DAYAX SHOW Full WAREYSI SHAADIYO SHARAF

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @dayaxshow8524
    @dayaxshow8524  2 ปีที่แล้ว +869

    Waaku mahadsantihiin dhamaan taageerada aad u muujiseen barnaamijkeyga cusub ee ( dayax show ) waana ku mahadsantihiin talooyinkiina waxaan ogsoonahay wax walba oo bilaw ah ineey leeyihiin qaladaad badan waana sixi doonaa barnaamijka kan xiga inshaallah waaku mahadsantihiin inaad si fcn u subscribe gareyseen TH-cam keena cusub inshaallah intaana waanka balaarin doonaa barnaamijkeena, wixii talo ah waxaad iigusoo diri kartaan Instagram keyga DayahShow love you All ❤🙏🏿

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว +3

      Sharfanid walaal dayaxow🥰💯

    • @kaartomedia5519
      @kaartomedia5519 2 ปีที่แล้ว +1

      laja

    • @kaartomedia5519
      @kaartomedia5519 2 ปีที่แล้ว

      lagan

    • @yahyecalitogoxcali6271
      @yahyecalitogoxcali6271 2 ปีที่แล้ว

      Sᴅᴋʟᴇ ᴡʟʟᴋᴇɪ sᴀx ᴡʏᴇ ʜᴀᴅᴇʀᴛᴀɴᴀ ᴡᴀ sᴀx .. ɢᴜᴜʟᴀ ᴋᴜ ʀᴀᴊᴇᴇɴᴀ ..💯💪

    • @abdiwalimohamed9962
      @abdiwalimohamed9962 2 ปีที่แล้ว

      Kusoo dhawaaw TH-cam mudane AL fanaan dayax

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 ปีที่แล้ว +1133

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🕋

  • @fatmaabdullah87
    @fatmaabdullah87 2 ปีที่แล้ว +236

    Walaal waxaan rabaa in aan fikrat kugu darsado waxaat samees aa in la eg 20 ilaa iyo 30 qofood in aad invite gareeyso oo showgaaga qaraaxad uu yeeshto sida international show oo kale waa hadii aad heysto hall Yara weeyn keep going brother

    • @saidomarnurdin6001
      @saidomarnurdin6001 2 ปีที่แล้ว

      8fß.

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +4

      Waa fikrad ficn wan kgu racsnhy🤗

    • @abdiwasackhaliifdhanto14
      @abdiwasackhaliifdhanto14 2 ปีที่แล้ว

      ana wan kugu racay

    • @inamohamed5768
      @inamohamed5768 2 ปีที่แล้ว

      Fikrad wngasn wayeH runtii

    • @naseebdigale3500
      @naseebdigale3500 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi wa fikrad fiican waan kula sis, show gu markaas buu dhan dhan yeelanayaa
      Walibana style ka meesha xittaa in la saxo ayaan ku dari lahaa

  • @hassanoumalkaire4257
    @hassanoumalkaire4257 2 ปีที่แล้ว +88

    Machallh amazing show🔥🔥 big respect from Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇸🇴 ❤

  • @simbaali4289
    @simbaali4289 2 ปีที่แล้ว +261

    As an artist and journalist, it can be said that you have done something that no one else can do🤍 Guleyso Abtio👑

  • @AF-to3zs
    @AF-to3zs 2 ปีที่แล้ว +57

    Just subscribed, I admire Dayax for the love, appreciation and respect he has for his wife and for being so brave to show the world and specially somali men that it's ok to be vulnerable around your wife, I respect the fact that he doesn't shy away to praise his wife and show how proud he is of her. Stay blessed Dayax and keep being you, keep supporting your wife and all Somali woman and keep being a role model for Somali men as well. Thank you for the new show

  • @nasraabdiraxmaan2382
    @nasraabdiraxmaan2382 2 ปีที่แล้ว +76

    Dayax gulayso shadiya waa waa musibo yar😅😅amaan Bay isla dhacdaa way uqalantaa lkn guulayso shadiya cadey💖❤❤

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 2 ปีที่แล้ว +18

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine of all the man kind is the PROPHET MUHAMMAD SCW.

  • @najmonadar4144
    @najmonadar4144 2 ปีที่แล้ว +76

    Masha allaaH 💖 nolosha markad gabar tahaY iyo markad Hooyo tahaY runtii farqi weyn udhaxeyoH hooyonimadu waa naxariis aanad darami Karin markad gabar tahaY Wana naxariis Walidnimo qimaha ay ledahay hooyadeda mcn markas bad daremeysaa iney naris iyo farxd tahaY Alle hainoo xafidoH 🤲 walidinteynaH💖 keep going wllkay dayax🤴💖

    • @dugsimediaclqde6544
      @dugsimediaclqde6544 2 ปีที่แล้ว

      Masha sxb hotay isoc madama asd wariya nowotay next qadar kenyow

  • @mudugbila3126
    @mudugbila3126 2 ปีที่แล้ว +18

    Shaadiyo gabdhaha fanaaniinta waa mida aan ugu jeclahay dayax waxan kaa codsanaya mar labaad inaad noo Soo celiso Fanaanadeena Shaadiyo🙌

  • @AbdiAarPodcast
    @AbdiAarPodcast 2 ปีที่แล้ว +30

    Let's go Dayax Show. Ninkan Dayax waaha natural host kkkk.

    • @dayaxshow8524
      @dayaxshow8524  2 ปีที่แล้ว +11

      My brother hhh I'm so interesting to call you on WhatsApp 🙏🏿

    • @Shaxshaxlow5194
      @Shaxshaxlow5194 2 ปีที่แล้ว

      @@dayaxshow8524 Legendary my brother dayax🔥✊

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast 2 ปีที่แล้ว +2

      @@dayaxshow8524 hit me up on Instagram brother!

    • @caashoibrahim6483
      @caashoibrahim6483 2 ปีที่แล้ว

      @@dayaxshow8524 asc

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 ปีที่แล้ว +63

    I can see this show is gonna be a superb hit because of farhia is the Director producer and the designer Masha Allah wlhi farhia she's a great designer. I love the way she organized beautiful colors great combination❤️ well done boss lady farhia 💝

  • @dahiraalimohamed4297
    @dahiraalimohamed4297 2 ปีที่แล้ว +99

    Alla maxaa sugaaye dayaxow wad naga adkeese in badan🤣🤣
    Thanks wllkei🥰🙏🙏🙏

  • @Teamshubka
    @Teamshubka 2 ปีที่แล้ว +5

    Dayax waa wariye ama daadihiye qarsoona runti aadu ugu baxsaday kaliya hal shey bro codka iska hagaaji inta kale waa Top Level

  • @NajmaClaahi
    @NajmaClaahi 2 ปีที่แล้ว +83

    Two legends❤👑dayaxow wariyanimo ku ficantahyba🤣😄

  • @ahmazinic6384
    @ahmazinic6384 2 ปีที่แล้ว +10

    Gabdhan waahadal yaqaan waaqof Qalbi fiican oo bashaash ah alle haxafido
    Keep going Wll Dayax Adigana koley waxaatahay qof Sidookale Qalbi fiican Dantiisana yaqaan
    Barnaamijkana waan soodhaweynaynaa hadaan dhalinyarada Soomaliyeed ee Samaha jecel nahay

  • @ahmettozman3627
    @ahmettozman3627 2 ปีที่แล้ว +47

    Illahow gabdhahena somalied ee Quruxda badan Noo Daa Salaman Haliimayal🤩❤️🥰

    • @fatmaqurux6432
      @fatmaqurux6432 2 ปีที่แล้ว +1

      Mahdsanid faarax fiicn tahy adi xitaa alh nikitin daayo😅

    • @hamdi3092
      @hamdi3092 2 ปีที่แล้ว +1

      Mhdsnid faarah🙈😅🥰

  • @somalipoi1215
    @somalipoi1215 2 ปีที่แล้ว +17

    Dayax dalnuurshow wariye nimada waad ku fcn thy wlhi keep up sxp marnaba gadaashaa ha fiidsan legend

  • @dacarlogistics5612
    @dacarlogistics5612 2 ปีที่แล้ว +43

    Dayax dalnuurshe you have made big step in your life, I'm wishing you more than you have now.

  • @arwaaallaleh1330
    @arwaaallaleh1330 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashalah dayax big up wallalo shadiyo walalhi waan jeclahay dayax I ame form Djibouti 🇩🇯 félicitations 🎊

  • @halimaahmed719
    @halimaahmed719 2 ปีที่แล้ว +18

    Shaadiyooy qaali mahadsanid sanid inbadan hadaa nahay gabdhaha somaliyed taladada waan qaadanay alle haku xifdiyo bayo dar ilaah bankuu jeclahay one day inan kula kulmo waan rajaynayaa🥺👸🏻❤️

  • @hoodoaliiichannel2228
    @hoodoaliiichannel2228 2 ปีที่แล้ว +33

    The best person ever the most knowledge able and most shine all greared prophet muhammed scw scw🕋❤

    • @hasanmohamed8770
      @hasanmohamed8770 2 ปีที่แล้ว

      The best person ever the most knowledgeable able and most shine all geared prophet muhammed SCW

  • @hamseceeroofficial3811
    @hamseceeroofficial3811 2 ปีที่แล้ว +11

    Nabigeena suuban halagu saliyo walaalayaal(SALALAHU CALAYHI WASALAM)🥰🥰

  • @husseinhussein6707
    @husseinhussein6707 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllahhi dayax barnaamijkane aad ayuu u qurxinyahay si heer sare ah ayaa u ga soo shaqaysay kaliy haka caaajisn annagne waan ku garabtaagan nahay sxp sare wiil somaliyeed oo mustaqbal ifaaye leh ayaaa tahay waxana ku leeyahay hore u soco guul iyo goponimo ayaan kuu rajaynaaa inshaa allh

  • @staroftheyear424
    @staroftheyear424 2 ปีที่แล้ว +117

    Two legends👑❣️

  • @najma8198
    @najma8198 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashallaah Dayax wariye ba ku quruxu na tahay halka ka si waada Top waxa ku rajin Guuul iyo hor mar 👍🏼👍🏼👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Aishabdull2024
    @Aishabdull2024 2 ปีที่แล้ว +22

    Mansha Allah Shadiyo iyo Dayax dad faraxada kamuqato Marwalbo 🥺❤️❤️

  • @sucaadomohamed253
    @sucaadomohamed253 2 ปีที่แล้ว +39

    The one and only legend dayax keep going bro❤️🙋‍♀️

  • @abdihakim6257
    @abdihakim6257 2 ปีที่แล้ว +31

    Woooow Ninka kaliyoo fanaaninta kale wax dheere keep going ♥ 👍 my brother dayax.

  • @bileartan4219
    @bileartan4219 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan dayax la yiraahdo waa one in a million lama helo qof sidaan u wanaagsan waa nin dhalinyaraa oo aqyaara

  • @munanor6732
    @munanor6732 2 ปีที่แล้ว +34

    Keep going dumaashi wado fcn hasaa waraysiga fanaan le haku kobin dadka layaqaano dhan i.a dumashi ❤💯

    • @xasanxasan495
      @xasanxasan495 2 ปีที่แล้ว

      Keep goin walashey hore usoco

  • @farxanmohamed9232
    @farxanmohamed9232 2 ปีที่แล้ว +7

    Dayax mustaqbalka fanka somalied wanku teegeera legend keep going

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 2 ปีที่แล้ว +88

    Maansha Allaah Waa Taltaliini aan Caadi Ahayn Shaadiyo❤️👏🥰👌

    • @maryanruun.somali5767
      @maryanruun.somali5767 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah👍👍👍👍

    • @munataltaliini4762
      @munataltaliini4762 2 ปีที่แล้ว

      Magaca awoowgey leba iga hor imaday sa commentiga u aqrinayey allow ku naxariso awoowe xasan taltalini 🥺😭

  • @caziizadaawo4657
    @caziizadaawo4657 2 ปีที่แล้ว +36

    Laba fanan.aan.jeclahy dayax & shaadiyo aniga labadiina sharukhan & kaljal baa ii tahiin😂

  • @HornOfAfrique
    @HornOfAfrique 2 ปีที่แล้ว +16

    Ma shaa Allah I like this new show! Please bring Khadar Keeyow next

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 ปีที่แล้ว +2

    Dayax Show wallaahi waa very standard show mida kale waxaad moodaa in uu yahay wariye professional

  • @quencad4910
    @quencad4910 2 ปีที่แล้ว +44

    Dayax from fanaan to wariye Miya dumaashi 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @rihaamruuxi8690
      @rihaamruuxi8690 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa🤣🤣

    • @batulasubane5880
      @batulasubane5880 2 ปีที่แล้ว

      Mashallah Farhada shadiya wan kuhaysta runti iyo wariye dayax qabka as ukaqebqadhati ...shadiya happy salan sare

  • @munaahmed7901
    @munaahmed7901 2 ปีที่แล้ว +10

    Congratulations 👏 dayaxow love from Somaliland ❤️🤍💚 waxan kugu daraya ana dayaxow dadka kuso booqda jadyad Yar gudoonsii buuga mesha yalana saxeexoda kula wadag ha saxeexaan inta iga faidayso well done

  • @fatxifanka1576
    @fatxifanka1576 2 ปีที่แล้ว +7

    Dayaxow barnaamijka wa fikrad fcn aad keensatey mash alh horey usoco .
    Hal mid hadan kugu darsado barnamijka dhextaal u yeel su aalaha xooga dadka ka nasi heesi hore iyo kuwo qofkaeyahayba qofka inuu ku luuqeyo. Thank u 💜

  • @karama17-t1z
    @karama17-t1z 2 ปีที่แล้ว +4

    Shaadiyo sharaf sida hadalkeda ugu qoslayey hada xitaa heesaheda ku qoslaa waa very talent masha allah

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 2 ปีที่แล้ว +23

    Dayax show an tv ga ka arkey waanso rooray sii subscribe u saro 🤣😍Ilove you legend😘

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 2 ปีที่แล้ว +14

    Vous êtes les deux personnes que j’aime vraiment vous êtes mes favoris

  • @ruqiyoshcali5124
    @ruqiyoshcali5124 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a dayax iyo shaadiyo wn idin salamay wxn ka mid noqde sxbada TH-cam ka ugu horeeyo shaadiyo wy iga qoslisey wlhi intaan qoraayay wn qoslaayay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah dayax waraysigaaga aad buu u fiicanyhy dayax waligeey waan ku tageeri jiray horay usoco from Lasanood 💜

  • @moztymufasa1248
    @moztymufasa1248 2 ปีที่แล้ว +16

    The one only legend programkan nosoo badi nogu so dhokhzona ano og in ay wakhti qadanyzo balze nozoo dhokhzo pig recpect labadiinab🥰😘😇

  • @ifraaxxaashi4701
    @ifraaxxaashi4701 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah dayax wan ku wata wana jeclan lahay ina mar un kula kulmo wayo qof qalbi wanagsan aya tahay waxa tahay qofka kaliye ee an dadka ku dhegdhegin ee howshisa wata waxan ku leyahay hormar wacan waxana ku leyahay hada sida tahay ha iska bedelin waxan ku waninyaaa sida wllkey iga yar wadana mahadsantahay wll qali

  • @salah9444
    @salah9444 2 ปีที่แล้ว +14

    This show is lit King OF the City Mr Dayax Al Nuriya.....Produce more content like this bro> The Sky is not the limit💟💓💯

  • @adamalsina2697
    @adamalsina2697 2 ปีที่แล้ว +37

    King of the city just launched a reality show of his own ..
    Being Artist is all about thinking out of the box ..
    We are here to support en listen to you my boss 👑👑

