**Sahra Axmed Ahun* & Nuur "Daalacay" Cilmi | Laqanyada Jacaylka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 344

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว +101

    Ilaahay ha u naxariisto Sahra Axmed Jaamac aamin

    • @ahmedyazin179
      @ahmedyazin179 6 ปีที่แล้ว +3

      Caweyska Dalmar alle haw naxariizto qaprigana haw waaziciyo

    • @freefireplayerpro3405
      @freefireplayerpro3405 6 ปีที่แล้ว +1

      Ilahy ha u naxaristo boqoradi codka

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว +1

      Caweyska Dalmar Amin alle ha unaxariisto

    • @jablibaax
      @jablibaax 6 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin yaa Allaah

    • @soolsanaagceyn1362
      @soolsanaagceyn1362 6 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha unaxariisto janadii firdowsana haka waraabiyo

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 ปีที่แล้ว +28

    Sahra (AUN)
    Laqanyada jacaylkiyoo
    Lurta caashaq kululaa
    Ruuxaad u lahaatayo
    Kugu laaday ba'anaa
    Waxaan hadalba ii labin
    Sida laygu kaa ladhay
    Haddii aad lix goor noqo
    Itidhaa labiyo toban
    Naftan libiqsanaysee
    La baanaysa yay siin
    Ladanoow miyaan
    La'aantaa aniguu
    Ledayaa hurdadaa
    Nuur
    Laan-daaqa geeluba
    Lebigii jarka u dhow
    Intuu laac is leeyahay
    Sow looli kama dhaco
    Waxaan looba wada hadal
    Adigey is luggooyee
    Anna laabta kaa jaray
    Maad noqotay looxaa
    Amma lebanka daarahaa
    Inaan laaxi kaa dhimo
    Lunsaneey adaa
    Laliyee niyadaa
    Soo leef hawadaa
    Sahra (AUN)
    Lab haween ku taagsaday
    Ku laxaadso dumar yidhi
    Legdayoo ku jiifoo
    Ka lib doonay ba'anaa
    Waxaan looba liil galin
    Libiqsiga aan kuu qabo
    Lixdan goor hadaad noqoo
    Itidhaa lag iyo boqol
    Naftan libiqsanaysee
    La baanaysa yay siin
    Ladanoow miyaan
    La'aantaa aniguu
    Ledayaa hurdadaa
    Nuur
    Inan yahay lug iyo faras
    Lalabaha colaadeed
    Lib hadday ku diriraan
    Sow luun ma gawraco
    Anna libinka caashaqu
    Markuu igu laxaadsaday
    Oonad iga lib haysood
    ii liiciin weydee
    Maa luxudka lagu dhigo
    Inaan kuugu liicsamo
    Lunsaneey adaa
    Laliyee niyadaa
    Soo leef hawadaa
    Ereyadii Abwaan xasan xaaji cabdulaahi (xasan geney)

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid lyrics

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 4 ปีที่แล้ว +2

      @@caweyskadalmar you welcom sxb

    • @abdoulhakimbarre9573
      @abdoulhakimbarre9573 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha u naxariisto maamo sahra ahmed amiin ya Allah soo kle mahadsanid @Amareh_Adaweh nin culus

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdoulhakimbarre9573 Amin

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdoulhakimbarre9573 aamiin

  • @sofiaabdiabdi6718
    @sofiaabdiabdi6718 9 ปีที่แล้ว +32

    old is gold who is like queen of voice sara ahmed

    • @sahalbaashe4986
      @sahalbaashe4986 3 ปีที่แล้ว

      may allah mercy on her, she was great singer and have incredible voice, she was leading somali lyrics and all of singers.
      love her so much.
      rip.

