dhaanto cusub Ayaanle Abdullahi iyo khadra Xirsi liyuu police 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 168

  • @kingmohazalah7497
    @kingmohazalah7497 ปีที่แล้ว +39

    Hdaa tiktok kasoo aragty😅❤

    • @SahraMuhumed-uv2kq
      @SahraMuhumed-uv2kq 10 หลายเดือนก่อน

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🩵💛🇸🇱

    • @AhmedRooble-o7m
      @AhmedRooble-o7m 6 หลายเดือนก่อน +2

      Saa uraadinayey you tube ugu imid😂

    • @HamseApdirahman-i1i
      @HamseApdirahman-i1i 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂​@@AhmedRooble-o7m

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 19 วันที่ผ่านมา

    Wlhi markaan arko askari liyuu police ah waann uduceeyaa waayo bal kwrn ragaaas alle iiga dhigay difaaca liyuuu allow noodaa waan ku diirsaneeee ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FutoXar
    @FutoXar หลายเดือนก่อน +1

    The most beutiful country in the world❤❤❤❤never seen anything like it Somaliya

  • @aqoonfuremedia520
    @aqoonfuremedia520 4 หลายเดือนก่อน +9

    Hooge Reer diini baa na hawaystayoo 🦅☠️✌🏼🔥 1:50

    • @mohanmkgaming4071
      @mohanmkgaming4071 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wawaynka😂

    • @XaajiKhadar-gr8pv
      @XaajiKhadar-gr8pv 3 หลายเดือนก่อน

      Hooge raad diin leh baa na hawaystay ✅️

    • @SuLTan-JacK
      @SuLTan-JacK 12 วันที่ผ่านมา

      Hagar raafina na hawaystayo

  • @abwaanburaale7855
    @abwaanburaale7855 2 ปีที่แล้ว +13

    waryaa dhaantadan been baad ka shegta cismaan maaha ee waa ayaanle abdulaahi geele yare

  • @kureshyusuf6904
    @kureshyusuf6904 9 หลายเดือนก่อน +2

    ILLAAHOW REE DIINI HA HOOJIN AAKHIRO IYO ADUUN TOONA 🤲🤲🤲
    Bismillaahi waaxay nacaybka intaa
    Dadka lama habaaro ❤❤ ee waa loo duceyaa

    • @AbdirahmanMo14
      @AbdirahmanMo14 หลายเดือนก่อน

      Somaliga in lagu baraa ubhantay reer diini ma cid ba sheegtayba lol 🤣🤣

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi6021 2 ปีที่แล้ว +9

    Ogaaaden alshabaaab helay s'asseyant ugu dhanteyen walhi

    • @sheekhmaxamadshaafi7563
      @sheekhmaxamadshaafi7563 19 วันที่ผ่านมา

      Bahasha waala dabar goyn lahaaye koonfur baan caadka ahayn abti

  • @fatxiabdirahman5365
    @fatxiabdirahman5365 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah ilhay haidin barageyo walalahayka qaalika ah aad baan idiin jeclhy

  • @Amiir90
    @Amiir90 ปีที่แล้ว +9

    Heestii barigii aan liyuu police ka xasuuqnay 😂"hagar rajiina baa na hawaystayoo💔

    • @Baxnaan22Baxnaan22
      @Baxnaan22Baxnaan22 ปีที่แล้ว

      Hhh 😂

    • @kureshyusuf6904
      @kureshyusuf6904 9 หลายเดือนก่อน

      Mxay ree DiiNi u habaareen

    • @sharmaakexasancismaan4389
      @sharmaakexasancismaan4389 6 หลายเดือนก่อน

      Dhaantadan waxa laqaaday Barigii ilig la isku dilay 😂

    • @BAARQAB.CIIDED
      @BAARQAB.CIIDED 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@sharmaakexasancismaan4389 liyuu alqushaash baa wax ka qaadi wayday markaasaD jifo hoose ka sheekaynaysaa kkk

    • @BaHaLoSS
      @BaHaLoSS หลายเดือนก่อน

      Sokay nag idinka dhigeen ee ilig xattaa ìdinka rareen

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wa maxay umadan ogaden kawada ooynaysa 😂😂 dhaantada waxa loqaday geesiyada muse gumcadle io liyuu ragga howdka bari dagn muse gumcadle 🇬🇲🦅

    • @mohanmkgaming4071
      @mohanmkgaming4071 4 หลายเดือนก่อน

      😂 la idin ma qadin rer diini ku karbashysan

    • @yuusufaliabdulle
      @yuusufaliabdulle 28 วันที่ผ่านมา

      Rer dini iyo og waa wllo adeer alqushaash baa kuwasaynaa ​@@mohanmkgaming4071

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 9 หลายเดือนก่อน +6

    Dhulbahante, mareexaan, hawiye, intuba waxay ku leeyihiin dhaantadan anagaa naloo waaday cawaan cawaan dhashay bal ku heshiiya😂😂
    War dhaantada alqushaash baa loo qaaday

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 9 หลายเดือนก่อน +1

      Dhulbahante u ekthy waayo hawdka Bari alshabab ma jogo waligina ma jmaan ayagana daga hagar raafina na hawaystayoo wa asaga dhahaya wa jufi dhulbahante kamjd ah oo hawdka Bari dgta😂

    • @khadarrswervoo7451
      @khadarrswervoo7451 7 หลายเดือนก่อน

      Caqli eber baa taha reerka doqonimadii ku cadaynee😂😂😂 howdka bari yaa ka xiga liyu iyo makahil?? Only Rer warsame diini

    • @khadarrswervoo7451
      @khadarrswervoo7451 7 หลายเดือนก่อน

      @@somaligemer1233walale is qor qor badnidaa dhulbahante xagee liyu ku arkeen re diini baa lahaystaa waliba Reer warsame niman ladhoho

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 5 หลายเดือนก่อน

      @@khadarrswervoo7451 midaan ilkayara miyaa caqli leh
      Adeer ubo iyo alqushaash ma adaa lagu dhahaa reer yar oo jifo ku Filan thy baa thy

    • @Aaminaaxmed123Aaminaaxmed12
      @Aaminaaxmed123Aaminaaxmed12 4 หลายเดือนก่อน

      Dhaan ta Dan dhul bagatelle loo qaaaday laakiin ma garanayo xiliga laqaaday ogaadeen iyo dhulbahan te oo kadha xaysay xiisad Co laa dee oo kudhax Martay bali layiraah do ilig😢😢😢xasuuq ay ugays teen nayuugu baashi Marsh faganeed ee dhubahate waan dhaan to xusitaan igamudan 😢😢😢

  • @SakariyeCabdidhuux
    @SakariyeCabdidhuux 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaantadii noola qaadey Mr cabsi cabsi

  • @HMK880
    @HMK880 13 วันที่ผ่านมา

    Dhaanto way dhaaftay Tani ❤ 0:36

  • @cosoble
    @cosoble 4 หลายเดือนก่อน

    Waa dhaantooyinkii nagu beeray jaceyl ka dds iyo liyuuga❤

  • @ZakariaAbdirashid-eh6xm
    @ZakariaAbdirashid-eh6xm หลายเดือนก่อน

    Wlhi iska oyey maar uun waan kubiri donaa liyuuh police 🚓 gulleysa ilmo aderyar 🇬🇲❤️🫀

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 หลายเดือนก่อน

      Walal anigaba wan ku biraya

  • @abdullahishiremuse2082
    @abdullahishiremuse2082 3 ปีที่แล้ว +6

    Walhi waa dhaanto cajiib ah🥰✅

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 ปีที่แล้ว +2

    dhaantada dhulbahante ayaa lagu qaaday inta ilig lagu laayay kulahaa
    hagar neefkee naba nahawaystay baan durba waxaan kahelay sida loo hantiyay😂

    • @khadarrswervoo7451
      @khadarrswervoo7451 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dhaantadaan re diini mareexan aya loo qaaday ceeldibir iyo dhumuudka wagaan casharada ugu dhigay liyu🙄 is qor qorka jooji😂😂😂

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 หลายเดือนก่อน +1

    Walee ogaden hadal ma dhibo ilahay ba darood ka dhaliyay

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa leh reeer #dini buu yiri wa dad dhago la'a wa dad waalan kkk
    Nafar reer diiniya 🚫 ❌
    ✅ #Hagar hafeyna baa na hawaystayoo durba waxaan kahelay sidaa loo hantiyay ✅
    Mida kale dhantada
    Xarafka H"
    Hadaa fahmi wayseen
    Ma reer diini baad iska gashanaysan . Anaga yab aragnay 😂😂

  • @IpraahimWadaadyare
    @IpraahimWadaadyare 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaden ❤❤❤❤ abtiyaal ❤❤❤❤❤

  • @khadarshugri8333
    @khadarshugri8333 3 ปีที่แล้ว +7

    Dhaantada waxa qaday khadra xirsi iyo ayaan cabdullahi geele

  • @aqoonfuremedia520
    @aqoonfuremedia520 4 หลายเดือนก่อน +1

    HOOGE REER DIINI BAA NA HAWAYSTAYOO
    😂😂🇱🇺🦅🔥waagaan Axmaarada iyo Ogaadeenka wada Socdo Wasnay Diini De nato☠️✌🏼🔥

    • @UbahIsse-t8e
      @UbahIsse-t8e หลายเดือนก่อน +1

      Dab iYo naaaaR 🦅🔥🦁

  • @Durde-fe9zl
    @Durde-fe9zl ปีที่แล้ว +1

    Yakudhahay waa cisman jagna ayaanle geele miyuusan ahayn baastarbuu ahaa qabyaaliya

  • @qadafinuur
    @qadafinuur  4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhamaan Asxaabta Waxaan Saxayaa Laba Qodob sanado Baddan Waan ka Maqnaa Messhan
    1 Waa Ayaanle Abdulaahi geele Wiilka La Qaadayo Khadra Waana Saxay Waagii hore Cisman Jagna baan Ku Qoray
    2 Dhaantadan Al Shabaaba Loo Qaaday Reeraha Aad Comment ku Qoraysaan kadaaya
    Waxaana Kuu Cadayn Erayada Ku jira Sida Qushaaash?

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 4 หลายเดือนก่อน

      Saxiix

    • @mohanmkgaming4071
      @mohanmkgaming4071 4 หลายเดือนก่อน

      Hooge reer diini ya waye marka 😂 howdka barina ya dgn

  • @XamdiAbukar-fl8mm
    @XamdiAbukar-fl8mm 7 หลายเดือนก่อน

    Kabax dhaanto aan jeclahy ❤🎉

  • @Achraf_2002
    @Achraf_2002 4 หลายเดือนก่อน +1

    "hoga Rer Diini baa na hawaystay" kulaha Boraancad 180 liyu police one day nimanki Waray weeye wilashaas waa cadaab😂😂

    • @BaHaLoSS
      @BaHaLoSS หลายเดือนก่อน

      Midgaan abaal maleh liyuu police waa ragii habargidir oo dhulkaagii oo dhan kaaqaatay dacdheer io gaxandhaale kaaga raray

  • @ShucaybNimcan
    @ShucaybNimcan 10 หลายเดือนก่อน

    Dhaantadayda❤

  • @MahadFarah-d3c
    @MahadFarah-d3c หลายเดือนก่อน

    Wllhi dhanto inbadan radenay😢😢😢😢😮😮

  • @Andirisaq
    @Andirisaq 2 หลายเดือนก่อน

    Dhantadaan waaa barigii 2012 dagaalkii ceeldibir reer dalal iyo liyui police isdagaalen

  • @kureshyusuf6904
    @kureshyusuf6904 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walle MAREEXAAN. KAMA LIB HEESHAAN AMA HABAARTAMA AMA DUCEEYA
    WE DON’T CARE 🤴🏽

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 9 หลายเดือนก่อน

      Cidnaba Nima magacibina mida kale dhulbahante u qaaden hagar raafina na hawaystayoo wa asaga leh hawdka barina ma idinkaaba daga

    • @baskilyare
      @baskilyare 8 หลายเดือนก่อน

      Labadinaba bila macno bad tihin xaged beelo darood ah Nola adeen war qofna idin ma hadal heeyse nafta yeysan idin ka bixina raagan waxey uqaden wagi argagixisadi laga sareyey deeganka u abdi iley jogey beey aheyd kuwo afdheer iskudayey iney sogalan ba dhantadan lo qadey waxba ma dhanto qabil lagu cayo ba laqadijirey wagi abdi iley maba jirin ee

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 8 หลายเดือนก่อน

      @@baskilyare hh hagar raafina so asiga leh hagarna wa jufi dhulbahante ah ragi iska harowsan jirab hawdka bari. So ayaga leh ma alashabab ba joga hawdka bari waligi ma so galine. Hawdka barina dhulbahante iyo mj daga og uma dhawa

  • @JaalleGardaadshe__49
    @JaalleGardaadshe__49 4 หลายเดือนก่อน

    Hogaa ree diini baa nahawaystayo 👸🔥😂

  • @mameyare3192
    @mameyare3192 8 หลายเดือนก่อน

    Well done

  • @IstareexMahad
    @IstareexMahad 11 หลายเดือนก่อน

    Heeesta yaaloo qaaaday horta😊

  • @yusraayanle7856
    @yusraayanle7856 ปีที่แล้ว +1

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Ress114
    @Ress114 หลายเดือนก่อน

    Holac iyo rag aan hooska kala jecleyn.

  • @sacdiyo1122
    @sacdiyo1122 ปีที่แล้ว +3

    Dhantadan wax na fahansiya mala wayay naga rer diiniya nahaweystay miyay leyihin wuxu 😂😏

    • @RuweydaAbdullahiAbdille
      @RuweydaAbdullahiAbdille ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 walee aniga xita saas ban moodaya

    • @mukhdaardaaher9641
      @mukhdaardaaher9641 11 หลายเดือนก่อน

      Mya wl😂😂😂

    • @baskilyare
      @baskilyare 8 หลายเดือนก่อน

      Hagar iyo dini ..macno kale ma yelan karan miya ....fahanku wa muhim .waxa Hagar macnaheda wa wa wax lo Hagar baxo .dini ama din ama howlkale weye macanaha badan ba afsomaliga lo isticmala

  • @ZakariyeGurhan12
    @ZakariyeGurhan12 6 หลายเดือนก่อน

    Dhaanatadan Habargidir ba loo qaaday buuqa iska daaya mida kale mareexan iyo dhulbahante maxaa looga qaadi dhaanto ooy sameeyen 😂😂 Habargidir Ceyr isn't easy 😂😂😂😂

    • @reem99093
      @reem99093 5 หลายเดือนก่อน

      Reer hagar ma habargidir ba? Hwoodka Bari ma dhul hawieya?

  • @Awilsomali77
    @Awilsomali77 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhaantadaaan waa hore ayaaan dhagaystay xiligiii ay soo baxdey garan maayo lkn waxay kusoo baxdey meesha la dhaho ilik oo ah bali dadka reer baadiyaha ahi ay dagaan oo ka tirsan gobolka doolo ayaaa waxaa dagaaal ku dhex maray ogaadeen iyo Dhulbahante ogaadeenkii ayaa xoogaa laga awood batay liyuu police ka ayaa usooo gurmadey saas darteed ayaa loo qaadey dhaantadaan ani waagaas ardey ahaa dad badan oo ehelkayga ah ayaaa ku dhintay ooo liyuu polisku laayey waagii Abdi ilay ayey aheed
    Waana dhaanto xasuus xun igu leh

    • @amiinaxmed542
      @amiinaxmed542 2 ปีที่แล้ว

      BEENAALE

    • @salaanyare2969
      @salaanyare2969 2 ปีที่แล้ว

      Zxp ogaadeeno dhana mise jafo kamida weeye ogaadeeno dhan dhulbahante Kuma aade

    • @yahyekoronto
      @yahyekoronto ปีที่แล้ว

      hhh cimaan jagnaa nin dhulabahante.ah dhaantadaan.kuma.socoto dhulbhante pro

    • @Amiir90
      @Amiir90 ปีที่แล้ว

      ​@@yahyekorontohagar rajiina baa na hawaystayoo Jifo dhulbahante kamida wye

    • @ShiineC.Naasir-zt5em
      @ShiineC.Naasir-zt5em ปีที่แล้ว +1

      ​@@Amiir90 meshaan rer hagar kama yeraysee rer diini bu ku hayaa rer dinina wa marexan

  • @Yusuf-o6l9s
    @Yusuf-o6l9s 9 หลายเดือนก่อน

    Ninkan miyaa cisman jagna ah. Markaad waxan shaqada haysato waa siidan oo kle ninkan waxa weye Ayaan abdulahi geele iyo khadraaa

  • @CabdirixmaanXuseen-s2x
    @CabdirixmaanXuseen-s2x 4 หลายเดือนก่อน

    Saan uraadinjiray maanta helay😂

  • @KhadarCumar-sk4yh
    @KhadarCumar-sk4yh 7 หลายเดือนก่อน

    Waryaa dhaantadan waxaa qaaday abwaan ayaanle cabdulaahi geele oo reer araarso ah abaskuul jidwaaq iyo khadra m xirsi oo ogaadeen ah kafiirso saaxiib

  • @IstareexMahad
    @IstareexMahad 11 หลายเดือนก่อน +1

    whhi dhaantada shaqada xataa waaku qabsadaah❤😂

  • @AbdirahmanMoussaali
    @AbdirahmanMoussaali ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️💗💗💗💗💗❤️❤️❤️💕💕💕💕

  • @daudyare6882
    @daudyare6882 ปีที่แล้ว

    Dhantadan waxaa looqaday dhulbahante waa mmarkii aan ogaaden kulaynay ilig 😅😅

    • @yaasirmuuse7908
      @yaasirmuuse7908 ปีที่แล้ว

      waad garanysaa legend

    • @Maxamedoneten10
      @Maxamedoneten10 10 หลายเดือนก่อน

      Beenaale
      Ninka qaadayaaba waa harti Dhulbahante ci

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Maxamedoneten10maaha 😂😂 ninkala qaadaya dhantada

  • @SuleekhaDaahir-e6y
    @SuleekhaDaahir-e6y ปีที่แล้ว

    6:06

  • @Mohawadani
    @Mohawadani ปีที่แล้ว

    Hi😊

  • @ahmedbadal3795
    @ahmedbadal3795 10 หลายเดือนก่อน +2

    am harti ahow ama hawiye ahow ama darood ahow dagaal aad ogaden kuso qadaan weydunu ka shaleen xasuuq baana idin leh

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 9 หลายเดือนก่อน

      Cagdheer waxba harti Haku so ordin dhulbahante so dhaf mrka mj I warsangali arkiye😂😂

    • @ConfusedKoala-np7bd
      @ConfusedKoala-np7bd 7 หลายเดือนก่อน

      Nin wayn oo new police waardiyaynayso iska celi reermiiga dhulbahante kaliya

  • @Maxamed76
    @Maxamed76 7 หลายเดือนก่อน

    Hoyga nabada iyo geed harwayn baad tihiin

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 หลายเดือนก่อน

    Ina mohamed xirsi gerida ban edo ax

  • @cabdirisaaqcabdulaahi-q2x
    @cabdirisaaqcabdulaahi-q2x ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FardowsoBashiir-pm8ce
    @FardowsoBashiir-pm8ce 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk dhaantada yaa loo qaaday reer miyaa😂😂😂

    • @mohameddahirfaarah6194
      @mohameddahirfaarah6194 9 หลายเดือนก่อน

      haa ree warsame

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 9 หลายเดือนก่อน +1

      Alshabaab baa loo qaaday ciidanku reer lama diriraan
      Erayada si fiican u dhagayso

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Kader.Arab4336hagar raafina na hawaystayoo reer maaha miyaa😂

  • @maxamuudkhadar6669
    @maxamuudkhadar6669 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay labadiina mar waa itusi doonoo

    • @maxamedfarxaanmuhumed6020
      @maxamedfarxaanmuhumed6020 2 ปีที่แล้ว

      Mxa samayn

    • @Samatar335
      @Samatar335 ปีที่แล้ว

      ​@@maxamedfarxaanmuhumed6020ma aragty

    • @Samatar335
      @Samatar335 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxamedfarxaanmuhumed6020ma aragtay

  • @muqtaarhadaafow3245
    @muqtaarhadaafow3245 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cidhnkadalka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁👇🦁🦁🦁🦁🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuleekhaDaahir-e6y
    @SuleekhaDaahir-e6y ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @falxadcqaadir6279
    @falxadcqaadir6279 ปีที่แล้ว +2

    Hestaan mareexan ba loqadey wilashi rer warsame ee ladhibi jiray iyo rerdiini😂

    • @mohanmkgaming4071
      @mohanmkgaming4071 4 หลายเดือนก่อน

      Rer warsame soo kuwo malinkasta ku ciqaaba maaha😂

    • @falxadcqaadir6279
      @falxadcqaadir6279 4 หลายเดือนก่อน

      Anaba wiil rer magan ah bee seedi😂​@@mohanmkgaming4071

  • @kureshyusuf6904
    @kureshyusuf6904 9 หลายเดือนก่อน

    Ogaadeenoow ilma adeerayaal REE DIINI HOOGAYAAAL MAAHEE MXAAD NOO HABAADHEEN

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 9 หลายเดือนก่อน

      War dhulbahante u qaaden hawdka Bari maba dagtaane😂😂

    • @aqoonfuremedia520
      @aqoonfuremedia520 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@somaligemer1233 Howdka bari Waa bariga Doollo 😂

    • @aqoonfuremedia520
      @aqoonfuremedia520 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@somaligemer1233 Howdka bari Waa bariga Doollo 😂

  • @SiciidDhombe
    @SiciidDhombe ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadaan waxaa loo qaaday sidaan maqlay dhulbahante iyo alqushaah oo isku waqti uu dagaalkoodu ahaa

    • @Amiir90
      @Amiir90 ปีที่แล้ว +1

      Jifo dhulbahante kamiday u qaaden Axmed garaad

  • @AdenCisman
    @AdenCisman 4 หลายเดือนก่อน

    P❤❤
    ❤❤❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FathiDahir-fm7ef
    @FathiDahir-fm7ef 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤q

  • @dervishgaaleef4883
    @dervishgaaleef4883 2 ปีที่แล้ว

    Yaa tiktok ka soo maqley dhaantadan

  • @khadarazhari5187
    @khadarazhari5187 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadan wa cajiib KKK
    Dhulbahaante waxay leeyihin mar an OG dagaalnay o ay liyuugu usoo hiiliyeen baa naloo so qaaday o AS baaba nagala dhigey
    Ree Diini anakaa nalola jeeday o naloo qaaday bay leeyihin
    AYAANLE CEYR sidoo kle o mar 2015 an dagaaleynay baa laqaaday bey leeyihin o anakaa naloo waday cml ee hdaba kee saxan taloow kala saara kkkkkk

    • @Xirsiev
      @Xirsiev ปีที่แล้ว

      War hada yaa na fahamsiiya waxa
      "Hooge reer diinigu malaha waa Mareexan udanleyin😂😂😂

    • @Amiir90
      @Amiir90 9 หลายเดือนก่อน

      Adiguba iska garo ninka loo qaaday hawdka bari yaa dega?iyo doolo

  • @Dulqusley
    @Dulqusley ปีที่แล้ว

  • @khadarbare7165
    @khadarbare7165 2 ปีที่แล้ว

    Benale qabileyte ah dhantadan waxaloqaday alqushash lasoco

  • @XamzeAadan-dx2wk
    @XamzeAadan-dx2wk 7 หลายเดือนก่อน

    Aguuuuuyrd

  • @ramlaruun1192
    @ramlaruun1192 2 ปีที่แล้ว

    Hooge reer diin bana hawestayo durba waxa kahely sida loohatiyo

    • @isdabarisdabar
      @isdabarisdabar ปีที่แล้ว +1

      Alla maxay rer diine dadka ciilen😂❤😊

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 ปีที่แล้ว +1

      ​@@isdabarisdabaridinkaaba ciilanee oo meel jaan iyo cirib dhigtaan la sanee maxaa dad ciishaa masaakin yahaye 😂😂

  • @ShiineC.Naasir-zt5em
    @ShiineC.Naasir-zt5em ปีที่แล้ว

    Dhantadan waxa loqaday mar ay isdagale rer dini iyo Liyuu police oo dagal qarar ku dhexmaray agaga fadhigardle jeed cel dibir boran cad oo halkas laisku faro saray markasay so qadeen oo rag maxabisa labaduba kala qabtee inkastoo aysan ahayn labo awodod o laisbarbar dhihi karo r dn lagajafay dhulkii
    Hooge rer dini baa nahawaystayo durba waxan kahelay sida loo hantiyay
    Hurdo kuma heline hoo hogansaa layiri waxay kucotay jifo dad nolnol dhibtay oo rer dini kamid ahayd

    • @mohamedtawakal6236
      @mohamedtawakal6236 ปีที่แล้ว

      Hooge maaha wa hagar rafiinabaa nahawaystayoo weeye( hagar waa jifi ahmed garad dhulbahante kamida waana dagaalki ilig ka dhacay meel doollo udhaw)

    • @mukhdaardaaher9641
      @mukhdaardaaher9641 11 หลายเดือนก่อน

      Ciidanka cayda nooga daa reer lama dagaalee alshabb wye

    • @mukhdaardaaher9641
      @mukhdaardaaher9641 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedtawakal6236wr alshbb wye liyu polis reero mxy waydiinyaan😂

    • @Achraf_2002
      @Achraf_2002 4 หลายเดือนก่อน

      Borancad inta liyu looga dilay ma Reer kale oo intaas ka dila jira maxabiistas dad shacab ah bay ahaayeen waxana dhiibay kuwa iyaga la shaqaysan jiray oo Mareexaan ah akhirne wax gacan Mareexaan ku baxay waxay iyagu dilaan bay noqdeen waxa ugu caansana ragaas Dhuubane iyo ina walanwal

  • @MaxamedAxmedmaxamuud-qv2pj
    @MaxamedAxmedmaxamuud-qv2pj 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ccbbbbb is xerano Aya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryansulub9240
    @maryansulub9240 2 ปีที่แล้ว

    M

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 ปีที่แล้ว +1

    Dhantadii dhulbahantuhu ka xanaaqi jiray iyo hartiba😂

    • @VEllaa-e9i
      @VEllaa-e9i ปีที่แล้ว +1

      Why uga xanaaqi jireen???? Miyaan cismaan samayn dhaantada?

  • @AbshirAli-lq6rt
    @AbshirAli-lq6rt 9 หลายเดือนก่อน

    Ragiihowkaiskahalowsanjiri

  • @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk
    @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk 5 หลายเดือนก่อน

    Cagdheer intay dhulbahante wax ka sheegayaan yagu gumaysiga ha iska dul qadaan waligiinba gumaysi baad ku jirteeen liyuga lasheego wataan buhoodle dhexdiisa dhagax ku dilayy eey eey dhashay😏😏😏

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 5 หลายเดือนก่อน

      Qofkaagan falastiinta ah yaa wax kaa sheegay ubo iyo alqushaash miyaad thy onlf waaba wiilal ogaaden ahe😂

    • @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk
      @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk หลายเดือนก่อน

      Adeer falastiin dal baa la dhahaa yaad isku khaldi raga darawiished ee indhaha cascas orod melahaa ka caaclee​@@Kader.Arab4336🤫🤫😏

  • @maxamedfarxaanmuhumed6020
    @maxamedfarxaanmuhumed6020 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @abdihakimahmed768
    @abdihakimahmed768 ปีที่แล้ว

    😮😮😮

  • @dhugmochanel8152
    @dhugmochanel8152 3 ปีที่แล้ว

    Dhaantadan ma qabiil baa lagu wadaa ?

    • @mahamedabdiqani1541
      @mahamedabdiqani1541 3 ปีที่แล้ว

      Haaaa qabiil bay ku maagayaan

    • @Saara604
      @Saara604 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahamedabdiqani1541 qabiil see ah wll ma fahmin hadalkaga

    • @AhmedHassan-pt8ks
      @AhmedHassan-pt8ks 3 ปีที่แล้ว

      @@Saara604
      Haa wll maad fahmin miyaa heeta waa qabiil

    • @AhmedHassan-pt8ks
      @AhmedHassan-pt8ks 3 ปีที่แล้ว

      @@Saara604
      Iso qabo anaa ku Fahan siine

    • @Saara604
      @Saara604 3 ปีที่แล้ว

      @@AhmedHassan-pt8ks hallke ka so qabta huuno

  • @farxiyomaxamuud2817
    @farxiyomaxamuud2817 2 ปีที่แล้ว

    ℎ𝑜𝑜𝑔𝑒 𝑟𝑒𝑒𝑟 𝑑𝑖𝑖𝑛𝑖 𝑏𝑎𝑎 𝑖ℎ𝑜𝑔𝑎𝑛𝑠𝑎𝑑𝑦

    • @WITAHOODIE-j
      @WITAHOODIE-j ปีที่แล้ว

      Reer hagar ba lo qqaday dhaantadan oo ah jifi dhulbhnte kamida😂😂

    • @isdabarisdabar
      @isdabarisdabar ปีที่แล้ว

      ​@@WITAHOODIE-jrer diine weeye wlle wa la isku jabay bay aheed🎉❤❤❤

    • @aqoonfuremedia520
      @aqoonfuremedia520 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@WITAHOODIE-jAdeer Si fiican u Dhagayso Hawdka bari Miyaa Dagta Laascaanood baaDagtaaye Bariga Doollo

  • @Mahadbotan2
    @Mahadbotan2 ปีที่แล้ว

    Tugo tugo dhashey ayaad tihiin labadina madaxaan idin ka calamadinaya markaan idin arko

    • @GuledAar
      @GuledAar ปีที่แล้ว

      Maxaad ka qaadaysaa maku dhuusaysaa? 😂 laandheerayaal waxba kama qaadi kartid.

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 19 วันที่ผ่านมา

    Wlhi markaan arko askari liyuu police ah waann uduceeyaa waayo bal kwrn ragaaas alle iiga dhigay difaaca liyuuu allow noodaa waan ku diirsaneeee ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aqoonfuremedia520
    @aqoonfuremedia520 4 หลายเดือนก่อน +2

    HOOGE REER DIINI BAA NA HAWAYSTAYOO
    😂😂🇱🇺🦅🔥waagaan Axmaarada iyo Ogaadeenka wada Socdo Wasnay Diini De nato☠️✌🏼🔥

  • @IqrroDayax
    @IqrroDayax 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