ya qadada jimcaha manta mari igu ah lkn caay igu dilay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @umu-anas
    @umu-anas 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Somaley istar waa Hooyo carur korsaneyso an garab istagno wlhi iyada garab istag mudan 🥺

  • @ZahraosmanIsse
    @ZahraosmanIsse 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Gabadhn istar hlo dawado muqalada waa hoyo carur korsanaysa 🎉❤❤❤❤

  • @shushuahmed2642
    @shushuahmed2642 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MashAllah hormar wacan❤

  • @jiyaamohamed9358
    @jiyaamohamed9358 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    muqaladada waku xiranahay abyo horey usoco ❤

  • @Haajira-t9q
    @Haajira-t9q 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mansha allah family qurux badan alle ha idin xifdiyo lakin walalo khamistu ma magaaladiinay jimce ka tahay

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashalaah abyo😢😢😢

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cambuula aduunkaan ujecelahay. Reer North Eastern hadaan nahay almost every night waa ku tuurannaa.

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah tabaraka raxmaaan

  • @laylamaxamuud8001
    @laylamaxamuud8001 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    istareey lugihii yar yara ee iimuqday ma adibaa intaasi wakaftan qaali dumarey aad ban kuu jeclahay dumaashi igu salan💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @anab9951
    @anab9951 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mindida haku walaaqin ee qaado qaado

  • @iskufilen3148
    @iskufilen3148 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Liki972
    @Liki972 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah Allah kuu bareleeyo

  • @saadiaibrahim9484
    @saadiaibrahim9484 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha caafiyo

  • @Livestreamzara
    @Livestreamzara 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asxaabta is istar kurlibaax iisar subscribers share like wayga codsi wllnimo

  • @Raho339
    @Raho339 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rabi Hacaafiyo Ibaraahin & Aabahiis & Intii Muslinaba Waana Aamiiiiiin Yaarabi Yaa Raxiim Yaa Allaah

  • @Raho339
    @Raho339 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤️❤️❤️

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo allaha caafiyo

  • @Chafiaabdoulrachid
    @Chafiaabdoulrachid 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salam sare wll istar nolow❤❤❤❤

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaley le cuney digir iyo bariis abaayo ya iska dhaafi karo taas cambuulo la anteed wa awaar illah ha idin dayeeyo idinkane❤❤❤

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💙💙💙💙

  • @anab9951
    @anab9951 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dabkiiba waa kaadhamaanayaa adigoon waxba saarin hadalka iyo ficilka israaci oo dabka disida saar.

  • @Raho339
    @Raho339 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💚💚💚💚

  • @saadiaibrahim9484
    @saadiaibrahim9484 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo macaanto iska daaf jumbo

  • @shukrifarax4165
    @shukrifarax4165 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yurub an joga wana cuna cambulo noc kasto hade harto xata wanku quracda

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️

  • @Raho339
    @Raho339 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🫡🫡🫡