Anigu waxan ka soo shaqeeyay Masaxaad Lakiin Hada. Hibaaq Gobaad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 356

  • @umuabdalllah4475
    @umuabdalllah4475 8 หลายเดือนก่อน +69

    m.a aad ban uga helay markay tidhi saliga nabiga ku carara alle haku xifdiyo wllo

    • @KhadraAbdikarim
      @KhadraAbdikarim 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wllo alle fanka ha kaa madoobeyo dee duco balaadhan😂😂❤

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 8 หลายเดือนก่อน +17

    Mansha allah tabaarakalah hibaaq gobaad magacu ciyaar ciyaar ugumu bixin qofkii ubixiyay wuu la helay qurux iyo karti iyo caqli iyo wanaag ayuu alle udhameyay mansha allh alle haw siyaadiyo❤❤❤❤

  • @SaedahIbrahem
    @SaedahIbrahem 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashall Hibaaq Thankay abayo ❤❤

  • @siradm
    @siradm 8 หลายเดือนก่อน +41

    Hooyanimadu waa wax qurux badan oo Ilaahay swt bixiyo hambalyo ayaan lee yahay walaashay maasha Allaah.

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 8 หลายเดือนก่อน +30

    Hibaaq gobaad waa wada maskax soconayaa mansh allah

  • @asmaali1077
    @asmaali1077 8 หลายเดือนก่อน +13

    Hibaaq Gobaad hibaaq yuusuf cabdi gob nasab gabadha kaliye qurux karti fariid nimo dabecad dulqad adeecid wanag sharaf alle isugu daray alle haku xiftiyo inder qali quruxey sharaf iyo karamo korkaga qiimo badaney 🎉❤❤❤❤❤❤

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 8 หลายเดือนก่อน +13

    Masha allaah hibaq gobaad waba gobad magacu uu u qalma inantu degana qurux iyo deganan iyo caqli baay isku darsatay masha allaah allaah ha ku xafiido reer kana ha ku barakeeyo ubad kale allaah ha ku siiyo inantada allaah ha ku barakeeyo ubadkad haysana allaah ha barakeeyo aamiin aamiin hibaaq quruxeey❤❤❤😘😘😘🌹🌹🌹

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 8 หลายเดือนก่อน +36

    Mashallah Tabarakallah Hibaaq wallahi waa fariid geesiyada Ilaahay reerkeeda how xiftiyo❤🎉❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah. Gabadh degen. Fanku Kheyr badan malaha. Allah diinta si wacan hakuugu xidho. Ku xidhnow Sheekh Nasiibo sidaa aad ugu xidhantey.

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 8 หลายเดือนก่อน +41

    Hibaaq waa inan sharafleh geesiyada Karti badan wll nolow adiga iyo Masha yarna frxdkunolada❤

  • @AbdiwahabAbdullahi-s6e
    @AbdiwahabAbdullahi-s6e 8 หลายเดือนก่อน +2

    Gobonimadiyoo gabar ah waxaa is weydiin jiray sxptinimada inta la.eg ee kala dhaxeyso fanaaniinta qaarkeed hibaaq waxey astaan u tahay wanaaga waxeyna ka danbeysaa kuwa dhifka ah nooceedo kale ah ee manta dunida nala joogo walal cimriga alle haku barakeyo cafimadna eebe hakugu arzaqo

  • @umuxuseendeeq4134
    @umuxuseendeeq4134 8 หลายเดือนก่อน +34

    Sagaley qaabka waraysiga iska hagaaji oo soo diyaarso qaabka suaalaha kala daadsanan baa ka muuqda barnaamijka

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 8 หลายเดือนก่อน +7

    MashaALLAH ha xishoon Hibaaq hambalyo dadkeena baryaada ayay jecelyihiin shaqada se majecla taasi ayaa kentaay oromada inaay dalkii ka soo buxsamaan

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 8 หลายเดือนก่อน +8

    Man Sha Allah guulayso hibaaq gobaad allah ha ku xifdiyo aamiin

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 8 หลายเดือนก่อน +4

    Maashallah Tabarakallah hadal wanaagsan ,daganaan iyo waliba urur sanaan Allaha ku barakeeyo ❤🔥🌹

  • @Farax-rb3dd
    @Farax-rb3dd 8 หลายเดือนก่อน +10

    Gobolada dalka o dhanbanu wada sugyna ind ka furto ana ganacsiga rabi hay barakeyo inan gaadho mesha mnta mel kasreyso ayan rajynaya ❤

    • @BintiAwilbuqaaBuqaa
      @BintiAwilbuqaaBuqaa 5 หลายเดือนก่อน

      maasha alaah walaahi waa wacdi galin,❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 28:53

  • @FardawsMaxamed-f7v
    @FardawsMaxamed-f7v 8 หลายเดือนก่อน +11

    Hibaaq waa runteed anba wn kasoo shaqeeyey intey sheegtey lkn nolosha wax wlba aad soo qabto ugu danbeyn wd guuleysaney

  • @ubahali605
    @ubahali605 8 หลายเดือนก่อน +7

    Hibaaq sharafbadaneey alle haku sharfo wll hablaha maanta social media kujira kuwa ugu dhawrsan ee ugu degan ee ugu wanaagsanbaas kujirtaa
    Love you qli waxkudhiba alle kuma tuso❤❤

  • @Farxiya-z6g
    @Farxiya-z6g 8 หลายเดือนก่อน +13

    Mnsha allah arinka caruurta inla ilaaliyo waa mihiim caruuraha aad korinayso ee aadan dhalin sida kuwaaga ukori waaa talo wanaagsan

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 8 หลายเดือนก่อน +13

    Hibaaq waan Taageraa I from ogaadeen to America 🇺🇸 ❤❤❤❤🌹🌷

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 8 หลายเดือนก่อน +7

    Hibaaq gobaad Mashaa Alaah gobtu waa gob goor iyo ayaan gu‘a iyo jilalba. Waad dadashay. Hambalyo quruxeey🙏👏🏻

  • @laylahassan4342
    @laylahassan4342 7 หลายเดือนก่อน +3

    Walalhi waa gabadh aan aad uga helay alaha barakeeyo m,a❤😊

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 8 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah Ilahay Caqliga Haku Barakeeyo Wllo Sidoo Kale Ilahay Reerkaga Iyo Inantada yarna Ilahay Ha Ku Barakeeyo 🤲

  • @muwahipmahamed438
    @muwahipmahamed438 8 หลายเดือนก่อน +9

    Wanaagu isma qariyo qofka magaca ubixiyy gobad magacedi bu uxulay❤

  • @kadra825
    @kadra825 8 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم الصوماليلاندر اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 💚🤍❤️💚🤍❤️💖💝❤️💝🎉🎉🎉🥳💐🌹🌺💞💨💓😍☘️🥰🥰😘🙏🎉👏💝❤️💖💚🤍❤️Masha Allah qali quruxo hibaq gobad inolow iintay noloshu jirto gobweyan wanukujecel nahay qali thank you so much sister happy long life iinsha Allah qali quruxo hibaq gobad 🎉❤🎉❤ saxafiyadana wansalmaya Sagal guure thanks qali 🎉❤🎉salan sar dadkaygi dalkaygii waxan iidiinka sosalamaya Australia 🌏🦘🎉❤

  • @HodanCiise-tl3yu
    @HodanCiise-tl3yu 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah hibaaq kaaba il iyo cawriba Allah aka ilaliho aamin aamin aamin

  • @siradmuse2138
    @siradmuse2138 8 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉Mansha Allah tabarakallaah illahay haku xiftiyo ❤❤❤Hibaaq ❤❤❤gobaad ❤❤magaceeda ayaa uhirgalay jamcaale wllhi qof Qaaliyu hantiyey isku waara inta Nolali jirto ❤❤❤I love ❤️ you Hibaaq ❤❤❤from ❤❤mj ❤

  • @hamdaali5964
    @hamdaali5964 8 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allh hobaaq waa inaan aad uwangsan oo fariidnimo iyo qurux illahay isugu daray ❤

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 8 หลายเดือนก่อน +4

    Masha'Allah waa inan karti iyo akhlaaq leh. Alle haxafido ❤❤❤❤❤

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah hibaaq gobaad waa gob xaqiiqdina qalbiyan ayaan inantaas ujeclahay dar ilaahay waliba❤❤❤❤❤❤❤❤❤ farxadaadu ha waarto quruxeeey

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 8 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah hibaq goobada waa fariid yar Allaha haku xafido ❤❤❤❤

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 8 หลายเดือนก่อน +16

    Ninku markuu gabadha furo caruurtana wuu la furaa
    Absolutely agreed

    • @AmranMaygaag-ud8uq
      @AmranMaygaag-ud8uq 8 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely waa wax run ah

    • @HahaHuhu-be8ir
      @HahaHuhu-be8ir 8 หลายเดือนก่อน

      Dee laakiin waa arrin qaldan bulshaduna inay ogolaato Maaha diintuna siday Inna fartay in la isku xukumo weeyi

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 8 หลายเดือนก่อน +5

    salaansare weriye sare ina guure media keep going wallal from buuhoodle garaad sare

    • @FaraxIkram
      @FaraxIkram 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 8 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Sharaf laba Gabdhood oo Qiimo badan baa is waraysanaya Allah ha idin xafido,Ilaahay wax xun idinma Tuso inshaallah You are Amazing Umm Abbas USA

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 8 หลายเดือนก่อน +10

    Hibaaq Gobaad fariideydii♥️👑

  • @Mohamed-l7d3j
    @Mohamed-l7d3j 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah wl shaqo waa sharaf intay hablaha qaarna ninjeebkiisa ku xisaabtamaan waxay midigtaatu tabcataa maydha gaajada macaluulna waxba kaama taro maalaguu guray

  • @hanacabdi9965
    @hanacabdi9965 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hibaaq gobaad waa inan karti badan nolosha mid kasii saraysa urajeynayaa reerkedana Allah ha ubarakeyo ❤❤❤

  • @UbaxAbdihashi
    @UbaxAbdihashi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah hibaaq waa gabar kudayasho mudan ilahy haku xifdiyo wlle ❤❤❤❤

  • @Larasamira1
    @Larasamira1 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sagal schoolki saxafada dib ugu laabo ama adigu isku laabo even TH-camr saan wax uma waraysto #Hibaaq 🫅🏾❤️

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 8 หลายเดือนก่อน +4

    Hibaaq gobaad waa gabadh karti badan oo nafteeda daacad uu ah❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allaaah walalo qali marwo hibaaq gabaad waa marwo qaliya gules qali❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉I love you so much my queen sister ♥️ ❤️ 💖

  • @Nuuradiinapdirahman
    @Nuuradiinapdirahman 8 หลายเดือนก่อน +2

    ALaah wllo hibaaq waraysiga dhiri galin ayu noqoday wllhi❤

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi way dadashey alle ayaa ayaa nabsi bax qofkasta oo nolosha soo silca ayaa alle. Wax siiya alle ayan ana ka baryaya shaqo vcn ha isiyo walshyna ha u siyadiy0

  • @MohaYusuf-gg7sp
    @MohaYusuf-gg7sp 8 หลายเดือนก่อน +5

    Hinaaq gobaad waaa gabar qalbi wanaagsan Allah xafido ❤❤

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 8 หลายเดือนก่อน +20

    Gabar gob ah oo qaali ah manshallah 👑👑👑from Puntland

  • @laylamaxamed6189
    @laylamaxamed6189 8 หลายเดือนก่อน

    Manshallah hibaaq inay gabadh adagtahay waan ogaa guuul intaa kabadan ayaan kuu rsjaynayaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Tabarakallah Hibaaq wallahi waa fariid geesiyada Ilaahay reerkeeda how xiftiyo.. from saylac city

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah gabadhan yar wa fariid geesiyad sharaf leh nolol dumashi

  • @NafisoMaxmuud
    @NafisoMaxmuud 8 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga hada kashaqeya masacad waxa rajeynaya ina.mar uun heer gaadho oo aan wadan dibadisa aado i.n

    • @deeqaluul2009
      @deeqaluul2009 8 หลายเดือนก่อน

      Waan kugu hambalyeynayaa

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed 8 หลายเดือนก่อน

    Man shallah man shallah allah ku xifdiyo wlle hibaaq idiyo reerkagab io mansha yre allah idin barakeeyo wlhy waxaatahay qof karti badan keep going wlle qali

  • @deeqagopey1580
    @deeqagopey1580 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan maqli jiray dawac geed ku waregtay baqti saran yhay markay gadhi wayday bay tidhi uf oo wu so uryaye hattan nagahan io nimankan ina yusuf cabdi an gadhayne cayay bal eg ader camal yesha waa nag si kasta ba alle u dhamays tiray taniye hibaaq san u jecelhy alle haw jeclad0❤

  • @Raaqiyariyaaq
    @Raaqiyariyaaq 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hibaaq waa gabadh karti badaNn❤

  • @zuhuuribrahim9090
    @zuhuuribrahim9090 7 หลายเดือนก่อน +2

    Indhahayga ilmaa isku soo taagtay markay tidhi guryaan ka soo shaqeeyay waayo waxay dhiiri galinaysaa dhalinyarada waayo baryada waxa ka fiican inuu qufku noqdo qof wax tara ee aanu noqonqof baryootama.

