DEG DEG ''Wasiir Fiqi Wuu Ceeboobay Maraduna Way Ka Dhacday Midnimadiina Isagaa Haraatiyay''Avocado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 110

  • @osmqsabbi5497
    @osmqsabbi5497 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nin xanuunsanaya oo cuqdad qaba weeyaan fiqi, waxbase qaadi maayo

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Fiqi hadalkiisii aad ayuu ugu saxsanaa doqoney

    • @WardaMaxamed-m9w
      @WardaMaxamed-m9w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Naago maseery uma xumidin 😂😂eee masera😂kolay. Somaliland idin furtaye😂

  • @SiciidoHappy
    @SiciidoHappy 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @thelegend4244
    @thelegend4244 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Fiqi cumamada ka dhacdey..... hambalyo rer somaliland

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 38 นาทีที่ผ่านมา

    Hada ayaad xaq a. Ku adinteen. Waar sidaa hadaan runta iskugu sheekno. Waxba inagama xumaadeen. Sumcadiinu. Waxay ku jirtaa dhex dhxaad nimada. Waayo wariye waa dhex dhxaad kolba cida qaldan bulshada kaqabta. Idin koon qabiil ueegeen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HaybeHaybe-h3w
    @HaybeHaybe-h3w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAAR NINKAA CABDIRAXMAAN ADFACAADO WAA NIN GARYAQAAN AH ABSOLUTELY HE'S A RIGHT PERSON FROM BURCO 🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️

  • @AB333East
    @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Adeer midkan avacado la baxay waxaan kusheegayaa 100kii boqol fiqi wuu saxsanyahay hadaanu nahay beesha ogaadeen ama Somaligalbeed dowlaada fedaraalka Somalia 🇸🇴 waa taageersanahay ninkan meesha fadhiya avacado waa figirkiisa ayuu kahadlaya waa shaqsi laakiin shacabka waxee taageesanyihiin dowlada fedaraalka Somalia 🇸🇴 itoobiya waxii raacsan waa cadowka umada somaliyeed

  • @عليعثمان-ح7ط
    @عليعثمان-ح7ط 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waziirku woo mahad san yahy waa na runtii

  • @seed3966
    @seed3966 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc how how fiqqi wuxui yidji waan ugu hanbalyeyninaa doorashada balse waa gooni ugoosad marka labada dhinac in laga eego waa sax hoow hoow 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵

  • @macalincadaawe8249
    @macalincadaawe8249 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Fiqi waa muwaadin sax cidi uskudkeed oo ceeb ah ma lahan qawaarij waa un qawaarij nimankaa soomaali diidka ah waxa ay la mid alshabaab oo doorasho qabsaday miyaa la hambalyeenayaa !

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 10 นาทีที่ผ่านมา

    😪.😪.😪.😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ustaad Avocado 🥑 aad baan kuu salaamay

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 19 นาทีที่ผ่านมา

    Waa horta waa runtaa oo muqdisho dad baa leh balse dadkii lahaa haday dhahaan anigaa leh aan hagaajisano adigaa ugu horeya oo dhahaya muqdisho waa caasimadii Somalia ee yaan la sheeganin

    • @AB333East
      @AB333East 8 นาทีที่ผ่านมา

      @@afgaradmediaproduction3569 kan lacag dollar 💵 ayaa la soo siiyay avacado markii somalidiid iyo sirdoonka itoobiya ayuu la shaqeeyaa

  • @YussufUlaa
    @YussufUlaa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    avacado kalsonida waan kaa ceshaneynaa ogow

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Doqonkaan nacnaclahaa Fiqi iyo Ilig yaa Soomaaliya u hadlikara cadaanyahow orad Ilig sootuugso waanu kufahmaynaa.

    • @AB333East
      @AB333East 11 นาทีที่ผ่านมา

      @@Hajidulmidiid kan faaido maleh walal maanta ILig ayuu difaaci iyo somalidiidka

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 17 นาทีที่ผ่านมา

    FIQI anaga hadaanahay beesha HG soomaaliland sharaf bay naga mudantahay FIQI waa calooshii ushaqeeyste xasan ushaqeeya waa axmaq ee hanoo qabanina

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nin baa lagasheegay ma anaa waalan mise cadanbaa lagaheesi avacaado maxaa kaqaldan soomaali waxay meela lagaadhj ladahay waa noocan wuukusaxnaa fiqi 💯

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Inuu dad tashaday ka maseyro miyuu ku saxan yahay qaraxa ayaa wax idiin dhimay dad wada asqaysan ayaad tihiin meel aad usocotan iyo meel aad kasocotan mataqaaniin

    • @AB333East
      @AB333East 6 นาทีที่ผ่านมา

      @@axmedaden1655 argoosi ayaa rabtaa wax kali maanta isaaq ama habar jacelo doonyaa majiro

  • @AB333East
    @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Faqi waa geesi waa wadani waxii gooni goosad ah wa lak hortagi

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkk.will never get us.never before .home is best.guuriga Ku ekoow.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war wali ragba nool oo somalinimo dhab ah dhigoodu leeyahay gari allay taqaane runta aan la gabanayn macaa haday dacarta ka qadhaadhahay iyaga issaqu way kuba dhashaane abohood ayay garta ku furayaan maca haduu qorta jarayo lakin somalida inta kaleh ogaadenbaan arkaa raganimo iyo nin yaqaanba 👌👌👌👌💯💯💯💯💯💯💯💯from saylac city

  • @fardusabdi9996
    @fardusabdi9996 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Nimankaa abtiyaasha ii ah runtaan kijeclaaday

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cagdheeer bila caqli

    • @fardusabdi9996
      @fardusabdi9996 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@somalilandnew aqligaa futada kaaga jira halkuu dadka madaxa kaga jiro uskakag yahow

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya maanta ma aha fulay madaxa bacaadka ku qarinaya, Soomaaliya waxay bilowday inay dalalka caalamka ku qasbiso inay ixtiraamaan qaranimadeeda iyo midnimadeeda. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 10 นาทีที่ผ่านมา

    😪😪.😪.😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fiqi hanolado SNM hadhacdo 🗡

  • @CumarFaarqx
    @CumarFaarqx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    As The Economist outlines, Somaliland is on the brink of becoming Africa's 55th country. With growing international recognition, the self-declared state may soon see its aspirations realized, reshaping the region's political landscape. #Geopolitics #Washington
    #NewNation

  • @abdifarah1091
    @abdifarah1091 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc mr avocado aad iyo aad ayand ugu mahadsantahay. Sida aad xaqiida u abaartey guuleyso sxb runtu dadka ma dishe wey ka nixisa

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    maaha allah waa tuntaa walaalo qaali

  • @MH-dl7bp
    @MH-dl7bp 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wadaadka check culus baa soo gaadhay didan kuma qumanee!

    • @AB333East
      @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Lacag ayaa la soo siiyay

  • @abdiahmed4067
    @abdiahmed4067 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waxaan fiiri bal dhiiqada oo galay ama in somaliland dal loogu yeero asagane iska aamuso miyaa rabtay?

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kudaal Runta wallo

  • @AB333East
    @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kaaraamardha chaneel lacag culus oo dollar 💵 ayaa soo gaaray wali avacado lacag culus wali soo gaari ayuu helay 😂😂😂😂 SNM iska leef iska leef dollarka 💵 waa balaayo

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni5141 23 นาทีที่ผ่านมา

    WARBAL AMUURTAN KAALAYA OGAADEEN GOORMUU GAADHAY INUU DADKA U WARAMO DADKII WARAMI JIRAY MAYEE WAA CAJIIB ! ! !

  • @mohamedobsiye178
    @mohamedobsiye178 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    FIQI WAA GEESI SOMALIYEED . SOMALI GALBEED LABO MILYAN OO SOMALI AH AYAA NAFTOODA U HURTAY….

