alison iyo Khan Academy ,,, labadaaas ayaa aad uga helaa

  • @ahmedaderw3322
    @ahmedaderw3322 2 ปีที่แล้ว +1

    Adba umhdsnthy wll

  • @AlimahamedabdisalnAbdisalan
    @AlimahamedabdisalnAbdisalan 5 หลายเดือนก่อน

    Mahatsanit😊

  • @bilanali3796
    @bilanali3796 2 ปีที่แล้ว

    Thnks wll

  • @Gzsyufgij25
    @Gzsyufgij25 หลายเดือนก่อน

    Ged kaso hadal sxb

  • @hanad8151
    @hanad8151 2 ปีที่แล้ว

    iphone sidee baa looga daawada ciyaaraha sxb

  • @Dhama_dhayda
    @Dhama_dhayda 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb muqal kaso same English free aad ayan ugu bahanahy

    • @muxamedismaaciil4455
      @muxamedismaaciil4455 7 หลายเดือนก่อน

      Aqri jorneliska wax badan dhageeso sida qudbadaha intaas weeye wax dhan

  • @HiboFaarax-li1dr
    @HiboFaarax-li1dr ปีที่แล้ว

    Numbarka noosheeg wll

  • @Cabdinaafac-yz6kt
    @Cabdinaafac-yz6kt ปีที่แล้ว

    shukram maclin

  • @kaalidgaliirow4590
    @kaalidgaliirow4590 2 ปีที่แล้ว

    Qabkee lesku diwn gliyaa wlll

  • @zamiircadde5610
    @zamiircadde5610 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @Shaafka
    @Shaafka 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuwo free ah sooraadi

  • @yurubhasan6401
    @yurubhasan6401 2 ปีที่แล้ว

    isee laisku diwaan galikaraa

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 10 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @MohaaHuseen-uo6qm
    @MohaaHuseen-uo6qm ปีที่แล้ว

    M a