Habka ay isula helayaan garaaca cuudka iyo piano-da ayaa codka ka dhigay mid cirka kuu caraabinaayo. Allow unaxariiso Mujaahid Ahmed Gaceyte Liibaan, ayaa ku luuqeyay heestaan kolkeedii hore.
Wajaale caadi maaha wardee laakiin meesha mirqaankii baa ka maqan mise ragu waa af gabdheedle yaal waar ilaah baan idinku dhaarshee ka tuma nina idinkoon qayilayn sida bada cas iyo asxaabtiisa inankaasaa jira dee wajaaloow hargaysana way ku salaamasaa
War ninkaan heesta si degan ayuu uGu raaxaysanayaa. waliba hanaankii quruxsanaa ee gacayte heesta u qaadi jiray kalama uusan habaabin. Waa loobaahanyahay fanaan caynkan oo kale ah. Keep it up bro, you have my total support and more
maya kala qaybinta shacabkaan ka soo horjeedaa,beelaha loo kala qaybinayo my beloved somalia,land land laima maqashiiyo wallaal.maaha in aan isaaq necbahay oo umada soomaliyeed waa ii wallaal iyo sokeeye laakiin kuwa walan oo falan oo madaxa xukun iyo maal kuqafiifay ayaa shacabkii calamo u sameeystay,adinkuna waad ka daba guurteen adinkoo oran waa xagee,tan xigta taariikhda soomaaliyeed ma yaqaanaan dhalaanku waxeey kuula imaan labadal baynu aheeyn oo wax lagu qoslo ah,1885ti ayuu dhulka beesha isaaq yimi ingiriis dhinacaan 1920 ayuu laascaano soo gaaray.ma ninkaa baa qaybintiisa yeelaa,jabuuti sidoo kale inti la dagaashay farance wuxuu yiri adinku muwaadin reer jabuuti ma ihidin kuwii raacay ayuu awooda u dhiibay illaa maantana kuwii kale ee la musbaaray oo la xiray la laayey waa dulmanyihiina wuubna kula heshiiyey kuwii asaga raacsanaa in ay soomaali raacin.nabadeey.
mohamed somali Ma adaa taariikh Somaliyeed yaqaana ?Adigaan calan iyo xidig aanad garanayn micnihii loo sameeyey oon waliba kuu keenay haystee bal hadaad taariikh garanaysid calankaasi halkuu ku dhashay ku soo aasoo calan kale samayso. Somali isku imanaysaa waa baabacadoo timo leh.
hhh cunsuri nimada du heer kay ka gaadhay waxay kugu qasab tay waxay naftaadu ka heshey inaad udhaafto cuqdad Allah haka caafiyo somaliland waxba kaamay xadin wa wadan kulagudboone tartiibtaada le
Hadii aad dhageysatay 2010 kii oo ilaa iyo hada aad dhageysa neyso sideyda camal 2020 gacan ayaan kuutaagay caadi mahan heestan 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Loving the Somaliland flag in the background :)
KINGZ44four
after six years I replied to your comment, we all love our beloved flag
@@somaliboy1197 I'm also replying to your comment after 5 years
We all love our beloved flag
Allah ha naxariisto al fanaan kooshin yare oo Raga kamid ah imika se mootan
Inta noolna waxaan leeyahay maalmuhu Idinma xumeeyaan
Wajaale the legend Alle ha ku sharfo inader
waaaw waad keentey axmed gacayte allaah haunaxariisto he was the best singer the best of all love him alot
Asc
Sagaal sano kadib qoraalkaga halkeed ku dambaysay 2022
Habka ay isula helayaan garaaca cuudka iyo piano-da ayaa codka ka dhigay mid cirka kuu caraabinaayo. Allow unaxariiso Mujaahid Ahmed Gaceyte Liibaan, ayaa ku luuqeyay heestaan kolkeedii hore.
Munir Muad
Fanaanka heesta lahaa magaciisuu wa Axmed Yusuf Gacayte.Allah yarhamo
isiiiiiiiiiiiiiiiii sxb waa kabax satay waan kumar qaamaah ajar iyo xasanaad alaha kaa siiyo waxay leedahay inaan wali ku jecelahay way dii dadkaba qaar waaaaaaaaaaaaaw
2023 Oct 5 habeen khamiis soo galeyso....01:05pm Wxaan ku dhageysanyaaa ugand-Kampala....
Gbraa aaan jeclahay misn jclk u sheegan karin, anigo ka baqaayo dhibaatooyin, ayey maanta dhoofte heesahaa qaaciga ayaan ku weheshanayaaa.....🇨🇦 mrka ku kulano oo calaf isu yeelano insh allah.
Comment.gaa ayaan tusi doonaaa...
tuneeeeeeeeeeeeeee wow one best songs
Wajaale caadi maaha wardee laakiin meesha mirqaankii baa ka maqan mise ragu waa af gabdheedle yaal waar ilaah baan idinku dhaarshee ka tuma nina idinkoon qayilayn sida bada cas iyo asxaabtiisa inankaasaa jira dee wajaaloow hargaysana way ku salaamasaa
Axsan caleeg rag culus iyo hees culus ustaad muudeey, caateeye, iyo Mohamoud was ka baxsateen
War ninkaan heesta si degan ayuu uGu raaxaysanayaa. waliba hanaankii quruxsanaa ee gacayte heesta u qaadi jiray kalama uusan habaabin. Waa loobaahanyahay fanaan caynkan oo kale ah. Keep it up bro, you have my total support and more
Hiistan maxamad nuur giriig baa qaada. Codkiisiina ma uu keenin
@@dalbargeedi2278 Gariig malahan heesta, mar dambe ayuu qaaday waliba laxanki asalka aheyd kumuu qaadin.
@@engmustafahassan3945 riwaayaddii la oran jiray dad wanaaje qorbow muxuu duul isu keenay bay heestu ku jirtay oo maxamed nuur giriig baa qaaday
🌺🌺🌺. Ibrahim ❤️❤️❤️
Wali ninkan maan maqal laakin walee waa Fanaan
Ahmed saleebaan bidde oo hadda nool hargeisa ayaa Heesta midheeda lahaa jaceilkiisii u qaadey waney is heleen ugu dambeyn 16 July 2019
Alla inuu ijecelyahay weydiiya dadka qaar hahahah, i really liked this song
Wali Ma nooshay ?
@@beabdirahman4815 walhi sasa so watey haday noshahayna xaalad noocma ah
best song bro ty it
Caawa murqaankaygaa is gaadhay. Ahun waana geeridii fanaan, mullaxamayste Daa'uud Cali Masxaf.
Boqortooyo
Kabanka macaan waxa tumaya nin u eg madaxweynihii hore hargeysa siilaanyo kkkk
Heestaba Calanka Somaliland Baan U Daawadaa Wlhi, Calankaa Somaliland Jecliyaa, Illahay Ha I Dilin Iyadoonu Noqon Calan La Aqoonsanyahay.
to the underground Artist u got some fans
wah wah wah axsan hees
waxaa dawladii dhex naga raacay Golihii fanka iyo madadaalada umada
Inaan Weli ku jeclahay Waydii Dadkaba Qaar. Ax!yaa Xazuuz #Ahmedgacayte. 😢
wah waah inaba caadi maaha waad ka baxsatay in badan
waaw xadaa na dhaqaaqday ax yaa music and hees
nice song
Waaaaw ina wali kujeeclhay waydi dad kana war
Sadia aden Ahmad waydii dadkabs qaar.
Inan wali jeclahay somaliland weydi daadkaba gaar....
Inaan wali ku jecelahay weeydii dadkaba Qaar
woooww gacayte song he was one of the somali singer legends
a real legend
woooow so beautiful
mujaahid umbaa shegtaan dagaalki badaar miya ka qeebkalay
Farhiya Farax lol
Farhiya Farax maya waa dagaalkii tawrada yaa waylak 😅😮😅😑
Waah waah
Wwwwwww asxan hees eesh cala qiyasak
hhh music habeeysan caleeg yaqeey
hehhe inaba cadi ma aha hesta
Alla heestan maxan ka daba raftay ugu danbayntii waanigan ka daba imi kkk
inaba cadi maha
Caleek caleek waad la keentay heesta
issac new hargeisa
@Layna8 waan ku je'elahay = I love u
issac for issac form new hargeisa
dadka soo qoroya gaceeyte iska leh heskaan waxaa iska lahaa alaha u naxariister mohamed nuur giriig
wasirka gella waa run sxb heesta waxaa sameeye erayada abwaan cabdi iidaan laxanka waxaa saaray AUN axmed gaceeyte asagana ku luuqeeye asalka AUN maxamed Nuur gariig ruwaayad buu ku qaaday kaliya mardanbe
wasirka gella gacayta lahaye fanka soo baro
wwwww nice
inan weli ku jecelahay weydii dadkaba qaar nabaadey
inan wali ku jecelahay waydi dadkaba qar muna nish cena
ina wali ku jecelahay waydi dadkaba qar
kkkk maraxa wuu fashiilmay talefoonbaa usoodhacay kakakakkakakakakkak fanaaanimaduu ku cayaaray akkakakakak
heesta waan ka heli lahaa laakiin calanka somaliland markaan arkay baan dhagaha ka fureeystay..
Waad jirantay miyaa
maya kala qaybinta shacabkaan ka soo horjeedaa,beelaha loo kala qaybinayo my beloved somalia,land land laima maqashiiyo wallaal.maaha in aan isaaq necbahay oo umada soomaliyeed waa ii wallaal iyo sokeeye laakiin kuwa walan oo falan oo madaxa xukun iyo maal kuqafiifay ayaa shacabkii calamo u sameeystay,adinkuna waad ka daba guurteen adinkoo oran waa xagee,tan xigta taariikhda soomaaliyeed ma yaqaanaan dhalaanku waxeey kuula imaan labadal baynu aheeyn oo wax lagu qoslo ah,1885ti ayuu dhulka beesha isaaq yimi ingiriis dhinacaan 1920 ayuu laascaano soo gaaray.ma ninkaa baa qaybintiisa yeelaa,jabuuti sidoo kale inti la dagaashay farance wuxuu yiri adinku muwaadin reer jabuuti ma ihidin kuwii raacay ayuu awooda u dhiibay illaa maantana kuwii kale ee la musbaaray oo la xiray la laayey waa dulmanyihiina wuubna kula heshiiyey kuwii asaga raacsanaa in ay soomaali raacin.nabadeey.
mohamed somali Ka furayso oo waliba indhahana ka daboolo duli yaa ibnul maxruuq.Inaan weli Inaan weli ku necebahay waydii dadkaba.
mohamed somali Ma adaa taariikh Somaliyeed yaqaana ?Adigaan calan iyo xidig aanad garanayn micnihii loo sameeyey oon waliba kuu keenay haystee bal hadaad taariikh garanaysid calankaasi halkuu ku dhashay ku soo aasoo calan kale samayso. Somali isku imanaysaa waa baabacadoo timo leh.
hhh cunsuri nimada du heer kay ka gaadhay waxay kugu qasab tay waxay naftaadu ka heshey inaad udhaafto cuqdad Allah haka caafiyo somaliland waxba kaamay xadin wa wadan kulagudboone tartiibtaada le
kkkkkkkkkkkkkk heesaha soomaaliga isaaqa reeer hargeeysaa lee ku cayaaraa fiiiiiriiii adiga umadan wada qamreeysaan lool
qamrada iyo fanku makala marmaan
Ahmed yare hhhhhhhh ilaahi daayin ahaa DANBIGAAGA MA DHAAFO 😂😂😂 ma cid aan reeer hargysa ahayn ooo hees murti leh qaada ayaad garan
Wlahy waad nagu walal teen somali maryoo leey isaaq somali waa u reer magaalaan yihii reer miyi qamrina haduu cabo ilaah ayaa waydiin lkn qabiil waa kaa 🤮 wadankaga alshab ka xoree isaaq waxba kaama ogee isaaq waa reerka somalia meeshay dagaan aan qarax joog marka wax kabarta waligoodna dawalda isaaq madaxda u yahay anaka halkaa somaliya keenay calanka aad ku faanto ee aadku xaarteen anka ku siinay oo gunaysigii Italy kaa saarnay aflagaado bas lee taqanan
@@najmaartan3472
🌹🌹🌹Afkaga cano lagu qabay
Heestaba Calanka Somaliland Baan U Daawadaa Wlhi, Calankaa Somaliland Jecliyaa, Illahay Ha I Dilin Iyadoonu Noqon Calan La Aqoonsanyahay.
Ahmed abdillahi Axmed Gacayte SNM heestiisa oo u shidan bay Burco ku soo galeen. ...halkan daydiyo halkaan kala durkee. Lol