  • @aichamohamed7941
    @aichamohamed7941 6 ปีที่แล้ว +48

    😢😢😢😢 jaceylka waaa wadka gabdhaha wiilashow noo naxariista ilma adeerayaalow 😍😍😍😍😍

    • @ninwaxbadanog5846
      @ninwaxbadanog5846 6 ปีที่แล้ว +1

      Aicha Mohamed indinka noo naxa anaga kaliya maaah

    • @adanmohamed4793
      @adanmohamed4793 6 ปีที่แล้ว +3

      Labada dhinacba hala isku naxariisto Aicha

    • @a7iisse293
      @a7iisse293 6 ปีที่แล้ว +5

      Waaan ku qasbanhy inan idiin naxno waayo jiir nagamida ayad tihiin

    • @mustafeahmed7171
      @mustafeahmed7171 5 ปีที่แล้ว

      Wllo jcylka rag io dumarka, raga unugul runtii

    • @ibraahimxasan9914
      @ibraahimxasan9914 4 ปีที่แล้ว +2

      WloH miyaad maqashey gabadhba jacyl u dhimatey nin mooye kkkkk

  • @fawsiaali4387
    @fawsiaali4387 6 ปีที่แล้ว +7

    Oh I love Sahra sooo much, she is an exceptional singer with PhD in singing!!! Thanks Sahra we love you soo much!! Much kisses from me Fawsia

  • @amalqueen4890
    @amalqueen4890 5 ปีที่แล้ว +10

    25 june 2019 ayan markala dhagaysanaya boqoradi rabbi godka ha u nuure sahra ahmed hestedani xasuus bay I galisaay😭😭

  • @qalbidhaya9550
    @qalbidhaya9550 5 ปีที่แล้ว +8

    Boqoradi codka sahra axmed alle haw naxaristo 🤲

  • @nimcomohamedabdi8885
    @nimcomohamedabdi8885 4 ปีที่แล้ว +7

    lab haween ku taagsady ku lexadsa dumar yiri lagdeyo ku jiifo ka lib doonay ba'anaa😥😥😥 27/12/2020

  • @khadarxasan8617
    @khadarxasan8617 5 ปีที่แล้ว +5

    Illaahay naxariistii Jano haka waraabsho MAAMADA Sahra Axmed...

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 5 ปีที่แล้ว +3

    19/12/2019 sandka dhamnkisa dhageytay sandka cusup 2020 like igula zo dhaweya ilahy ha u naxaristo fananadeni😏😓

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว

      aamin

    • @ramlaliin3931
      @ramlaliin3931 4 ปีที่แล้ว +1

      Ana wxan dhagaysanaya 27/12/2020 alle nabd iyo cfimad haynagugarsiiyo sanndka cusub 2021 nisha allah

    • @abdirahmanruuzhka2474
      @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว

      @@ramlaliin3931 ameen quruxey

  • @wadnihiibadwaynta431
    @wadnihiibadwaynta431 8 ปีที่แล้ว +20

    Heestan.waxay sabab.u.ahayd inan xaaskayga.is guursano.5 years ago.mar aan Nairobi.joogay

    • @Bwalde
      @Bwalde 7 ปีที่แล้ว

      wadnihii badwaynta
      Hmblyo king

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxaristo zahra ahmed

  • @rahmaahmed5155
    @rahmaahmed5155 8 ปีที่แล้ว +49

    wooow Old is gold
    who is watching in 2017

  • @mukhtaarmu2659
    @mukhtaarmu2659 5 ปีที่แล้ว +6

    Allah yarxamu
    Merkel
    21.12.2019
    Wa xasusti sanadka
    Wlo ilahay ubaryaa
    Inu janad ku casumo
    Mamo Sahara axmed

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 6 ปีที่แล้ว +1

    Sahra Axmed was Legendary singer. Allah ha naxariisto

  • @MrAlimaie
    @MrAlimaie 7 ปีที่แล้ว +4

    My favorite song.

  • @Xog-Maal41
    @Xog-Maal41 4 ปีที่แล้ว +4

    Lab haween ku taagsaday ku laxaadso dumar yidhi lagday oo ku jiifoo ka lib doonay ba'anaa.
    Waa run.

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku naxaristo mamo Sahra Axmed Jaamac mid ka mida shumacyadi ugu waaweynaa ee shiday fanka iyo suugaanta somaliyed❤

  • @mohaali1231
    @mohaali1231 หลายเดือนก่อน

    Qeun 🎉 of Somali lady Gold Voice

  • @hibaxuseen2754
    @hibaxuseen2754 7 ปีที่แล้ว +17

    Heestan micnaheeda waxaaa daremi kara qofki wax jclado misana LA dareeemi waaayo
    IMA qabato ima qabato ceenkani
    Qaxar&lugooyeee qoodhaaaa ya xerada amba kuma quureen
    Sow intan qalya adna qeybinesa
    Hadiii aad qob weenthy nabsi yuuu ku qabaninee😢😢😢😢😢😢 xasuus gooniya igu dhacde
    Hadana iminka I heesata
    Heesaha maama sahra waxaaba mooda ineeee I quseeyan
    Intan wadagno qisadan inshllh mar waaan guuleeseeena✔✔✔✔✔

