WAR DEG DEG AH SOMALILAN MARNA AWDAL STATE KAMA TALIN HEYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2

  • @hassansomali6337
    @hassansomali6337 หลายเดือนก่อน

    Hore Aya loo yidhi aqoon la,aano waa indha la,aan gabadhasi waxay meesha akhriyasa waa book lo so dhibay wa khurafadki SNM, 34 sano Aya xuurto reer Awdal Lagu hayay,intan reerka la joog nana xuurtada Aya lagugu hayn, weliba xaaladu way ka xuman,maanta dhul Ayan ka dagalamaynaye beri dadkay iibin,ninka gurigaga iibshay sharafta kuma hayo.waxay u haystane inay iyagu ku leyihin,markan ay ku leyihin adu la haystat tahay WA ka dhab,waaye dadka kale uma arkan inay siman yihiin.Aqoon Aya inigu dhiman jarkina,34+sano maxa layni qabtay.oon cay iyo xaqirad ahyn,😡maantay guuli kugu dhawdahay. Wa bilahi towfiq.

  • @ku-kaaje
    @ku-kaaje หลายเดือนก่อน

    Waar naagta iska. Amusiiya. Cashurti laga qaday awdal markii hore meeday somali land waxaay hesho maxaad ku ledahay.