  • @Zapriinaali2
    @Zapriinaali2 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi habeen io malin TH-cam io Facebook dayax fiirinaye 👏🏻🥰👌🏾👌🏾 congratulations poowe

  • @yoonisjamasulup9852
    @yoonisjamasulup9852 2 ปีที่แล้ว +3

    Dayax prother wan ku wataa gar io gardaraba kaliya waxan ku leyahay hore usoco waa legend reer burca ✊🥰❤️💯

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 ปีที่แล้ว +13

    Shaadiyo iyo Dayax meshay kugulman tii funnynimo aheyd ugu imaw 😂😂😂😂😂

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA 2 ปีที่แล้ว +1

    The best person in this world is prophet mohamed صلي علي محمد😌

  • @kadiye7589
    @kadiye7589 2 ปีที่แล้ว +4

    Dayaxw ileen qaybta warinimada waa ku soo baxee Dayax waa Legend 😃😃🤣🙏🙏🙏

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayax Dalka iyo dadka nuurkiisa Allaah adiga iyo Familkaaga ha idin xifdiyo oo xasadka, cadowga, isha, sheydaanka iyo intii xun oo dha ha idinka nabadgeliyo. Good Job kudayaso wacan.

  • @maxmuudmeema318
    @maxmuudmeema318 2 ปีที่แล้ว +17

    Wwwww dayax dalanuurshe good man✌️ horey uwad shaqada wlalka 👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕xidiga moqdisho keep going ✌️🆗

  • @nasiibkheyr8946
    @nasiibkheyr8946 2 ปีที่แล้ว +2

    Labadan qoys jaceylkaan ku jeclaaday Allah ha idiin barakeeyo risiqiina. Shaadiya sharafeey masarkii soo celi inabti aan kuu duceynee

  • @ramadanabdalla3876
    @ramadanabdalla3876 2 ปีที่แล้ว +18

    ILEEN DAYAX WAABA WARIYE CAADI AH MAA sha Allah

  • @vahimahappy1559
    @vahimahappy1559 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayax Qabku wax u wareysana waxa la moda wariye international ah JaH keep going pro

  • @dheymandheyman4771
    @dheymandheyman4771 2 ปีที่แล้ว +9

    farxad ayey i tahay inaa noqdo qofka ugu horeye my brother dayax hore u soco

  • @anwaramekk
    @anwaramekk 2 ปีที่แล้ว +36

    #DayaxDalnuurshe waa barnaamij qurux badan waana talaabo dhif iyo naadir ah oo aad kaga duwan tahey fanaaniinta kale.
    FG. Barnaamijka kan xiga lightingka iyo codka si fiican u hagaajiya dheh teamkaga weliba Voiceka xooga saara. Incha allah

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 ปีที่แล้ว +3

    Dayax waa fani 20 waad sheegan kadhaa kulahaa waaa fanan fani ah 😂😂😂 keep Dayax 🎉😍

  • @leylomaxamad3381
    @leylomaxamad3381 2 ปีที่แล้ว +2

    shadiyo sharaf jecliyaaa saan u soo orday guul iyo gobanimo ayaa ku rajeynaa

  • @mahamedali8406
    @mahamedali8406 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah waa barnaamij wanaagsan waxaana jaclahay inaad soo badiso💯💯my brather

  • @ayaanlemahdi9866
    @ayaanlemahdi9866 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayax bro talent 2aad ayad ledahy wariye professional ah cml ayd uwaraysanysah congregation zhp

  • @yasminapdi8469
    @yasminapdi8469 2 ปีที่แล้ว +3

    Anoo fanka xiiseyn hadana dayax dalnuurshe waxaan ku jecelahay sidi marwadii u ixtirama 💗😍💗💜💗💜💜💗😍

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaaamiskan waan so dhaweynaaa m
    .a so dhwoow shadiyo sharf m.a

  • @فرحتقلبي-و5ه
    @فرحتقلبي-و5ه 2 ปีที่แล้ว +11

    Hdaan ku siin karo 1m subscribers waan ku siin lahaa ,our dayax ❤❤

  • @gobsan1235
    @gobsan1235 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah alfanan dayax dalnuure fanan aad u dagan una dul qaad badan baa tahay hore u soco hadan fikir yar ku darsado si barnajika xiiso badan u yeesho gaabi 15mint ilaa 20mint ka dhig si yado loo xiisaynayo uu u dhamado

  • @linatakar6429
    @linatakar6429 2 ปีที่แล้ว +86

    Two legends dayax and shadiya ❤️❤️

    • @sumyhahmed
      @sumyhahmed 2 ปีที่แล้ว +2

      ninkan dayax ah nin reer magal waye kamirada ma fiirinayo xitaa qofka lawaresanayona waxaa fiican inuu qofka waresanayo fiiriyo

  • @Maxamedaliaadan-u6e
    @Maxamedaliaadan-u6e ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan kaarabaa dayax show in aad abadiso showga sidii ayaa koola tahay🎉🎉🎉🎉😊😊😊

  • @tvtiktok692
    @tvtiktok692 2 ปีที่แล้ว +27

    Shaqo fiican ayaa Heysaa Dayax💪💯

    • @hodanaxmed7034
      @hodanaxmed7034 2 ปีที่แล้ว +1

      Shaadiyo noloshu waa nasiib dad nasiib leh Aya Aya hela waxan ahay gabadh hadane Wan silca wll 2 will Ayan dhalay hadane wanu Kala tagnay imikana walayga qatay carurti imikana molosha wanka quustay alle Haku barajeeyo wallshy🥰🥰😍😍🤩🤩

  • @fardowsofardus9206
    @fardowsofardus9206 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayax wariye mudo badan warbaahinta ku jiray wallahi adigaa ka khibradsan msha Allah tixgalinta su’alaha xushmada badan ayaaba wax lasiisto lahayn anyway Allah ha idin xifdiyo.

  • @susu-gf9cs
    @susu-gf9cs 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan dayax ka dhaho wa very smart sidoo u hadlaayo I liked 👍 ♥ and respect him🥰 go away

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 2 ปีที่แล้ว +6

    Dayaxow qaybta wariyanimada wad igu garaacde😂keep going wll❤️🙏

  • @boqoradahaji2336
    @boqoradahaji2336 2 ปีที่แล้ว +11

    Sugitaan bdn ka dip waan dawaday waana ka helay hormar wcn big fan❤❤😍

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah dayax dad badan oo wariye is ku sheego ayaad ka wareesi fiicantahy hadalka iyo xikmada waa haybad Alle ku siiyo 👌

  • @abdul4069
    @abdul4069 2 ปีที่แล้ว +7

    Dayex : shadoyo cabitanka noocee ka heshaa?
    Shadiya :😂😂 English mise Somali Baan kugu sheega kkkkk
    Shadiya :watermilaanooo kkk😂
    Shadiya waa qof funny ah waxani rajayn barnaajiyo kale oo xiisa leh oo ay ku jirto

  • @bashirskychannel1287
    @bashirskychannel1287 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow dayax wariye wanoqon kartaa brother shadiyo bashash labo qalbi furan tihiin when two singers come together great things happen

  • @Saitt-ms
    @Saitt-ms 2 ปีที่แล้ว +6

    What a gentleman dayax 💯🧡 Baraamij xiiiso leh

  • @inaapdirizakahmed8754
    @inaapdirizakahmed8754 2 ปีที่แล้ว +2

    Laba qof oo Qalbi wngsan is hely ❤️shadiya sharaf iyo dayax dalnuurshe 👌

  • @mayzaahmed4271
    @mayzaahmed4271 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah dayax wariyo badan ayuu ka fiican yahay sida uu waraysiga uqadayo well done ✅

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo sharaf waa fanaanad aan taayeero waana fany m.a

  • @dreamerboy8693
    @dreamerboy8693 2 ปีที่แล้ว +3

    Illahay heesaha hakaa ma doobeeyo, barmamujkan mid khayr badan Allah hakaaga dhigo.

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +2

    Dayax dalnuurshe fanaan +wariye wallee dheel dheel ma'aha horay u soco

  • @daadaafilms
    @daadaafilms 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep Going My Bro Dayax Dalnuurshe next Ismaciil Aarka Soo Qabo Legend ✌️🔥

  • @fartunnurosman3558
    @fartunnurosman3558 2 ปีที่แล้ว

    baranamijka dayax ad ayaan uso dhaweynayna hada nahay bulshada ku xiran dayax dalnurshe waxan rajaynayna barnamijka inusan ku kobnan fanaaanimta oo noso casuunto qofkasta oo bulshada qiimo ugu fadhiya waxana ka fa’iidi karno thanks dayah

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 ปีที่แล้ว +32

    Maasha Allaah Maasha Allaah 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍💕💘💘💘

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayx dalnurshe hory u soco brother adi iyo rerka quxda badn ale ha idn xaftiyo dhamntin ❤❤ shadiyo sharf gabdh aqli iyo karti ale iskugu dary o ale ka taxadary weye m.a wa shqasi an mu xidhnhy waxna rajenya iney mar labd kuso noqoto dayxow wl waxn ka cod san lahyn inad so casumin dadka kibirka badn e isla wen biz 👍🙏🌹 dayx dalnurshe hor mar wcn legend always legend

  • @Hayatim3
    @Hayatim3 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a waa barnaamij aad uqurx badan keep going wlladey♥️♥️🥰

  • @umulkhayrcqadir4134
    @umulkhayrcqadir4134 2 ปีที่แล้ว

    M.a dayax dalnuushe horay u soco wiil waalid u duceeyay dalnuurshe

  • @farduusaxmed9730
    @farduusaxmed9730 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnzha allah dayax sidii loo wafaysanayey buuu wariye wayn noqday

  • @shaqattack3053
    @shaqattack3053 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo madax tooyo! She should run for president of Soomaaliya Weyn!

  • @yasminamoha7681
    @yasminamoha7681 2 ปีที่แล้ว +6

    Ma umaleynayo qof sida shaadiyo nooga qoslisey nooga qoslinayo inuu meesha soo frisnayo, 🙏❤

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว

    Shaadiya sharaf Magaca been uma bixin waa gabar sharaf leh furfuran bulshawi ah shax shax badan masha allah We love huno from Somaliland

  • @cnaasirxidig8752
    @cnaasirxidig8752 2 ปีที่แล้ว +12

    King of city and Quen of City 🇸🇴

  • @QUEEN_XERALE
    @QUEEN_XERALE 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wa ku farxasanahay dayax show Ina furto keep going kiing of the city🇸🇴 dayax dalnuurshe 🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @djkonere6403
    @djkonere6403 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi you made my day 2 legend keep going dayah my smile keeper📌💞

  • @kediye
    @kediye 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh Dayax waad ka baxsatay dhanka sualaha waad iska soo dhistay lakin hal talo niyow showagan haka cajisin...wa dhaqan somalida Aan leenahay in wax cusub bilawno kadib aan iska dhaafno... laga yaaba in marka hore xiisa lagu daawado balse muhiim ma ahan in views aad ku xisaabtanto ,xita hal qof haku daawado.. Aakhir balse showga sii wad ugu yaraan shan sano kadib natiija waad heli...Markas ii mahad celi legend dayax keep Going bro.shadiyo wa Actress ha ka faidsysato talentka shacirada heesaha wa dambi mar mar ku tuurta lakin iska yareeya .cafwan hadaan qoraalka idinku deereye..midakale dayax isku dey qeyb comentyada Aad ku aqriso kusodir waa dhiira galin!!

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 2 ปีที่แล้ว +18

    You can call me uncivilized. Sincerely speaking I don't know the lady. But she has a marvelous sense of humor ☺️. And that's how life should be. Just be happy, be social the way she is ☺️☺️

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walcam to you Tube kana inash Allah Walakey Mcn 100k