UBAX - Ali kaban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 37

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 6 ปีที่แล้ว +3

    Muusiku waa uu hoobanayaa waxad moodaa hooris, maskaxdii laxankan lahaydaay meel kastaba ku naso. Amen

  • @mrfarxaan
    @mrfarxaan 15 ปีที่แล้ว +1

    yaaa ali muuse walee tagtay dibna u soo noqon maysiid c/nuur waa ku salamay garad cumar kaban si la mid ah madale thanks inaderkiis

  • @faatinrooroow5995
    @faatinrooroow5995 3 ปีที่แล้ว +1

    2009 anigoo cairo Dhageesan Jiray wlh Cali kaban🥰

  • @hassanmohamudali4612
    @hassanmohamudali4612 6 ปีที่แล้ว +2

    Sxbyaal raggaani waanka helaa waa koox yar oo isfahansan hadana shidan noolaada Cali kaban & xertiiisa

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam Axsan Caleeg yaa Ali Kaban.❤️

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 3 ปีที่แล้ว

    Ali kaban iyo xertiisu waxay joogeen Australia sidaan arkayo heeso badanyoo madaale lasoo galiyey iyo kuwa kaleba waan ka dhagaystaa
    Wlahi aadban ula dhacaa

  • @micnamalahan
    @micnamalahan 12 ปีที่แล้ว

    waaw masha allaah Ragga Kabanki wey soo nooleeyeen shaqo wacan dhamaantiin iyo waliba mrMADAALE oo noo fududeeyay anaga oo goobta lagu heesayay ka maqan aan sahal ku daawano .

  • @MakhtalDaahir
    @MakhtalDaahir 15 ปีที่แล้ว

    Mr Madaale nice job brother I love the job you are doing, you are indeed a terrific videographer.

  • @abdulfatahhassan1008
    @abdulfatahhassan1008 8 ปีที่แล้ว +3

    Kolkaaa kasoo rawaxo (laabto) hawlahayga adduun, kama daalo dhagaysiga Kaban-ka, Ali Kaban. Waxay dajiyaaan dhamaan nudayaasha jirka. Hal-abuur aan lahayn ayaa ka dhaxlaa.
    Cimriga Eebe hakuu dheeraayo abti. Mahadsanidiin walaalaha inoo soo geliyay TH-cam.

  • @mohamettabdi8642
    @mohamettabdi8642 7 หลายเดือนก่อน

    14 sano kadib ban dawanaya 2024

  • @hobbis91
    @hobbis91 15 ปีที่แล้ว

    bella waw masha allah afkada taa jaceshey lagu qabey al fanan kabiir ali

  • @jayowogle5460
    @jayowogle5460 11 ปีที่แล้ว

    big up ali kaban n his team what a great song

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 13 ปีที่แล้ว

    khalinle maahee waa qalinle k k k k k k k k k k k k k k k k k k k
    WoW......aax yaa qaraami,,,,,,Original Muuse Qalinle ilaahay haw naxariistee Loona qaaday Saado Cali.,,,Cali Kaban Waad Ka Baxsatay Wooooooof.

  • @amore5583
    @amore5583 5 ปีที่แล้ว

    Kooxdan waabari Bay soo noolaysay great job

  • @Cadeey87
    @Cadeey87 15 ปีที่แล้ว

    I love this song.. well done once again. it's like he is singing to me lol

  • @alwybnagil5659
    @alwybnagil5659 12 ปีที่แล้ว

    mashaa allah walaahi waad keentay ina ader waad ka baxsatay

  • @ahmed086
    @ahmed086 15 ปีที่แล้ว +1

    MMMMM wallahi qatar kaabax sxb

  • @nimcocali
    @nimcocali 15 ปีที่แล้ว +1

    Cali iyo heestuba way idilen. waxasa fanana caleek afkaga cano lagu qabay Nuur calaa nuur

  • @ismojama
    @ismojama 9 ปีที่แล้ว +2

    heesta magaceda UBAX maaha waxa la idhaahda DARDAARAN ..........

  • @abdirizaqshire2627
    @abdirizaqshire2627 6 ปีที่แล้ว

    Erayadii IHUN M cali Kaariye uu u sameeyay gabadhiisa Deeqa M cali Kaariye. Luuqdii Muuse Ismacil Qalinle IIHUN

    • @cabdulahiqasim3750
      @cabdulahiqasim3750 4 ปีที่แล้ว

      Erayada waxaaa leh sxp xasan
      Qowdhan yusuf allha unaxariistoo
      Labada qalinle

  • @abdulkadirismail9367
    @abdulkadirismail9367 4 ปีที่แล้ว

    2020 yaa dawanaya

  • @mohaa99
    @mohaa99 14 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw mashaa alaah bro cod igadheh

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

    Waxan qaaday heeskan 2016 waxana lay waddiiya 2020 haddi lagu weeraro wararka walaga jawaba inkasto jabta lays wadiin doon oo dadbadan ay fajac kunoqon🙄🤣

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 5 ปีที่แล้ว

    Inabada caaadi mahan kooxdan guuleysta ayaaaan leeyahay

  • @aaminocabdulahi4327
    @aaminocabdulahi4327 ปีที่แล้ว

    16y saqiir ahaa 🤣 hadan dhagysanaya anigo nag weyn ah🤣2023

  • @liibaandheere9303
    @liibaandheere9303 7 ปีที่แล้ว

    VERY NICE SONG

  • @moogeyare
    @moogeyare 14 ปีที่แล้ว

    "somali kid 14" wa ina yar o afar-iyotoban jiir kabanka garacayo iyo maxamde mooge heestisa

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 15 ปีที่แล้ว +1

    yaasalaam waa keeney c. kaban waxuu yiri== 5:00 GEELU WAA KUDARARAA
    ARIGU WAA KADARANYAHAY
    laakiin fanaankii hore oo soo cusboonaysiiyay waa Keskey waxuu yiri, GEELU WAA DAREERAA ARIGU WAA KADARAN YAHAY
    marka qofkastoo heestaas dhagaysta waxay ku noqotay afsomali aan isqabanayn ilayn waxuu yiri
    geelu waa dareeraa arigu waa ka daranyahay canaha durduurtaa
    taasoo ah afsomali aan isqabanayn
    mahadsanid MADAALE

  • @Axmed-lo3bi
    @Axmed-lo3bi 6 ปีที่แล้ว

    Heestan nin Cidagale ah ayunba xaq u leh inuu qaado ina taganae aya Lo qadey

    • @Internut1985
      @Internut1985 6 ปีที่แล้ว +1

      Axmed 1986 ninkan qaadaya waa Isxaaq. Sidaa ugama foga 😁

  • @leyloali998
    @leyloali998 6 ปีที่แล้ว

    Hes iga dheh

  • @samotalis9696
    @samotalis9696 6 ปีที่แล้ว

    Sxp ninkan wa mclin

  • @mustafakonafa125
    @mustafakonafa125 12 ปีที่แล้ว

    baby face :p

  • @shabalalaa1
    @shabalalaa1 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk