Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺
Dab casar illahay khayr Fara badan haka siiyo gargaar Ka aad u galaysid umada somaliyeed weliba hooyooyinka somaliyeed dab casar waxa uu noqday geesiga u kacay hooyooyinka somaliyeed jazzaaakalaahu khayran
Daba casar sharciga la fududaa USA 🇺🇸 waxay leeyihiin rules and regulations waa in qofkasta raaco. Hadey gabdha cafiso waxaa state ku dhahaaya gabdha somali aa culeys saartey. Be careful dabacasar this case is very difficult maxaa yeelay haday gabdho dhahado been aan sheegey iyadaa la xiraa. Inta somalia 🇸🇴 ma aha
@@leylamohamud8542 abaayo gabadha waxay ahey 17 years old markay dacweysey iyadaa la xiraaya hadey dhahdo been waxayna galeysa criminal record mustaqablkeedna wax u dhimaayaa
Ilmaha been ma sheegan ayee aaminsayihiin gaalada waxayna baraan ineey been sheegin runtana ee cidna uga baqan ayaa la baraa dadkaan waa hor mareen somaliyeey is ilaaliya cunugaaga kaama yeelaayaan xitaa been u sheeg macalinkaaga ama cunug hebal dil iska celi
Wallahi abaayo gabadhaa waxay ku sheegaysaye wax qof muslin iyo gaalba lagu tilmaamo ma aanaye ahaayan teed kale marqaati ayaye ku furaysaye in la dhegaysanaa maamanay ogayen subxaanallaha@@marianwarsame1010
Hawa Ahmed mamada kaliya May jaa'ifaysan even gabadha maamadu dhashay wayku xad gudubtay. Waayo public ayaay katiri hooyadeedbaa fardaysay iyadoo uga shakisay aqlaaq xumo. Hadii ay arinkaan macquultahay mahayn in ay sheegto waayo dhibka arinkaan u keeni karo gabadha yar ee soo koraysa kama ay fakirin. Hooyadana waxaay ula hadhay majiraan. Waxaan xaqiiqsanahay 100% in ay libin wayn KU leedahay waxa reerkan kudhacay
Waxaan dhihi rabaa naagtan hadlaysa & inta lamidka ah ee gabadhas celinteda ka shaqeeyay, xeebta waad Lu soo wada dhacaysan, ninba waa markiisa ee adkaysta markiina, nabsigu ma daaho
Naagtaan doqon tahay maxaa u raali galin ee maxaa u cafinee gaaalada hooyadeed iyadaa dacwaysay habar taan iyadaa dhibka gaysataa hadii nimanka fiican yahay nin keeda aba caawinaaya
Nagta safiyo waa inkarqabto waxay oga cararen dadkii habar gidirta aha ayay qabta yahuu mekha hg ba jogta Alaska oo didey in ay so damintan gabadhan abgal iyo gabadha gudabirse aya asxan u sameyay iyagiina iyada nafta u kentay duqdan dhafa qabowga iyo alaska jail ha ku jirto duqdan you can read her face in ay tahay cirka kaso dhacdey dadkii asxanka u sameyay ayay xagxaaganesa 🙄🤦🏽♀️
LMAO my god I'm shocked that rather have mental record and get paid wax yar and live in fear in la arko maalin iyagoo normal u eg Somali people are so funny.
Sharciga Usa Ayaa barasho idinka rabo qayaali Ayaa Ku heysan inta gabadha hadaad la hadaashan Yaa kugu qasbey inaad cafiso la Lee Yahay mida kle taas surtagal ma Ahan gbdha 17 Ayay jirtaa wxna ma cafin krto arintn wx yar ma Ahan wlhi
Adeer adiga a ka mida in aad cafiska dhiqin tid adeer naag taan sheeq iyo shariif iyo culimo leh baa u gefteen adiga iya safiya naag taan hadlaysaa waa doqon cafis in aad dhiib to Mar kaa leedahay maskax daa la dahay safiyo iyo adigaba cawaan baa tihiin yutubkana lacag baa ka soo raadisaa in aad qabiilka so maaliya gobalkooa lagu wada nool yahay aad dhaqan kooda wax ka aqoon aad caa fisaan nin kaa hadal badan dhaxalka aaba Haa a yuu cunaaa
Da casarow hadaa abgaal wacaysle iyo daa uud waa fiican yahay iska ilaaali harti abgaal is ma saar na walee nin harti ah wa Lee dab casarow sheekada iska iloow abgaal doqomo nimadii in taa la caayo iska aamus jiray waa dhamaatay adiga caaydaa caysaa laajaraayaa
SubxaanAllah.. wixii jira ilaahay unbaa og. Ilaahay umadaada ugargaar. 😭😭
Ilaahay qeyr badan ha siiyo dhamaan inta caawisay walasheen
Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺
Dabcasar waa nin aaad uqiimo badan ilhy hakudaysto adeero🥰❤
Aaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiin Yaaa Rabi☝️
Masha alah Babacasar runtii somalida meel fiican buu iga. Ilahay haa u xifdiyo. Amiin yaarabbi
Maashaa Allah Nooloow sheekh Dabcasar waxaad tahay halyeeyga 5 Shanta Soomaliya ,xafida kal Laah ,Safiyo iyo caruurteeda Allah haysu keeno oo dhib dambe ma tuso bi idni Allah
Jasaakallaah dabcasar ilaahey qeyr badan allaah kusiiyo oo aan dhamaaneynnin
Jimco wanaagsan walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🙏😢🇸🇴 Mahadsanid🙏
Ninka youtuberada ugu qiimaha badan yasiin halyey allah hakudhowro adeero❤❤
Jiska Allah Alkhair Xaaji Dabcasar. Mashaa Allah.
Masha Allah sheekh dabcasar
Dabcasar walaahay waa caaqil maansha allaah ilaahay ha barakeeyo
Machallah daabasar bravo 👏 mon frère jazakallahu keyr 👑👑🥰
Mansha Allah wale dabacar Allah ku xafido walaal wanagsan
Dab casar illahay khayr Fara badan haka siiyo gargaar Ka aad u galaysid umada somaliyeed weliba hooyooyinka somaliyeed dab casar waxa uu noqday geesiga u kacay hooyooyinka somaliyeed jazzaaakalaahu khayran
Asc abowe yaasiin keep going 💪👏🙌👍♥Aamiin
Sh.Dabcasar waa halyeyga shanta Somaali hoyoyinka iyo caruurta dhiban waa gargargoda mansha alllaha ta kale Somalidu waxay dhahaan Sh.Dabcasar wu waalan yahay
ana waxaan amin sanahay in uu noogu miyir qabo asagu allow noo daa Sh. Dabcasar allow khayr sii cimrigana ubarakee
Waxan soo gudbiya sheekooyin walalhy igarab istaaga ilhay ajar xasanaat hniga dhigo, janalkyga ku soo biiro🙏😔🥺
Dabcasar guuleyso
Maasha allah dabcasayr kusoco khayrkad wado alle hakula garabgalo
ManshaAllah Tabarakallah sheikh dabcasar halyeey Soomaaliyeed Allah ku xafido
Horta safiya waa shar socoto allaha fududeeyo
Dadkeena rer ohio iyo rer Minnesota waaba kuwa ugu munaafaqadda badan show
Aaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi☝️
Masha allah war meesha waa Norway oo kale weeye shaqaa taalo ceyrta way ka marmaan rer America u guura Alaska
Alleh hawgargaro dhaan inta dhibtaqabta ee islama
Safiyo waa qof tiro badan allaah ha u xifdiyociyaalkeeda oo dhan ayadana allaah ha soo hanuuniyo dadka wax caasinayo yaan laxag xagan
Dadka maxaa la qaldan? Wadamadan loosoo Qaxay Somalia oo kale ma aha. Case dacwa ku jira maxkamad sugaya lagama hadlo. Xal Somali baadka hadlaysaan hadii Cunugta lala hadlo inay cafido pressure baad saarteen waa idoonkoo xaq hor istaagay kama weeciyey jidkii loo qaadi lahaa, hooyada uma fiicna. Please idinkoo leh wax hagaajiya dhib hasoo jiidina.
Waa dad waalan. Midaan hada hadlayso waxay ku hadashey maalin hore waad yaabey. Wax walbo ay ka hadshay. Xitaa gabadha yar ay afla gaadeysey.
Asc somali mohamed anagaa ku nool alaska Anchorage safiyo balaayo waxaa ugu horeysay ninkey guursatay
Oo maxaa ka qaldan wiilka guursaday?
Waa aal kuliiste
@@mohamedlibaax8638 Asagoo cabayo miyaa aragtay misa waa waalayari. Mafiicno in dadka waxaysan ahayn lagu sheego.
@@armes4189 ninkaan waa caan hadkahor ayaan soo dhigay Facebook asagoo cabsan oo naag xoogayo waxaana la xiryay 4 sano
Masha alaaah shiikh dawacaser alaah haku fudeyo
15 wuu ka weynyahay Caqlina waa leeyahay wixiii xun iyo wixii fcn we kala yaqaanaan
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
Daba casar sharciga la fududaa USA 🇺🇸 waxay leeyihiin rules and regulations waa in qofkasta raaco. Hadey gabdha cafiso waxaa state ku dhahaaya gabdha somali aa culeys saartey. Be careful dabacasar this case is very difficult maxaa yeelay haday gabdho dhahado been aan sheegey iyadaa la xiraa. Inta somalia 🇸🇴 ma aha
Ilmuhu ineey been sheegaan waa la ogyahey hadeey tiraa been bey aheyd wey dhamaaneysaa
@@leylamohamud8542 walaalo ilmaha been masheegan, Somalida unbaa tiraahda caruur baa been sheegta
@@leylamohamud8542 abaayo gabadha waxay ahey 17 years old markay dacweysey iyadaa la xiraaya hadey dhahdo been waxayna galeysa criminal record mustaqablkeedna wax u dhimaayaa
Ilmaha been ma sheegan ayee aaminsayihiin gaalada waxayna baraan ineey been sheegin runtana ee cidna uga baqan ayaa la baraa dadkaan waa hor mareen somaliyeey is ilaaliya cunugaaga kaama yeelaayaan xitaa been u sheeg macalinkaaga ama cunug hebal dil iska celi
@@razmi4568 ama hala baro ama yaan la barin beentu waa human nature ilmahaana ugu been badan
Niciimo wan aqaan was gabar fican ,from kkm ninkada Abdinasir
Wlh axsan hasamenin sharmaku.imaneso maskin naucimo
Gabadhan ilmaha haysay waa qof fiican laakin waa lagu jizaray
Nin baan u xalaaleyney soowtaad laheyd
Tan iyo ficnaan kale dheer. Xarashka iyo nacayb ka ay Safiya u haystay buuraha kaculus
yaasiin halyeey is my favorite TH-camr 2021🙏🙏🙏
Gabdha imisa ilmood ayaa laga qaatay ?? Ilaahow usoo celi
Soomaali haday u hayso waaba nimco
Asc gabadhaan saw maahan gabadhii la hadlayesaye hanna abuukar haddii ay tahaye gabadhaa waxaye gasheya danbe waayo waan dhegayste wayna caydaye gabadhaa waayo wax fiican may sheegin xitaa waxaye wax u dhintaye sharafta gabadha xiran
Aniga xataa waa dhageystay si xun bey u aflagadeysay oo ay tirih ninka ma qabo qofka bini aadanka lama fadeexeyo hada aad cawisay lama sheeg sheego
Wallahi abaayo gabadhaa waxay ku sheegaysaye wax qof muslin iyo gaalba lagu tilmaamo ma aanaye ahaayan teed kale marqaati ayaye ku furaysaye in la dhegaysanaa maamanay ogayen subxaanallaha@@marianwarsame1010
Hawa Ahmed mamada kaliya May jaa'ifaysan even gabadha maamadu dhashay wayku xad gudubtay. Waayo public ayaay katiri hooyadeedbaa fardaysay iyadoo uga shakisay aqlaaq xumo. Hadii ay arinkaan macquultahay mahayn in ay sheegto waayo dhibka arinkaan u keeni karo gabadha yar ee soo koraysa kama ay fakirin. Hooyadana waxaay ula hadhay majiraan. Waxaan xaqiiqsanahay 100% in ay libin wayn KU leedahay waxa reerkan kudhacay
Naagtaan hana Abuukar ku caayaysay been iyo kala hadal ceebtaan alla ha asturo safiyo qof naago u heshiiyeen bay u egtahay
Waa sax si xun beey u ceeysey nin baa heystey oo. U xalaaleyney
Sadexbaa illaahay abalmariya 1qofwacafiya 2 saburka 3soomka
Aallah ku fududeyo mama xamsidaga
Mom safiyo free
They should help that mother and her children we’re Somalia 🇸🇴
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Dabacasar waxaan ummaleeynaayey in UU sharciga wax ka yaqaan. Gabdha haddii aanay qaan QAAR eheeyn wax eey cafin karto ma jiraan. Masuul ayaa laga yahay lk haddii eey qaan gaartahay WEEY cafin kartaa
Cafus maaha been beey aheyd baa ku filan
Maskiin suballah
Waxaan dhihi rabaa naagtan hadlaysa & inta lamidka ah ee gabadhas celinteda ka shaqeeyay, xeebta waad Lu soo wada dhacaysan, ninba waa markiisa ee adkaysta markiina, nabsigu ma daaho
Naagta Hannah la dhaho ayey la hadleysey oo eey ka dhigtey ineey tiraa nin beey xaaraan kula joogtey
So ma sasabi karno aa la weydiiye meel kale ee aadee🤔
Haa waayabahay
Naagtaan doqon tahay maxaa u raali galin ee maxaa u cafinee gaaalada hooyadeed iyadaa dacwaysay habar taan iyadaa dhibka gaysataa hadii nimanka fiican yahay nin keeda aba caawinaaya
Hdda Somali nahay Anaga le is dhibeeno 😢
Hadey axsaan gashey markii hore caysay you tube ku tiri arin aan la yaabey oo aheed iyadoo nin qabo u mehrinay hadana waa qaylinesaa xaqa allaha keeno
Waa saas hadeey qof fiican iska dhigeysaa
Ilaahay hanoo gargaaro
😭😭😭😭😭
Illahay ayaa idinka sareeya
BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN
Subxanallah
😍😍😍😀😀😀
Nagta safiyo waa inkarqabto waxay oga cararen dadkii habar gidirta aha ayay qabta yahuu mekha hg ba jogta Alaska oo didey in ay so damintan gabadhan abgal iyo gabadha gudabirse aya asxan u sameyay iyagiina iyada nafta u kentay duqdan dhafa qabowga iyo alaska jail ha ku jirto duqdan you can read her face in ay tahay cirka kaso dhacdey dadkii asxanka u sameyay ayay xagxaaganesa 🙄🤦🏽♀️
waley markuu dawacaser mesha kabaxo reerAmerica ka tago maxey sameen donanan
First
Soomaalida ha caayin si aad xoogaa xoolaa uheshid
Naagtaan Safiyo laleeyahay, Caadi ilama ahan amay Xanuunsantahay? Qofaan ayadu iscaawinayn, yaa Caawin karo,? tankalle, Aqliga Hawiye, Waa noocaas ayagibaan dhexdoodi heshiin karin ee yaa Dowlad udhiiban karo?
Nagtan hawiya maahan e haku waalan hawiye subxanallah wax waalan badanaa maxa hawiya mesha keenay
magacaaga waadkabeen sheegtay ee iskabaxa umaqalantide adiga ruuxaaga jaceyl waxka aqoon asaad dadkale kahadlee
Bisinka wa walan ahay maxa qaldan
Dabacasar halyay qaran weeye wale nin qabiil maahan
Safia cilaaj ayay u baahan tahay qof caadiya ma aha xagga maskaxda
Qof dhiban beey ku tiigsaneysaa
Sac
Hl
Naag waalan weeye tan iyadaa afkeeda eedey.
Mistiri sha qaad hayshay dab casarow naa naag yahay doqon yahay iska aamus oday gaan waa lan
What is going on with this people
Bismillah wale yab if u gt opportunity to go to use malashaqesto walida la isku tilmamayo mxa waye
I mean
Us
LMAO my god I'm shocked that rather have mental record and get paid wax yar and live in fear in la arko maalin iyagoo normal u eg Somali people are so funny.
Hadaa kugumaysanaysaan sow gaalku kuumadhaamo wah
Sharciga Usa Ayaa barasho idinka rabo qayaali Ayaa Ku heysan inta gabadha hadaad la hadaashan Yaa kugu qasbey inaad cafiso la Lee Yahay mida kle taas surtagal ma Ahan gbdha 17 Ayay jirtaa wxna ma cafin krto arintn wx yar ma Ahan wlhi
Naa adiga maxaa u sheeg sheegaysaa maxaa sa kaa galay shalay maygalin wa ligeed Bay caytamaysaaye shoshal meediyaha a way ku jiraa
War meesha lacag aa taalo
Maxaad gabadhan uga hadli waydeen:
th-cam.com/video/4Sd5h7rGl40/w-d-xo.html
Sharciga Markaan aqoon loo lahayn
This right here becomes the outcome. So much unnecessary misleading confusing information.
Adeer adiga a ka mida in aad cafiska dhiqin tid adeer naag taan sheeq iyo shariif iyo culimo leh baa u gefteen adiga iya safiya naag taan hadlaysaa waa doqon cafis in aad dhiib to Mar kaa leedahay maskax daa la dahay safiyo iyo adigaba cawaan baa tihiin yutubkana lacag baa ka soo raadisaa in aad qabiilka so maaliya gobalkooa lagu wada nool yahay aad dhaqan kooda wax ka aqoon aad caa fisaan nin kaa hadal badan dhaxalka aaba Haa a yuu cunaaa
Ma munaafaqnimo ayay ahayd waxay sheegaysay? Cajiib!!
Maa somali yaa mooday meesha odaygaan yutubka ku kala ka Sanaa yaa
aryaada reer sweden youtuberso hehehehehe kamal abdul xaaskisa yaidinka celinayaa ? cakuye somali ppl !! ufffff!! hadal uunbay suuqa gaynayan ayagoon xaqiiqda ogeyn!!!!!! dulmi foqol dulmi!!!!Smhhhh
Walal anigu arinkaas kama aanan hadal e wamaxay degdegu 🤣
@@yaasiinhalyeey2317 😄inder ha ilayaabine ileen idinkaan idinka dhashay oo igu beeraye 😅😂😂xaal qaado anyways sorry akhi
Da casarow hadaa abgaal wacaysle iyo daa uud waa fiican yahay iska ilaaali harti abgaal is ma saar na walee nin harti ah wa Lee dab casarow sheekada iska iloow abgaal doqomo nimadii in taa la caayo iska aamus jiray waa dhamaatay adiga caaydaa caysaa laajaraayaa
Soomaalidu wey is ceysaa laakiin in la isku colaadiyo qof qabiilkeygaa aad ceeysey waa qalad qofku haduu madax yahey gaal iyo muslinba wax waa laga sheega
Naa doqon yahay iska aamus edeb na yeelo doqon yahay maxaa ku dhex gali yey naagta cudur kaa oo iyadoo ilma laga qaada caaytamaysay
Dadka in la caayo ma fiicno. Fadlan BARO SIDA LOOLA HADLO