Buurta ugu dheer - BUURTA SURUD || the highest mountain in Horn of Africa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 437

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  3 หลายเดือนก่อน +101

    Fadlan 10 kun Like iyo Share
    Salax TH-cam kiisa:
    youtube.com/@saalaxdigle?si=atBGNnP88H0t0BHg

    • @mohamednor4819
      @mohamednor4819 3 หลายเดือนก่อน +1

      Horay usoco zxp

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤ Mash'Allah master gedi sahan

    • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
      @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 หลายเดือนก่อน

      @@GeediSahan waxaad ka faaiideysataa, Godmo,niyo Cas, buuraha Shut Hight water,ka ah. Isla sanaag,100 cerigaabo

    • @xayyi3296
      @xayyi3296 3 หลายเดือนก่อน +1

      War ninku waa fanaan heestii geceeyte halkeedii boow dhigay

    • @abdiwalikhalifabdi4589
      @abdiwalikhalifabdi4589 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb away ninki odayga ahaa ee wadada idin tusay numberkisa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 หลายเดือนก่อน +62

    Buuraha Suurad Baa u Dheer Hankana Soomaalino❤❤ Xusuus gooni ah

    • @abdiaziizabdirahmann724
      @abdiaziizabdirahmann724 3 หลายเดือนก่อน

      Geedi sahano , away drone muqalka tayadisa waxaa ka maqan

  • @ayaanshire-ed9og
    @ayaanshire-ed9og 3 หลายเดือนก่อน +19

    Wn sugayay qofka ugu horeeya ee soo duubaa buurta Surad, mahadsanid Geed Sahan.

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 2 หลายเดือนก่อน +3

    M.a geedi sahan buuraha iyo quruxda Somali sheegataba wa SLN alow dhowr💚🤍❤️

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 3 หลายเดือนก่อน +41

    Wow dad gob ah iyo dhul qurux badan reer sanaag wan idin salamay adigiyo Geedi Sahanba

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  3 หลายเดือนก่อน +2

      👍🏾

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@GeediSahanhhhhhh War iska ilaali sxb yusan ku cunin shabeelku sxb

  • @Sahra881
    @Sahra881 3 หลายเดือนก่อน +24

    Waanka xumahay walahi in Somaliya dhulkaan Qurux badan leeyihiin oo eey ka faaideysan.
    In eey wadooyin u dhisaan bey aheyd si loo dalkiisa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 3 หลายเดือนก่อน +2

      Karafaataha lagu soo gaday lacagta canshuurta ama tuugsiga u kaadi horta si fiican halooga dhargo alaahu mustacaan waxaa loo baahan yahay soomaali aragti dheer ilaahey ha keeno allahuma aamiin

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 3 หลายเดือนก่อน +2

      Somalia dhulkan maleh wll iska hubi

    • @Sahra881
      @Sahra881 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@siciidcawil9894
      Yaa leh hee?

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@Sahra881 yaa leh hee ma soconeye iigu kaaley an ku shegey

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid 3 หลายเดือนก่อน +4

      ​@@Sahra881 somalia weye Ina adeer sool iyo sanaag weeye 🇸🇴🇸🇴🥰🥰

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 หลายเดือนก่อน +16

    Wllkin mxdyare oo muqadisho idinka soo salaamayo oo idin leh allow ha i idilin anigoo Sanaag soo booqan. Thank you Geedi Sahan.

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 3 หลายเดือนก่อน

      @@faisalmohamedabdulla3600 wad so booqan karta lkn maha somalia meeshu sxb

  • @mrbashaabahdoon2561
    @mrbashaabahdoon2561 3 หลายเดือนก่อน +18

    Maalin walbo TH-cam-ka Soo galaa specially channel-kaaga marwalbo refresh mariyaa inaan video Soo gelisay
    Any way #geedi-sahan guuleyso waa kumahadsantahay video-yada waxterka leh AA noo Soo geliso🎉🎉😮❤

  • @Jdxajdjn
    @Jdxajdjn 3 หลายเดือนก่อน +7

    Maa shaa Allah Somaliland 💚🤍❤️allaw noo barakee💚🤍❤️

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      Soomaliland government waa in lasoo qabtaa wasakhdaa failed Somalia italiya basaasiin

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      Afrika udheertahay

  • @NuurMaxamed-s3y
    @NuurMaxamed-s3y 3 หลายเดือนก่อน +26

    Dhir hddii Rabto Konfurta Imaaw waliba gobaladan Bay Gedo Juba Hoose Juba dhexe

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 3 หลายเดือนก่อน

      Hareeri halkaas kuma yaal walaal waan maray alxamdu lilaah

    • @AbdiAbdo-g3m
      @AbdiAbdo-g3m 3 หลายเดือนก่อน

      Hareeri waanba meeshuu aadka oogu badan yahay jubada hoose khassata badhadhe kismaayo guryaha dabaqyada ee biraha shubka la geliyo hareeri baa loo isticmasli jirey sxb geedksn jubada hoose can buu ku yahay​@@امةالله-ج6و4ي

    • @KAAFIYE399
      @KAAFIYE399 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@امةالله-ج6و4ي Hareer aniga waxa aan ku arkay kuufurta galgaduud iyo Hiiraan

  • @CalinuurMaxamed-rd3gq
    @CalinuurMaxamed-rd3gq 3 หลายเดือนก่อน +9

    guuleyso geedi sahanow waxad uqalantaa 1m like iyo kabadan lkn somliyaa dhagax aho qofkii uroon mayaqaaniin

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa sax waa buurta ugu dheer somalia
    Lkn ma ahan keenta ugu balaaran ee somalia iyada ay sh.hoose ,j.hoose.hiiraan jiraan

    • @HassanmohamedkaarOgaal
      @HassanmohamedkaarOgaal 3 หลายเดือนก่อน +2

      Meeshan somalia maaha ee taa ogoow 😮

    • @maxamadcade2234
      @maxamadcade2234 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@HassanmohamedkaarOgaal sxp halka kala saar adiga oo caasimadda siyaasadda is ka ilaalinaya .
      Ka soo qaad somalilanad iney dal thay .
      Plse wiilka wuxuu yiri geyga soomali dagto .
      Miyaanu somaliland gayga somaalida ka mid aheyn .
      Dowlad io deegaan ,gay weey kala duwan yhn ogoow

    • @haajimouse5646
      @haajimouse5646 3 หลายเดือนก่อน

      Kayn iyo beero kala garo zhp

    • @maxamadcade2234
      @maxamadcade2234 หลายเดือนก่อน

      @@haajimouse5646 keeyn baana ka hadlayaa ma tagtay koonfurta jubada hoose io Hiiraan qotaan tagin keen kama hadli karo wll

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaad iila siman tahay Surat oo daruuruhu ay wada sinmeenoo saxar duura lagu arag. Ma Sha Allah. Dhulkeena nimcaa fadhida.
    Geedi Sahan guuleyso.🎉.

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 3 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland ilahay ayaa cisi iyo sharaf dhulkeeda siiyay, calankaa tawxiidka leh ayay dadkani hadhsanayaan oo wax somaali la yidhaa maba yaqaanaan ee ha ku riyoonina meeshan visa ayaad ku imaneysaan . Somaliland guul iyo barwaaqo ❤

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 3 หลายเดือนก่อน +1

    Number 1 horumarka wadankaaga waxaa ugu muhiimsan in Wadooyinloodhiso si'khayraadka wadanka looga faaidaysto.Ilaahay ummada somaliyeed waxauu Hadyad usiiyay Dhul cimiladiisu isumiisaamantahay maasha'alaah,Badii oo full of fish ah,kalluunkii ama mallaygii,Xoolihikaloo noocwalbaleh.Laakiin waxaqudha ee Ummada somaliyeed baabiiyay waa Siyaasi Jaahila oonlahayn /Vision/ama aragti Hogaamineed iyo qabyaalad fantaysay noloshii Walaaha Somaliyeed..Long life iyo Guulbaan urajaynayaa Ummada Somaliyeed meelkasta oyjoogaanmba...geedi sahana waxaan leeyahay muwaadin Somaliyeed oodhab ah ayaadtahay ee/ keep up the good work brother,it's your Country to show the peoples'around the World for Our Resoueces.Thanks alot once again bro.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 หลายเดือนก่อน +6

    Geedi, Sahan brother. Soo booqo Buurta Gacan libaax, waa 2000M Hight level. +buurta Marso, ilaa Dawga Shiikh,

  • @fathiawil7928
    @fathiawil7928 3 หลายเดือนก่อน +1

    magacaaga iyo shaqadaad haysa way isleeyihiin guulayso saaxib

  • @AdaanSiciidcabdi
    @AdaanSiciidcabdi 3 หลายเดือนก่อน +15

    Guulyso pro muqaladaas iyo muqaalo badan waanu sugnaa

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 หลายเดือนก่อน +3

    'Indeed' Buraha surad baa u dheer Hankana Soomalinimo ( Mxdyare Xamar cade)

  • @talowxuseenoscar7300
    @talowxuseenoscar7300 3 หลายเดือนก่อน +7

    TH-camkan Geedi sahan 200k ayuu maraya isaga oo nosoogudbinayo wax yaalo iyo tariikho halka kuwa kashekeyo gabyalada iyo isu dirka somali ay marayan 1m ama kabadan haloo kaco hadanu nahy dhalinta somaliyed
    Mahadsanadiin
    From Konfur Galbeed Baidoa-Somalia

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj 3 หลายเดือนก่อน +3

    Quruxda iyo dooga buurta surada alllah dhawaan ayaaan tamaninaaa insha alllah inan gaaro buurtaaan insha alllah❤❤

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p 4 วันที่ผ่านมา

    Spectacular view

  • @AbdiMahamud-k2f
    @AbdiMahamud-k2f 20 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sxb
    Shaqo wngsan ayad heysaa ee horay usoco sxb🙏🙏

  • @abdishakuur1
    @abdishakuur1 3 หลายเดือนก่อน +11

    Dhul isaaq
    Dhulkii xoogweynta garxajis G36

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 3 หลายเดือนก่อน +1

      Is daji wllo dhulkan maaha dhul isaaq ee dhul dhulbahante 😊

    • @MohamedAadanAbokor-qh8xv
      @MohamedAadanAbokor-qh8xv 3 หลายเดือนก่อน

      @@mubarakadem479iska riyood

    • @AnsaarCarbeed
      @AnsaarCarbeed 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂 adigoo marti​ ah oo calanka tawxiidka leh sitaa ayaad iman kartaa ceerigaabo@@mubarakadem479

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@mubarakadem479meesha ma sool baad moodaysaa

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 หลายเดือนก่อน

      @@mubarakadem479 waa Isaq muse ismaciil Barhonis

  • @Nasridiinosman-wj2sp
    @Nasridiinosman-wj2sp 9 วันที่ผ่านมา

    M.a Bilicda wadankeeena quruxdiiisa

  • @Beru700
    @Beru700 3 หลายเดือนก่อน +2

    Geedi sahan congratulations pro
    Shaqi aad u so bandhiga quruxda dhulkeena somalia ayaad tahat thanks pro

  • @shakaleymon
    @shakaleymon 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waqti badan wan sugayey Burtan finally wan arky gules bro gedi sahan

  • @bashirshurie6625
    @bashirshurie6625 3 หลายเดือนก่อน

    Buur hadana korkeedu jiqyahay oo kayn ah. Soomaali dhul nimco ah allah waa siiyay maasha allah.

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 หลายเดือนก่อน +7

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @AhmedAli-f9v7d
    @AhmedAli-f9v7d 3 หลายเดือนก่อน +10

    Somalia geedi sahan baa kabartay geography aan caadi ahayn baa soo bandhigtaa

    • @abdishakuur1
      @abdishakuur1 3 หลายเดือนก่อน +1

      Somilaland weeye

  • @abdisamedmaftuuh9745
    @abdisamedmaftuuh9745 3 หลายเดือนก่อน +1

    zhp burta sheekh nooga soo duub

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka joogaana waa gob masha allah allaw dhulka noo dhawr nabadna na sii

  • @cabdicasiisfaarax6298
    @cabdicasiisfaarax6298 3 หลายเดือนก่อน

    Asc waan idin salaamay geedi sahan iyo reer sanaag dhul quruxbadan iyo dadluuq macaan

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 15 วันที่ผ่านมา

    Buurta ugu dheer Soomaalida

  • @AhmedAw-y7p
    @AhmedAw-y7p 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah keep going brother@

  • @AadamAbdullahi-e9z
    @AadamAbdullahi-e9z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaaallah dhulkeena qurux badana
    ❤❤❤🇸🇴

  • @Teetanopro20
    @Teetanopro20 2 หลายเดือนก่อน

    Waa videogii ugu horeeyey aan ka arko buurta surad wana record ku yaala

  • @CawilCancel
    @CawilCancel 3 หลายเดือนก่อน +21

    Welcome to surad❤⚪💚

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qudartan Mesha La dhaaf 😅

    • @CawilCancel
      @CawilCancel 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@MaslaxJanuzaj-ue2ii qaraxland 🔥💣

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 3 หลายเดือนก่อน

      @@CawilCancel Cuqdadland 😹

    • @CawilCancel
      @CawilCancel 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@MaslaxJanuzaj-ue2ii qaraxland

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 3 หลายเดือนก่อน

      @@CawilCancel Marqaanland 😹🤣

  • @nasriineey1161
    @nasriineey1161 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a buraha surad ba udheer hankna somalinimo❤

  • @AbuukarNor-eu8mt
    @AbuukarNor-eu8mt 3 หลายเดือนก่อน

    MASHAaLLAAH GEDI SAHAN WAAD KU NMAHADSANTAHAY VIDEO QIIMO LEH AYAA SO GUDBISAY ZXP SOBADI MEELKALE OO AAD U QURUXBADAN

  • @Raho339
    @Raho339 3 หลายเดือนก่อน +9

    Dhul Warsangeri Soomaaliya🇸🇴♥️🫶🏽

    • @CawilCancel
      @CawilCancel 3 หลายเดือนก่อน +2

      SOMAlia kuma taalo sxp miya

    • @MaanOfficial-nw6tg
      @MaanOfficial-nw6tg 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@CawilCancelsxp waa sanaag

    • @Raho339
      @Raho339 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sanaag Waa Dhul Somaliyed🇸🇴🔥💪

    • @Raho339
      @Raho339 3 หลายเดือนก่อน +1

      Inta ILaahay & Soomaali Kasokeysana Waa Dhul Warsangari 🇧🇸🇧🇸🇧🇸🔥💪

    • @AxmedMaxamed-fr8yv
      @AxmedMaxamed-fr8yv 3 หลายเดือนก่อน

      @@Raho339 sanaag ma adaa warsangali siiyay🤣

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 3 หลายเดือนก่อน

    Legend Yussuf Dualle

  • @PerfectZizou
    @PerfectZizou 3 หลายเดือนก่อน +5

    Nice one🔥

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  3 หลายเดือนก่อน +1

      🙏🏾

  • @abdisamedmaftuuh9745
    @abdisamedmaftuuh9745 3 หลายเดือนก่อน +2

    zhp fadlan buurta shikh tag nooga soo duub

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gedi Sahan guuleyso Sxb mar walba dhul Keena Somaliyed ayaad na bartaa meel aan waligeen arag Runtii Dadaal iyo waqti ayaa kaa galay Guleyso bro

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi wan bogaadinayaa ninkas ono joga go awdal wain an buugdo insha ala

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 3 หลายเดือนก่อน

    Salaan sarre abti xasan saalax maxamed xirsi Alle haku barakeeyo adiyo sahankaba

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 หลายเดือนก่อน

    Nimcaa ilaahay ina siiyay laakiin caqligii mee

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haw naxaristo axmed gacayte ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barliin01
    @barliin01 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hablaha somaalida wax walbo qurxan oo nicmo rabi ah waa lagu mataali jire

  • @axmedmaqas9740
    @axmedmaqas9740 3 หลายเดือนก่อน

    Xaajigu codkiisa iyo fasiradiisa 10/10baan siiyey u sheeeg shoodhahaygi

  • @khaliifaaden
    @khaliifaaden 3 หลายเดือนก่อน

    maba moodayn dhul kaymahaan oo kale leh in dhul soomaliyeed ku yaal maasha Allah

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haddii Dowlad Xoogbadan uu Dalkaan lahaanlahaa meeshaan Meliteri baa Degnaan lahaa , oo Siiman dhaadheer oo Isgaarsiin baalaguxirilahaa. Sida Siimanka Dhaadheer Ee Gujisyada bada ay isticmaalaan .

  • @CabdisayidIbraahim
    @CabdisayidIbraahim 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nio shaqo fiican baad qabataye❤
    Horay usoco sxb

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 3 หลายเดือนก่อน

    Waaw inanka qaadaya heestii ahmed gaceeyte codkiisa wuu fadhiyaa

  • @sali3492
    @sali3492 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qurux Soomaaliya

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc adeer rabi haku xafido waxaad dadkaaga u haysaa wax wanaagsan adiguna sharaf ayey kuu tahay waxaa si iga talo ah inankaa ama wiilka somalinimada ku dadaalay in lataageero rabi haka raali ahaado waxaad nabartey dhul somaliyeed oo maqal nagu ahaa

  • @amiiramaxamed3590
    @amiiramaxamed3590 3 หลายเดือนก่อน +1

    masha allh heestu inanku qaaday codkiiisa intaaasan vedioga dhan ku haysta masha alllh❤

    • @dabaylo-qor1115
      @dabaylo-qor1115 3 หลายเดือนก่อน

      Aad baad u mahadsantahaywalaal

  • @nimcocabdi66
    @nimcocabdi66 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 3 หลายเดือนก่อน +5

    Legedn anooo podcastaga dawanaya isoo dhacay

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 หลายเดือนก่อน

    Somali Allaha xafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah ❤❤❤❤

  • @AminAbdikhalif
    @AminAbdikhalif 3 หลายเดือนก่อน +2

    Geedi sahan dhulka soomaliyed baad ikala bartey si free ah ❤

  • @sahracali-ms4sr
    @sahracali-ms4sr 3 หลายเดือนก่อน

    axan u malaynayaa wax barashona luguguma darin buugtii hore ee soomaaliya iyo kuwanba waa lugu dhigtaa inay buuraha somaliya aay surudi ugu dheertahay waadigaa maqlaya inay cadani halkaa ka muugato gabaygii xaaji Aaadan ayaa waxa ka mid ahaa
    MARKAAD MADAXA SURUDEED TAGTIYO MEESHA UGU TAAGAN
    BADDA WAXA MARAAYOO DHANBAA KUU MURAAYADA E dhulkaaga di fiican u baro

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg 3 หลายเดือนก่อน +2

    Burtan wpa raadinaye wnpa yaabe qof soo dubayo m.arkin gcn libaax io kuwaas lee arkaa mhdsnd geedi

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 3 หลายเดือนก่อน +4

    USTAAD YUUSUF DUCAALE
    NIN QIIMO BADAN BAA KULA SOCDEY GARANAAYA GARANAYA😊❤

  • @saladhersi4704
    @saladhersi4704 2 หลายเดือนก่อน

    Tour guides ha sameeyaaan oo dadka gobolka imaaada oo hiking ka u socda guide gareeya.

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah ❤️ ♥️

  • @omarabdiqani
    @omarabdiqani 3 หลายเดือนก่อน

    war dr yussuf waa fannaan wayn

  • @huseinabdihaji8651
    @huseinabdihaji8651 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gedi sahan nio jabuti ka sugeynaa Big fan😊

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 3 หลายเดือนก่อน +1

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
    Nagala soco dhankan: thanks

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele 3 หลายเดือนก่อน +6

    Wuxu alle nagu maneystay nimcooyin aana laso koobi karin waxa kamida ah isku diin waliba isku mad hab suniya isku af iyo isku dhaqan ...dad dhanka taranka aad isku guursada dhalniin badana leh hablahoodu dad ubadan dhalinyaro dhul aad ubaxad wayn oo kuyaalo meel muhim ah waliba leh qeyraad sida wabiyo iyo bada afrika ogu dheer tiradoodu yar tahay...dad isku naxariista oo wax wada cuna dhibtana isku gargaara somaliyeey waxaas oo nimca ah mataqanaan waxa aan u arki la'nahay subax kasta waxan cabna koob shaah oo qabiil layiraahdo inta qabiilka uu kow no yahay waxan sii ahaan doona dad duleysan oo bila dal iyo bila hanti ah😢😢😢😢

    • @AmishHassan-v9c
      @AmishHassan-v9c 3 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢wlhi waa runta

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 3 หลายเดือนก่อน

      Alaha mideeyo umaddeena soomaaliyeed cadow gana alaha jabiyo hogaan suuban oo cadaalad ku dhisan sida diinteenu qabto alaha nasiiyo allahuma aamiin

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 3 หลายเดือนก่อน

      @@امةالله-ج6و4ي aaamin walaal lkn mid ogoow anaga Aya isduleynay oo u ogolaanay rag shisheeye wato Laguna doorto xalane iney masuul ino noqdan qofka aad kabaha katolaneyso kabihiisa la eega Marka raga xalane laguso dooranaayo yaa so doortay shisheeye side anaga daacad nogu noqonayaa ileen shisheeye ayaaba so doortay bal suashaas iswaydiiya teeda kle xildhibaanad fowsiyo hadalkeeda lama yaabin aay tiri madaxeaynaha iyiri kenya ama jabuuti utanaasul oo kahar doorashada ileen madaxwaynaha xalana loogu sheegay Inu saas yirahdo

    • @AmishHassan-v9c
      @AmishHassan-v9c 3 หลายเดือนก่อน

      @@امةالله-ج6و4ي Amiiin Amiiin

  • @saxibtv4853
    @saxibtv4853 3 หลายเดือนก่อน

    Mmasha allah sxb

  • @abdaleabdiali1021
    @abdaleabdiali1021 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah geedisahan waxaa tahay dhul mar halkaas kasii wad
    Nona sobadi muqalada noocaan ah

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah 🎉

  • @guledsm
    @guledsm 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanidiin.

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdale xasan waligii madagin halkaa waa oday jaahi ah

  • @RAFATGH-24
    @RAFATGH-24 3 หลายเดือนก่อน

    God bless you more my brother

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 3 หลายเดือนก่อน

    Hard worker Geedi Sahan 🙏👏👏❤

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 3 หลายเดือนก่อน

    Buuraha somaliya maaha ,buuraha Somaliland weeye.

  • @moabdika5623
    @moabdika5623 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmed geedo naar haduu arko keymahaas wey u dhamaatey

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaliyeey waa inaan dhisano madaxaf lagu keydiyo taariiqada Sayidka halgamaa soomaliyeed oo taariiqda aduubka baal uga jiro waana taariiq soomali oo dhan ku faani karto oo qabiil io qolqolo ka wayen ee madxafka aan dhisano geedi sahan lacagta naga aruuri.

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 3 หลายเดือนก่อน +1

      ninkaas qabiilo badan buu caayay halyay soomaaloiyeed laguma sheegi karo meel uu xoreeyayna malahan.

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdihashi6225 Soomali iyada caayada keensatey waayo jihaadka gaalada dalka looga xoreynayey ayeey diidan' tan kale qabiil gooni wax kama sheegin ee xataa kuu ka dhashay ayuu duray oo ciladooda ka hadlay.

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 หลายเดือนก่อน

    Sanadkii hore haddaaya ayaan tegay buurta Shimbiris, mahadsanid. Magacaaga iyo shaqadaadu way is leeyihiin.

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 3 หลายเดือนก่อน

    Guulayso geedi sahan

  • @JOHORMEDIA123
    @JOHORMEDIA123 3 หลายเดือนก่อน +7

    Musica kada video ga sida kale video fiican weeye

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 3 หลายเดือนก่อน

      Diinta dadka qaladka kafahmay bad tahy ayaan filaya walaal music halked Ku aragtay na qof baa codkiisa erayo wanaagsan oo amaana kuqaaday ma music iyo music baa teeda kle diinta islaamka ma waxay xarimtay music Mise sudaanta iyo Fanta sida gabayada amaanta buraanburka amaanta jaceylka diinta iyo dad jaceylka ama Diin jaceylka 😂😂😂😂😂

    • @mahadhirsi2262
      @mahadhirsi2262 3 หลายเดือนก่อน

      codka bilaa musiga danbi maaha wll😂

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 3 หลายเดือนก่อน

      @@mahadhirsi2262 diinta Ayay qalad kafahmen umada qaar

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 3 หลายเดือนก่อน

    Mashlllah ❤❤❤❤❤

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wa inaa mustaqbalka so arkaa

  • @Janogale571
    @Janogale571 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bilicda Quruxda Badan e dhulka Hooyo qofkii dhex mushaaxay aya garanaya Jawiga iyo bilicda ku dheehan

  • @ibrahimshuib934
    @ibrahimshuib934 2 หลายเดือนก่อน

    My people i have one request. Let's reserve this mountains, by planting trees and avoiding deforestation🙏🙏🙏🥰🔥

  • @mustafaomar3586
    @mustafaomar3586 3 หลายเดือนก่อน

    Heesta sida mayay arooryaad waxaa qaadi jiray Ahmed mooge liibaan , maaha ahmed gacayte.

  • @cilmiofficial8541
    @cilmiofficial8541 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan rajaynayaa inan maruun kula safro zxp

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah waa deegaankaygii

  • @baarlinmacalin
    @baarlinmacalin 3 หลายเดือนก่อน

    M.a dhulkeena maaba saan uqurux badan

  • @fadumomuse9037
    @fadumomuse9037 3 หลายเดือนก่อน

    Dagaan qurux badan ❤😊

  • @yusufhassan5888
    @yusufhassan5888 3 หลายเดือนก่อน

    كل مقاطعك جميله لكن جودة الكاميرا ضعيفه. انصحك غير أدوات التسجيل و الدرون الرؤية ليست واضحه

  • @kaluunyasiin2016
    @kaluunyasiin2016 3 หลายเดือนก่อน

    Waaw si qurux badan ayaad usoo duubtay

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 3 หลายเดือนก่อน +1

    Msasha allah geedi sahan legen

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah dhul somaliyed

  • @khaalidfarxaan5326
    @khaalidfarxaan5326 3 หลายเดือนก่อน

    Dalxiis ahan ayan utagi dono inshallah 😊

  • @likolane3311
    @likolane3311 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallaah ❤

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah