Dr Gaboose Oo U Jawaabay Madaxwayne Biixi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 220

  • @mustaphaabdalla5616
    @mustaphaabdalla5616 4 ปีที่แล้ว +16

    Dr dhakhtarkagu wa qaali u nax masakinta madaxweynuhana wax saxa ayu shegay dhaleecayntana Adaa ku horeyay adkeyso fududida😂😂

    • @mustaphaabdalla5616
      @mustaphaabdalla5616 4 ปีที่แล้ว +1

      @Saleh Elmi 😂😂😂😂😂

    • @umuraaficmahamoud4584
      @umuraaficmahamoud4584 4 ปีที่แล้ว +1

      May president biixi of the other hand in a siiyey and every lesson change a person who has to offer the best way you can be used for

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 4 ปีที่แล้ว

      @Saleh Elmi
      Dr. Gabose hoos buu u socdaa oo waxaa la moodaa doonni sii degaysa!
      Markuu hadlaba wax baa ka sii dhacaya.

    • @hibakduniyo2773
      @hibakduniyo2773 4 ปีที่แล้ว

      @Saleh Elmi waa Ramadane dadka af lagaadada ka daa.

  • @maxamuudaxmed7616
    @maxamuudaxmed7616 4 ปีที่แล้ว +16

    Waryaa gaboose markiiba wuu soo booday dulqaad yaraa

    • @maxamuudaxmed7616
      @maxamuudaxmed7616 4 ปีที่แล้ว

      @Saleh Elmi مجنون انت

    • @abdijama9829
      @abdijama9829 4 ปีที่แล้ว

      Madaxweynaha waalan walahi oo ficiltan iyo Aargoosi ka so hadhay. Muuse saamiri walahi wa ciilqabe subxaan

  • @sahraismailabdi395
    @sahraismailabdi395 4 ปีที่แล้ว +6

    eleen waa bilaa dulqaad gaboose siduu jawabta ula soo cararaan ka qoslay😂😂

  • @faaraxmohmoud5187
    @faaraxmohmoud5187 4 ปีที่แล้ว +6

    Gaboose waanu kuu ognahay gobonimada qudhaadu waa inaad dulqaad muujisaa ood waad mahadsantahy madexweyne tiraah
    Waanu ognhay inaad legend of the SOMALILAND tahay

  • @ubahsaeed2713
    @ubahsaeed2713 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah adero isha cadawgu kaa dadan

  • @hibakduniyo2773
    @hibakduniyo2773 4 ปีที่แล้ว +3

    Waar gaboose iyo muse midna waxba idin tarimaaye aakhiradiina u tudha oo cunfiga,cayda iyo af-lagaadada hala iska dhaafo dhalin yaro.....

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah ya Dr gaboose noolooq

  • @zahramohamed3641
    @zahramohamed3641 4 ปีที่แล้ว +4

    Libaax libaax dhalay

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 4 ปีที่แล้ว +4

    1:16 intii maqlaysa waxa lagu jiraa salaadi hadaana wuxuu dr ku ka door bido inuu salaada jamaca Taago inuu usoo jawaabo madaxweynaha Walahi duni salaadii iyo Xidhiidhkii Alle la dhayal saday Oo laga qiimo horeysiiyay In qof Aad usoo jawaabto.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 4 ปีที่แล้ว

      Asad ismaiL ; intaa ma Muusaa ku yidhi dheh mise xaalka aduun war uma haysid?. caalmul Islaam oo dhan baa laysku raacay in guryaha la joogo( xataa masjidadii barakeysnaa inaan jamac lagu Tulane).

  • @abdikaniahmed9511
    @abdikaniahmed9511 4 ปีที่แล้ว

    ALLE Ha Sahlo Dr Gabose inad Jawaabtay Way uga Sii Dartay Khaladkii Hore

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 4 ปีที่แล้ว +4

    waa runtii dr gabose shaqaalihiisa waa dad labaadhay dhamaantood oo caafimaadkooda lala socdo

  • @khalilyusuf5623
    @khalilyusuf5623 4 ปีที่แล้ว

    Dr gaboose libaax libaax dhalay ha la diciltamin muuse baloodh.

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +6

    Gaboosow meesha waxba kuma haysid iska aamu inder meesha haynagu waline
    Sawirada aad hablaha la galayso maad joojisid hadad run shegayso
    Mise Dumarka Corona lagama qaado hhhhhh

    • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
      @asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk

    • @drsbushraibrahimali2293
      @drsbushraibrahimali2293 4 ปีที่แล้ว

      War indr maxad kaga cadaynaysa mad maxayn🤣🤣🤣🤣

    • @sahraismailabdi395
      @sahraismailabdi395 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 4 ปีที่แล้ว

      saleh elmi. Walal waxba ku hadli mayside ramadanta haysa seejin khayrkeeda. Gaboose alle ayaa xaalkiisa og halku wax ka dayaayo isaga ayay malaha macaash ugu jirtaa. Alaylahe isagaan kala han wayna dulqaad yari bcouz of isku arday tafsiirka ayaanu ahayn dr.gaboose balse rag iska celi iyo rabi ka baq meel ma wada galaan ayaan maqli jiray . sorry taageraha gaboose madaxdana caayaya.

    • @abdrahmandhuule1418
      @abdrahmandhuule1418 4 ปีที่แล้ว +1

      Saleh Elmi cilqabow cadabta gal waa bil ramadane cuqdada iska saar adeer gacaliye

  • @abdijama9829
    @abdijama9829 4 ปีที่แล้ว +3

    Muuse biixi wale wa ciilqabe, Aargoosi xalkisu yahay iyo qarnaqsi!
    “Caqliyada ku dhisan aargudashadu ma dhisto dawlad halka caqliyada ku dhisan isi saamaxaada iyo cafiska ay ummada dhisto.” Nelson Mandela
    Haddii aad is tiraahdo qofku erey ku yidhaahdaba ka gooso, ka jaro, ku xag waa mushkilad wayn. Hoggaamiyuhu halgankiisu waa laab-fayoobi.

  • @ahmedhussein5998
    @ahmedhussein5998 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa la ogyhy maanta xanuunkan in la iska wacyi galinayo meelaha la isugu yimado adiguna tii bad qiil u samaynaysa aad isugu yeedhay shaqaalahaga doctor na waad thy sheeganaya inaad aqoon u leedahay xanuunada imika waxaan anigu joga oo an ku jira stay home hadii aan dukanka wax aan u donanayo waa kuyuu qofwalba waxay isku jirsanayan dadku masaafo dhan 2m meel wax lagu wada cunayo iyo meel la isugu imanayana ma jirto marka alif waxbu leeyhy iyo waxba malaha adigunba laga haya

  • @lit7189
    @lit7189 4 ปีที่แล้ว

    Asc oo maxad uu rebatayi

  • @idirisahmed2950
    @idirisahmed2950 4 ปีที่แล้ว +2

    Wxuu iyidhi cid gar ah oo qabiil ula jedo ba sawirantey wr ware rejinaya oo ula jedkisu yahy habar awal somahaa💯

    • @khadarmohamed9212
      @khadarmohamed9212 4 ปีที่แล้ว

      Adigu miyaad iska fasiranaysaa maxad kalmadaa uga gubanaysaa habar awal anagaa kaa jecel af qadhmuunida dadka kala dhex bax

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo way iska caddahay inuu ninkani reer eryanayo. Ku darsoo madaxweyne Muuse ma sheegin magaciisa. Raaligelin haka bixiyo hadalkaa uu reerka ku aflagaadaynayo.

  • @abdiazizomar1832
    @abdiazizomar1832 4 ปีที่แล้ว +2

    Dawada qiimaheedu tahy haday u badato 5 dollar waxad siisaa 100 dollar nimaan ku garanayn usheeg

  • @ifraaxqali7218
    @ifraaxqali7218 4 ปีที่แล้ว +3

    Dr gaboose wax wayan baa kasiya

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a dr gabose alle haku dhawro amiin

  • @lixle7821
    @lixle7821 4 ปีที่แล้ว +2

    xanuun habar yonisa ayaa haya haduuna ciilqabe ficiltamaya ahayn dadka 100 dollar ku arka ayuu 20 dollar igu arka dhihi lahaa tuug

  • @hah7064
    @hah7064 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkk ninkan hadalkisa iyo ficilkiisu isma laha. Dhalinyarada oo isu soo uruuriyey ayuu soo dhex fadhiistay. Ninkan waana rèr Xamare dhakhtarnimadiisa hala iska hubiyo.

  • @basraismaciil452
    @basraismaciil452 4 ปีที่แล้ว

    Dawlada beer iyo baloodh

  • @hamsecadaani8992
    @hamsecadaani8992 4 ปีที่แล้ว

    Dr waxa uu yidhi sawirka cidabaahisay waan garanayaa . Ha sheego .

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 4 ปีที่แล้ว +4

    Alla fududaa odeygu!!
    Hablaha in aad isku keentay ma beenbaa??
    Madexweynuhu uu kuu qirey dhkhtirninadda ee adna u qir intaa uu ku yidhi.Ragnimada iyo biniaadaninada ayaa sidaa ah.

  • @maxedsal5102
    @maxedsal5102 4 ปีที่แล้ว

    waxan maalin arkay islaan miskiin ah oo nin maskaxda ka jiran wada oo lagu yidhi tigidhkii soo gooso show 50 dolar ayay 50 kun u haysata kadib qoladii tigidhkajaraysay ayay ku murmeen lacagtii dadkii meesha taagna ayaa ku yidhi war dhakhtarks u sheega waa qof dhibataysan oo qof jiran watee kadib qoladii tegedhka jaraysay waxay yidhahdeen hadanu u sheegno anagu na qabdanayaa wuxu nagu yidhi qof aan lacag haysan ha nagu soo dayn ka dib islaanti waxay tidhi meel wan ku noqdo garan maye maxan yeela markaas ayay dadkii meesha taagna wax isugu dardareen oo tegrdhkii laga bixiyey kadib markii ay u gashay ayuu u soo qoray daawo 165$ ah iyadoo maqiiqan ayay albaabka ka booday òo ninkii jiranaa jiidatay marka odaygu waa siyaasi aan naxariis lahayne weligiiba ha iska hadlo

  • @ahmedeid6009
    @ahmedeid6009 4 ปีที่แล้ว +2

    Gaboze raygiizA ma xumA

  • @abdiazizomar1832
    @abdiazizomar1832 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad tahy dhakhtarka kaliya ee u shaqeeyaa dadka ladhiban xanuunada aad u daran ee hadana diir naxayn

  • @nimcomaxamuud2540
    @nimcomaxamuud2540 4 ปีที่แล้ว

    Muuse wuu walanyay wlhi lacag ursada uun ku jiraaa

  • @ifrahali8192
    @ifrahali8192 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waa nin jira gaboose

  • @maamobasraawaadan4147
    @maamobasraawaadan4147 4 ปีที่แล้ว

    Madaa qalbi nadiifa leh gaboose cid aan ku garanayn usheeg dhiig miirataa tahy islaanti sii kufaysa ee gabigeduba dirqi ku socota ilaa aad ka furto waxy sidatoo dhan madaa fasaxa aragaagibad lacag ka dhigtay tala lagu daweeyo iskadaaye talgugu arko aya kabadan ba sariirta la seexdana hadalkeda daaba dhakhtarku waa alleh isagana wax daweya isagana xanuunka kaneena alle umada kaa qabay

  • @muusequraysh4006
    @muusequraysh4006 4 ปีที่แล้ว +3

    Laakiin haduu umadiisa unaxaayo ma 50 dollar ha la igu arko ayuu odhan laa😂😂😂😂😂😂

  • @Xamse333
    @Xamse333 4 ปีที่แล้ว +3

    Gaboose madaxwayna mustaqbalka weeye

  • @martimadadaaliye2748
    @martimadadaaliye2748 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma Modaa Nin qarnka u nxayaa Iimaanlaawe Yaahuuuuu

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 4 ปีที่แล้ว +6

    SALAADII AYAA LAGU JIRAA DIGTOOR BEENA SHEEGTOOW.

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 4 ปีที่แล้ว

      Saleh Elmi inta uun bay kaaga dhegte maxa khadan mise xamar bad ka so xagaa baxday

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 4 ปีที่แล้ว +3

    kaman calaacal ah liilalaw law

  • @khadarismail3541
    @khadarismail3541 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr. Gaboose, wuxuu la yaabanyahay waxa ka reebay gudida dhakhaatiirta ee uu madaxweynuhu la tashado!!!

  • @adangaboobe9149
    @adangaboobe9149 4 ปีที่แล้ว +3

    indho adayg wuxuu u yahay reer mudug , meel aan laga ficiltamin ayuu wax ka dayayaa

    • @jirfe
      @jirfe 4 ปีที่แล้ว

      Oo adeerkaa ka waran Mr baloodh

    • @nimcomaxamuud2540
      @nimcomaxamuud2540 4 ปีที่แล้ว

      Adeero gabose waa nin isaaqa adeer

    • @adangaboobe9149
      @adangaboobe9149 4 ปีที่แล้ว

      @@jirfe nin jiran baa tahee dhakhtar aad

    • @KAYSESHOWTV
      @KAYSESHOWTV 3 ปีที่แล้ว

      Muusaa ayaabay

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 4 ปีที่แล้ว

    Dr gaboose Dhakhtar Caalami ah

  • @aminacbc2967
    @aminacbc2967 4 ปีที่แล้ว

    Am.garhachis.but.muse.is.right.t.put.any.stupid.person.in.jail.shame.on.irer.miyis

  • @maxamedcalicudad7822
    @maxamedcalicudad7822 4 ปีที่แล้ว

    Midba sibuu hadalka. Udhigayaa lkn kasaxan allah ayaa yaqaan mahaboona in qofna lagu mashquulo ama mid in si gaara loo canaanto.

  • @abdrahmandhuule1418
    @abdrahmandhuule1418 4 ปีที่แล้ว

    Gaboose adigu masakinta lacagtan aragaga duldhigtay ka dhin bal hadad dal iyo dad u tudhaysid 50 dolar ayaa laygu arka iyo naxarisba igu jirtah waa waraabe hilib ma cune dhashisa cunta shacabku kaad sidaas ugashay maanu ahayn dictor calacalka kaydso waxad liqi kartay horaad uliqdee

  • @cilminuur5850
    @cilminuur5850 4 ปีที่แล้ว +2

    Dr matihid waayo wadani ayaa xilka heli waayay ayaan u cadhoonayaa

    • @RashidAli-ff2nf
      @RashidAli-ff2nf 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk😂😂😂😂😂

    • @xamdamaxamuud6227
      @xamdamaxamuud6227 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh xil ay 3 sano kasoo waregtay ka hadlysaa aqoontiisa maleeday abti

    • @cilminuur5850
      @cilminuur5850 4 ปีที่แล้ว

      Dr dumar ka dhex bax diintu ma ogola

  • @sahraali5272
    @sahraali5272 4 ปีที่แล้ว +2

    Gaboosow maxad umadaada u naxda qof aan konton $ haysanini kuma arki karo xitaa hadii uu 50 $ haysto balanta maheli karo waayo waxa loo baahan yahay qof magac leh oo balantaas u soo dhameeya subxaanalaah

  • @aamimaayaanle3925
    @aamimaayaanle3925 4 ปีที่แล้ว

    Dr iyo madaxwayne miysad xanuusanaysaan idinkaaba aan karoona ka dhicine..dadka miyaad waalaysaan xagaad isigu jawaabteen ma siyaasadii uukaroona aamusiiyay ayaad ka hadlinaysaan waar naga aamusa oo ilaahay barya waaba labaqayaaye

  • @abokormoh6924
    @abokormoh6924 4 ปีที่แล้ว +4

    Anigoo kaso jeeda beesha madax weynaha waxaan taageerayaa Dr gaboose.

    • @maxamuudaxmed7616
      @maxamuudaxmed7616 4 ปีที่แล้ว +2

      Meeshu beel beel maaha
      Sideed utikirtay

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 ปีที่แล้ว

    Madaxweynuhuna wax dhiba muu odhan gabosana wax dhiba muu odhan wanaaga ayuunba lawadaonayaa kadaaya buunbuninta

  • @zakigafane4833
    @zakigafane4833 4 ปีที่แล้ว +2

    Ciyaalkan yaree warbaahinta ah yanay dadka isku dirin

  • @ahmedhussein5998
    @ahmedhussein5998 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa la yidhi runtu raga way ka nixisa waxba se ma yeesho, waxa aad samaysay ayuunba la sheegay,iyo xaaladaha la xidhiidha xanuunka iyo sida uu ku faafi karo

  • @abdiazizomar1832
    @abdiazizomar1832 4 ปีที่แล้ว

    Qalbi nadiifta ahi ma waxa uunyahay qalbi u nixi waayey noqolaalka masaakiinta ah ee hor tuma dhakhtarkaaga oo ay ugu horaysa I'ma arki kartid ilaa aad 50$ Soo shubtid miyaad naxariista aad sheegaso kaga daysid masaakiinta sita ku ladhiban xanuunada kala duwan ee Dan yarta
    Waxba yaan lais beer laxawsan
    Mida kale cidkastoo lahyd kulamo way joojisay maanta adigiibaa ku siiwada dadkana waxan leedahy miiyada taga
    Adeer waxaad wadaa waa siyaasad shaadh xidhan gaboosaw by by kukoobanaw dhakhtarkaaga iyo naxariis la aanta kaanhaysaasaakiinta

  • @samaaleahmed1777
    @samaaleahmed1777 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr ha sheego damaanada sheegtay in Corone aanu dhakhtar ku dhici karin. Xanuunada kale ee uu sheegay talaal wey leeyihiin lkn lama arag meel Corona lagu sheegay in talaal loogu sameeyey

  • @djibrealite
    @djibrealite 4 ปีที่แล้ว

    Nin oqon leh dhee

  • @khaliifabdillahi1696
    @khaliifabdillahi1696 4 ปีที่แล้ว +1

    gaboose cilmi waaleeyahay laakiin umadu wixii ay sheegto waxbaa kajira naxariista waagaga fiicanyahay bishii koobaad ee sanad kan ninbaan ugaynay qaliin madaxa ah ayuu ubaahnaa gaboose wuxuu kadagi waayay 2500 doolar casho diid Isla hargaysa waxaan kahelay ku hawshii noofuliyay lacagtiina 1500 doolarbuu nagaqaaday markaa gaboose waanu kujecelahay adiguna uxariiso umadaada

  • @amiirabintucllaahi1810
    @amiirabintucllaahi1810 4 ปีที่แล้ว +3

    ilahw noo daa dr ka

  • @tncchannel2846
    @tncchannel2846 4 ปีที่แล้ว

    Alllla Haku dhawro dr.. waa Nacas Nacas dhalay waxni madxwynenemaaaHee

  • @abdirahmaanosman709
    @abdirahmaanosman709 4 ปีที่แล้ว

    Hadii madaxa mijo ragii shacabku wx tarka ka sugayeen iyagu is weerarayaan waa dhibaato haysata umada reer somalilad

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 4 ปีที่แล้ว +1

    Muuse aya kaa dhaw Dr Gaboosow Adeer....2 todobaad ayuu ku sugay inuu kuu jawaabo adna 2 saacadood ayaad ku jawaabtay.muuse ayaa ku dhaama oo kaa dhaw..ee dhakhtarkaaga iska wado qaaliga ah

  • @horaloosoconaya6749
    @horaloosoconaya6749 4 ปีที่แล้ว

    Gaboose xaar. Waa wakhtigi salada

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 ปีที่แล้ว

    Hadalki lama seexan DR inta caloosha wax ugu hayn lahayd walaalka hakala akhiirin kadaba gee

  • @abdideer
    @abdideer 4 ปีที่แล้ว

    Kaaf iyo kala dheeri (war hadaN dhakhatirta la shirin onaY wax is waydin isaga iyo dhakhaatiirtisu hadaaa maxaY qaban lahaye )
    Hadal waa kii inta ficanuN laga so qaato

  • @maxamedxaamud2650
    @maxamedxaamud2650 4 ปีที่แล้ว +3

    Xaaji gaboose aqoonyahan sare

  • @yusufabdi6816
    @yusufabdi6816 4 ปีที่แล้ว +1

    Warya waa siyad bare oo afka furtay faqashyahaw qajil

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 4 ปีที่แล้ว +2

    Isa soo sharax wlhiw anu ku dooranynaa DR

  • @goodfunny1626
    @goodfunny1626 4 ปีที่แล้ว

    Meeshu waxay noqotay meel qabyaladed madaxdi ay ugu daranbaaa

  • @abdifataxmdaahir7858
    @abdifataxmdaahir7858 4 ปีที่แล้ว +2

    Labadooduba waa khaldan yahiin, sababtoo ah midna waa macangag(muuse biixi) oo talo ma qaato, midna waa xaasid(gaboose) masaakiinta uma naxariisto.

  • @sultandahirbaibars2648
    @sultandahirbaibars2648 4 ปีที่แล้ว +1

    doctor maxamed gaboose ma matalo muslimiinta masaakiinta ah, ee waxa uu matalaa maal-qabeenada iyo madaxda

  • @jejejejdkfjfjf4888
    @jejejejdkfjfjf4888 4 ปีที่แล้ว

    Gaboose hala baadho malaha ma caafimaad qabe suuqa isdhex fashiya xilbaa kaa saaran waar ileen cilmi caqli ma noqdo🤔🤔

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhakhtarkaaga iyo macalinkaagaba lagu ma af celyo

  • @cawaalemedia1299
    @cawaalemedia1299 4 ปีที่แล้ว

    GABSE LAFTIGISA HADU RUN SHEGYO OO MADAWYNA UMU JAWABEN AM HADALKISA HADA KAMU DABA ODHAHDEN EE KALA MASHQULA FADALAN..

  • @user-ks5of4sz2p
    @user-ks5of4sz2p 4 ปีที่แล้ว

    لوو فيك خير كان تبرعت للشعب الذي عملت ثروتك من 💵 الشعب
    لابارك الله في مالك ولا اسلوبك في الكلام
    تدس السم في العسل
    كلام 🗨 ونصائح ناشفه لا نحتاجها
    كن مثل الأحرار في صومالاند الديمقراطية
    وادفع في هذا الظرف الصعب
    أو أسكت ولا تدور الفتن
    دكتور الديكتاتور مافيك فائدة ابدا

  • @cabdideeq9538
    @cabdideeq9538 4 ปีที่แล้ว

    146 comments oo qabyaalada mooye sikale hadalada loo micneen
    Ceeb
    Dhaktar dhan iyo madaxweyne qaran oo isku Soo jawaabaya sidii gabdho Yar Yar
    Ay qaar ka daran u sacabtumayaan
    It's embarrassing , we should be United
    ilahay ha inoo sahlo meel xun ayay bashu maraysaaye

  • @Mustaferooney
    @Mustaferooney 4 ปีที่แล้ว

    Mr 50$

  • @mohamedameinapdi9503
    @mohamedameinapdi9503 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr WaaD sax San ThY
    Lkn Meezha In KeenTid Af LagaaDo maaha , madaxweynuHu Hadduu wax kaa sheeGo maY ahaYn inaad af celiso ee innaD HadaaD wax GaRaD ThY HoosTa Ka qaaDaTo ahYd uun ee maaha Maamulka Dalka wax Yar oo uu sheeGaY oo waxpa ahYn wax ka dhiGTo

    • @xamdamaxamuud6227
      @xamdamaxamuud6227 4 ปีที่แล้ว

      Madaxwayne Dhani inuu doctor wuxuu qabnyo eego may hayn

    • @mohamedameinapdi9503
      @mohamedameinapdi9503 4 ปีที่แล้ว

      @@xamdamaxamuud6227 Haa lkn
      [ ] Qofka aan isaGu maamuLin Falka Uu samaYnaYo ee waa Loo maamuLo , Sidoo kle malaHa Go'aansashaDa Falkaas ee waa Loo Go'aamiYaa .

  • @Istahil416
    @Istahil416 4 ปีที่แล้ว

    dr gaboosow niyad fayoobi sidaa uma hadasho

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 4 ปีที่แล้ว +1

    Reer waqooyiyoow ma waxaad garansiinaysaan nin loo soo tababaray inoow wax dilo iyo nin loo soo tababaray inoow wax daaweeyo, markaan is iraahdo reer Muqdishoow waxbaa idinka qaldan, ee aan arko reer waqooyi ayaan iraahdaa ALXAMUDULILLAH CALAA KULI XAALIN kkkkk

  • @samsammaxamed6474
    @samsammaxamed6474 4 ปีที่แล้ว +3

    adeer noolow dad waxba aan maqlayn lalama hadlo

    • @umuraaficmahamoud4584
      @umuraaficmahamoud4584 4 ปีที่แล้ว

      What you can be used for transport and every lesson change a person who has to offer the best way you can be used

  • @somaliworld4542
    @somaliworld4542 4 ปีที่แล้ว +2

    Cardkgu wa 100 dollar

    • @edfuadmo9995
      @edfuadmo9995 4 ปีที่แล้ว

      somali world wlahi waa runtaa

    • @xamdamaxamuud6227
      @xamdamaxamuud6227 4 ปีที่แล้ว

      Adigah cilmi miyaad leday 100 dollar laguugu arko

  • @fahadyaasiinvlogs3003
    @fahadyaasiinvlogs3003 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi inu kani qof wayn ahayan waar intad madaxwaynaha u jwb izledahay adigu dhigaad ka miranayzo mumada manaad arag kaso kle aya inagu dhexjiraaa wlhi inanad qof wayn ahayan dhinaca lacagta ayaa ku zhaqayzaaa alaa cawaa ayaa bukaan ku keenaaa

  • @akiramohamed7429
    @akiramohamed7429 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax xun kuma odhan madax waynahu
    Gaboowazow dulqaad muuji izkudirka ma wanagzana

  • @Halleyte
    @Halleyte 4 ปีที่แล้ว +1

    Nio gaboose malmahan calacalka ay ka batay nin jiira doctor an tagero gulwacan

  • @wow9317
    @wow9317 4 ปีที่แล้ว

    Wow he talked gabose ,
    Go ahead gabose your a good Dr.

  • @cabdiqaadirjaamac7850
    @cabdiqaadirjaamac7850 4 ปีที่แล้ว

    waar niyow gaboosoow adkayso ilaahaybaa nin kaa dhigaye neefyow waxad dadka usheegayso naftaada kabilaw

  • @khaalidmaxamedyusuf8393
    @khaalidmaxamedyusuf8393 4 ปีที่แล้ว +1

    ALA AKHIRO MAXAAA OOGAY DAD BADAN MADAXDA HADII AAD WAX U ZHEEGAYSID ILAA HADII UU KAA QALDAN YAHAY XITAA WAA INAAD ZI HOOSA ISAGA UGU SHEEGTAA LAKIIN INAAD SAXAAFADKA ZOO HADASHAA WAA WAX LAGA XUMAADO WLHI

  • @sultandahirbaibars2648
    @sultandahirbaibars2648 4 ปีที่แล้ว

    doctor maxamed gaboose waxa 10 meelood/ 100% ka darajo iyo naxariis badan sheekh cabdul-xaq (sheekh rusheeye), gaboose waa millionaire aan uu miskiin gargaar ka sheeganayn halka sheekh rusheeyana masaakiinta oo dhami gargaar ka sheeganayaan

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 4 ปีที่แล้ว +2

    Oohinta yaxaaska

  • @aminhousein2178
    @aminhousein2178 4 ปีที่แล้ว

    Midi midi ku taag war sidan isku dhaama idinkaa dadku u madax ahe gabose iyo muusew

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr gaboose
    Nin masuula tahyee
    Madaxweyne muuse
    Wx khaldan kuma
    Odhan Oo xili xaalad xun
    LagujirAad bulsho dhan
    Meel iskugu keentay
    Taasina mey ahyn
    Mid Aan kaafilaney
    Had a calaacalka dhAaf
    sheeladii Wxd wAdaa ninkii
    Sheikha ahAa ee intu qudbadii jimcaha kuyidhi
    Dumarku WAa iney dahabkoodA sadaqo ulabaxAan
    Kadibna marku xaaskiisa
    U yimid kutidhi xAaji qudbad
    Fcn ayAad jeedisey
    Kadibna kuyidhi maxa dhacay ay tidhi
    Dahabkii AyaaN sadaqo ula
    Baxay kadibna kuyidhi
    Adiga kuuman jeedin
    Ee maxad dahabka
    Ubixisey
    Adigana intad khalad sameysAad
    Anaga calaacal iyo
    Dhaleexayn
    Muuse ucoofadhiisaty
    Tvga
    Wx iskula hadh Ku odhan
    LaHaa gabosoow
    Adeer

    • @xamdamaxamuud6227
      @xamdamaxamuud6227 4 ปีที่แล้ว

      Bal is hubso

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 4 ปีที่แล้ว

      Xamda Maxamuud
      LayAab malihid
      intAanan
      HadliN
      AyAaN
      Kafikirey
      Lkn
      Adigu matahy
      Mid Wxy soo qoreyso
      Og qofyahy
      Mise gaboose
      Shaqaalihiisa
      Tahy
      Mise xidid ayAad tihiin
      intan mid hadad tahy
      Hadal Ku idhAah
      Majiro
      Salam🖐🖐🖐🖐

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadduu qalbigaagu u nadiif yahay umadda dhakhtar kaaga 50$ kaadhku muu ahaadeen oo fooq afar dabaqa oo ay umada badankeedu kori karayn kamaad dhigteen dhakhtar.
    Waar waa lagu yaqaanaa gaboosoow tuug uu siyaad khaainimada baray baad tahay.

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 4 ปีที่แล้ว

    Gaboose cadaw weeyan waxba yaanu koolba shaadh nosoo xidhan maliin ayaay umadan aad adiga iyo inta kula midka ahiba aad dhigooda cabteen aykula xisaab tami doonaan maxakamdi illahay ee cadalada badnayd aynu wadahor joogno waa inoo malinta gaboose iyo inabixi iyo inta lamiidka ee dadkan iyo dalkanba khiyaamada ugaystay ee maliinba shaadh nooso xidhanaya allee hanaga kiinqabto isaga cadaliye

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 ปีที่แล้ว +3

    Dr:GABOOSE WAA DIKTOOR DAAWEEYEY DAD BADAN.
    LKN.
    BIIXI WUXUU XABSIYADA U DIRAY KUMAANKUN.
    Dr:GABOOSE NOOLOOW.

  • @fartuunfartuun9258
    @fartuunfartuun9258 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan ree koonfur miyaa

  • @abdiazizomar1832
    @abdiazizomar1832 4 ปีที่แล้ว

    Caadadii sawta Corona diiday waryaa anuu waxannkuu arkaa nin Mida kale shaqaalaha dhiigooda umiiray wa ayo waryaa jooji waxan aad wado

  • @abdiaziizshabeel8767
    @abdiaziizshabeel8767 4 ปีที่แล้ว

    Waar ninkani waa niin walan

  • @farxaanahmed6034
    @farxaanahmed6034 4 ปีที่แล้ว

    Gaboosaw hinaasaha iska daa

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 4 ปีที่แล้ว

    Gaboose dhiigya cab imisuu horta masaakiinta ka qaataa markuu qaabilo?.

    • @aasiyasahal2007
      @aasiyasahal2007 4 ปีที่แล้ว +2

      200$ Buu iga qaatay wlhi 😂😂
      anay Wax kale ku jirin bas Computer

  • @abdiabokordardarsay7204
    @abdiabokordardarsay7204 4 ปีที่แล้ว

    Allaw yaan Ku dooxoo hadana an Ku dilinoo waxaad damacsan tee kale dibada ula soo baxa Reer mudug af maskiile u rush umadaad u adeegtid ee bukaanka miskiinka ah ee kugu arka 50 dollar

  • @abdiaziizshabeel8767
    @abdiaziizshabeel8767 4 ปีที่แล้ว

    Waarunti muuse

  • @migilcade4537
    @migilcade4537 4 ปีที่แล้ว +1

    Si wngsn uumu hadal DR

  • @Idiris-Mohamoud-Abdi
    @Idiris-Mohamoud-Abdi 4 ปีที่แล้ว +2

    Walhi waa jaahil dhiig miirte ah , halaga xidho cusbitalkan uu dadka ku dhiig miirto ama sharci adag oo qiimaha sahlaha halaga soo saaro.

  • @cabdikariimsulub3218
    @cabdikariimsulub3218 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kuu balan qaadayaa halkaad caafimaadka ka gaadhay labilaabkeed inaan ka gaadho lkn dadkayga unaxariisto oo aanan $50 kaadhkaygu noqon

    • @xamdamaxamuud6227
      @xamdamaxamuud6227 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh Allah xaal og

    • @cabdikariimsulub3218
      @cabdikariimsulub3218 4 ปีที่แล้ว

      @@xamdamaxamuud6227 jeesjeesbay kaa tahee magacayga sifiican u xifdi sanado kadib waad ii iman

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 4 ปีที่แล้ว

      Waar Gabboose isagaa dhakhtar u baahan oo xanuunsanaya.

    • @Lillycassy
      @Lillycassy 4 ปีที่แล้ว

      cabdikariim sulub insh allah wlloh alle ha kugu garab galo hadi anu noolnhy on mowt ina daayo wanu kaga reysan dad bdn cilmigana alle aya sahla hadi alle ku sahlo adna fees back bixi o naxariis badn in alle kugu arsaqo weydiiso

    • @cabdikariimsulub3218
      @cabdikariimsulub3218 4 ปีที่แล้ว

      @@Lillycassy thnkz wllo igu halee