Falanqayn: Hubkii Africa ugu cuslaa oo Muqdisho laga soo dajiyo meesha Loowado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 หลายเดือนก่อน +2

    SOOMAALIYA IYO OGAADEEN BA HA GUULEEYSTAAN

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน +3

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena SYL 2 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama หลายเดือนก่อน

    Guul 🇩🇯 🇸🇴 ❤

  • @AbshirMohamudmaxamed
    @AbshirMohamudmaxamed หลายเดือนก่อน +3

    Somaliya o xoog leh waa ogadenia o xoog Le🇸🇴🇸🇴

    • @ONLF-bs5ld
      @ONLF-bs5ld หลายเดือนก่อน +2

      Dhulkastoo soomaaliyeed waa lasoocelin guul insha allh ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he หลายเดือนก่อน +1

      @@ONLF-bs5ld ❤❤

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 หลายเดือนก่อน

    .qof.ku.xasan.iyo.xamse.waa.nici.karaa.waana.mucaaradi.karaa.laakiin.jaajuus.nimada.itoobiya.maya..insha.allah.soomaaliweyn.wey.soo.noqon.mar.dhaw.ayadoo.xoog.badan.insh.allah.daan.yearta.dhull.keena.gumesigu.siiyay.hadana.bad.deena.rabta.mar.dhaw.wey.geeriyoon.alle.idan.kiis.soomaali.alle.hau.gargaaro.cadaw.geedana.masiibo.haku.dhacadi.insh.allah

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade หลายเดือนก่อน +1

    Eedo somali waa wada warye umbahno werye somali hal dhgle wax kuwadmaqlaan hore usocda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 หลายเดือนก่อน

    Jaajuus u badi Somalia hubkeeda cida duubta

  • @mulidabdilahi7218
    @mulidabdilahi7218 หลายเดือนก่อน

    Cabdiraxmaan afakaadho caadi ma ah

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood หลายเดือนก่อน

    🎉❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 😂❤🎉😂❤❤

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 หลายเดือนก่อน +2

    Gobolada aya horta la musliminaa kadibna itoobiya aya la musliminaa inshallah

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan หลายเดือนก่อน

    Maamulgoboleedyada dalka xukuma dalkey rabaaney lasaxiixayaan😢😢

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

    Masha allah warkan imarayo somaliya ilahaye ha guleyo hadan soo dhacay anigo ah qaxootiga yurub ku wareeray 😂war dalka inoo dhisa meshan ka soo tagnee abartaa xabsiga

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 หลายเดือนก่อน

    Raashinka baa la’isasiiya hubka lays a siiyo waan soo gadanaya

  • @Aadancabdulahi-dh4hz
    @Aadancabdulahi-dh4hz หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkk baradha aa

  • @HassansheikhNoore
    @HassansheikhNoore หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkk walahi wa Runta

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida iyada xaasid isku ah ah xaasidkana maliibaano.
    itoobiya oo gaala ah aya ka aqlaaqbadan lkn inay illahooda wuxu faraayo ku dhaqmaan aya u fiican waayo waqtigii jaahiligii waalaga imaaday

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz หลายเดือนก่อน

    Wazirikas wlh waku qoslay barada aaa😂😂

  • @alijama6723
    @alijama6723 หลายเดือนก่อน

    KOOXAD MEESHA JOOGTA EE DAWLADA SHEEGA NAYSA AYAA U SABABA IN LA DUUBO AMA IYADUBA DUUBAYSA WAAYO INTA HUBKU DEGAYO WAA LA KANTAROOLI KARI KAHAA OO DEKEDA AYAA LA XIDHI LAHAA SIDA WERI YA YAASHA INAAY WAR DUUBIN OO LOO XAKA MEEYEY MADEDA ALBASBKA QUDHA LEH BAA LA XAKAMAYN KARI WAAYEY WAZ MAYA

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkl wallahi waa iga qosliyay markii madmadow lagu tilmaamay

  • @alijama6723
    @alijama6723 หลายเดือนก่อน

    ABII AXMED SHIINE IYO RUUSH BUU HOOSTA KA GALAY DABADEED WAA LAGA TAKHA LUSAYAA

  • @maxcali863
    @maxcali863 หลายเดือนก่อน

    Somalia oo militari hoog leh, Somaligalbeed iyo NFD ba kor aye ukaadinlahayeen, dan aya ku qasabtay iney Itoobiyo iskala nooladaan Somalia burburkeeda.

  • @NurRoble
    @NurRoble หลายเดือนก่อน

    Mucaarad waa naqa kartaa etoopia ayaan difaacayaa cid.kaa yeeleeyso ma jirto dowlada nac hadaa rabto laakiin ayaa iiga roon kuuma shaqeeyneeyso somaliya dowlada ayaa ka masuula waxii imaanaya iyo waxii tagaya dowlada.inteena lahad lin buntaland horta qunsiliyada ethoopia ha xirto hadii kale waa qayaano

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 หลายเดือนก่อน

    Askari kulaha wa mooryaan ee ma sakari ba

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน

    Hubku waabhub gabaoobey ee ogaad weliba aad u duug ah
    Markaa waa qashin qub xassn ayaa meel lagu qubo u haya markaa wax faaiido ah maleh ee ogaada

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน

    Maxad uga jeeda hubki Africa Cusla. Masar Africa ma aha miya

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob หลายเดือนก่อน

    Hadii AanDalkaygoDhuuxCadawo kuukarin hadii aan dalkaygo dhiig kuuguzfooldhaqin
    Shire iyo dhowrto cad caano iyo xisbiga reaboplican dhiiga

  • @saciidcabdullaahi5902
    @saciidcabdullaahi5902 หลายเดือนก่อน +1

    Qosol ayaad keentay walaalayaal

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ หลายเดือนก่อน

    asc

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅 oo markaa hadii soomaali koonfur lasiiyo hubkaa aadba sheegayso yaa itoobiya ku ridi doona waar waxaa qaadan doona alshabaab insha alaah oo soomaali kuridi doonta aakhirka😅😅

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob หลายเดือนก่อน

    1983 iguSoboqdaySomaliaWaxanKucasimayShirIyoz dhowrto miyiga eyax geed gaaban dangorayo kunasodhowow xisbigena ahmed cali cigal iyo magool habisii maceebaa
    Madame hawenka looogolayn madaxweunanimada
    Qolowalba risked dhuux cadaaeo haisugutimado

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w หลายเดือนก่อน

    kkkkkkk daawlad majirtee hubkii soomaliya isku dhamaayn lahaayd baa lakeenay oo waliba qabiil gaar ah baa la siinayaa laakiin waxba ku qaadimaayaan mooryaanta xamar

  • @alibudha5936
    @alibudha5936 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk

  • @alijama6723
    @alijama6723 หลายเดือนก่อน

    MAYDAAN FAHMIN HUBKAN WAA BIIC WAALA GADAYAA XAYAY SIIS BAA LOO SII SAMAY NAYAA WAXNA WAA QASHIN AY MASAR ISKA SOO DAADI SAY WAXNA WAA IIB YAA ITOBIYA LA DAGAALAN SANBA DAGAAAL GOORMA LABEDELEY OO QOSOL LOO BEDELEY

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน

    50 sano wuu ka facweyn yahay hubkani way og yahay itoobiya
    Xassn sheekh wuxuu siinaya wacaysle oo ka dhasay unikaaa leh
    Masaraa na siisay aryaa .
    Marar badan isga oo qarxy waad arki dopntaan.

  • @OsmanHoussein-z2l
    @OsmanHoussein-z2l หลายเดือนก่อน

    Sheeka ciyaalka iyo majaajilada iyaad ku fiican tahay ee kuma fiicnid in aad bulshada u gudbiso xaqiiqada hortaal

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 หลายเดือนก่อน

    Labadi cadowga somaliland ahayd ey ilmo ibna dhilooyin