Asc abayo adi io muusegaba abayo weesada waa iskajabi saan ilaahay wuxuu noo sheegay in maxaarim teena oo kaliya salaada naga jabin sida suduga wllka io ilmaha walaala haa dhaleen io waalidinta xaga aabaha io xaga hoo yada sido kale diin teenu waa naseexo sidaas darteed sifiican u dhaxgala waayo weey balaarantahay mad habka aan heesano waa shaaficiyo manaqabto in ninka io xaaskiisu inta is taab taan hadana tukadaan sido kale raxaadista sida muslim io buqaariga laguma sheegin kuwa daciifka ah un kali ha qaadanina hana ii arkinina in aan wax qalda ah inka galayo mahad sanid wllky io wllshy
Nin ka naagtisa salad kama jebiyo hadu ka jebiyo side maxram ugu noqdaa???? Ileyn maxram waxa la yirada qof aan weysada ka jebin sida wllka adeer ka abtiga awoowaha wiil ka eedada Iyo habar yarta u tahay
Prankigooda keliyaa daawadaa kuwan lkn shekoyinkooda xitaa masoo fiiriyo😂❤
Salada wayjabtay beh😂😂😂
Ninkeda weyan kama jabiyo
Salada waa ka jabtay bahja see wax uwadaaa
Wiilashan isku galasaka ahan an raadsana kulah 😂😂😂😂😂
Ar bajah dhib badana
wa ini tabay bahjay zo arzo nayah😂
Asc abayo adi io muusegaba abayo weesada waa iskajabi saan ilaahay wuxuu noo sheegay in maxaarim teena oo kaliya salaada naga jabin sida suduga wllka io ilmaha walaala haa dhaleen io waalidinta xaga aabaha io xaga hoo yada sido kale diin teenu waa naseexo sidaas darteed sifiican u dhaxgala waayo weey balaarantahay mad habka aan heesano waa shaaficiyo manaqabto in ninka io xaaskiisu inta is taab taan hadana tukadaan sido kale raxaadista sida muslim io buqaariga laguma sheegin kuwa daciifka ah un kali ha qaadanina hana ii arkinina in aan wax qalda ah inka galayo mahad sanid wllky io wllshy
Ar Tani ma Salaad mise waa Jilliin un 😮
دع ما ير يبك إلى ما لا يريبك
Naa wll ninka hawa la siiya mar walpa ag jogA badan wu caasiye wakhti sii haku hoos marnane 😁🙏🏻
Team ka aamin san wesada leskama jebso miya ku jirtiin bisinkee 😂😂😂😂 ilahey ha idin barakeeyo bal
Malgugu nikaxi lahyn hdii owsan wayso kajewin
@@CashoibrahimCabdule-cx4lb qeb aamin san ba jirta
Bahjo waa idin tageraa lkn ninkan dharka ku yar yar iska dhaf dheh😂😂😂
Tas ya kudirsaday adi😂😂😊😊
😂😂😂😂@@xaashicabdi5772
Prankigan wu kaso fakady Miya qaladad badana ku jiro be 😂😂
Kuwan wa jecel hay prnki goog😂
Xasbunlaaah wll qali nin kaga salada waa kajabiy ee ilahy habaqa
Bahjo wll salaadaas sooceli waayo ninkaagu waysada wuukaajabiyaa ilaahay kabaq aakhiradaada unax
Quranka xagay kaga jirta?
Saxix wlhi
@@Alizia396 cilmiga so baro horta
Sax waa run waa ka jabtay walasha
Ya shegay nabiga mlaga maqleyy
Sax prank ma ahan prank la imow awalba maad dhahdin kaalaye waan is shu shuminaynaaye😂
Wah weba kajabtay wesada😂😢
Kuwan waa qaar funny ah😂🎉
Salad weka jabtay😂 naya
My la manahayga❤❤❤❤❤
Wiilashii isku calls ka ahayna wacana kulahaa alla bahjaa😂😂😅
Naa waysadii way ka japtay ninku ma wallka pa misa waa apaha
Naya wa ninkeda 😅😅😅
@@FaaisoCabdi-xq3kd hado ninkeeda yahay waysada kama japiyo miya
Team bahja ismujiya❤
Dadka is qabaa wll weysada iskama jabiyaan caadi iska dhiga
Hhhhhh halkeeh baykutaalaa cadayn ma uhaysaa
Yaab badanaa
Dadkan maxaa kasiya dad is qaba salad iskama jabiyan walalyal cdi iska dhiiga
Pills baja way ka jabtay waydaduu ee iska ilali in aad seygaga la barakaciyarto adigoo tukanayaa
Masha alh mar kasta❤sas❤ufarx❤sanad❤
Bahja dharka ciida igad nh
Saladi wa jabtaya wa iska tukane se wax yeshay na saladi wa ka jabtaya 😂😂😂😂
Waar prank caadiya ku samee ama iska daa caadi ayaanad ahyne
Naa salada weeba kaa jabtay
Asc❤❤❤❤❤❤❤
Salad way jabtay way kutaabatay
Sidan prank maha
Wah ninka wabah tabteh sideh utuke 😮😂
So ma qabo 😮💨
Hadow qabo waysada way ka jebisaa
@@CashoibrahimCabdule-cx4lb daliil Keen?
Dadka.isqabaho.salad.iskama.jabiyaan.lee.cadi.iskadhigaha
Hh kutubke ku aragte isheg bal
😂😂😂😂😂😂😂
Shekada awye
❤❤❤
Salad wayba ka jabty maxase tukaty
Nin ka naagtisa salad kama jebiyo hadu ka jebiyo side maxram ugu noqdaa???? Ileyn maxram waxa la yirada qof aan weysada ka jebin sida wllka adeer ka abtiga awoowaha wiil ka eedada Iyo habar yarta u tahay
Salaad bilaa weeysaha 🥱
❤❤❤❤❤
❤❤❤