  • @AB333East
    @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waryaa ilkace maxaa map SNM meesh u saartay gobolkii SSC kamid maha

  • @Baarilyricssomali
    @Baarilyricssomali 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasir fiqi hadal kiis wax qalad ah uma jeedo laakiin waxaa qaldan qofka ama xoogda Somali kala gooneyso

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaryaada waxeydnaan oqoon u laheyn haka hadlinina. 30sanaa la baryaayey oo walaaloow lagu hayey 30kale miyaa loogu darayaa

  • @Mahdi-o5y4o
    @Mahdi-o5y4o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc kadib iska hubi media Video ga Kaa galaya IYO su aalo aanad u heli donin JAWAAB. adigoo waji karaadinaya. Hargaysa
    Fadlan han ku danbaabin. Somalida kale EE waxaan ahay xigtada

  • @AB333East
    @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kaaraamardha chaneel lacag culus oo dollar ah 💵 ayaa soo gaartay avacado lacag culus waligii soo gaarin ayuu helay 😂😂😂😂

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb waad mahadsantiin . Xerowgaa fiqi ee koofiyada waynle naga buufiya. Xasan sheekh waxaa nagu soo magacaabee

  • @hassanyussuf6957
    @hassanyussuf6957 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilkacase wixiisu waa istus iidoor weeye war Naga, aamuss baan, kuleenahay

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DOQONAW SAWDIGII SAN OGAA UCAYEY SOMALILAD MAHA DOQON AFKAGA HORE IYO DHAGAHAGU HAA IS MAQLAAN

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fiqi waa qaran iidoorna waaqabiil waligood halkaas haksoo nadhaaciyaan iidoor gaalaraac waxba haxayeysiin

    • @Hikma599
      @Hikma599 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Yaa ku raba dee naga hadh uun

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 48 นาทีที่ผ่านมา

      Soomaalilaan waa qaran ee xaasid nimadaada qabriga lagal

  • @CabdullaahiSakuurad
    @CabdullaahiSakuurad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer macaane soomalidu waxeey kumaah maahdaa qoroy aad jabisey qajaftiisa lagama naxo
    Iligna caayi maa lkn anigana waxaan keeyhy kalagooynta soomaliya cidii kutaameeysa ayaduna aa ugod gelee. Oowallhiye
    Midakale beesha 6aad anageey noo imaadeen arima gudahana shaqa kuma laha

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 58 นาทีที่ผ่านมา

    Fiqi hadalkisa Wuu saxsanaa Hal beel oo somali ka mida see wadan dhan qaybe u goyne kartaa adeer tan kale isaaq somahan kuwii shacabka lascanood laynayay haday ku andaconayan siyaad bare na laayay

  • @ahmediman4866
    @ahmediman4866 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cabdiraxmaan Thank you walaal Soomaali ah oo dhabaa tahay . Laakiin No Way waxaan ka ahayn Fiqi oo xilka deg deg looga qaado mooyaane go’aan adag oo kala fogaansho for ever sh Ayaan gaadhney, because hadey taais dhici weydo waxaan qabnaa in Xasan Sheekh iyo dawladiisu kawada midaysanyihiin . Dib dambena wax isusoo dhawaansho iyo wada hadal la yidhaah abid waa la iska iloobi doonaa Waana la semi doonaa . Thanks again .

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland waliged kunoqon mayso xamar hadanahy jiilka sookorayana mayeelayno waayo cadaawada ay nooqaban xamar ayaanu aragna😢

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka qaar waxay rabaa inay somalida mideeyaan lkn iyagaa dadkii sii kal fogeynaya,sida ninka laga waramayo hadalkiisa.

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa beentaa ee dawladu Xamar bey kadhacday

  • @abdikarimfarah8284
    @abdikarimfarah8284 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaad qaranimada difaacdaa ma macawis ka dhicid baa?.....