  • @kadra825
    @kadra825 8 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك يا رسول الله 💗💖❤️🤍💚❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚

  • @NimcoHassan-j4m
    @NimcoHassan-j4m 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo ❤❤❤

  • @HoodoMohamed-p9k
    @HoodoMohamed-p9k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsh allh hipaq wa gabadh akhlaq iyo aqli iyo qalbi Wang isku darsaty

  • @farax6361
    @farax6361 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi waan arkay dhibaatada oo dhan macalimad ayaan ahaa waxan arkay aayo ilmihii ninkeedu dhalay dhibaataysay dumarow caruurta dayac tira

  • @SuhaybU
    @SuhaybU 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalah keep going sister hibaaq❤❤

  • @MohamedQalbiabdulahi
    @MohamedQalbiabdulahi 8 หลายเดือนก่อน

    Waaw m.a hibaq gobad gabar caqli badan aragti dher leh ilaahay haku amansado wllo❤

  • @MohamedDaahir-n2v
    @MohamedDaahir-n2v 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gobaad gob iyo nasab baa tahay alle haku barakeeyo wll

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 8 หลายเดือนก่อน +2

    Keeping wll naag adag aya tahay, guulayso labada daaroodba.❤

  • @cashacabdlahi1145
    @cashacabdlahi1145 8 หลายเดือนก่อน

    Mnsh alh ale haku xifdiyo qli wllhy wn jeclahay

  • @HafzaBarre
    @HafzaBarre 8 หลายเดือนก่อน

    M.nzha Allah hibaaq wa gob
    Allaah haku xifdiyo wlzhy❤

  • @lecker-m7m
    @lecker-m7m 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sagal guure wllo hore uu soco sikhas ayaa uxiiseya barma njikaga aqoon kumalahi lakin waxaadtahay qofka kaliya

  • @maxamedhaype5462
    @maxamedhaype5462 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hibaaq wlhi waxad tahay qof qalbi wacan guulayso sister ❤❤❤❤❤

    • @ShukriCali-d1j
      @ShukriCali-d1j 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😮😅😅😅😅😅 20:28 20:29 20:29 20:31 20:31 😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤

  • @ZalmaAhmed-fl2kg
    @ZalmaAhmed-fl2kg 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hipaaq qof aqli iyo qurux iyo faridnimo waxwalbo fcn isku darsatay hno aad ban ku jecely allah hayka daayo ❤❤😂😮😅😊

  • @nimcoyareey9410
    @nimcoyareey9410 8 หลายเดือนก่อน

    mansha alaah ilahy ha ku xafido wllshy qali dumaray

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 8 หลายเดือนก่อน

    Hibaaq gobaad❤❤❤ magac bilaash looguma bixin. Mansha allah

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh 6 หลายเดือนก่อน

    Aduunka waxan ugu jecelhy inan jilaa noqdo anan soo ban dhigo hibada alle isiyay allaw marun isii

  • @RoodamaxamedAadan
    @RoodamaxamedAadan 5 หลายเดือนก่อน

    ma shaAALH ❤❤❤🎉noloshaydii

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 8 หลายเดือนก่อน +2

    Shaqaa sharafle shaxadbaa ceeba waxa jira dadka qaar madaxa oo ahaan jiray washmaam haa baryadu ma fiicna waxaaga ayaa la bismilaysataa

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah tabarakallah hablaayagii hore u socda.

  • @ahmednuur10
    @ahmednuur10 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hibaaq Xurmo wlee 3 naagood ayaad u dhigan taa 26:01, horu u soco gacaloy😊 idam alle.

  • @Muna-op6oz
    @Muna-op6oz 8 หลายเดือนก่อน

    Mnshallah Mnshallah huno mcney allah kuxiftiyo

  • @BoqoradaCodka
    @BoqoradaCodka 8 หลายเดือนก่อน

    Alleh haku xiftiyo wllo ❤m.a

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 8 หลายเดือนก่อน

    mansha allah hibaaq gobaad iyo sagal guure habla qaaliya ❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ma sha alla hibaagobaad wa gob ❤❤❤👍💋

  • @Yusufabdi-bh9hx
    @Yusufabdi-bh9hx 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah❤❤❤🎉🎉🎉

  • @amaalhassan2253
    @amaalhassan2253 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jecliyaa hibaaq gobaad iyo jilinkeda wana jeclaan lahaa mar un inan la kulmo life

  • @KhadraAbdikarim
    @KhadraAbdikarim 6 หลายเดือนก่อน

    And kula taliyee fanka ka soobax❤😊❤😊

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 8 หลายเดือนก่อน +5

    hibaaq gobaad jeclee nolow wallal. from buuhoodle

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 8 หลายเดือนก่อน

      Axmedow reerku Fatwa ayuu soo saaray ee aynu hablaheena iimaansanno, hadday ayaga ku dhaleen yaanay carruurtaada dhalin, ogowna jamaahiirtu online waxaa ka soconaaya waa la soconnaa, ugu yaraan 6 sano oo xadhig ah.....!!!!!.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 8 หลายเดือนก่อน

      BISINKA, RABBIYOOW MASLAXO KHEYR LEH SOOMAALI DHEX DHIG🤲🤲🤲​@@sahalmohamed3477

  • @HindaDayabe-nq8sj
    @HindaDayabe-nq8sj 8 หลายเดือนก่อน

    Hibak gobaad dar ilahay ayaan kujeclahay geesiyad ayaatahay hore usoco walaashay

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 8 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan waa gbr aad uwanagsan Sida iga muqata fanka uma qalanto allow ka madobe

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 8 หลายเดือนก่อน

    MASHALLAH one of my favourite somali actresses ❤🎉

  • @Sirad47
    @Sirad47 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nacasnimo waxaa ah qof laxaadkiisa iyo caafimaadkisa qaba oo aan shaqaysanayn.
    Shaqaa sharafle ma shaqayste quruxmale.

  • @IdilCabdi-mk5ep
    @IdilCabdi-mk5ep 2 หลายเดือนก่อน

    M .a hibaaq gobaad gabadh wanaagsan

  • @UbaxXasan-ck6zj
    @UbaxXasan-ck6zj 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alah farxad igunolow isha alah inader qali hibaaq yusuf abdi qali dumarey💋💋💋💋

  • @aminacali-e9g
    @aminacali-e9g 8 หลายเดือนก่อน

    Talo Ahaan abayo markaad qof ka waraysanyso soo diyaarso suaalaha kadib qofka asaaskisa ama background kisa weydi kadib suaalaha kudiyaarsan weydi qali inshalah❤ guuleyso

  • @UbahAhmed-y9w
    @UbahAhmed-y9w 8 หลายเดือนก่อน +1

    masha Allah ❤❤ qaali gulayso ❤

  • @LakiAbdillahi
    @LakiAbdillahi 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hibaaq allah haku barakeeyo❤❤❤❤❤❤

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 8 หลายเดือนก่อน

    Hibaaq ducad ALLAH ha ka aqbalo AAMIIN INSHAA ALLAH.

  • @Samsam-gc6yz
    @Samsam-gc6yz 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Hibaaq waa Nasab Alle Ha ku shrfo❤

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah alaah ❤❤hablo goba gobeey liicoo hajabin ❤❤guul ku wara

  • @Niciimanalka-v9m
    @Niciimanalka-v9m 8 หลายเดือนก่อน

    ay hibaaq gubaad is not easy wallhi walle haku daayo dumashi qurux 💋💋💓💖❤❤🙌🤌

  • @LaylamahmedHassan
    @LaylamahmedHassan 8 หลายเดือนก่อน

    Masah allah wll aniagaa shaqo ubahne may helaysaa nocaydontba ha hatee

  • @maryamliban
    @maryamliban 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah fariidnimo iyo kartinimo buu rabbi kugu manaystay

  • @Ugggiie
    @Ugggiie 8 หลายเดือนก่อน

    Aad baad ugu mahadsan tahay walaashy sagal guure shakhsi ahaan kuma garanyo lkn barnaamijkaaga aad baan uga helay iyo sidaad dadka wax anfac leh ugu soo bandhigto adiguna waxaad tahay qof ku daysho mudan

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarakalah hore u soco xabibti

  • @Nahi_almashura
    @Nahi_almashura 8 หลายเดือนก่อน +2

    Naag adag💯👏🏻👏🏻👏🏻

  • @nimomohamed8849
    @nimomohamed8849 8 หลายเดือนก่อน +1

    fiidyawga waxan dhex warwrrga madax xanuun bu igu riday plz kadaya

    • @SakiMoha-qm5mi
      @SakiMoha-qm5mi 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk😂😂😂😂madaxaadu muxuu ahaa subxanallaah 😢😂😂😂