DEG DEG Sheekh Shariif Oo Ka Carooday Su'aal Adag Oo La Waydiiyay & Xildhibaan Rabay inuu Wariyaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @faham6920
    @faham6920 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasaddaba uma bilaawna sh shariif

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 วันที่ผ่านมา +1

    Sh shariif wixuu ogyshay in uusan heleyn qof & cod waa Faysalka Somalia.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 วันที่ผ่านมา

      Shariif horuu u soo noqday madaxweyne, waana ninka halkaan soo gaarsiiyey oo ah in dalka gudahiisa laaysku doorto 👀

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yarku waa buuxay sifiican buu ugu jawaabay, Shariif baa loo qaatay.

  • @SMATransport
    @SMATransport วันที่ผ่านมา

    Shariif cadifad oo hassan shiikh u qabo ayaa ka muqato

  • @abdulnooh8901
    @abdulnooh8901 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobanimo waxaan jeclaan lahaa in inta uu yiri Shekh sharif lagu qoro baal dahah laguna xafido matxafka, si ay fursad ugu noqoto in qof walba akhristo

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh shariif waxuu ku fiicanyahay guddiga nabadeynta hawiyo iyo daarood,in laga dhigo.

    • @OhaMoha-d2y
      @OhaMoha-d2y 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Firimbi haso saaro gurigisa ayu isku qarinaaya

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan shariif la leyahay. Wax ka aqli liito waligeey ma arkin. Cid dooraneeyso. Ma jirto Hada ogoow.

  • @adeshadesh8983
    @adeshadesh8983 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh sharif shabab hore a🎉 madobe sxbki

  • @xamzaxamza2606
    @xamzaxamza2606 วันที่ผ่านมา +2

    Sharif runta ku jeclaaday inaa xilka ka dagto ma aheen xasan o tuug dalka ku warejisay dalxaraashe alla ha na dhaafiyo

  • @abdik9002
    @abdik9002 วันที่ผ่านมา +2

    Way isku wareertay Soomaaliya!

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Neefkan ya siyasada ka fariisiyo adeer Madaxweyne uma Qalantid Sharif meel Fariiso

  • @AbdisamadAbdi-z1u
    @AbdisamadAbdi-z1u วันที่ผ่านมา

    Hawiye waligood ma fahmaayo siyaaasas

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 วันที่ผ่านมา

    Wallahi waa ninka keliya ah een ku qanco hadalkiisa ama dad isku wadkiisa maxamed siyaad kadib.

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 วันที่ผ่านมา

    Kulli shisheeye ayee lacag kasoo qatan shacabkana madooranayaan nin shisheeye wato

  • @AbdiMohamud-w1m
    @AbdiMohamud-w1m วันที่ผ่านมา

    Wlh afar nin oo cag cagaaran aa kusoo hertay

  • @BoondheereLibaax-f8e
    @BoondheereLibaax-f8e วันที่ผ่านมา +1

    Shariif igu shubo

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow วันที่ผ่านมา

    Maba rabnaba saaxibteendhadii aad kucelinayso ee fagaaraha imow oo nasiibso

  • @Abdigani-h6h
    @Abdigani-h6h วันที่ผ่านมา

    Innaa lillaah wa,innaa ileyhi raajicuun ,

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 วันที่ผ่านมา

    Mucaaradka qaarkood tanala makeenikaraan talana maraacikaraan

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh Shariif waa nin daacad ah Alaah yaa baarik!

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Shankharon
    @Shankharon วันที่ผ่านมา

    xayawaan meeqo jogta oo xaadir aheyd waxaana diin bartay la dhayo

  • @aliaden1807
    @aliaden1807 วันที่ผ่านมา

    Sheq wekahalesantahy ilhe hakusohanuniyo

  • @Shankharon
    @Shankharon วันที่ผ่านมา

    diin xaa ka ogtahay

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 วันที่ผ่านมา

    Jaaniski oo ku soo naqan lahaay oo meesha ka dhax wayey .

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v วันที่ผ่านมา

    Sheekh sharing maxa ku dhacay

  • @kfh8717
    @kfh8717 วันที่ผ่านมา

    Shariif waxaa yaqan mad dhere wasa kadhintay

    • @Doctorbadal2025
      @Doctorbadal2025 วันที่ผ่านมา +1

      Maxamad dheete waa waalalkiis adiga xagee kasoo gashay eeboow

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good question, wiikla wariyaha ab
    Sheekh shariif doorasho qof iyo cod waxuu eabaa laaluush in lagu doorto.Taasna ma dhaceeyso.
    Shacabka soomaaliyeed way in ay codeeyaan

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 วันที่ผ่านมา

    Saas maahan eee waxay rabaan doorasho xildhibaanada lagadanaayo

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom 42 นาทีที่ผ่านมา

    Shiiq shariif Lee siyaasad yaqaano waa madaxweynaha kaliya oo xasan shiiq xerikara
    Car qofkii diidan waa qof Indho iyo caqli intaba malahan marka xisbiga himilo Qaran

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 วันที่ผ่านมา +3

    Mnsha allah sheekh sharif ilaahay ha xifdiyo warkiisa waa cadyahay

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 วันที่ผ่านมา

    Shariifka sheekadiisu waxey kusoo ururtey waala yiri..
    xog wuxuusan ka heyn buu kusoo celcelinayaa

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 วันที่ผ่านมา

    Shariifka nasanid

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r วันที่ผ่านมา +1

    odagan hala tumo maxa yelay waxu dafiraya ninka la dilay o askariga waxu difacay firnbi

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 วันที่ผ่านมา

    Sh sharifow adeer jalaafada ka jooji dowlada oo hadii aad colaad iyo dagaalo wax qaban karto aad shabeelaha dhexe iyo hiiraan oo nabada ka shaqee

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 วันที่ผ่านมา

      Maamulkaasi Cali Guudlaawe baa ka taliya ee wax ha ka qabto !!!

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 วันที่ผ่านมา

    SHARIIFOOW QABYAALADDA WAAD KULA JIRTAY XASAN DHIIQO OGOOW UMMADA SOOMAALIYEED WAA SOOJEEDDAA.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 วันที่ผ่านมา

      Hadduu qabyaaladiiste yahay, ma asigaaba Xassan kasoo horjeedsan lahaa? Waxa laaysku haayo waa inaan la baalmarin sharcigii & dastuurkii dalka u degsanaa, kii ka leexdana waa lagula xisaabtamayaa illeen dalku cid gaar ah maleh waa la wada leeyahay !!!

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 วันที่ผ่านมา

    Shariifka wuu xanaakhsan yahay

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shariif la soo gamay markaa laheen. Dad baa been u maleeynaayay.

  • @Osman-vs7mw
    @Osman-vs7mw วันที่ผ่านมา

    I'm from Somaliand I see how you want rule for somali people .what a ĺie and and form president somali south somali

    • @AB333East
      @AB333East วันที่ผ่านมา +1

      You from somaliland state of Somalia 🇸🇴 there no south or north Somalia 🇸🇴 are one ☝️ nation

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 SHARIIF IMAARAAD. AYA. WATO. MACALIM DUGSI WAYE. SHARIFOW. DUGSIGAAGI AYA KU QEYR BADAN.

  • @loolan01
    @loolan01 วันที่ผ่านมา

    Tan soo socota sharif hadu madax wayne noqdo i ogaada isago jubaland hub iyo cidan ku daabulaya arkaynaaa.

  • @abdiqanimalin8631
    @abdiqanimalin8631 วันที่ผ่านมา

    Odayga mahan kii maxkamada ha odayga baahi hey soo kakac dhaha amuus dhaha

  • @CumarAbdullahAbdullah
    @CumarAbdullahAbdullah วันที่ผ่านมา

    Naagaha hadlaayan maa 📷 camrida ku adisid xoolo yahoow uff

  • @muhemed-t9l
    @muhemed-t9l วันที่ผ่านมา

    Shariif dadku waa ku yaqaanaan xasane waa layaqaan adinka iyo kuwa idinla mida dadka masirkiisa kafariista dad iyo dalka iyo diinta waa lugowseen ilaahey wuu idinla xisaabtamidoo

  • @kfh8717
    @kfh8717 วันที่ผ่านมา

    Sharif asiga aan ogeen nolashisa

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow วันที่ผ่านมา +1

    Sxb codkaaga dhiibo dadku waa kaa caqli badanyihiin adiga

  • @rocky4066
    @rocky4066 วันที่ผ่านมา

    Kuwani waxay u maleeyaa in shacabka soomaaliyeed ayka caqlibadan yihiin afartaanqof oo daneeystayaasha ah AF miinshaaro ah xarigjiid waa laga so day diida ama doona. Shacabka soo dhaweeyey howsha dowladda ay waddo.

  • @saladdhanged14
    @saladdhanged14 วันที่ผ่านมา

    War hurudaaye toos koleey cid ku dooraneeyso malahan

  • @MaryanhusenCisman
    @MaryanhusenCisman 2 วันที่ผ่านมา

    shariif run sheeg weeye

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ วันที่ผ่านมา

    ,nimankan waa arday casiya wan laduba

  • @XasanxajiCali-b5w
    @XasanxajiCali-b5w วันที่ผ่านมา

    Sax madaxweyne

  • @BoondheereLibaax-f8e
    @BoondheereLibaax-f8e วันที่ผ่านมา

    Ninkii askariga feedhey aya guriga ku heysaa waxa lee dahey cidan ya letska hor keenin😅😅😅

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 วันที่ผ่านมา

      Ma mucaarad baad ka sugaysaa inuu sidaad doonto sameeyo; siyaasada soo baro wll 😁

  • @saladdhanged14
    @saladdhanged14 วันที่ผ่านมา

    Waa in maxkamad lagusoo taagaa maxaa yeelay 5000 oo dhalinyaro soomaaliyeed ayaa laagaa soo ayaa inaad meel ku sheegto

  • @Osman-vs7mw
    @Osman-vs7mw วันที่ผ่านมา

    What is stopping you to be elected one vote by one man in south somali

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 SHARIIF. HALARY CLINTON AMERICA. AYA KENYA MARKII LAGU QABTAY. WAXA LAYI SXB AMARKEENA HADAD QAADANEYSO. MADAXWEYNE WA NOQONEYSA. DAN TII LAGA LAHAAY WA LAGAGAARAAN AMERICA HADA UMA BAAHNO KKK. WAA NACEEBEEYSAY.

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 วันที่ผ่านมา

    Shariifka warkaan yaa usoo d hiiba

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 วันที่ผ่านมา

      Xassan & Farmaajo hortood buu siyaasada ku jiray ee bal tartiib !!!

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Siyaasada aqoon beey u baahan tahay ninkaan. Siyaasad madaxweyne kuma noqon diintii kutubkii intoo tuuray buu gaalo raacay kadib madaxweyne buu sidaas ku helay bal hadoo siyaasi yahay car hada madaxweyne noqodo aan aragno

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 วันที่ผ่านมา

    SHARIIF WUXUU FASHILMAY ANIGA XAGGEYGA MARKUU DIFAACEY GACAN KU DHIIGLE FIRINBI !!!!

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu วันที่ผ่านมา

    MADOOBE MAAMUL 15 SANO XOOG KU HEYSTAY. GOBOLEED. IYO FEDERAL UMA BEEHNIN. JAAHIL. YAHOOW. WANA CEEBEEYSAY. DULI BAATAHAY

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ วันที่ผ่านมา

    ,axmaad isaga xoog isku doortay

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 วันที่ผ่านมา

    Laakiin shiikha shariif kuwaan ku wareegsan. Maxayba ka ogyihiin waxa laysku hayo SOOMAALI. Maxay isku hayaan???? Dhalliyaro aan taariikhda Iyo waaqica la socon. Baa ku hareeraysan

  • @Abdul-z4g5y
    @Abdul-z4g5y 2 วันที่ผ่านมา

    maskiin baad tahay

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ วันที่ผ่านมา

    Sharif inla isticmalayo warka dhagta loogu shega sharifow gormad kakore munafaq nimada toban wajile ayad tahay

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaf kasta oo Axmed Madoobe taageerto waa tuug, sababtoo ah waaa nin dooran dooro, Shariifka waa munaafuq sidoo kale xasan sheikh waa munaafuq kale oo cadeystay, qaabkii mucaarad nimo farmaajo kaga dayda

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ วันที่ผ่านมา

    Wariya yaash aba og iney doorshad xaran tahay

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 SHARIIF. MAXAAAKIIN. IYO OO ALSHABABUL SHEYDAN. AYU. 210 AYUU BARLAMAANKA KUSO DARTAY MAAMUUL GOBOLEED ASAGA NOOKEENAY. . YAAHUU. QASAARO WAANA CEEBEEYAY.

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂shiiqoow wax is dagaalsan anagu ma aragno marka laga reebo adiga iyo groupka mediiaha ka qeeylisa ee marwaliba ku haayo hala heshiiyo wax dagaalsana ma aragno axmed madowe doorasho baadil.ah ayuu dhigtay laba doorasho kabadan ayuu dhigtay😂😂😂

  • @Abdul-z4g5y
    @Abdul-z4g5y 2 วันที่ผ่านมา

    war xishood kuwa ku garab istaagayn waa axmed madow kuwii taagersanaa waaye adigana fursad ayaad u aragtaa, kabiirnimadaadii in aad ku noqoto ayaad ku haboon tahay.