  • @LJama6119
    @LJama6119 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciyaal wax aysan garaneen ka hadlaya. Siyaad Barre xabad loogama saarin Hargeysa xabad. Diyaad Barre xamar ayaa laga riday. Markii ay dowladu dhacday kadib ayey ciidamadu kasoo baxeen gobolada waqooyi kuwii deegaanka udhashay ay shaarka iska siibeen.

    • @dekj2572
      @dekj2572 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Loga saar adugaa wax ogayn

    • @AB333East
      @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa sax kuwan lacag ayaa siiyay

  • @hassanali7036
    @hassanali7036 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    warya amus jaajus baatahaye somali matihede

  • @AB333East
    @AB333East นาทีที่ผ่านมา

    Isaaq haduu dowlad dadka dariiskiisa ayuu wanaag kula joog lahay 15 sano dhulbahante leenaayay. Asago shaar dowlad xiray marka naceeb u qabo daarood markuu dhulbahante iska bax dhulkeeka madfac kuka raacay 9 bilood adeer isaaq haduu wanaag rabo ha soo raaco Somalia 🇸🇴 laakiin. Gooni goosad ayaa rabaa aargoosi Laka yeelo

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 4 นาทีที่ผ่านมา

    Fiqi iyo culusow goormay dhar qaben

  • @mohamedobsiye178
    @mohamedobsiye178 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAARYAA MA SNM AYAAD NIYADDA U DHISAYSAA .STOP WHAT YOU TALKING ABOUT!!!!

  • @macalincadaawe8249
    @macalincadaawe8249 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waryahee waad edeb darantihiin maalmahaan waxaad bilaawdeen SNM in aad leefleeftaan waana markii 3aad aad mapka qawaarijta somali diidka ah aad ku soo dartaan dhulka ssc qaatumo, joojiya wxd wadaan

    • @AB333East
      @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Lacag ayaa la siiyay walal ogaadeen sax maha

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 45 นาทีที่ผ่านมา

      Cuqdadiina kudhinta soomaalilaan guul guul insha allaahu

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii fiqi ceeboobay safiirka Denmark why uu apologise u bixiyay

  • @maxamudgaab2101
    @maxamudgaab2101 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wad iskahadashay safiirada galada. Ayu lahadlay

  • @Mukhtaarmuxumedcabaas
    @Mukhtaarmuxumedcabaas ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye waalan ayadata

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inadeero lef lef ku maxuu aha kkkkk idoor hadad amanto iyo hadi ad caydo waa isku mid

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    yaaab idinku ma muqdisho ayaad mucaarid ku tihiin ma safkii axmed madoobay

    • @AB333East
      @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Shacabka somali galbeed. Beesha ogaadeen 100kii wey taageersanyihiin shacabka muqdisho walaheena iyo dowlada fedaraalka Somalia 🇸🇴 faqi waa gaasi waa wadani

  • @alijama3401
    @alijama3401 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SOOMAALI KALA GII IS MOODKA U SHEEGA. GAALKACAYO OON LAGU QADAYN AYUU KA SOO JEEDAA. HHHH MOORYAAN. GAROOWE. KISMAAYO. SOMALILAND. XAGUU HAYSTAA. HHHHHH. WAA MOORYAAN JAAHIL AH.

  • @MaxamedShekhaxmed
    @MaxamedShekhaxmed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhagdheer

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    fiqi wuu saxsanyahay

  • @thelegend4244
    @thelegend4244 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Landhere landhere dhalay weye nin ka falanqeynaya runtu abaarey

  • @munajama-p7n
    @munajama-p7n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anu malintuu fiqi hadlay ban fahmay cadawgayaga

  • @AB333East
    @AB333East 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya ilik haad sheegi waa habar jacelo dagaal lascaanod wuu taageesanaa maxaa kaalay waryi habar jacelo adeer lacag laku soo siiyay noo sheeg

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 55 นาทีที่ผ่านมา

    Warkii aad noo sheegi lahaydba hordhaca ayaad ku sii dhamaysaye waxaa kuu fiicanayd inaad hordhaca yarayso

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fiqi nin aqoonta ka madhan waye. Alshabab ayuu aha. Safirada u hanjabayo.waa kuwa mushaharka siiyo iyo kuwa ilaliya ee nabad gelyadisa ee ay ka midka yihiin . ugand iyo Ethiopia. kamid yihiin haddanay kuwasi joogin qolka yar ee ka sodhex hadlayo majoogen. aqoon la'aan ayaa haysata .iyo maseer xuun ayaa haysa..

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Safiirada hala eryo

  • @MuqtarCabdi-rx2wu
    @MuqtarCabdi-rx2wu 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .asc.kala.tagu.
    Wa.ethiopia.badsii.

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Malaha dagaaladii siyaad bare ka dib ayaa dhalatay taariikhda baro hargeysa yaa kugu yiri snm ayaa xoog ku qabsatay

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 44 นาทีที่ผ่านมา

    Allaylehe adaa hada dhiiqo xun kujirah, malaa sheekada axmed madoobe ayaa kudaartay?,doorasho go,itaan kusalaysan iyo in ooaduunka aqoonsi lagaga raadinayo sidee loogu hambalyeeyaa??? ma wuxuu taageerayaa go,Ida iyo kala qaybinta dalka uu wasiirka uyahay?? Hadayse reer somaliland quunsadeen soo waxay rabeen kama uusan hor,imaan.?.

  • @SamayoSaciid
    @SamayoSaciid 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan maqli jiray haduu go ay walee maantaad uxun tahay aamuskaad kuroonayd maanta Waxaan maqli jiray qarni waxaynu joognaa aan bilcil laysku qarin karin soo wadabax

  • @Mukhtaarmuxumedcabaas
    @Mukhtaarmuxumedcabaas ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abiyu ayaad kuwalata hooyada walida kawas

  • @jkk5560
    @jkk5560 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mar nimakan ogaden siyasada lama socdaan war qabil walbo dhul kisa wa u nabad qabil wal bana isaga doorta oday dhaqamed kisa ma oday dhawamed isaqa waxaad noga dhigeysaan qaran agah war waxa hanola imanina😂

  • @yusufmohamed-bw1fi
    @yusufmohamed-bw1fi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War kan ogaadeenka ee nacaska ah tuuladii uu ka yimid ku celiya 😂 iidoorka uu u doodayo miyu san kuwii wiilasha ogaadeen intay qabtaan u dhiibayey tigree yaab

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😁

  • @manexemekeheyare5323
    @manexemekeheyare5323 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ⁴😂

  • @SamsamDaahir-y7d
    @SamsamDaahir-y7d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhh

  • @AxmedAhmed-y5n
    @AxmedAhmed-y5n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    .fiqi.waa.shaqadiisa.safiirada.ciyaal.suuaq.ah.inuu.wadanka.kadifaaco.qabiil.na.waxba.kama.sheegin.maamulaka.sirdoonka.itoobiya.ushaqeya.iyo.kuwa.xanuun.san.war.kooda mahiim.maahan.hargeysa.hargeysa.hadii.aad.usocotaan.aada.laakiin.daka.beenta.kadaaya

  • @xuseenibraahim6931
    @xuseenibraahim6931 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkjkkk

  • @CumarFaarqx
    @CumarFaarqx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    As The Economist outlines, Somaliland is on the brink of becoming Africa's 55th country. With growing international recognition, the self-declared state may soon see its aspirations realized, reshaping the region's political landscape. #Geopolitics #Washington
    #NewNation

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kudaal Runta wallo

  • @fuadabdalla9027
    @fuadabdalla9027 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤧🤧🤧🤧🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤧🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤧🤧🤧🤧🤮🤮🤮🤧🤧🤮🤮🤮🤧🤧🤧🤧🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @AxmedAhmed-y5n
    @AxmedAhmed-y5n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kudaal Runta wallo