    • @ayaanbashiir2491
      @ayaanbashiir2491 7 ปีที่แล้ว +1

      Hiba Xuseen
      Walal waan Lula socdaa
      Heestan markan dhagaysto sikalan noqdaa runtii

    • @asmaabdi6610
      @asmaabdi6610 6 ปีที่แล้ว

      Jacaylku xanuun badanaa 😢😢😓😓

    • @toostoosmedia1672
      @toostoosmedia1672 5 ปีที่แล้ว

      Hiba xuseen
      Waad ka baxeysaa insha,allaah
      Aduuka iska itixaana
      Waana kufahmay

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 2 ปีที่แล้ว

      Hada 4 sano ayaa kaso waregatay qoralkadii, maguu leesatay mise .

  • @abdirahmanHoussein-b8v
    @abdirahmanHoussein-b8v 3 หลายเดือนก่อน

    bon arriver et par la grace de Dieu meilleurs sante et bonne retour.

  • @philipzariq5456
    @philipzariq5456 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haw naxariisto sahra ahmed aad baan ujecla fankii horr iyada ugu jecla rabi waxan ka baryaya inay janadii fardawsa ka cabto midalabad sahra dadkii yaqanay waxay isku raaceen inay ahayd qof afgaaban oo xishood badan umada soomaaliyeed oo weliged xumaan ka shegaysana ma arag

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว +1

      ha saluugin waayaha Amin ilaahay has naxariisto

    • @NimcoCabdiraxmaan-eg8he
      @NimcoCabdiraxmaan-eg8he 28 วันที่ผ่านมา

      Amin amin wllo😢​@@caweyskadalmar

  • @Cartan7
    @Cartan7 8 ปีที่แล้ว +12

    waqooyi somalia abwaan u dhashaa alifay hal-abuur murtida hasan abdulahi gannay. riwayaddii 'dab jacayl karinwaa' 1973

    • @deeqosoomaali4544
      @deeqosoomaali4544 6 ปีที่แล้ว

      cartan 21 1973 ma joogty bismilaah

    • @sidiiqcr7411
      @sidiiqcr7411 5 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland dheh cuqdad udhimo oo hooyada was QDW

    • @amarehnickel9309
      @amarehnickel9309 4 ปีที่แล้ว

      Waa hessti riwaayad Djibouti zahra Ahmed

    • @shuriashuria5800
      @shuriashuria5800 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂
      Qadaad weyn 😂😂😂​@@sidiiqcr7411

  • @AminaCumar-or4xz
    @AminaCumar-or4xz 4 หลายเดือนก่อน

    Waaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ eeshcal hees igadheeh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sharmoabdi
    @sharmoabdi 7 ปีที่แล้ว +2

    who is wacthing 2018
    Laqanyada jacalkiyo
    Lurta caashaq kulula
    Ruuxaad u muhatayoo
    Kugu laaday ba'anaa

  • @xuseenaadan3409
    @xuseenaadan3409 6 ปีที่แล้ว +10

    wllo magacaygu waa hussein Adan waxaan joogaa hargeisa inagadaaya qabiilka somaliland iyo somaliya waa walaalo fankuna waa mid

  • @lklklk7224
    @lklklk7224 6 ปีที่แล้ว +2

    AllaHa unaxariisto Sahra ahmed jama Amiin😥

  • @roodamuuse1183
    @roodamuuse1183 5 ปีที่แล้ว +4

    Ale hawna xariisto sahra

  • @moodaanneeda708
    @moodaanneeda708 4 ปีที่แล้ว +3

    Nov 2020 🙏🥶🥶❤❤

  • @CabdiSandhere
    @CabdiSandhere 27 วันที่ผ่านมา

    2024/12/7 saturday alle hawnaxaristo MAMO SAHRA😢

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ha u naxariisto mama sahra axmed raboow jirkeeda cadaab ka xuree oo naxariistaada ugu dambi dhaaf

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว +1

    Hommage zahra ahmed

  • @boqorkabeelweyntagarxajis6803
    @boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 ปีที่แล้ว +2

    Who is watching 2018 Allah caaafimaad hasiiyo Sahra Ahmed jaamac

  • @leemohamed3291
    @leemohamed3291 4 ปีที่แล้ว

    Xassan ganeey powerful song only her can sustain that laxaan

  • @caydruussomaliofficial5606
    @caydruussomaliofficial5606 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha u naxaristo godkana ha u nuuriyo sahra ahmed jamac

  • @adamali2035
    @adamali2035 2 ปีที่แล้ว

    Sahra Axmed Abdilahi Rabi hakuu naxariisto🤲❤

  • @yacqubahmed2285
    @yacqubahmed2285 6 ปีที่แล้ว +1

    illah ha naxariisto qabrigana ha nuuriyo,danbigeeda illah ha dhaafo aMIIN YA RABI

  • @hodanliban8241
    @hodanliban8241 9 ปีที่แล้ว +16

    5sano kadib markalan manta dhagesaty heestan waa hees Shidan

    • @mustafeabdi1756
      @mustafeabdi1756 7 ปีที่แล้ว +1

      Hodan abdurahmaan hodan walaal waan iska kaa jeclaaday ka wrana

    • @abdibasidmohamud2886
      @abdibasidmohamud2886 7 ปีที่แล้ว +1

      Hodan abdurahmaan haaa fan waa intii hore

    • @hodanliban8241
      @hodanliban8241 7 ปีที่แล้ว

      Mustafe Cabdi mahadsanud wllo

    • @hodanliban8241
      @hodanliban8241 7 ปีที่แล้ว

      abdibasid Mohamud saxiìx wllo

    • @jablibaax
      @jablibaax 7 ปีที่แล้ว

      Hodan abdurahmaan dib udhagayso mntana

  • @AasiyaAadan-j5l
    @AasiyaAadan-j5l 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxriisto sahar ahmed

  • @laofficial2735
    @laofficial2735 2 ปีที่แล้ว +1

    Best song 🔥😭😭

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official 2 ปีที่แล้ว +1

    Illlahow adoonkaaaga baan ahaye janatull fardowsa ka waraaabi mama sahra ahmed😢

  • @IbrahimiltireComptable
    @IbrahimiltireComptable 3 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxaristo Zahra Ahmed djibouti.14/9/2024

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi heesihii hore nuxur u daah mnsh allh allh u nxriisto faniintaan qaaligah intii dhintay aaaamiin allh h oog samto bixiyo heesah qaadi jireen ayga iyo kuw u tumiy jiryb aaaamiin 2019)6/18

  • @mohamethasan2233
    @mohamethasan2233 9 ปีที่แล้ว +2

    wwwwwww masha allah sahar axmed jamac

  • @sayidholac5382
    @sayidholac5382 5 ปีที่แล้ว +11

    lab haween ku taagsaday
    ku laxadso dumar yidhi
    ladgayo ku jiifo
    ka lib dooney ba ana
    axya ya erayo

  • @salmanfarhan361
    @salmanfarhan361 5 ปีที่แล้ว +7

    Riwaayaddii Dabjacayl Karo Waa Ee Abwan Xassan Xaaji Cabdilaahi 'Ganey' uu sameeyey , Riwaayadan Waxaa Markiidanbe Booska Sahra Axmed Lagu bedeley Khadra Daahir Cige , kadib Markay Umushay Sahra Axmed.
    Laandaaqa geeluba
    Lebigii Jarka udhow
    Intu Laac isleeyahay
    Sow laaga Kama dhoco

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว +1

      Dab Jacayl Kari waa live baan ku daawaday. Laakiin ma xasuusto inay aun Sahra matalaysay mise Khadra. Beertii Xoriyada Hargaysa waan yaraa dhowr iyo tan jir baan ahaa.

  • @MohamedHassan-cf3hg
    @MohamedHassan-cf3hg 6 ปีที่แล้ว +3

    Asckm wlayal dhamantin waxaan iidanka codsanaya inaad uu ducaysan sahra Ahmed jamac abokor waxa kale oo halkaas iiga muqda inanka tumaya pianos mohamed suleman yusuf wu dhintay isna ala haw naxariisto waxaanse warka haya inamada tumaya saxophone ka way wada ficanyihiin khaliif Ahmed cilmi iyo mohamed cabdi abukar aalto iyo inanka tumaya lit ginterka isa wuu nolyahay wuna fican yahay wana nagiib ahmed xashii

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Hassan Aamin ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay.

    • @sunaliitamuqtaar1526
      @sunaliitamuqtaar1526 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Hassan allh u wada naxariisto wlll

    • @ifrahabdiaziz5598
      @ifrahabdiaziz5598 2 ปีที่แล้ว

      Allaha uwada naxariisto

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 2 ปีที่แล้ว

    Sahro Ahmed Allaha U Naxariisto

  • @sahramahmood22
    @sahramahmood22 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay Haa unaxaristo ilhow danbigeda dhaaf ilhow suu aasha uu fudude ilahow narta kaa xoore ilhow janatul fardawsa gee. Amiin

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 2 ปีที่แล้ว

    Hommage Zahra Ahmed.

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 6 ปีที่แล้ว +7

    Lab haween ku taagsaday
    Ku laxaadsa dumar yiri
    Legdayoo ku jiifoo
    Ka lib doonay ba'anaa
    😢 way oo way xanuun badanaa

    • @adnamukhtaar1653
      @adnamukhtaar1653 5 ปีที่แล้ว

      Yaasmiin Yuusuf painful word realy

    • @abdirizak.MAhmed
      @abdirizak.MAhmed 5 ปีที่แล้ว

      Yaasmiin Yuusuf waxaan u gartay odaygaa is haysaan abaayo. Odayga u daji isagaa iska qaboobiye

    • @aadancali3091
      @aadancali3091 2 ปีที่แล้ว

      Cajiib wllo

  • @ayanledayib4466
    @ayanledayib4466 7 ปีที่แล้ว +3

    Like haday wax tarto ha la iisaaro.

  • @fuadmohed5053
    @fuadmohed5053 4 ปีที่แล้ว +7

    Lab haween ku taagsaday
    Ku laxaadso Dumar yidhi
    Lagdayoo ku jiifoo
    Ka libdoonay ba anaa
    Ragaasa manta ku badan somalida😧

  • @mlover0740
    @mlover0740 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 Yaa Daawanayaa 🫡

    • @KahaQali
      @KahaQali หลายเดือนก่อน

      10000

  • @fatimadeakh181
    @fatimadeakh181 6 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariiso Sahara axmed

  • @mustafemaxamed2204
    @mustafemaxamed2204 8 ปีที่แล้ว +1

    manshllaa

  • @ciltire420
    @ciltire420 6 ปีที่แล้ว +2

    Odl is Gold 2018 5 5Aprile who is watching hehehhe

  • @abdixakiimxamarji3773
    @abdixakiimxamarji3773 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto sahra Axmed jaamac

  • @jablibaax
    @jablibaax 5 ปีที่แล้ว +1

    Eebow kuu naxariiso 🤲

  • @yahyeabdidiiriyeyahyealpha9678
    @yahyeabdidiiriyeyahyealpha9678 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahaw kuu naxariiso

  • @axmedcismaan6497
    @axmedcismaan6497 4 ปีที่แล้ว +1

    Originalkeeda waxa wada qaada sahra axmed iyo cabdi cali bacalwaan

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Aun mamo qaran sahro axmed Jamac

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 8 ปีที่แล้ว +3

    who watch today

  • @100dhan3
    @100dhan3 7 ปีที่แล้ว +2

    viva heesi hore xasuus miidhan weeye wlhi

  • @gendiabdi7281
    @gendiabdi7281 2 ปีที่แล้ว

    2022 old is Gold

  • @misspamba1
    @misspamba1 6 ปีที่แล้ว

    Allah ha uu naxariisto Sarah Axmed Jaamac

  • @ridwaanmohamed158
    @ridwaanmohamed158 6 ปีที่แล้ว

    Allew u naxariiso yaa rabi Maamo sahra axmed jaamac

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว

    Hommage zahra

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaharisto zahra amed

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 8 ปีที่แล้ว +3

    who watch today heestani wanna he law

  • @BashiirCismaan-sl8yv
    @BashiirCismaan-sl8yv ปีที่แล้ว

    Alle.ha.u.naxariiste.c.cali.bacalwaan.iyo.sahra.unban.u.aqaanay

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 3 ปีที่แล้ว

    May God have mercy on sahra Ahmed jaamac ameen 😢

  • @haaajicabdilaahi1493
    @haaajicabdilaahi1493 2 ปีที่แล้ว

    What voice

  • @khadaralfa9338
    @khadaralfa9338 ปีที่แล้ว

    Hees Talantaali xasan ganey sameyay ayaan u jeclahay heesaha. AHUN sahra axmed.

  • @mohhanad2279
    @mohhanad2279 6 ปีที่แล้ว

    Nice song

  • @mukhohussien9192
    @mukhohussien9192 5 ปีที่แล้ว +3

    Ciyaaalkii hore heesihi ciyaaalnimda dhegysan wahwah

  • @fahadhamud2822
    @fahadhamud2822 6 ปีที่แล้ว

    Ilahow kuu naxariiso sahra axmed jaamac

  • @amarehnickel9309
    @amarehnickel9309 4 ปีที่แล้ว

    Nour Dalaeh reer Djibouti

  • @gurey102
    @gurey102 5 ปีที่แล้ว +1

    Listining 2019

  • @hodandegan4241
    @hodandegan4241 2 ปีที่แล้ว

    Old is gold

  • @guledmahad4902
    @guledmahad4902 8 ปีที่แล้ว +3

    Waaw nice song

  • @khaalidaxmed7609
    @khaalidaxmed7609 6 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariis

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @saeindhoyare5267
    @saeindhoyare5267 9 ปีที่แล้ว +4

    woooooooooooow - Sahra Axmed Jaamac

  • @dayax11
    @dayax11 6 ปีที่แล้ว

    Alla ya raxma

  • @dongarow3226
    @dongarow3226 7 ปีที่แล้ว +6

    markastoon qayilayo ayaan dhagaysta heestan

  • @yasmiinabdi9303
    @yasmiinabdi9303 5 ปีที่แล้ว

    hees xasuus leh aduunyo Alla haw naxariisto mam sahra Axmed jaamac

  • @ismailshire539
    @ismailshire539 6 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto

  • @xamseibrahim6603
    @xamseibrahim6603 6 ปีที่แล้ว

    Alle naxariisto s

  • @fawsiaali4387
    @fawsiaali4387 6 ปีที่แล้ว +1

    Sahra Ilaahay ha kunaxaristo , Love u

  • @sunaliitamuqtaar1526
    @sunaliitamuqtaar1526 6 ปีที่แล้ว

    Allh yarxama

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 6 ปีที่แล้ว +1

    imikay dhimata maama sahra Axmed 04-04-2018

  • @sadiiqharett1791
    @sadiiqharett1791 2 ปีที่แล้ว

    Heesta waxa igu horaysay 2003 anigo yar

  • @abokorarab5926
    @abokorarab5926 6 ปีที่แล้ว

    ina lilaah alle yarxamu

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 5 ปีที่แล้ว +1

    Ciid wanaagsan

  • @buuniqaran1302
    @buuniqaran1302 6 ปีที่แล้ว

    Sahra Ahmed RIP

  • @gedoboy8128
    @gedoboy8128 2 ปีที่แล้ว +1

    10/11/2022
    Sahra axmed ala yaa raxma
    Inagoo dhalinyara badan
    Sahra iyo magool isbarbardhignay
    Qof walba (both) ayu dhahay
    Yacni boqorada codka ina 2badaba loogu waco

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad zxp may kala dhaceyn welibu anigu sahra axmed codkedan aad u jecelyahay iyo heeseheeda illahay haw naxariisto labadaba

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 2 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahaadan5972 kkkk waakugu ceeb inaad mamo Xaliimo Khaliif magool aad tidhaahdid majeclayn Heesaheeda Xaqiraada ladhaaf meesha. Qofyaw

  • @asmaabdi6610
    @asmaabdi6610 6 ปีที่แล้ว +3

    Qabyalad facebook ayaa uga qaxii rabnaa youtup managaga daba kenteen tasaa la leyahay hays racdo🤔👊

  • @siidcumaraxmad4322
    @siidcumaraxmad4322 2 ปีที่แล้ว

    Hadii aad 6 goor noqo itidhaa 2 iyo boqol

  • @fouziaahmed6291
    @fouziaahmed6291 5 ปีที่แล้ว +3

    watching 2019