Wahaabiyada Macibaadeystaan mise

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @Axmednuurxasan.
    @Axmednuurxasan. ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sh abdifitaax usuuli
    Khayrbadan Allah siiyo😊😊😊

  • @Nuurcalaanuur3710
    @Nuurcalaanuur3710 3 ปีที่แล้ว +3

    Ciid aan kuu jideynin nabiga salalhu calyhi wasalam aakhiro ayaa ka jawaabey rag iska dhicis ayaa haysaa

  • @MohamudNormuktar-iu5cm
    @MohamudNormuktar-iu5cm 3 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allaah

  • @MohamudNormuktar-iu5cm
    @MohamudNormuktar-iu5cm 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey kacabso cibaadadu raacid manaha bilaabasho

  • @axmedjees6450
    @axmedjees6450 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay dhalashada nabigaصلى الله عليه وسلم uguma galadsheegan lkn wuxuu ilaahay inaagu galadsheegtay soosaaristiisa
    >cibaadadu maha wixii adiga kula fiican

  • @abdirahimhappi2801
    @abdirahimhappi2801 ปีที่แล้ว

    عجبا لأمة قيل عنها خير أمة تحتفل بوفاة نبيها ﷺ

  • @zaadkaaakhiro4727
    @zaadkaaakhiro4727 2 ปีที่แล้ว

    Iskacaaytam Adiga Waalaguyaqaanaa Usuukiyoow

  • @axmedjees6450
    @axmedjees6450 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi hadii mawliidku khayr yahay nabiga iyo saxaabadiisii iyo taabiciyiintii kamay tageen salafkiibaana inooga dheerayn lahaa hadii uu khay yahay

  • @القارئمصطفيالمحمدي
    @القارئمصطفيالمحمدي 2 ปีที่แล้ว +1

    kuwa masaajidada iskugu imaanayaa ma Macsi ayey u joogaan

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaan baa diin sheeganaya ilaahay maqaadiirtiiisa

  • @Nuurcalaanuur3710
    @Nuurcalaanuur3710 3 ปีที่แล้ว +1

    Iska hadal na waa u hadashay allah haku hanuuniyo

  • @MohamudNormuktar-iu5cm
    @MohamudNormuktar-iu5cm 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi bood boodkaas hadii kheyr ku jiri lahaa suubanaha ayaa na amri lahaa noo cadeyn lahaa asxaabada ayaa xadreyn lahaa lkn ogow

  • @YussufHassan-bs1ph
    @YussufHassan-bs1ph 3 หลายเดือนก่อน

    Waligana ma arkin wahabi rasulka amanaya

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 ปีที่แล้ว

    DHIBAATADA KITAABKA USUULU THALAATHA
    فتنة كتاب اصول الثلاثة
    Kitaabka usuulu talaatuhu wuxuu gaalaysiinayaa muslimiinta oo dhan,xataa anbiyada wuu gaalaysiinayaa. Waxaa ka mid ah waxyaalaha ku qoran kitaabkaas.
    1. Qofkii ka baqa cid aan ilaahay ahayn wuu gaaloobay. Sida aan wada ogsoonahay bini aadanku wuxuu ka baqaa wax kasta oo noloshiisa halis galinaya sida cadawga,libaaxa, maska, iwm, Waa kuma qofka aan ka baqini.
    Waxa ku taala quraanka inuu nabi muuse ( nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ) yidhi markii ilaahay uu u diray Fircoon si diinta uu u gaadhsiiyo:
    قال رب اني قتلت منهم نفسا فاخاف ان يقتلون waa aayada" 33" ee suurada alqasas .oo ah: Waxaan ka baqayaa inay i dilaan, waayo qof baan kasoo dilay ( waa nin aanu doonayn inuu dilo oo si aan ula kac ahayn ugu dhintay ilaahayna ka cafiyay) Haddaba saw ninkaa qoray buugaasi muu gaalaysiin Nabi Muuse illayn wuxuu ka baqay fircoon oo qof bini aadan ah.
    Waxa diinta lagaga baxo waxaa ka mid ah in la gaalaysiiyo hal qof oo muslin ah,ama ka badan.
    2. Wuxuu kale oo uu gaalaysiinayaa Nabi Muxammed (nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) oo ilaahay ku soo dajiyay aayada.
    وتخشى الناس والله أحق ان تخشاه Waa aayada "37" ee suurada "Axzaab". Macnaheeduna waa:dadka ayaad ka baqaysaa, ilaahay ayaana mudan inaad ka baqdo. Macnuhu ma aha ilaahay Kama baqdid ee dadka ayuunbaad ka baqdaa. Ee waxa weeye: ilaahay baa mudan inaad kaligii ka baqdo.
    Adiguna ilaahayna waad ka baqaysaaa,dadkana waad ka baqaysaa. Ee cabsidaada ilaahay ku koob.Sida aayad kaleba ay sheegayso, oo ah.
    اللذين يبلغون رسالات الله ويخشونه ولايخشون احدا الا الله وكفى بالله حسيبا
    waa aayada '"37" suurada Axzaab.
    Macnaheedu waa: dadka ilaahay farriimihiisa ( diintiisa) gaadhsiinaya dadka kale, Ilaahay bay kaga baqayaan, waxa ay samaynayaan iyo waxa ay ka tagayaanba.Dadka canaantoodana dan kama laha. iyagoon ilaahay mooyee cid kale ka baqayn, ilaahay ayaanaa kaga filan wax kasta oo ay ka baqayaan.
    Waa qisadii Zaynab bintu Jaxshi oo intaanu Nabigu ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) iyada guursan , waxa qabi jiray Zayd binu Xaaritha. Nabigana (nabad gelyo iyo Naxariisi dushiisa ha ahaatee ) waxa ilaahay u sheegay inuu guursan doono Zaynab marka uu furo Zayd oo ahaa adoon uu Nabigu (Nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) uu soo koriyay adoonnimadiina uu ka xoreeyey. Guurkaana waxa lagu baabi"inayay dhaqankii hore u jiray oo ahaa in ninku inanka uu soo korsaday xaaskiisa hadduu furo aanu guursan karin,waayo waxay u yaqaaneen inankiisii isagaana lagu magacaabi jiray oo uu ku abtirsan jiray. Markuu Zayd ka soo dacwooday xaaskiisii Zaynab oo waliba uu doonay inuu furo ayuu Nabigu ( nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) ku yidhi:xaaskaaga hayso ilaahayna ka baq. Waxa lagu canaantay Nabiga ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) maxaad u tidhi xaaskaaga hayso ,waaba laguu sheegay inaad Zaynab guursan doonto e. Waxaanu ka baqay inay munaafiqiintu warkii suuqa galiyaan,
    ayadoon guurba la gaadhin,walina Zayd qabo,oo ay yidhaahdaan inankiisi xaaskiisa ayuu rabaa oo hadal hayaa. illayn marmarsiiye ayay u raadinyeene
    Aayada kuma taalo qofkii cid aan ilaahay ahayn ka baqaa waa gaal, isaguna wuxuu usoo daliishaday:inuu gaal yahay qofkii cid kale ka baqaa. Ninkaasi saw ma cada inuu gaalaysiiyay muslin kasta xataa Nabi muxammed, illayn dad ayuu ka baqay.dadkuna ilaahay ma aha.
    Wuxuu qorayaa buugaasi 14 waxyaalood oo labadani ay ka mid yihiin, oo uu dadka ku gaalaysiinayo. waana wax dadka ka dhaca had iyo goor.Waxay ku gaalaysiinayaan dadka muslinka ah,ra'yigooda. Aayadaha uu ku qoray buugaa yar,macnaha ay sheegayaan iyo waxa uu u soo qaatay isma laha. Gaalaysiintaasi waa jeebkiisa, ee aayaduhu ma sheegayaan sidaa.Ninka buuga qoray oo ah Muxammed bini Cabdi Wahaab iyo dadkii raacay mooyee wax arrimahaa cid ku gaalaysiiyaa ma jiro.Qof la gaalaysiiyayna wax loo reebtay ma jirto.
    Naftiisii iyo xoolihiisii toona lama badbaadin. Waana albaabka fitnadu inooga soo gashay 40 kii sano ee u danbeeyey.
    Waa kuwan 14 kii
    وأنواع العبادة التي امرالله بها الاسلام والإيمان والإحسان ومنه الدعاء والخوف والرجاء والتوكل والرغبة والرهبة والخشوع والخشية والانابة والاستعانة والاستعاذة والاستغاثة والذبح والنذر وغير ذلك من أنواع العبادة التي أمر الله بها كلهالله تعالى والدليل قوله تعالى ( وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله احدا ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر
    Klalimadaha kasoo bilawda الدعاء kuna dhamaada والنذر cid aan ilaahay ahayn qofkii xagiisa uleexiya (la aada ) sidaan soo tilmaanay,wuxuu leeyahay waa gaal, waana arrimo diinta islaamku aanay cid ku gaalaysiin.
    Ee ruux walawba diintaada ilaasho , waxa socota fitnadii aakhiru zamaanka ee la inooga digayay.
    SI AAD UGA BADBAADISO DAD HALISTAA KU DHICI LAHAA UDIR DADKA KALE.

  • @tahlilahmed5667
    @tahlilahmed5667 2 ปีที่แล้ว

    Khaa’in beenlow ah bidcadiisa ayuu ku qarinayaa