FASIRKA RIYADA NINKEYGA OO ILA GUURSADEY IYO ANIGA OO DALBADEY IN UU I FURO!! MAXAY TAHAY FASIRKA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 10 หลายเดือนก่อน +4

    Saah saliga nabigeyna kor ugu qado alaha ku shafro aboowe adaba rabi kugarasiye inta yutubarka kale ka fican alow cimri dheyr caafimad leh ciwado suban alow kuxafid salalahu caleyhi wasalam nabi maxamad salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @nimcokulan9185
    @nimcokulan9185 3 ปีที่แล้ว +23

    saliga nabiga aa kusalisaa kugu jeclaay wllkey salalaahu calayhi wasalam
    jazakllh wll

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +18

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad ii soo wada bokhatan chanankega dhamantin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HaniQurux-s2w
    @HaniQurux-s2w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa markii labad een kuriyodo ano layla gursadyy. Lkn isfahnlan nadhextla waxn rajenyaa insha allh iny waxwalba khyr kudhamdan

  • @RahmaQuruxbilan
    @RahmaQuruxbilan หลายเดือนก่อน

    Mashllh allh ka farxiyo i.a wan farxay wlhi

  • @bushramohamed6056
    @bushramohamed6056 3 ปีที่แล้ว +10

    Asc wlalahyga islamka waxan idinka codsanaya inad iigu ducaysan cafimad iyo in salada alle ii toosiyo iguna so hanuniyo intii ilamadina rabi ducdiina hano aqbalo 😭😭😭😭😭😭

    • @yasminyacqub8615
      @yasminyacqub8615 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin abayo Anna sidaas oo kale away isoo duceeya

  • @ubaxjilbeste9428
    @ubaxjilbeste9428 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaha wan qabobay murug ayey igu noqotay Lkn alxm allaha ku barakey

  • @fartunabdialiabdiali6290
    @fartunabdialiabdiali6290 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi mar aan ku riyooday aniga oo laila guursaday alle sw uur ayaa igu deeqay alxm

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 Baraka’Allah Feek 🤲

  • @zahrodhemanxasan2881
    @zahrodhemanxasan2881 3 ปีที่แล้ว +3

    Allahuma sali cala muxamad

  • @FaizaAli-v8q
    @FaizaAli-v8q 17 วันที่ผ่านมา

    Carur wn buxa allah no barakeye waxana ku riyoday ninkeyga o i kenay canug u i leyahay ana dhalaý risqiga allah no wasiciyo nolal frxdleh allah na siiyo

  • @ugaasoahmed8087
    @ugaasoahmed8087 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah jazakallaah wxn ku riyooday

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalah

  • @FardowsaMoha-p5d
    @FardowsaMoha-p5d 9 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 💚💚💚 صلى اللّه عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @khadrobashir9014
    @khadrobashir9014 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @rashidkhalil9580
    @rashidkhalil9580 7 หลายเดือนก่อน +2

    6:14

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته شيخنا شكرا لك

  • @zumayaaliparezharmakr1415
    @zumayaaliparezharmakr1415 2 ปีที่แล้ว +1

    Allxm Wan naxsana lkin wan qaboobay

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shukran aqii horey usoco scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminyacqub8615
    @yasminyacqub8615 2 ปีที่แล้ว +3

    Whi riyadan ah in ninkeyga oo ila guursanaayo ayan kuriyooday aad ayee iigu soo noqnoqaty inaa ku riyooday balse hada markaan maqlay fasirkeeda waan farxay

    • @fartaabdirahman9465
      @fartaabdirahman9465 10 หลายเดือนก่อน

      Isku mida nahay aniga xaley u dambeysay wan ku riyooday

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah a

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  3 ปีที่แล้ว

      Wll muqaalkan nala daawo kwrn Masii wadii karnaa noocan oo kale
      th-cam.com/video/1eEHRyS7JN8/w-d-xo.html

