MUSALSALKA CALAF IYO CAASHAQ PART 40 FARXAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @kingceyda2780
    @kingceyda2780  4 หลายเดือนก่อน +1382

    Likta👍Haka ilaawin part 41

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c 4 หลายเดือนก่อน +58

      Málaga yaaba 10 qof iney janalkeyga iibooqdan 😢😢

    • @elmiabdi8777
      @elmiabdi8777 4 หลายเดือนก่อน +18

      Asxapey chenalka hala dhaqajiya 900k ciid ka hor ceyda ku salamay

    • @Dalmar751
      @Dalmar751 4 หลายเดือนก่อน +8

      Ok tliye

    • @user-pm9mb8uj2o
      @user-pm9mb8uj2o 4 หลายเดือนก่อน +7

      Ok brother

    • @user-pm9mb8uj2o
      @user-pm9mb8uj2o 4 หลายเดือนก่อน +8

      ​Haaa wllkey abeera ❤

  • @nicimanuura-lw6do
    @nicimanuura-lw6do 4 หลายเดือนก่อน +418

    Inta rabta in khaladadka lasoo galiyo markuu filmku dhamado like saara❤😂😂

    • @muhamaxamed9554
      @muhamaxamed9554 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga wlh 😂😂😂

    • @AbdiwasacSaid
      @AbdiwasacSaid 4 หลายเดือนก่อน +1

      QoDoB kaa waa miHii. 😂

  • @Halaazi10
    @Halaazi10 4 หลายเดือนก่อน +880

    inta musalsalka part1 ilaa part 40 lasocota like isku mujiya guys 😂❤️

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf 4 หลายเดือนก่อน +360

    filiMka dhexdiisa iyo Heesaha iNta dhahda nabiga ku saliya scw say like uhelaan😂😂

    • @ifraaxileys
      @ifraaxileys 4 หลายเดือนก่อน +3

      Scw

    • @sabriyemaxamud5931
      @sabriyemaxamud5931 4 หลายเดือนก่อน +6

      ᴡʟʟʜɪ ᴡᴀᴀ ᴍᴀ ɪʟᴀ ᴀʀᴀɢᴛᴇ ᴅᴀᴅᴋᴀɴ xɪᴛᴛᴀ ᴍᴇᴇʟ ᴀɴsʜᴀx xᴜᴍᴀ.ʟᴀɢᴀ ᴅᴀᴀᴡᴀɴᴀʏᴀ ɪɴᴛᴀ ᴛᴀɢᴀɴ ᴀʏ ᴅᴀᴀʙᴛᴀɴ ᴋᴀᴅɪʙ ᴋᴜsᴏ ǫᴏʀᴀʏᴀɴ ᴋᴜsᴀʟɪ ɴᴀʙɪɢᴀ ᴡʟʟʏᴀʟ ɴᴀʙɪɢᴀ sᴄᴡ ᴄɪᴢᴀ ɪʏᴏ sʜᴀʀᴀғ ɪʏᴏ ᴋᴀʀᴀᴍᴀ ᴀʏᴜ ʟᴀʜᴀᴀ ᴀʟʟᴇ ʙᴀ ᴍᴇᴇʟ ᴡɴɢsɴ ʙᴜ ᴅʜɪɢᴀʏ sʜᴀʀᴀғ ᴀʏᴜᴜ ᴜʏᴇᴇʟᴀʏ ᴍᴀʀᴋᴀ ᴍᴇᴇʟᴀʜᴀ ǫᴀᴀʀ ᴋᴀ ᴅᴀᴀʏᴀ ᴡᴀʟɪʙᴀ sᴀᴀᴅ ʟɪᴋᴇ ᴜ ʜᴇsʜᴀɴ ᴅᴀʀᴛᴇᴇᴅ 😞😞

    • @faaymaxamed5982
      @faaymaxamed5982 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @hiboclaahi9064
      @hiboclaahi9064 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@sabriyemaxamud5931horta like ta maxay ka faidan 😂

    • @ipraahimxasan8233
      @ipraahimxasan8233 3 หลายเดือนก่อน +1

      sme wllhi😅

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 4 หลายเดือนก่อน +471

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤

    • @user-mr9fv6if2k
      @user-mr9fv6if2k 4 หลายเดือนก่อน +2

      SCW SCW SCW SCW SCW❤

    • @user-op7hl1fy2q
      @user-op7hl1fy2q 4 หลายเดือนก่อน +3

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @user-pm9mb8uj2o
      @user-pm9mb8uj2o 4 หลายเดือนก่อน +4

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

    • @UmuRiyaanSaacid
      @UmuRiyaanSaacid 4 หลายเดือนก่อน +2

      Salalahu calay hi wasalam❤

    • @XamdiAxmed-ps5in
      @XamdiAxmed-ps5in 4 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw❤

  • @faaziahmed
    @faaziahmed 4 หลายเดือนก่อน +144

    Amiira maanta way iga oohisay wlahi anoo og inuu film yahay emotional bay iga dhigtay😢😢😢😢

    • @user-zc5dh2pq8c
      @user-zc5dh2pq8c 4 หลายเดือนก่อน +7

      Saaid wllhi

    • @user-jk1tn4uq3j
      @user-jk1tn4uq3j 4 หลายเดือนก่อน +7

      kula mid ahy wlhi abyo😢😢

    • @shuhabgirlschannel399
      @shuhabgirlschannel399 4 หลายเดือนก่อน +5

      Aniga kula mid ah 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Muniiiiitamaxamad
      @Muniiiiitamaxamad 3 หลายเดือนก่อน +2

      Aniga wllhy hadan niyada kuhyy intad so qorty wlhy😢😢😢

    • @farhiaibrahim5220
      @farhiaibrahim5220 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga xitaa walhi😢

  • @user-ui3sf4vh4x
    @user-ui3sf4vh4x 4 หลายเดือนก่อน +186

    Jah caawa farxadda yaa ila farxay marku aabaha aqbalay jacaylka ❤❤

    • @xanaan9003
      @xanaan9003 4 หลายเดือนก่อน +3

      Me

    • @cabdallamuuse7603
      @cabdallamuuse7603 4 หลายเดือนก่อน +3

      Yes 🙌

    • @user-zc5dh2pq8c
      @user-zc5dh2pq8c 4 หลายเดือนก่อน +3

      Aniga kula farxay saaid

    • @xanaan9003
      @xanaan9003 4 หลายเดือนก่อน +2

      Oky

    • @HalimoHali
      @HalimoHali 4 หลายเดือนก่อน +3

      Anig waxan garn wayay waa an dhahay aabe waan kujclhy waxan mooday inan lajogo

  • @Halaazi10
    @Halaazi10 4 หลายเดือนก่อน +294

    Inta caawa faraxday lkn meel mac videoga ku dhamaade like isku mujiyya 😂😂🎉

    • @wlldejiye1568
      @wlldejiye1568 4 หลายเดือนก่อน +5

      Like ta lacag mia taliye

    • @nasrodaahir6489
      @nasrodaahir6489 4 หลายเดือนก่อน +3

      Haa😂

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 4 หลายเดือนก่อน +287

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf 4 หลายเดือนก่อน +95

    aaabe asad caawa wuu iga farxiyey runtii qalbiga anba ka darxei😢❤

    • @ShukriAbdiasiisismaail
      @ShukriAbdiasiisismaail 3 หลายเดือนก่อน +2

      Haa wuu naga farxiyey lkm inuu kii ubalamiyo kabqayaa😂hala dilo dhaho😂😂

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 4 หลายเดือนก่อน +173

    Inta og musalsalka inuu dhaman rabo like ❤ waxaan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 😢😢

    • @mahadjeeb9507
      @mahadjeeb9507 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wa daremoyaa❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 4 หลายเดือนก่อน +208

    Alaaa caawa asad wuu iga farxiyay ba wlhi😂😂😢

    • @HafsaCbdiqadir
      @HafsaCbdiqadir 4 หลายเดือนก่อน +5

      Ani xita wa amin lahy😂amo Dan kawataa

    • @Ikraanomar57-cm1ho
      @Ikraanomar57-cm1ho 4 หลายเดือนก่อน +5

      Haa ma,arakty😂😂

    • @khadiijoabdullahi5526
      @khadiijoabdullahi5526 4 หลายเดือนก่อน +7

      Asadow waxaad soo wadid iyo wabiga waa weyn

    • @AfnanOmarobsieh
      @AfnanOmarobsieh 4 หลายเดือนก่อน +2

      Kamil hoyadis ayu dilay sida darted ayu uu cawiyay

    • @Suusu863
      @Suusu863 4 หลายเดือนก่อน +4

      @@AfnanOmarobsieh bisinka kaamil hooyadiis ayuuu dilay aa adiga filmka ayaaba ka sii qishtee xagee ka keentay warkaa😂😂

  • @Axmedmawlidclaahi-fm3gc
    @Axmedmawlidclaahi-fm3gc 4 หลายเดือนก่อน +209

    Kusaliya nabiga maxamed scw scw scw ❤❤❤❤

    • @user-op7hl1fy2q
      @user-op7hl1fy2q 4 หลายเดือนก่อน +2

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @user-yw4nf9uw4k
      @user-yw4nf9uw4k 4 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw scw scw acw scw scw❤❤

    • @AyaanAare-ju8xx
      @AyaanAare-ju8xx 4 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

    • @HasanIbrahim-ts7el
      @HasanIbrahim-ts7el 4 หลายเดือนก่อน

      Sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @RamlaAbubakar-fr3pk
    @RamlaAbubakar-fr3pk 4 หลายเดือนก่อน +62

    Ugu dhambeeyn aqwanteydi amiiro iyo dumashigey ceyda jaceylkoda wala aqbaley walh wan farxey manta asad manta wax fiican ayaa sameysey yaqy jah 😂❤❤❤❤

    • @user-zc5dh2pq8c
      @user-zc5dh2pq8c 4 หลายเดือนก่อน +1

      Saaid ayuu Naga farxiyay baba asad

  • @batuulocabdulaahi9421
    @batuulocabdulaahi9421 4 หลายเดือนก่อน +234

    Caawa qofkii ugu horeeye ayaan ahay please please please cayda dartiis meeqo like ayaan heli karaa please please 🙏 😢😢😢😢

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 4 หลายเดือนก่อน +300

    Dumarlandnow like ma idinka helaya cawa jacylayaal😂💕

    • @aragsangabarbari176
      @aragsangabarbari176 3 หลายเดือนก่อน

      Mayaa😂😂😂

    • @RaxmoMoha
      @RaxmoMoha 3 หลายเดือนก่อน

      Haa qalbi ❤😂

    • @YaasmiinMaxamed-tb3po
      @YaasmiinMaxamed-tb3po 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@RaxmoMoha angu waxan dhihilahaa maya😂😂😂😂

    • @NasirMy-yu6uv
      @NasirMy-yu6uv 3 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @user-py1bp6pr7o
    @user-py1bp6pr7o 4 หลายเดือนก่อน +105

    Hal mar aan kusalino xabiibkena muxumed scw scw scw ❤️❤️❤️

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

    • @sacdiyodaahir9464
      @sacdiyodaahir9464 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@naxariis_badan312😅

    • @MumtaasDr
      @MumtaasDr 3 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw ❤

  • @MaryanYusuf-wy4tv
    @MaryanYusuf-wy4tv 3 หลายเดือนก่อน +6

    Farxadaan sugyneyy inbadan😢inuu film ahaa xitaa wan hilmaameyyy🥺

  • @Suusu863
    @Suusu863 4 หลายเดือนก่อน +110

    Faqiirnimo
    Guri la aan
    Hooyo la aan
    Shaqo la aan
    Jecelkiisa oo loo diodes
    Ceyda 😢❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน +57

    3:01 Qof awalba naxariis badnaa oo hadana jilaya naxariistii maxa ka qurux badan ❤ Amiira waa qof miskiin ah aad u qalbi wanaagsan oonnaxariis badan masha Allah

    • @Xamdimuhamed
      @Xamdimuhamed 4 หลายเดือนก่อน +5

      Amiira qalbi xab xab❤

    • @SacduushCabdulaahi
      @SacduushCabdulaahi 4 หลายเดือนก่อน +5

      Bookeedii bay musasalka ka gashay

  • @user-pz9eo9oy8v
    @user-pz9eo9oy8v 3 หลายเดือนก่อน +5

    inta ila jecel nebiga (scw) Like ii saara❤❤❤adan😂😂

  • @UpthifatahAli
    @UpthifatahAli 4 หลายเดือนก่อน +73

    Malika the best of person walhi xaqiiqdii gabadh fican waaye lkn waxay soo jiidaneysa dadbadan niyadooda oo dadka liita xumanta ku sameya si ay u tusto dariqa xaqa 😅😊❤ I like it team qabqab inthe guri 😅😂

    • @user-zc5dh2pq8c
      @user-zc5dh2pq8c 4 หลายเดือนก่อน +4

      Wllhi waa qof qlbi wanagsan malika

    • @husseinhillowle3128
      @husseinhillowle3128 4 หลายเดือนก่อน +1

      Very interesting but short, please next time try to increase the minutes upto 25 minutes

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 4 หลายเดือนก่อน +102

    Alla caawa anaga dhan naga farxiyay baba Asad❤😂

    • @faraxabdi3028
      @faraxabdi3028 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😊

    • @khadiijoabdullahi5526
      @khadiijoabdullahi5526 4 หลายเดือนก่อน +2

      Baba Asad mhadsanid yaaqawow😂😂

    • @user-zc5dh2pq8c
      @user-zc5dh2pq8c 4 หลายเดือนก่อน +1

      Saaid ayuu Naga fariyay

    • @Fadumo.qurux67
      @Fadumo.qurux67 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @Quruxsan_Halawi
      @Quruxsan_Halawi 4 หลายเดือนก่อน

      Armuu qayaano kale ula Dan leeyahay😂

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 4 หลายเดือนก่อน +60

    Ceyda xanaan Away Goormee na dhahdy Malaysia imaanee Away Hee Wallahi We Can't wait inee xanan Malaysia imaado ❤😢

    • @Nilalomar
      @Nilalomar 4 หลายเดือนก่อน +1

      Háå

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 4 หลายเดือนก่อน +286

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤

    • @user-pm9mb8uj2o
      @user-pm9mb8uj2o 4 หลายเดือนก่อน +8

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤

    • @user-om6rk1oe9g
      @user-om6rk1oe9g 4 หลายเดือนก่อน +6

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀

    • @user-ki7es5ul2f
      @user-ki7es5ul2f 4 หลายเดือนก่อน +2

      11:16

    • @ariijariijohuseen
      @ariijariijohuseen 4 หลายเดือนก่อน +6

      Scw scw scw scw

    • @FahimaAbdi-ev8si
      @FahimaAbdi-ev8si 4 หลายเดือนก่อน +5

      Scwscwscw scwscswscwscw❤❤❤❤

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 4 หลายเดือนก่อน +52

    Malikah iyo Kaamil hambalyo 🎉🎉🎉guurkina guur qeyr qabo ❤❤😂

    • @user-xv9pv9tr4h
      @user-xv9pv9tr4h 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhh. 😂😂😂waad iga qosliseyyy

    • @HaniXaashi-ms6gs
      @HaniXaashi-ms6gs 3 หลายเดือนก่อน +1

      Asc

  • @user-zh7tt2nn5n
    @user-zh7tt2nn5n 3 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira wey iga oohisy markey dhahdy lacagta in lagu kibro ma aha 🥺🥺❤️

  • @HasanomarosmanHasan
    @HasanomarosmanHasan 4 หลายเดือนก่อน +61

    musasalka dunida ugu qurux badan ee an dawday😢😢😢

    • @butterfly1954
      @butterfly1954 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 4 หลายเดือนก่อน +107

    TEAM MALIKA AND KAMIL LIKE 🎉😊😊

    • @user-kt1bt5yj6w
      @user-kt1bt5yj6w 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wxn ka mid ahy fans kga abeera

    • @ShaakirKuukaay
      @ShaakirKuukaay 4 หลายเดือนก่อน +2

      Your fan abeera

  • @SHAAFICI19
    @SHAAFICI19 4 หลายเดือนก่อน +50

    Filimka xalqadii ugu farxada badneyd runtii sheko run ayey ila noqotay markasan ilmeeyay😢

  • @user-oy4dd3iv6x
    @user-oy4dd3iv6x 4 หลายเดือนก่อน +114

    Hadaaa lasocotid musalsalka like saar saa lo ogado

  • @user-md8uh1eo5q
    @user-md8uh1eo5q 4 หลายเดือนก่อน +14

    Maasha allh wllhi caawa waanaga farxisay asad filimka run cml umaleeyaa hambalyo hambalyo kaamil and maalika team sayn kibir badane dhagartoodii dhulkaa lala jaray yaasmiin in allh kabadbaadiyo rajaynayaa wuxuu la damacsan yahay ay wakhti dhaw ugaato wabilahi towfiiq asad thnks sidaa nooga farxisay

  • @saara.0
    @saara.0 4 หลายเดือนก่อน +52

    Caawa anaa uhoreeya😂🎉Lkn MashaAllah habeenadan cishaha nalo soo dhigaa jahhh❤❤🎉

  • @user-ix5vz9qx6z
    @user-ix5vz9qx6z 4 หลายเดือนก่อน +53

    Farxada inta ku faraxday waan idin salaamay

    • @nasrodaahir6489
      @nasrodaahir6489 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😮 17:38

  • @Midosounds__12
    @Midosounds__12 4 หลายเดือนก่อน +312

    Horta Dadkan Saliga nabiga Like Ku Raadiyo Yaa Ila Ncey 😭😌

    • @deeqocadarcali9616
      @deeqocadarcali9616 4 หลายเดือนก่อน +4

      Like Bay ku radinayan lkn anu umaba saro 😢

    • @NaimaMuktar-nv6mg
      @NaimaMuktar-nv6mg 4 หลายเดือนก่อน

      But they reminds us 😭 I guess they are better than u coz how can u hate a person who reminds the prophet are u made🤔

    • @Hansidechannel
      @Hansidechannel 4 หลายเดือนก่อน +1

      Kusali kana soco😅

    • @muhamaxamed9554
      @muhamaxamed9554 4 หลายเดือนก่อน

      Meel kasta la iskagama soo qoro xitaa yaga xasuusin kama aha ee inay like ku helaan ayay rabaan ​@@NaimaMuktar-nv6mg

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 4 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ahy mx ka qaldan horta

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi 4 หลายเดือนก่อน +43

    Amiiro jiliinka kistoo nagasoo dhis atarishada somaliya inaa noo noqoto jeclanlaheen wayo quruxdii iyo jirkii atarisho laga rabay waa haysaa lkn kistoo cabsi iyo fahan la.aan kaa muuqato waxbadan socday musasalka inaa laqabsato oo jilinkaga active sii noqdo la rabay calayata xaal inaa xogaa training qaadato fiicneed kahor musasalka wayo atariishada waxay ubahantahy inay marka hore tababaro qaadato waxan daremaya waxas dhan inadan somarin xogaa waad fiicantahy hada lkn waxyar kaa dhiman inaad qurxiso midakale qofka directorka ah waxaa laga rabaa melaha jilinku ka qaldami karo inuu ka toosiyo lkn shaqadaas dhan inay jirin daremayaa i.a guulayso abayo manta bari ka fiicnandontaa❤

    • @nasteexonalka5337
      @nasteexonalka5337 4 หลายเดือนก่อน +7

      Waa sax lakiin markaan ayaa musalsalka ka bilow uyahy wax walbo hal malin kuma tosaan lasoco kaan waa tijaabo ❤❤❤❤

    • @SacduushCabdulaahi
      @SacduushCabdulaahi 4 หลายเดือนก่อน

      @@nasteexonalka5337 Haa kuwo kale ay si fiican udiyarsanthy rajynenaa I.

    • @mxuboaxmed5268
      @mxuboaxmed5268 4 หลายเดือนก่อน +12

      Gabareey ha dag dagin amiira filim diinta iyo akhlaada la illaalinayay jilaysaa sumacadeedana waa dhawraysaa hadaad gaalo oo yaysa marna dalqada iska jeexaysa raadinayso meelahaa u doono amiira best atirisho❤❤

    • @SacduushCabdulaahi
      @SacduushCabdulaahi 3 หลายเดือนก่อน

      @@mxuboaxmed5268 Jilin ka hadlay jilinkuna waa action iyo reaction ee is qaawi iyo afarahaas anibo lama jecli ee isdaji

    • @user-zu4mc4vk4s
      @user-zu4mc4vk4s 3 หลายเดือนก่อน

      Wa kii ugu horeyay wey cabsane😂

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 4 หลายเดือนก่อน +30

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw ❤❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 4 หลายเดือนก่อน +28

    Amiira qurux naxaristeeda cml ya dadka wada siiya

  • @user-kg4vu7hs4t
    @user-kg4vu7hs4t 4 หลายเดือนก่อน +46

    On like team Malika and kamil 👍👍

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 4 หลายเดือนก่อน +22

    Ayyyy caawa xagaan is keeya jah farxad malika iyo kaamil waa layaku ogolatay finlly❤😂❤❤

  • @asiahasanhaji5457
    @asiahasanhaji5457 4 หลายเดือนก่อน +58

    Waxaan filaaa inaaa ahay qofkii ugu horeeye ee comments ka soo bixiya❤🎉

    • @FaraxAbdiraxman
      @FaraxAbdiraxman 4 หลายเดือนก่อน +1

      Beenalay 😂😂

    • @XasanMaxamuud-xe5tg
      @XasanMaxamuud-xe5tg 4 หลายเดือนก่อน +2

      Maya aniga ayaa kaa hureeyey😂😂😢😂😅😮😊😊

  • @user-vl3pp4xh7t
    @user-vl3pp4xh7t 4 หลายเดือนก่อน +31

    Wallhi runrun ufarxay wax kle Kuma farxine waxaa kufarxay ceyda guri lasiiyey😅😅😅

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 4 หลายเดือนก่อน

      Wll qiso dhacde miya mise wa wax ayaga iska so alifen

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m 4 หลายเดือนก่อน +120

    Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 4 หลายเดือนก่อน +2

      Scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-kl5dj7zv4w
      @user-kl5dj7zv4w 4 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw

    • @user-xt3yf2wr8m
      @user-xt3yf2wr8m 4 หลายเดือนก่อน +1

      🥰🥰

    • @Sucdiqurux81
      @Sucdiqurux81 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw

    • @isaqxasanbare
      @isaqxasanbare 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @fartunmohamed1
    @fartunmohamed1 4 หลายเดือนก่อน +12

    Xalqadii 1 illaa cawa tan 40 aad
    Waa qeybtii ugu mcneyd oo bilaa tuuga ah😂❤❤❤❤

  • @user-oy4dd3iv6x
    @user-oy4dd3iv6x 4 หลายเดือนก่อน +66

    Kusali nadiga scw scw scw like

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @yusufalin8640
    @yusufalin8640 4 หลายเดือนก่อน +26

    Kula Sali nabiga mahamed scw scw scw ❤❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam

  • @user-ub9lj3by7w
    @user-ub9lj3by7w 4 หลายเดือนก่อน +15

    Walalyal hooyo mcn ayaa iga dhimatee isoo duceeya inuu ilahay qalbiga iqaboojiyo😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭

    • @raziyahmohamed4530
      @raziyahmohamed4530 4 หลายเดือนก่อน

      Ilhey haunaxaristo😢

    • @ABDIMALIKAM
      @ABDIMALIKAM 4 หลายเดือนก่อน

      Ax sorry wll rabi ha unaxariisto wll😢

    • @Subarman32
      @Subarman32 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay ha u naxariisto 😢

    • @user-tc4kw3ik4j
      @user-tc4kw3ik4j 4 หลายเดือนก่อน

      Allah haw naxariisto 😢😢

    • @najmahassan5045
      @najmahassan5045 4 หลายเดือนก่อน

      Alle ha unaxaristo wll 🥺

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 4 หลายเดือนก่อน +10

    Runtii Hadalka Amiiro 💯 💯 Waa Wax Ay Ku dhaqmaan dadka Taajiriinta Ah oo Lacagta Heysta Weyna Ku Tacadiyaan danyarta iyo Kuwa Liita oo Ladaalaa dhacaaya Nolosha

  • @user-iu3sn6zz6p
    @user-iu3sn6zz6p 4 หลายเดือนก่อน +44

    Zaaid u faraxsanhy anoo cawa ugu hordawady

  • @WadanooleAli
    @WadanooleAli 4 หลายเดือนก่อน +19

    Inta dareentay inuu zoo dhawaaday❤❤arooska Cayda iyo amiira😂😂like saar❤❤

    • @user-gy5hn1wi3z
      @user-gy5hn1wi3z 4 หลายเดือนก่อน

      Ma aregtey😂😂😂

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 4 หลายเดือนก่อน +9

    Xalqadii ugu farxada badnayd flimka aabo asad cawa waa nga farxisay alle hkaa farxiyee❤❤

  • @amuunomar-lm6sh
    @amuunomar-lm6sh 4 หลายเดือนก่อน +29

    Walhi wan farxay markan arkey malka abhed kamil cawinayo 😢run umaleyy in musalsal yahay wan ilowey😢😢😭😭

    • @idmanxaji4227
      @idmanxaji4227 4 หลายเดือนก่อน +1

      Dacad kama ahan waa ninka inuu dilay rabay Waxbo maskeen yusan iska dhigen 😂😂😂

    • @dr.smunishaliabdi3112
      @dr.smunishaliabdi3112 3 หลายเดือนก่อน

      Hoyadod be dilen umleya wayo video wilka Asad dirsada arkay sifcn ufiiriya😢 aso feg ilmeye

  • @MohamedMuhumed-po6gh
    @MohamedMuhumed-po6gh 4 หลายเดือนก่อน +73

    Kusali nabiga (scw)❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

    • @user-pz9eo9oy8v
      @user-pz9eo9oy8v 3 หลายเดือนก่อน +2

      kusali nabiga (scw) nasro yaasin Axmed❤😢😮😅

  • @luunahussein8221
    @luunahussein8221 4 หลายเดือนก่อน +23

    Waxaa lagu dhibtoon lama helo oo film ah❤😢

  • @user-xo1ez4lu4i
    @user-xo1ez4lu4i 4 หลายเดือนก่อน +13

    Hanbalyo Hanbalyo oogu dabeen amiiro iyo king ceyda waa lisku ogolaaday ❤😂😂😂

    • @user-tr7kx4lt2h
      @user-tr7kx4lt2h 4 หลายเดือนก่อน +2

      This is a flim😂😂

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-tr7kx4lt2h😂 isnt filim😂😂 waa run qarsoon

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 4 หลายเดือนก่อน +20

    Malika io kamil wey is guursanayan filimkana wa dhamaaad😂

  • @MaaidoMustaf
    @MaaidoMustaf 4 หลายเดือนก่อน +16

    Baba hagio wa naga farxisay malikah iyo Kaamil hambalyo guurkina guurqerqaba ❤🎉😅

    • @ZamzamYuu
      @ZamzamYuu 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

  • @Ruuney1212
    @Ruuney1212 4 หลายเดือนก่อน +7

    Wuu dhamaan rabaa musalsalka marba hadu asad so jilcay😅

  • @Salmaan_Kuseysi
    @Salmaan_Kuseysi 4 หลายเดือนก่อน +76

    inta ila jecel nebiga SCW Like ii saara ❤❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @NeimaMed-wu1sx
    @NeimaMed-wu1sx 3 หลายเดือนก่อน +5

    Like team Malika and Kamil

  • @Aragsan_Cali
    @Aragsan_Cali 4 หลายเดือนก่อน +8

    Waaw caawa am so happy Congratulations 🎉🎉👏 team kaamil iyo malika waaaw caawa saa ufarxay lee woooowww😮😮❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉❤❤
    Thank youuuuuuuuuuu asad wanaga fqrxisay caawa😊😊😊❤

  • @Kowsar.Abdi27
    @Kowsar.Abdi27 4 หลายเดือนก่อน +9

    Afka somaliga inta kuha dasha oo musalsal soo jila musalsalkii ugu xiisaha badnaa❤❤

  • @XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls
    @XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls 4 หลายเดือนก่อน +17

    Malikah and Kaamil for evar hambalyo aroos wacan🎉🎉❤😊

  • @khadiijoabdullahi5526
    @khadiijoabdullahi5526 4 หลายเดือนก่อน +13

    Asadow ugu dam been booskii aan kaa filaayey waad timid jecelka ha guulayso inta jecelka taaqeerto waad mahadsanidiin❤❤❤❤❤❤❤thank you kun iyo kow jeer alle dartiis ayaan idin jeclahy ❤❤

    • @user-pz9eo9oy8v
      @user-pz9eo9oy8v 3 หลายเดือนก่อน

      Asadow ugu dam been booskii aan kaa filaayey waad timid jecelka ha guulayso int 𝚓𝚎𝚌𝚎𝚕𝚔𝚊 𝚝𝚊𝚊𝚚𝚎𝚎𝚛𝚝𝚘 ᗯᗩᗩᗪ Ⓜ︎Ⓐ︎Ⓗ︎Ⓐ︎Ⓧ︎Ⓥ︎Ⓝ︎

  • @feysalmaxamed9706
    @feysalmaxamed9706 4 หลายเดือนก่อน +34

    Film kaan waaba iska jeclhy lkn waxaa kasi ficnan laheyd koko in laga soo daro ❤wakujirta lkn maba la arko❤inta ila jecel koko in ay kaso mugato one like❤

    • @Zakari2
      @Zakari2 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wiijili weysay aa u malena

    • @XamdiAxmed-di1mm
      @XamdiAxmed-di1mm 3 หลายเดือนก่อน

      Qeybta 1aad ayeey ku jirtaa gadaal ufiirso

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq 4 หลายเดือนก่อน +8

    Malika MashaAllah.. u have a good heart... keep it and do the same on ur real life 💯

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 4 หลายเดือนก่อน +21

    King ceyda jaclkii Queen Amiira 👸 ❤❤😂😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 4 หลายเดือนก่อน +5

    Caawa farxadi madrid waxa ii raacday farxad kale oo ah inu asad aqbalay jacaylka kaamil iyo maalika ❤

    • @calimaxamed2132
      @calimaxamed2132 4 หลายเดือนก่อน

      Ka waran caawa saan samaynay come BACK boqortooyada 😂😅

  • @user-qi3us8ix4g
    @user-qi3us8ix4g 4 หลายเดือนก่อน +7

    Wlhi best filim an dabto wye wayo dad iskudagdagayo arkimeysid M.A keep going

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 หลายเดือนก่อน +8

    Beryahan filimka wa kala kacsanyahay wa isii cajabiyey ❤🎉

  • @AragsanMohamed-tx9tk
    @AragsanMohamed-tx9tk 3 หลายเดือนก่อน +3

    صل الله عليه وسلم

  • @user-lr5tj3hh1x
    @user-lr5tj3hh1x 4 หลายเดือนก่อน +9

    Inta Ku faraxday Asad sidii UGA farxiyay hambalyo hambalyo mahir Kamil iyo samiya❤❤

  • @user-uj2qz4yb8e
    @user-uj2qz4yb8e 4 หลายเดือนก่อน +22

    Team ceyda on like

    • @AaminoShiikhMaxamed
      @AaminoShiikhMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

      Cayda iyo amiira awalba way is jeclaaayeen🎉😂

  • @MOHAMEDHASSAN-tg3wc
    @MOHAMEDHASSAN-tg3wc 4 หลายเดือนก่อน +18

    Mala dhihi karaa waa qebti ugu farxada badned!

  • @M44NOW6
    @M44NOW6 4 หลายเดือนก่อน +23

    Inta inta yarta ee hore is dhaafisay😂 love❤

    • @user-ui3sf4vh4x
      @user-ui3sf4vh4x 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ani intaas waa necbahay mar walba waa is dhaafiyaa😂😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 หลายเดือนก่อน +12

    Flimka caawa xiiso gaara buu leeyahay 😊🎉

  • @Mediachannel5270
    @Mediachannel5270 4 หลายเดือนก่อน +7

    Kusaliya nabiga scw scw scw ❤❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 4 หลายเดือนก่อน +9

    Kamil waxaa malika so siyay ayaa ah abaha asad inuu kamil dhib u gestay oo an nah la ogen oo iska dabi dhaqayo😂😂😂

  • @BahjoAhmed-mr3gs
    @BahjoAhmed-mr3gs 4 หลายเดือนก่อน +26

    First viewer if you are watching since episode 1 until 40 like
    👇

  • @MariaNoor-so5oz
    @MariaNoor-so5oz 4 หลายเดือนก่อน +16

    Amiira naxriis bdam😢❤

  • @HaawoHaaji
    @HaawoHaaji 4 หลายเดือนก่อน +9

    Caawa musalsalka mcn wye kabax 😂🙄😂🤌💃

  • @Shaaficiupdulaahi23
    @Shaaficiupdulaahi23 4 หลายเดือนก่อน +12

    Dunidan maso ruux ka wngzn nabi Mohamed 😢scw

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @MakoMataan
    @MakoMataan 4 หลายเดือนก่อน +12

    Farxada cawa yaa ilaa daremyaa😊

  • @user-dt5lg5hw8g
    @user-dt5lg5hw8g 4 หลายเดือนก่อน +9

    Cawo walhi wan oyay abahey an so xasustey gurkeyga u Janis igu siyay ilahow ku naxariso abe mcn

  • @maidoali238
    @maidoali238 4 หลายเดือนก่อน +20

    Cawoh yakaaa dhafay king cayda❤😂

  • @cabdixamidxashi
    @cabdixamidxashi หลายเดือนก่อน +2

    Malika is not easy ❤❤ malika qof wanagsaan waayee❤

  • @user-ht1xf2jw7b
    @user-ht1xf2jw7b 4 หลายเดือนก่อน +5

    Caafa faraxad ayu dareemay kaamil team kaamil iyo maalika cawa seedareemeesaan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 หลายเดือนก่อน +10

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Nastexo-bm9ig
    @Nastexo-bm9ig 4 หลายเดือนก่อน +12

    Farxadayda caawa m.a iskuwaara❤❤😂😂

  • @user-mc4xk9rx2s
    @user-mc4xk9rx2s 3 หลายเดือนก่อน +2

    Atoorahen ceyda wye parti 41❤❤ waaba su gu wyey❤❤

  • @user-oh4jn7bi2s
    @user-oh4jn7bi2s 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ala farxad darteed armaan ladhitaa caawa wallhi asad aabo fiicanowday 🎉🎉❤❤

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw 4 หลายเดือนก่อน +2

    Amiira legamad wllhi nolosha ayee wax kaa baree ❤❤ horay u soco

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน +11

    Farxada maxa waye wali ma fiirsane isii qisha maamada maa soo laabatay ❤😅

    • @MinhaajAbdullahi-of1wi
      @MinhaajAbdullahi-of1wi 4 หลายเดือนก่อน +2

      MYA amiira iyo ceyda ayaa la isku Dari rabaa Asad ayaaa dhahy gabdheyda adaa kugu ogahay😢😢😢😢😂

    • @user-wh5vy5vw7e
      @user-wh5vy5vw7e 4 หลายเดือนก่อน

      😅​@@MinhaajAbdullahi-of1wi

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 4 หลายเดือนก่อน +10

    Ayyy Malika io kamil dhaxdooda waa laga baxay 🎉❤❤

  • @HassanBashir-fr6rn
    @HassanBashir-fr6rn 4 หลายเดือนก่อน +15

    Aaway dadkii cumintiga quraaI wax banana qurjiray majoogaan miyaa 😢😢

  • @naimogureey7867
    @naimogureey7867 4 หลายเดือนก่อน +2

    1ilaa 40 firsanay waana marki igu horeysi aan comments ka so bixiya like wan sari jiray lkn comment kama so bixin jiran lkn cawa farxada ayaa iga so bixisay😀😁

  • @FartuunMohamed-dm8wo
    @FartuunMohamed-dm8wo 4 หลายเดือนก่อน +5

    Intaa musal Sal Kan dabanayay manta saufarxay umafar xin waligeyga ❤❤❤❤❤ kp gown

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 4 หลายเดือนก่อน +1

    At long last malika brought Ceyda at their House..what a strong lady❤❤..

  • @AHMEDAPDISAMED
    @AHMEDAPDISAMED 4 หลายเดือนก่อน +9

    TEAM KAAMIL ONE LOVE ❤️ 😢

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 4 หลายเดือนก่อน +1

    Malika qof qalbi wngsn naxariis bdn waaye m.a Aabaheyd waxwalpa wu kayelay walalkeydna wu aqbalay keep going malika iyo malika ❤jcylka ha guleysto I.a