Xildhibaan Faaiso Jeyte "Xamar ayaan ku dhalanay in aan Tahriibno ma rabno,Hadii la rabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 117

  • @mohamedmohamud-i3s
    @mohamedmohamud-i3s 2 หลายเดือนก่อน +32

    fooxiya jeyte waa af,hayeenka, shacabka muqdisho ❤

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 2 หลายเดือนก่อน +26

    Hooyo macaan, xildhibaan Faaiso jayte allaha cimriga iyo cafimadkaga ku barakeeyo, wlh runta ayaad taabay naga qabo maamo xoolo qalataydini dadkii maskiinta ah ee somaliyeed xoolahooda ku tagri faraya allaha ku sharafo Hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AsadAhmed-p9p
      @AsadAhmed-p9p 2 หลายเดือนก่อน

      @@Sport-Khayo k

  • @HawoWarsame-g3l
    @HawoWarsame-g3l 2 หลายเดือนก่อน +11

    Wallahi somaali haleey ahaan lahaayeen sida xildhibaan foysiyo oo kale saan ma ahaadeen

  • @miskiAhmed-q2h
    @miskiAhmed-q2h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Habo thanks 😢
    Somali qofka u had lo oo dowlada ugu jirto waa adiga Allah ku xifdiyo
    Xijaabka Allah ku xifdiyo

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 2 หลายเดือนก่อน +9

    Waa gabar caqli badan masha.allah hogaamiye ruuxi ah ba loo bahanyahay.oo shacabka si hufan oogu adeeego cadaalad ah

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +5

    ❤🇸🇴👍Foisiya ilahay ha ku Xafido 😂❤🇸🇴 Geesiyada ❤👍🇸🇴 Ku soco ilahay ayaa runta Kuga Jecel ❤👍🇸🇴

  • @LuulMaxamuud-u1n
    @LuulMaxamuud-u1n 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xildhiban faaisa Allaha ku xifdiyo runta ayaad kahadashaa marwalba❤

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 2 หลายเดือนก่อน +6

    xildhibaanad faaizo guleeso aamiin

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 หลายเดือนก่อน +6

    Maa shaa Aalah naga dhiciyaa tuugta rabo in ay wadanka xaalufiyaan qaasana reer muqdisho

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 2 หลายเดือนก่อน +6

    Guuleyso xildhibaan saan baa la rabaa

  • @AhmedAbdullahiSulub-ef3ne
    @AhmedAbdullahiSulub-ef3ne 2 หลายเดือนก่อน +5

    boqol kafiican ,guulayso

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤ halyeeyad faaisa halyeey ❤❤❤❤ umadu waxa aay u baahan tahay dad nool oo sidaadaa faaisa nooloow

  • @Fvhffhjifjkztkzmg
    @Fvhffhjifjkztkzmg 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah waa runteed gabdhu aragti fiican ayeey kabixasay waana sax

  • @HassanOsmanomar-i5z
    @HassanOsmanomar-i5z 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wow Masha Allah waa xildhibaanad geesiyad oo xaaqa ku adantoo

  • @OmarAhmed-u2r
    @OmarAhmed-u2r 2 หลายเดือนก่อน +4

    Team faisa jayta liketa

  • @syo9329
    @syo9329 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahey ha kuxifdiyo adig ookale allha badiyo❤🎉

  • @abdulfatahmohamoud1146
    @abdulfatahmohamoud1146 2 หลายเดือนก่อน +6

    GABADHAAN LEGEND WAAYE , Allaha xafido .

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 หลายเดือนก่อน +7

    masha.Allaah geesiyad illaahay haka Abaal mariyo waligaa xaqa ku tagnaaw

  • @abdiqadirbulale9426
    @abdiqadirbulale9426 2 หลายเดือนก่อน +4

    ALLAH HAKU XAFIDO AKHIRO IYO ADUNBA RUNTA AAD SHEGEYSO QARBA KUGU NACAYA LAKIN ILLAAH IYO UMADA WANAGSANBA KUGU JECLANAYA

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maxaa xamar un loo canshuuraa aaway dalka intiisii kale hadaysayn canshuur bixin yaan xil loodhiibin very simple war qaranimaddu ma in mugdishu labaadaa???????????????????????????????????????????????????????????

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guuleyso wlhi waa kuu duceyana❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamedcabdikariin-o7v
    @Mohamedcabdikariin-o7v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibanada faiso jeyte. Illaahay haku xafido guuleyso waa shaqsi wanagsan oo yaqaan shaqada loo dortay❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +6

    naayan lagu qaarajin meesha maafiya haysate dowlad maahe is ilaali kooxad xasan run marabaane

  • @mohajama7313
    @mohajama7313 2 หลายเดือนก่อน +3

    Lacagta extra ah meesha aado waan ognahey cml kulaha subhanallah waar Allah ka baqa xaaran cunista iska daaya

  • @zanko6317
    @zanko6317 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waad ku mahad santahay sida xaqa aad uga haday gobolka banaadir nooloow xildhibaan faa iso jeyte

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa muwaadinada kaliya ee Muqdisho ugu jirto parlamaanka xaaraantaah. Ilaahay ha xifdiyo

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xildhibaan Faa'iza Noolow Runtaa Ka Hadashaa Markasta Masha-allah

  • @AbdiAli-ss2kh
    @AbdiAli-ss2kh 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc waxa xaqiiqa ah inaad tahay xildh. Somaaliyeed kuwa kugu qaylinaayo waa kuwa kunaaxey lacagta g banaadir

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 หลายเดือนก่อน +6

    Somalia Xamar-kaliya maaha! Lacagta Xamar laga qaado gobolada kala la siiya that’s not fair ❌

    • @LakshaDeirwa
      @LakshaDeirwa 2 หลายเดือนก่อน

      midaas xitaa hadii la samayo maxay kaa dhibi lahayd, musuq maasauq kuwa inay jeebka ka buuxsadan kenya guryo kaga gadanayan

  • @HalimaKulmiye-gr9xn
    @HalimaKulmiye-gr9xn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geesiyad runt jirto ka hadasho❤❤❤❤❤

  • @SaynabWehliye
    @SaynabWehliye 2 หลายเดือนก่อน +3

    Uhiili shacabkaada warkaadana warun

  • @farhiyoabdisharif2258
    @farhiyoabdisharif2258 2 หลายเดือนก่อน +4

    MAASHA ALAH XILDHIBANADA SHACABKA SOMALIYED GAR AHAAN MUQDISHIO WAR AYADA TAGEERA INAY MUQDISHIO UNOQOTO HOGAMIYE QABILKA HA KU TAAGERININA SOMALIA 🇸🇴 ONLY FROM LONDON UK 🇬🇧😭🤲☪️🕋🇸🇴🇸🇴 ILAHAYOW NO XAFIDO KA ILAALIYA BIRIYA &100 KUDIL LA LEEYAHAY🥵🥵🥵🥵

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hoyo xildhiban faaisa jeyte tariiqda kuxusi donto❤❤❤❤

  • @Wllheermo
    @Wllheermo 2 หลายเดือนก่อน +6

    Gabafhan xilka madaxweynimo nogu dhiba iyada danta shacabkeda aragta

  • @mohamedabdishureshurie8907
    @mohamedabdishureshurie8907 2 หลายเดือนก่อน +1

    il cadow ilahay kma tuso walaashay macaan ❤❤❤❤

  • @WeQw-pr2nw
    @WeQw-pr2nw 2 หลายเดือนก่อน +3

    8:04 runta ya rabo yyyab akhiro xisab tala somalay ......??!👍 👌 💛

  • @MohamedHubsei
    @MohamedHubsei 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mis Jeyte waxed tahay of ka mid ah xl ugu fiican Barlamaanka welibana ah qofka kobaad

  • @maymuunsheybi1212
    @maymuunsheybi1212 2 หลายเดือนก่อน +2

    maasha allaah sax

  • @maryanmahamed937
    @maryanmahamed937 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaanada shantakun eey qaataan xaqdarada idinka know
    Ka ah

  • @BINDAUD-e4o
    @BINDAUD-e4o 2 หลายเดือนก่อน +2

    M.a guuleyso maamo

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xilbaan faiso warkda wa sax culesk gobalk bandir le in la saro ma ahn canshurta mid jubland butland garto halga dhigo hadii dowlad jirto maba jirte mavio waye somli shabab waxa ka taran kuwan meyl walbo isbaarta shatiga leh ey u taal ee dalqda weyn meyl walbo masuq masuq qiyano shcbkn 30 sano dhibtda ku jiray aye rabn iney intii yared cuni laheyn ka xogaan

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid7053 2 หลายเดือนก่อน +2

    Runta rabba jecel hooyadn culeeska umadeda ayey la socota reer banaadir wlle wa laga noolade

  • @hanad-
    @hanad- 2 หลายเดือนก่อน +1

    Faaizo jeyte waa na matashay, dad boorsooyin wato iyo magafayaal dekadda iyo jidadka taagan barteeda dhigtat

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w 2 หลายเดือนก่อน +5

    Canshuur ha la qaado ma xumee xamar lee miya somaliya ah

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 หลายเดือนก่อน +1

    NaagNool 👌🙏👏

  • @SheekhMaracade
    @SheekhMaracade 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah wlhy gabadhan
    Cadi ma'ahan
    Waxan kugu tageray
    Sausha ah
    Lacagaha dheriga ah
    O akoonka dowlada Baal Marsan
    Xagelageyaa?
    Wa qodob aad uwanagsan

  • @yussufali1770
    @yussufali1770 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhy gabadhan waa libaaxad

  • @abdirashidmohamed1992
    @abdirashidmohamed1992 2 หลายเดือนก่อน +2

    Noolow xildh.faisa

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 หลายเดือนก่อน +2

    Lacagahan canshuur ma aho waa baad jeeb shaqsi ayey ku dheceysaa xssanow cuqubo alle ha kugu rido

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibanada ben mashikin, ispitalka madina 200 aya naloka qatay 5 malin oo gabar lug dab yar ka karay an ku heynay! Marka shacabka muqdisho wa in ey yeshan urur bulsho oo anan siyasada lug gulahen , oo kaliya u hadlo shacabka

  • @Munadalac
    @Munadalac 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhiban Faiza jeyte Mama somaliyed oo Damiirleh weye waxey markasta uhadasha shacabka dulman ee somaliyed🙏

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dalkaan ragaa halaga fadhisiyo si eey u maamulaan dumarka faiso jeyt camal ah nabad iyo barwaqo ugaarno

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 2 หลายเดือนก่อน

    Togo oo xilka loo dhibtay waye mamu alh ha ku barakeyo

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu 2 หลายเดือนก่อน

    Asc maashaa Allaah , Xil dhibaanadu wa Runteed,

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 2 หลายเดือนก่อน +1

    Canshuurta ma xamarkaliya

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabafhan hala garabbistaago rer muqdishow

  • @mohamedfaqi1025
    @mohamedfaqi1025 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v 2 หลายเดือนก่อน +2

    Isisoosharax wan kudoranaynaah libaxada

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 2 หลายเดือนก่อน

    Guulayso uhadal shacabka masaakiinta ah

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadgaan run baysheegtay

  • @HawoWarsame-g3l
    @HawoWarsame-g3l 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allaah

  • @hodanahmed9360
    @hodanahmed9360 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dowlad tuugo ah, aduunka warqada ayuu ku cad yahay sharuucda, waa wadan ummudiisa dhacaya naarta gala Inshalah

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 2 หลายเดือนก่อน +1

    War mamadan amey dilan maskiinta ilaahow badbaadi

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +1

      💔Waaba u cabsonaya Geesiyada ❤🇸🇴 Somaliyed

  • @asli5826
    @asli5826 2 หลายเดือนก่อน

    🤙👍👍👍waa runtaa

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 หลายเดือนก่อน

    Faisa waa runtaa walaal canshuurta jidadka halagu dhiso jidadka xamar oo burbursen dad baarlamaanka fadhiya waxba yaan lasiin

  • @asli5826
    @asli5826 2 หลายเดือนก่อน +1

    🤙🤙🤙

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan faiso jir oo joog
    Somaliya dhab ah noloow.

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan siday xaalada ulo socota .runta ayay Ka hadasha marwalba

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waa geesiyad

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sex laakiin idinkaa usabab ah oo Hanalei shacabka marka gobalka bannaadiri xasan ayagaa keeynay oo iska qabtaan❤❤🎉🎉 guul guul dhacabkawsoomaaliyeed meelkasta oo say joogaan gaar shacabka muqdisho iska roga gumeesiga idin baadsyah iskaqabta

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂🎉😂🇸🇴❤❤❤🇸🇴 SOMALIYA XASAN WAA LAGA XOREEN INSHA ALLAH 🤲🤲 AMIIN

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    waa siday u shektay gabadhuh

  • @IslowIslow-d9v
    @IslowIslow-d9v 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqada ayee ka hadashay wlhi

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaan foosiya jeyte cimrigaagu haraago geesiyad geesi dhalay waligaa Haka caajisin dameeraha kula jooga iyo doofaarka horsocdo way taygidonaan

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliland duulaan waaye jejte😊😅😅

  • @maryan953
    @maryan953 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhbada matala shacabka mudisho waa in ay garab istagan xildhb faiso

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma ogtahey fowsiya dadka canshuurta soo rogey waa isla dadkii xamar deganaa siyaasi ku sheegooda ,marka soomaalida kale waxey arkeen siyaasi ku sheeg ilmahiisa iyo gurigiisa dhacaaya marka ayaguna xaq bey u leeyihiin ayagaaba u naxa dadkaan xamar jooga runtii aboorada gaajeysan waa uga dhamaatey xamar ee ku qeylin jirey iney dadkooda u roon yhn doqomo la dhaansado orodka sii barta ilaa wuu idin sugaayaaye balaayo idin aragtey waaba idiin aragtey uff iyo akh toloow yaa loo wici doonaa ,sayidkii baa laga hayaa anaa daarood ceyrshee toloow xageen ugu dugaalaa isku tasho hee abaalna idiinma erganee.

  • @KaligiisDuul
    @KaligiisDuul 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanad faaiso jeyte hadal waxa kadhawaajiday qaacin oo dhan waran kunoqday

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 หลายเดือนก่อน

    Anigo xilibaan aheyn ayaa og faiso waxe shegeso qofki caqli leh wo fahmi karaa shcbka halke dowlada culeska ka qadi lahed aye dul saarta culesyo eeyn qaadi karin waa tuugo dowlad ma ahan

  • @YusufAbdiiYusuf
    @YusufAbdiiYusuf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugo Cashuur weeye maamulka muqdisho

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 หลายเดือนก่อน

    Sax waye xilibanada gobolada ayaga yee matalan wasaqda

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Isbadal baan rabnaa ma waxaa badalay isbaaro sharciyaysan hhhh

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Umadda yaan la dhicin , waxba uma qabataan .

  • @hamdiladan
    @hamdiladan 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibndan oo kle oo bdn ba rabna hadda shacbka banaadir nhy

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 2 หลายเดือนก่อน

    Dhac kadhacay dalkii oo sharci

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน

    Cedaad wax u rabto nama quseeyso dowlada canshuurteeda ayaa mushaar kuu ah

  • @maryan953
    @maryan953 2 หลายเดือนก่อน

    shacabkana waa in ay wixi xun iska diidan oo ay ka bananbaxan ayago ilaalinayo nabada wayo hadi ay wax buburiyan ayagaa leh wax ay burburiyeen

  • @HodanMaxamud-y5u
    @HodanMaxamud-y5u 2 หลายเดือนก่อน

    Biyaha wadooyinka iyo xaafadaha bada halagu daro

  • @Saphaa1
    @Saphaa1 2 หลายเดือนก่อน

    Qofwalbo oo runta taabto waa la dilaa

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 หลายเดือนก่อน

    F.jeeyto
    Waa na meteshaa hadan somali nahay😅

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunkiiba cashuur baa lagu dhameeyay aabihii magafahow geeshksysgoow

  • @ilhaanabdulahi9105
    @ilhaanabdulahi9105 2 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @munaaliosman1584
    @munaaliosman1584 2 หลายเดือนก่อน

    Toogan dadkii u olaleenayey aawe 😂 aawe dal xoreeyey mawexeey iskubadashe dal xade😂😂

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 2 หลายเดือนก่อน

    War iska kiciya tuugta

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂XAMAR HAWIYE QARAX BIREYN DIL MADAX JABIS QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB ROOBOW M MAHDI TIKTOK WAJIIS UMUL XASSAN QABYO VILA 1991DII AYAA LOO NOQONAA VILA IMARAD YAHUUD KENYA 🇰🇪 JAAD ETHOPIA BADA IIB😂😂😂

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    anyax ku dagay xamar marka waa cuqubo ay galeen dadka xamar ku nool iyo aamusnaan ay uga aamuseen mid yiraahada maxaa iga galay iyo mid yiraahada isku qabiil ayaan nahay dalxoreye ilaahey wuu idiin sheegey ayagaas ayaa ku amrayaa iney idin baabi iyaan waanad joogtaan wakhtigii ey idin baabin lahaayeen aawey wiikii uu u dhiibey xasan canshuu kii dasha kii dhinta kii aroosa canshuu ayaa laga rabaa

  • @AsadAhmed-p9p
    @AsadAhmed-p9p 2 หลายเดือนก่อน

    Hawiye been ayuu iskugu shekeyaa aniga kililka ayaan deganahay bilkasta 750 ilaa 950 gaari oo xoolo wada ayaa xamar soo gasha hawiye ayaa canshuurta qaata markey xoolaha gataan dhar iyo cunto ayeey hawiye kaga soo ibsadan hadane waa laga canshuura okey 400 millions ayaa Somalia deeq loo siiya xamar ma soo dhaafto hadaad run shegeysan xamar halagu kala tago bal in cidi idiin timado dhibatada waa casimada

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 หลายเดือนก่อน

      Ayeeydeey macaan aabo dhashay waa Hawiye kacagtaan aad sheegeeyso ma heshee see wax yihiin????😡😡😡Hawiye Hawiye Hawiye Hawiye. Heedhe qslbiga ALLE hakuu caafiyo.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 หลายเดือนก่อน

      Walaal cid idiin heysataa ma jirto ee xamar ha u joojina. Ka taga oo dantiina raacda maxaa xamar idiin daba dhigay.

    • @AsadAhmed-p9p
      @AsadAhmed-p9p 2 หลายเดือนก่อน

      @@niyaaladem
      Manoolan kartan intaas anaga idin dhisnay sidiini ayad xarka cuneysan wala qadayaa caasimada

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 หลายเดือนก่อน

      @@AsadAhmed-p9p DAMIIN FAR WAAWEYN AYAA WAX LOIGU DHIGAA. XAMAR WAA DHUL HAWIYE KA TAG YAA KUGU QASBAY? MAXA AKAA GALAY NOLOSHOODA IYO DHIMASHADOODA? KA DANEEYSO HA USOO IMAAN DUURKA KA MAR XAMAR WAH. 900KA HAWIYE AYAAD KU HEEYSAAN ADEER CID DHAFOORKA XABAD IDIIN KA SAARTAY MA JIRTO NABAD GALIYA REER OO HEERYADA OROMADA IYO AMXAARTA ISKA QAADA WAX XAMAR KAAGA DARAN BAAD KU HOOS NOOSHAYE.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 หลายเดือนก่อน

      @@AsadAhmed-p9p. 1. Caasimaafaan ayadoo dhisan ayaad yimaadeen reer dudaaye. 2. Xaar hadii ay qof cuneeyso waa adiinka xaarka amxaar iyo kii Oromada ku tartama. 3. Cid kuu baahan iyo cid wax ku weeydiisatay Muqdisha kuma noolaa, xitaa caasinada ka wareejiya oo amaansiiya Muqdisha haka daba lulanine. War anaagaa yaab aragnay. Lugahiina ha idiin qaadaan BYEEEEE

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 หลายเดือนก่อน

    cashuurta halabixiyo alshaabaaba waa lasiinjiray ee dawlada haltaageero foosiaya dawlada taageer

    • @fadumoaddow5228
      @fadumoaddow5228 2 หลายเดือนก่อน

      Ma waxaad ku jirtaa kuwa isbaada

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 2 หลายเดือนก่อน

    Habartaan Qeylo badanaa

    • @charkoshanghai
      @charkoshanghai 2 หลายเดือนก่อน +1

      Run sheeg weeye

    • @SaydMoha
      @SaydMoha 2 หลายเดือนก่อน

      Iska hdl rag ba u thy