    • @fiskaadontiialle767
      @fiskaadontiialle767 3 ปีที่แล้ว

      @@fasirkariyooyinka walal waxan kuriyoday walashey oo ninkeyga qabo iiso fasir walal

  • @HodanAbdi-hy3km
    @HodanAbdi-hy3km ปีที่แล้ว

    Mnshalaha

  • @hindahaybe347
    @hindahaybe347 ปีที่แล้ว

    Amiin alah.iga farxi😊

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @najmomanka3791
    @najmomanka3791 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll alle haku barakeyo

  • @shamsobarre5678
    @shamsobarre5678 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll aniga waxaan ku riyooday aniga oo ninkega naag kale ila guursanayo anigan furiin aan dalbanaayo mudo ayaan isqabnaa wax ilmo ahn maan hilin illhey qeyr ha ka dhigo

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 10 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo yutubka ku qor qusulhindi dhageyso isticmaalkiys wax caano laguma qaso wa sun wad ku xanunsan biyo kulul mise shaax madoow halqado yar subax iyo habeyn hajojin ilaah uuh rabi kugu caawiyo oowlaad hadaah ogato uurka yuuh kasorin joji hadaba caloshada wax ku ogaato ani iyo dad badan aan ku cawiye rabi wuuh kusiye alxamdulilah balse intaadan cabin saliga nabiga muxamad ku aqri salalahu caleyhiwalam ilmo salah ah insha allah

  • @anisocadoow6137
    @anisocadoow6137 ปีที่แล้ว

    Thn u😊😊😊😊

  • @safaabubakar5273
    @safaabubakar5273 3 ปีที่แล้ว +1

    salalahu caleyhiwasalim ❤❤

  • @ubaxmohammeddiriye694
    @ubaxmohammeddiriye694 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah alx

  • @UbaxLuulciise
    @UbaxLuulciise ปีที่แล้ว

    M.a xalay baan kuriyodady asoo ila gusanayo oow ika qariye markan ifur aan dhahy Magac kale boow ii sheega asoo iku dheel dhelayo oo idhahyo waan ku furay

  • @queenleylo9749
    @queenleylo9749 2 ปีที่แล้ว

    saalahu caleyhi wasalm

  • @UmushuremSalah
    @UmushuremSalah 10 หลายเดือนก่อน

    Shukrn apowe

  • @Farhiashire2019
    @Farhiashire2019 2 ปีที่แล้ว

    Jasaaka laah walaal

  • @cabdulaahixasan7848
    @cabdulaahixasan7848 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll waxan ku riyoday awoowe anigo lugaha kareen umarinayo wuuna noolyhy xaas ayan ahay @magac wiil ayaa igu qoran

  • @ayaandarwiish
    @ayaandarwiish ปีที่แล้ว

    Sheekh meel laga laso xidhiidho isheg

  • @munaabukar4945
    @munaabukar4945 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkeyga oo ila guursaday Ana mamaseerin qolkeyga kuso dhaweyay ayago kulmina hal dalqo ayu ku furay weyna baxday waa riyo fasirkeeda rabaaa plz

  • @mohamedqasim5372
    @mohamedqasim5372 2 ปีที่แล้ว

    waxanku riyoday sheekh ninkaygo naag folxun ila gursaday cunugna ay udhashay ana waxan go aan saday inu ifuro meshu jogana ka dherado iso fasir shekh allah khayr haku siye magac ninba igu qoran xaas laqaban ahay

    • @maryanabdi1649
      @maryanabdi1649 2 ปีที่แล้ว

      Taas wanaceb kugu jiro hhhhhhh

  • @luulibrahimcumar4265
    @luulibrahimcumar4265 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal waxan ahay xaas caruur leh waxan ku riyoday walalkay oo caloosha iyo beerka bananka yaalo oo waliba hadlayo walshayna garabka hayso ane waxan waydiyay ma shil oo galay waxay igu jwbtay haa waxan saarnay gaari anogo u kaxaynayo isbital hoyane wa nala socotay

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan ku riyoodey ninkayga o ila gursadey. Runtii wuuna gursadey. Isla habeenkii u arooska ahaa uurbaa iska baaray wuna igu so baxay waxaan la kulmay murug iyo farxad😢

    • @hamdihenna4703
      @hamdihenna4703 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo hada muu qawaa nssgti mise wuu furay

    • @katrajama8077
      @katrajama8077 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdihenna4703 Haa abaayo wuu qaba

    • @amiraabdi8861
      @amiraabdi8861 2 ปีที่แล้ว

      Aniga cawa ku riyodaay riyadaaas wey igu so noqnoqdaaa

    • @sacdiyoibraahim5243
      @sacdiyoibraahim5243 ปีที่แล้ว

      Alla ani xali ayan kuriyodaay asigo guursaday waliba nagta io ninkeyga kuli waan garacaay allow haa irumeen🤲😥

    • @katrajama8077
      @katrajama8077 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyoibraahim5243 Amiin wll waa xanuun wllhi

  • @queenleyla3329
    @queenleyla3329 11 หลายเดือนก่อน

    Sheeq ani la ima qabo wiilka xirirka naga dhaxeyo asagu nag kale iga racay Oo oynayo I fasir alle darti😢

  • @rumaanbuthul7192
    @rumaanbuthul7192 2 ปีที่แล้ว

    Walahi xaleey ayaan kuriyooday riyadaan

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  2 ปีที่แล้ว

      Waan Kuuso Jawaabney daawo MUQAALKA Ugu danbeeya EE Live Ka ahaawll Siina share Garee

  • @Samiaahmed1176
    @Samiaahmed1176 2 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan ku riyooday ninkeyga oo i damceynin oo i ilowsan marwalba waxaan ku riyoodaa asigoo cadow igu ah ama dhibkeyga lee raadinayo

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f ปีที่แล้ว

    Walal anigu wahan kuriyodi ninkeyga oo nag kala igaqarsadi oo geber udashi oo furin kadal badi

  • @najmamohamed4262
    @najmamohamed4262 3 ปีที่แล้ว

    Msha Allah

  • @safiyogeedi1066
    @safiyogeedi1066 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw

  • @zamaraa8184
    @zamaraa8184 3 ปีที่แล้ว

    shekh comantiga noga soo jwb wxn ku riyoody nin kyga oo naag kle xariir la leh anigna wxn hada lee yhy uur 3 bil ah jwb

  • @faraxsagal7222
    @faraxsagal7222 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh waxan ku riyooday anigoo ninka xidhiidh wada leenahay oon is maagnay

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  3 ปีที่แล้ว

      wll haddi ay hadda wax dooda ah idinka dhexeeyo wey dhamaan doonaan insah allah --haddiise uusan khilaaf jirin labada saaxib --waxay tuseysaa akhbaar quseysaa xabiibkaada -- qofka riyada ku jirana wuu fahmi doona sirta xabiibkada

  • @ozamaofficial5551
    @ozamaofficial5551 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxan ku riyoday aniga oo gursanayo misna gabar an aqaano imanayso waxayna dhahaysaa gabafh ayan ku dhalay ee nagtaan maxa waye

  • @saadoali851
    @saadoali851 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhow waxan Ahay xaamilo 2 haben isku xigto waxan ku riyodey ninkeyga oo ila guur sadey Naag kale Eey uur uledahey Ana Aan furiin la dalbanoyo

    • @nasraeden2196
      @nasraeden2196 3 ปีที่แล้ว

      Makaaa furantey mrka abyo

  • @raxmamemeto--8839
    @raxmamemeto--8839 ปีที่แล้ว

    Ilahow ku xifdi adban ufarxay markan fasirkan arkay

  • @adootiiallah4464
    @adootiiallah4464 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @axlaamahmed8898
    @axlaamahmed8898 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh lambarka iso qor plz

  • @mustafjodax3336
    @mustafjodax3336 ปีที่แล้ว

    xaskeyga ku riyoodey inaan.laguursanyo naag misna qolkeda dhax.jiifta naagta taaso ayadana.aad uga caroodey kdibna.igu qeylineysa guriga burburineysa dabna inee ku qabato isku dayeyso nagtana dileysa kdibna wiilka ay ii dhahshy iga qaadaneysa

  • @hafzaqurux7467
    @hafzaqurux7467 3 ปีที่แล้ว

    Shugran wllkey qalbigaay kahadashaay

  • @umufaizanfardowso1322
    @umufaizanfardowso1322 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @munaabdi8056
    @munaabdi8056 3 ปีที่แล้ว

    Walal maad ifasiri riyo??

  • @hibocabdihibahanka5748
    @hibocabdihibahanka5748 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @sumayaahmed3516
    @sumayaahmed3516 3 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyuday ninkeyga onag ilaqaba u 2caruru oheyso waa wil iyo gabadh isaga oeg

  • @محبوبةالملاين-ه6ص
    @محبوبةالملاين-ه6ص 3 ปีที่แล้ว

    Anigu 2 haben ban kuriyodey shekh mxay noqon kartaa 2 habenba ano cishonoya sokacey mxay noqon kartaa 😌
    Carur na malihi rer isku cusub nahy plz sheekh iso fasir

  • @qamarxasansaciidabdi1817
    @qamarxasansaciidabdi1817 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid wll

  • @aniisosayid2373
    @aniisosayid2373 2 ปีที่แล้ว

    Scw Scw

  • @muxaadharochannel1741
    @muxaadharochannel1741 3 ปีที่แล้ว

    1st to view ,m.a

  • @naimagullet7336
    @naimagullet7336 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ku riyooday in dhowr jeer ah anigo labo cunug haysta oo saygayga aan kala tageyno marwalbe maxa lagu fasiri karaa?

    • @naimagullet7336
      @naimagullet7336 2 ปีที่แล้ว

      Waxan kaloo ku riyooday in badan anoo waliba xaas anoo la ikufsanayo mudo dhowr sano ah ban ku riyoon jiray maxa lagu fasiri karaa

  • @inamohamed1234
    @inamohamed1234 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday ninkeyga o ilkaha hose kamaqanyihin

  • @cabdulaahixasan7848
    @cabdulaahixasan7848 3 ปีที่แล้ว

    Wll wuu xanun sana markan kareemka umariyay wuu farxay wuu cafimaday qeyr allaha ku siiyo wll iso fasir

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  3 ปีที่แล้ว

      walaal waa jawaabtii ee daawo
      th-cam.com/video/t8cQIJWjvjk/w-d-xo.html

  • @fartunbakar7745
    @fartunbakar7745 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxan rawa in leyfasaro ninkeyga oo naag sineso dahab iskujirjira

  • @hilkashanshi2548
    @hilkashanshi2548 3 ปีที่แล้ว

    Coment yasha so fasir sheq kuwi shalay iyo daraad so aqri pllz hal hal mowduuc aka hadlosaa

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  3 ปีที่แล้ว

      walaal waa jawaabtii ee daawo
      th-cam.com/video/t8cQIJWjvjk/w-d-xo.html

    • @ڕوڕو-ذ5ف
      @ڕوڕو-ذ5ف 3 ปีที่แล้ว

      masha allah wll lakin anu gabarah aya ku riyuday inan qiyanayo nin kayga iga so jawab bilz wll

  • @muxaadharochannel1741
    @muxaadharochannel1741 3 ปีที่แล้ว

    1st to view

    • @fartunbakar7745
      @fartunbakar7745 2 ปีที่แล้ว

      Asc wll waxan rawa in laifasiro anigo kamaseraya ninkeyga oo ila gursaday oo an anigana kasotagay marka uu igaso dawa baxayna waxuu iimaday asago iwada cunug igu dhahaya ikori cunugan anigana waan didaya

  • @AminoYarey-b2d
    @AminoYarey-b2d 9 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw

  • @nasteexocali8725
    @nasteexocali8725 2 ปีที่แล้ว

    Scwscwsc

  • @zeynabxassan2605
    @zeynabxassan2605 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw