SUMAYA IYO 15KA SU'AAL| 2024|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ค. 2024
  • WAREYSI GAAR AH QARNI STUDIO & SUMAYA
    ---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    FADLAN QARNI STUDIO SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    • ASAD QARNI | DHAQAALEY...
    WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KAREYSA OUR SOCIAL MEDIA :
    ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    Instagram: asad_qarni...
    Snapchat: / asadqarni
    Facebook: goo.gl/70aAfJ
    TikTok: vm.tiktok.com/ZM8KVmsBF/
    ---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    HargeisaIfraax TolmoonIsmaaciil aarkaSomaliSomali tiktok liveXidigaha geeskaXidigaha geeska 2022hees cusubhees cusub 2022heesoilkacase qays hees cusub 2021khadar keeyow daljirkhadar keeyow hees cusub gooxa 2016nimcaan hilaac 2021 milgosomali tiktoksomaliasomalilandwaqal studioxamdi bilan 2021xidigaha geeskagulled simpa somali
    #somalimusic #qarnistudio #xabsi #Somalimusic #somalimusic #aroos #jaceyl #guurka #jaceyl #somaliwedding #somalimusic #hargeisa #ciyaaraha #afsomali #fanproj #fanaan
  • เพลง

ความคิดเห็น • 186

  • @farhiyajelle5134
    @farhiyajelle5134 หลายเดือนก่อน +81

    Walaal sumaya timahaaga waa cowra ee Rabbigaa kacabsee kaqari ajaanibta timahaaga ogow cidi aan muxrim kuu aheynba waa ajaanib

    • @Adeshchanal1223
      @Adeshchanal1223 หลายเดือนก่อน +2

      Waa run taa wall ❤❤

    • @fatumaali1463
      @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน +1

      جزاك الله

    • @user-zr2uz3qd5r
      @user-zr2uz3qd5r 24 วันที่ผ่านมา

      Kan iyadu ma le ee keda ku wayidi adi

  • @AyaanHassan-je3uj
    @AyaanHassan-je3uj 28 วันที่ผ่านมา +5

    Assad walaal qof aan astuurneen interview ha qaadiin huno. Ilaahay ka cabsaada, waxaan aduun. Life is too short.

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 หลายเดือนก่อน +10

    Sumayo qurux Masha Allah laakin is astur ay quruxdaada usaaido Masha Allah asd qarni adiguna guuleyso❤❤

  • @timacaddechannel6602
    @timacaddechannel6602 หลายเดือนก่อน +12

    Walal kuwa kula qosla kula farxa kaliya waa aduunka ee god 2 miter ah ayaad kaligaa geli doontaa ee fadlan tinta asturo iyo dhamaan xubnahaada Qurxane Alle kuugu deeqay waa amaano dhamaaan Alle kuu dhiibtay.
    Mahadsanid

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 หลายเดือนก่อน +9

    Sumayo wan kutagera is astur qaali quruxda noqari horana usoco

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 หลายเดือนก่อน +9

    Haa waa sax hore oga soco wixi hore e dhacay😊

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน +6

    Kibir ilaahay baa iska leh nin kibir sheegtay waa doqon

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille 2 วันที่ผ่านมา

    Waa runteed su aasha ugu danbaysa waan la qabaa ninmanka qanciya naagaha kale aad u nebcahay

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 หลายเดือนก่อน +5

    Man sha allah Sumaya ❤️

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 หลายเดือนก่อน +13

    202 waxa laga joga 2022 sano ma badno cimri dheer iyo caafimad allah ku siiyo maamo.❤❤❤❤😊😊

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 หลายเดือนก่อน +2

    Wa salamaya sumaya iyo qarni media ba ❤❤👍

  • @siisocoofficial
    @siisocoofficial หลายเดือนก่อน

    Keep going walalka 👏👏

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 หลายเดือนก่อน +2

    Qarni studio❤❤

  • @user-uy5gi6qz4z
    @user-uy5gi6qz4z หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 หลายเดือนก่อน +7

    Ilahow ey isku labtaa lii iyo Sumeyo waan isla jeclahay we

  • @samiaolhayeh4432
    @samiaolhayeh4432 หลายเดือนก่อน +4

    Hi qarni studio from Djibouti

    • @hamzeramos4235
      @hamzeramos4235 หลายเดือนก่อน

      Hi wll from Djibouti 🇩🇯 ausi

  • @Udgoon754
    @Udgoon754 หลายเดือนก่อน +3

    Sumaya dabecadaha waan iskalenahy badankood🥰 allhu mabarik sis

  • @Ina_Apdirizak
    @Ina_Apdirizak หลายเดือนก่อน +5

    Ninkan waa legend 😂❤waa noo hdley

  • @Amiinzimba24
    @Amiinzimba24 หลายเดือนก่อน +4

    Shabalaala soo qabo qarni studio🙏

  • @ohetsennesteho8843
    @ohetsennesteho8843 หลายเดือนก่อน

    thanks wll

  • @abdiahmed8301
    @abdiahmed8301 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha waw buuraty mana kuquruxbadana cayilka

  • @ilwaddhemanosman2305
    @ilwaddhemanosman2305 28 วันที่ผ่านมา +2

    asad qarni adiga halakuu waydiyo 15ka su all

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 หลายเดือนก่อน +2

    Sumayaaaaa happy ❤

  • @liibanosman1140
    @liibanosman1140 19 วันที่ผ่านมา

    Shabalala soo qabo sxb

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 หลายเดือนก่อน +3

    Acuudu bilaaah sheydaan afweeen see u ekthy

  • @XassanXabiibHassanHabiib-qk2jl
    @XassanXabiibHassanHabiib-qk2jl หลายเดือนก่อน +2

    ASC sxb Qaliya Asad Qarni Wn Ku Salamay Adi Iyo Martida Barnaamijkaaga
    Ok Wxn Wedinayaa Mudanaha Ama marwada
    JACAYLKIISA UGU HOREEYEY WAKHTIGE BUU AHAA MAHADSANID

  • @user-ns3hi3nh1m
    @user-ns3hi3nh1m หลายเดือนก่อน +2

    Allow na astur

  • @MahamedYaasir
    @MahamedYaasir 18 วันที่ผ่านมา

    Waxba lama shegshego sanadkan casharkasaa barta sumayo qof wax badan og wax masheg shego horay usoco abaayo m a wn ku tageraa qali from xamar cadey ❤❤❤🎉🎉

  • @FatimaMohamed-fh9tx
    @FatimaMohamed-fh9tx หลายเดือนก่อน +2

    SumiiiiiiH❤

  • @ahmedhuud6-eb8dn
    @ahmedhuud6-eb8dn หลายเดือนก่อน +3

    Sumayo walalo waa ladimanaa adunka lagu wari maye timaha qarso dumarka timaha ogu cowra badan wllhi

  • @KhadraMaxamedmaxamuud
    @KhadraMaxamedmaxamuud หลายเดือนก่อน +3

    Asxapey balantena wa 1m Omar official 🎉

  • @user-xl2iv3ui1g
    @user-xl2iv3ui1g 28 วันที่ผ่านมา +1

    M.a allaha isku kin dayo adi iyo gabadhada

  • @ahmedhonest32
    @ahmedhonest32 หลายเดือนก่อน +2

    Shabalala next kasodhig

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 หลายเดือนก่อน +14

    Maxamed barstamol so qabo wll.

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 หลายเดือนก่อน +2

    Next shabalala sual nagada dhex guuxaysa aniga iso dhaman intan tagerta ama ku xidhan waxan noogu waydisay wllo asad qarniyow sababtan uu iskaga dhafay falanqeynta ciyarhah❤🙏

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน +4

    Sumayo way ogtahay timaha inay cowro tahay lkn qofkasta qumanihiisa qoorta ugu jira shaydaan ayaa u qurxiyay وزين لهم الشيطان الأعمالهم

  • @HamdiMaxamud-tl5rt
    @HamdiMaxamud-tl5rt หลายเดือนก่อน +5

    Walahi anyone sumayo iku dabeecad banahay Nayaa ban aduunku uNibcahay

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 หลายเดือนก่อน +6

    Sumayo horta ma jirjirolaa iyadoo caato ah baa maanta arkee bari iyadoo cayilan yaan 😂😂😂 m.a quruxley tahay ❤❤

    • @user-tv7ym3vd6x
      @user-tv7ym3vd6x หลายเดือนก่อน

      Wlhi aniga niyada kalaha

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 หลายเดือนก่อน

      Balyo iyo bas isku barbarisa ilaa cayil qasab lagu keeny mahan wax si jiro

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 หลายเดือนก่อน +5

    Asc aniga sharma boy iyo Sumaya way idhaafeen ee ciddii aankaadalbaday waawali Ilkacase qays waaye Su,aashayduna waatan waligaa jacayldartiis ma,u,il,may,say?
    Waamarkii 2aad eenkaacodsado
    Thanks barnaamijkaaga waan kahelaa.

  • @Hana-997
    @Hana-997 หลายเดือนก่อน

    Sumaya wiil meel aad ku wada dhalateen markan nasiib sii, dadku kala dagmo kala dhaqan kala af . Bonne chance ma soeur 😘

  • @AmaZom-ey8yf
    @AmaZom-ey8yf หลายเดือนก่อน

    Mashallah sumayo finally get same weight 👌congratulations sumayo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน +4

    Sharafey waxa ku hor fadhiya nin waxa ku sugeysa waa xisaab timaha qari gabadh kasta tin way leedahay ragana waa kaa xaaram intaa dahan caqli miidhan baa tahaye

  • @ilwaddhemanosman2305
    @ilwaddhemanosman2305 28 วันที่ผ่านมา +1

    nabigenaa muxamed kusaliya SCW 😢

  • @cqani2362
    @cqani2362 หลายเดือนก่อน +1

    Next Happy Ahmed please 🙏

    • @mahizey22
      @mahizey22 หลายเดือนก่อน +1

      happy ahmed americ majeyjogtaa marka seelo so fariisin rabaa mesha

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน

    Heeeeey 😂😂😂😂
    Waa asalkii iyo jabuuti

  • @user-gk6ho4us9o
    @user-gk6ho4us9o หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sumayo qurux 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @somaliahanolaato723
    @somaliahanolaato723 หลายเดือนก่อน

    Maxamed prastimool soo qabo please

  • @ShukriCali-sp9xq
    @ShukriCali-sp9xq หลายเดือนก่อน

    Timaha asturo abaayo

  • @ekranlina9682
    @ekranlina9682 หลายเดือนก่อน +2

    Paristimol

  • @zahraibrahim2871
    @zahraibrahim2871 18 วันที่ผ่านมา

    Soumaya dalkaaga hooyo🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wan in timaada qaali wan ku xiisnay

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 หลายเดือนก่อน

    Uf uf uf

  • @najma8198
    @najma8198 หลายเดือนก่อน +3

    Sulsaan seraar soo qabo asad qaran

  • @hassanahmed7864
    @hassanahmed7864 หลายเดือนก่อน +3

    Qof igu qali ah aya i siyay wey dhihi karta lkn uma qurto danyer aya i siyay ayay u qurtey waxada ina haysato so ma dhanto inti danyer lugu masali laha

    • @Hana-997
      @Hana-997 หลายเดือนก่อน

      Qof cadhoonaya oo dhib tirsanaya weeyaan ee ha u fiirsan.

  • @user-nl1cx5ie9i
    @user-nl1cx5ie9i 24 วันที่ผ่านมา

    Hodan waxa waydisa imisa caruur baa dhashay😊

  • @ssh1898
    @ssh1898 หลายเดือนก่อน +51

    Please tell her to cover her hair

    • @fatimamohamed2724
      @fatimamohamed2724 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤

    • @haniabdi7963
      @haniabdi7963 หลายเดือนก่อน

      😊

    • @suhaybalijama
      @suhaybalijama หลายเดือนก่อน +1

      That's true

    • @s0urbugz837
      @s0urbugz837 หลายเดือนก่อน +4

      I think she knows what proper Hajip is , she just does not want it , so guy telling her won’t make a difference.

    • @YaminaMe
      @YaminaMe หลายเดือนก่อน +2

      Just mind your OWN business!!!!

  • @BalqisAbdirahmaan
    @BalqisAbdirahmaan หลายเดือนก่อน +3

    Ma ceeba 22yer may dhehdo

  • @user-pb1ug6on6w
    @user-pb1ug6on6w หลายเดือนก่อน

    Shabalaala soo qabo

  • @Deeqabdikariim
    @Deeqabdikariim หลายเดือนก่อน +1

    Asad qarni waxaa weediisaa qofkaas kubada cagta kooxdee taageeraa weliba premier league ga thanks 😂

  • @khadarhayi1975
    @khadarhayi1975 หลายเดือนก่อน

    SULDAAN SEERAAR U YEEDH USTAAD

  • @ekranlina9682
    @ekranlina9682 หลายเดือนก่อน +4

    Pristimool soo qapo

  • @amalaxmed
    @amalaxmed หลายเดือนก่อน

    Sumayo qurux allow ku dhowr

  • @haliabdirahman6228
    @haliabdirahman6228 หลายเดือนก่อน

    Waa salaanay adi iyo sumayo

  • @fatumalul2046
    @fatumalul2046 หลายเดือนก่อน +8

    Abayo hijabo..... fear God

    • @Malyuncabdixashi
      @Malyuncabdixashi หลายเดือนก่อน

      Sax abaayo waakugu racsanahay😊

  • @user-sc7pu9ro4o
    @user-sc7pu9ro4o หลายเดือนก่อน +2

    Sxbow iga gaarsii walashyda sumayo madaxa ha doobalto tani wa adduun wa laga tagaa,xisaab aya dambeeso.

  • @sakariyejabriil9157
    @sakariyejabriil9157 หลายเดือนก่อน +6

    asd timaha iska qari ku dheh

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 หลายเดือนก่อน

    M
    A

  • @Cicasiisdaauudcabdi
    @Cicasiisdaauudcabdi หลายเดือนก่อน

    Suldaan seerar

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 หลายเดือนก่อน

    Allah baa kibir u sugnaaday.

  • @Luul_Ally
    @Luul_Ally หลายเดือนก่อน +1

    Suaalahani badankoodi waa personal mana qurxoona in dadka sidaas noloshda loogu dhadhaco

  • @CabdulaahiMaxamed-vm3xc
    @CabdulaahiMaxamed-vm3xc หลายเดือนก่อน

    Zxp asadow mar horena wan ku sheegay ee next waxaad soo fadhisisaa guleed simba waa iga codsi zxp

  • @Sagalali2
    @Sagalali2 หลายเดือนก่อน

    Pls mohamed parcetemole

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi หลายเดือนก่อน

    Aqas

  • @fatimanour2425
    @fatimanour2425 หลายเดือนก่อน +1

    Isku dabecad baa nahy nayaa kalmad wanaagsan maaha

  • @hamdijama7680
    @hamdijama7680 27 วันที่ผ่านมา

    Waji wayn iyo qanje buuruuran qabo qurxanee maxaykufalaysaa waxaanoo barar aha qoftu

  • @negeeyestudio.5925
    @negeeyestudio.5925 หลายเดือนก่อน +2

    Locato awalba prank bay jilayeen😅

  • @user-me5xu9gd1g
    @user-me5xu9gd1g 24 วันที่ผ่านมา

    Sumeyo is astur abaayo wiilka ad hur fadhido Kuma qabo kulama dhalan kuma dhalin ajnabi aya kala tihiin ajasha Mel ma Jirto 😢

  • @MohamedshiiraayOsman
    @MohamedshiiraayOsman หลายเดือนก่อน +2

    Qoftaas aniga jecashay lkn I'm heleyso dooqaad waan ahay

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅

  • @MohamudMohamed-bl4ov
    @MohamudMohamed-bl4ov หลายเดือนก่อน

    Sumayo plz abyo wxn ku weydina iso jwb😢

  • @CaashoHaji
    @CaashoHaji หลายเดือนก่อน +2

    Gabdho waxa lesku cayiliyo cudur lagaqada ogaada korka sidu u bararayo jirka gudahisane wuu barara kadib kilya xanun is cayilin iscadrys haleska johito

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 29 วันที่ผ่านมา

    Waji weyn iyo gacmo baasto ah 😂😂

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp หลายเดือนก่อน +5

    samayo waa geber aan jeclahy lkn midey ku qaldantaha jirta wexey dhahday raga waxan jeclahy dumarka ka dhowrson waa run nag walbaa jecel kas lkn adi maxaa sameysaa abayo malintan ku baranay wilaa ku qabay aan kugu baranay ilaa hada ragu kuma kala socno nin walba wad cal sari marka abayo yaa kuu dhowrsananaya adoo dumara aba celcelisehe runta aan isku shegnee dhowrsananta adi iskasoo bilaw ceb miyaa

    • @Qa.70
      @Qa.70 หลายเดือนก่อน

      Eeg kay la fadhiso shanta usiineyso sida iney sxbteed la fadhiso waxaa rabtid adiga ahoow kow kadib qof saas ah waa helee

  • @user-zr2uz3qd5r
    @user-zr2uz3qd5r 24 วันที่ผ่านมา

    Anina wan aminsanahayi 202

  • @hibomuxumad9359
    @hibomuxumad9359 หลายเดือนก่อน

    Mumaya wafarid asad qali

  • @user-zj3tl9hw9s
    @user-zj3tl9hw9s หลายเดือนก่อน

    Asc asad qarni next deeqa bilan kaso dhig o weydi ayada io maserka sida e isku yihin madama an firsade ruwayad e daheyso warya beerka nagtas in an qurac kaga dhigo miya rabta io hees ey daheyso naya ninkeyga idaa . Love her from Gariisa cadey guri jano plz deeqa sing with dalmar yare wali hees celis ah heesti Ahmed cali cigal io faduma kahin mandeeq❤

  • @salmaanaden8291
    @salmaanaden8291 หลายเดือนก่อน +1

    America age waaye 😂 come on

  • @abdiwaliiman2933
    @abdiwaliiman2933 หลายเดือนก่อน +1

    Kabta xaaji soo qabo sxb

  • @user-rf9le4lo8x
    @user-rf9le4lo8x 29 วันที่ผ่านมา

    Waxad weydisa qofka xiga waliga qof xirir kala dhaxeyo lagac maka qaday wliga nin lacag maka qaday ama nag😊

  • @ShamsoGuutaale
    @ShamsoGuutaale หลายเดือนก่อน

    Sumayo.cadeey

  • @NafisaQurux143
    @NafisaQurux143 หลายเดือนก่อน +2

    Asad ilaa weligay wanku jeclaa bro 😢wax ila qabo

    • @ahlamomar6129
      @ahlamomar6129 หลายเดือนก่อน

      Walhi aduunka Ayaa been u Shegeya gawdhaan qof toosan wxuu helaa qof qoftosan lkn iyda maba toosney allh haso haso hanuuniyo

  • @carawaynmedia
    @carawaynmedia หลายเดือนก่อน

    Hhh naaya sumaya xitaa hadaan kaa soo hor baxo waan ku dhahaa

  • @user-py8ko2hx4o
    @user-py8ko2hx4o หลายเดือนก่อน

    Sumayo liicato isku laabta please

  • @mumtazqurux8814
    @mumtazqurux8814 หลายเดือนก่อน

    Asad qarni balanta sharma boy ka qaaday away 2sual lagu weydinay maxaa ugu so dari weysay balanta ma sahlano wll

  • @sabaaxibrahimhussein8729
    @sabaaxibrahimhussein8729 หลายเดือนก่อน

    59k views 30k subscrib macquul miyaaaa

  • @FaizaQowdhan-zt3hy
    @FaizaQowdhan-zt3hy หลายเดือนก่อน

    Qofka xiga asma waxaad wadisaa wligaa qof aadbu jeclty

  • @ShukriAbdi-bq1hq
    @ShukriAbdi-bq1hq หลายเดือนก่อน

    Ilkacase so qaabo

  • @ilwaddhemanosman2305
    @ilwaddhemanosman2305 หลายเดือนก่อน

    Maxkamadii QARNI Studio Cadaalad Waye 0:21

  • @hawadahir8035
    @hawadahir8035 หลายเดือนก่อน +1

    Qoladinan marba filin bad bilawdan hadane madhameysan
    Kii hada Tiina ay kujirtay away xagu kudambeyey 🤔🤔🤔

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo timaha qarso cowraa waye Allah kabaq

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 หลายเดือนก่อน +4

    Wixi ayay hadana cuntay waatan wajiga ka bararte😂😂

    • @KumulaIa
      @KumulaIa หลายเดือนก่อน +1

      Kkkk😂😂😂

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน +1

      Salaam Alaykuma waxay waxan Ay cunaan habalahu imika Eey ku naaxan Ama ku caylaan ma daawadii pecepower baa Anigu ba caatan a hayoo lakiin ilaahay baanka magan galay daawo laysku naaxiyo si dabiiciya mooye😢😮

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 หลายเดือนก่อน

      @@hodanibrahin1569 ma.garanayo qoftan waxay cunto kobciyana dadka sida uma gale😂😂