DAYAX DALNUURSHE AYAA WAXAA LOO RIFANAYAA SIDII HILIBKA OO KALE SABABTA UU U TAGAY AROOSKA SHUUSHUU!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 73

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 วันที่ผ่านมา +5

    th-cam.com/video/H1DrVHdzlkw/w-d-xo.html
    ASXAABEEY CHANNELKA AAN CAAFIMAADKA UGA HADLO IIGU IMAADA, SUBSCRIBE-KANA IISAARA SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @Suaad-ls7nx
    @Suaad-ls7nx 2 วันที่ผ่านมา +6

    Dayax ushaqeeya wax danbiga wax kaqaada wuu ubaahanyahay subxaana ALLAH.

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 2 วันที่ผ่านมา +4

    Subhaana laah ilaahay ka baqa wiilkan sifiican buu u samray ilaahay iiman fiican ayuu siiyey dayax gabadha ma qabrigeeda ayuu dulseexan lahaa dambigiisa waad ka dheqdeen itaqu laah dumaroow

  • @ShinoMohamud-p6b
    @ShinoMohamud-p6b วันที่ผ่านมา +1

    Allahu Akbar wlhi waa yaap dayax ayaga ma dhalay dayax waa qof sabar badan dadkan qabiil aya dilaayo habar gidir lee somali ah ku lahaa sheydamo aya qol uso furaty subxanaallaah

  • @ذهبةذهبة-ي5ز
    @ذهبةذهبة-ي5ز 2 วันที่ผ่านมา +6

    Dadkaan kuleel ayaa haayo dayax ay Ka maseeri jireen duqon nimana waa u dheertahay iyo qabyaalad

  • @Hodan-j2d
    @Hodan-j2d วันที่ผ่านมา +3

    Kkkkkkk waaaa dadkii cadawga ku ahaa dayax rag io dumarba oo qiil uraba ee risaaqadkale Allah waydesta

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 วันที่ผ่านมา +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 วันที่ผ่านมา +2

      Salallaahu calleyhi wasallam salallaahu calleyhi wasallam salallaahu calleyhi wasallam

  • @RumaanG
    @RumaanG 2 วันที่ผ่านมา +4

    Dayax cidna wax uma dhimin wixii qayliyana waa iska dameer ciyay loojoojinmaayo

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 2 วันที่ผ่านมา +2

    Walahi Yaab waye soomali Mel looga eed baxaayo majirdo yaarabi waa ujeedaa kaqabo🤲🤲🤲🤲

  • @Lucky-qw7ur
    @Lucky-qw7ur 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc walal qaali adiga hadaladan ina so dhigtid wax wanagsan maha e khayr kula jeclahay kasaar mesha

  • @safiyosayd7958
    @safiyosayd7958 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimankaan oo kale majireen le ya Allah help us discussing men

  • @IkramHassan-l9v
    @IkramHassan-l9v วันที่ผ่านมา +2

    Shareecada goormay hees ogoleed teedakale dayax maaugu horeeyay qoflaga dhintay soobe hal maalin 500 ooqof naga dhimatay waxshaqaa oolajoojiyayna ma,arag

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 2 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanal Allah maxawaaye saanokale. Yaab waaye

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 2 วันที่ผ่านมา +3

    Subxanllah waxani lamadhagaysan Karo subxanllah

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z วันที่ผ่านมา +2

    Subxana laah xasbiya alaah weey kudanbaabeen wiilka

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 วันที่ผ่านมา +2

    subxanalhi subxanalhi walhi hulmi mala dhiihikaro waa dulmi yalo waye allha yahdika

  • @redroses4071
    @redroses4071 2 วันที่ผ่านมา +2

    geeridu waa xaq in la samrona waba khadab lakin runtii anigu ma jeclaysan inu sas sameyo dayax gabadhaydoo kalaan ka soo qaadaya farxiya

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah melikel quduus
    Jahli illaahoow adigaa kaa magan galeynaa
    Subxaanallaahil cadiim

  • @MUNA-e2f
    @MUNA-e2f 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mooryaantan cayrta kucunta Europe ineey saan ucaayaan wiilka miskiinka ah waa waxlaga mantago..uff

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 วันที่ผ่านมา +4

    سبحان الله

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 วันที่ผ่านมา

    Subxan Allaha😢😢😢 Allaha u naxariisto farxiyo😢

  • @umua3483
    @umua3483 2 วันที่ผ่านมา +3

    Dadkan qadarta ma aminsana miya subxanalah wilka ma guri uu isku xiri lahaa

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 2 วันที่ผ่านมา +4

    Asc naciima waaku sallaamay Acuudu billaahi minasheydaani rajiim ha habaariin habaartamoow lagama hooseeyo alla dadkaan qabiil aadillooyo hada maxeey aaqiradooda u iib sadeen wallee naar dad waa rabtaa yaa rabi qaatumo qeer lleh rabiyoow nawaafaji

  • @shahad2629
    @shahad2629 วันที่ผ่านมา +1

    subxaanalaah kuwan aakhiro xagee aadaayaan bisinka

  • @ashaaidid3331
    @ashaaidid3331 2 วันที่ผ่านมา +2

    Hadedhimato oo asigana dukan kashaqenlaha maxosamen laha yaa mafadhinlaha ama washaqeynlaha 😂😂😂😂

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy วันที่ผ่านมา +1

      Bacdal isbuuc dukaan kiisa oo furan llaah xaqiiqda waayabanahay in dayax lloo duceeyo oo lladhaho dayaxoow fanaanimo allaah kaaga gargaaro cedeey dhibeeyso ducadana in ey ka gaabsato maahinee wallee carabkaan qoyan ee dadka lagu dhibaateeyo qalleel aaka Dan beeyo oo carabka markoo qallallo can shuufta ku yaraato asigiina ballaastiko camal waa waasoo aruuraa oo hadallka ayaa yaraanayo somaalida cinaadad iyo booqashada cisbitaalka aaku yar marka xataa dadkaan waxjiro ineey eheen waxaalaga fah maa iscellin lla aan wooden yaa rabi qaatumada noo hagaaji yaa allaah

  • @umusidara6451
    @umusidara6451 วันที่ผ่านมา

    Subaxanallah Aaqiro waxa jiro wlhi allow naga kuri

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 2 วันที่ผ่านมา +2

    Qofkii dhinto allaha ha unaxaristo?Qofkii nool dhaqan ayuu rabaa qofki nool😂 nolol harad sado😂qokna qof ey ujojin

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 2 วันที่ผ่านมา +4

    سبحان لله.

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 วันที่ผ่านมา

    Nimanka hadalkooda Cadho badan baa ka muuqata sidii Rag Ciil u qaba Dayax Waxoogaa Maseerna waa jiraa

  • @SICIIDOYUUSUFMOHAMED
    @SICIIDOYUUSUFMOHAMED วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallah

  • @Farxiya12
    @Farxiya12 วันที่ผ่านมา +1

    subaxallah

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah Subxanallah

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني 2 วันที่ผ่านมา +2

    dadkaan in lojawaabo ma istaahilaan.. Qabyaalad ayaa kamuuqato..

  • @halimoyusuf7171
    @halimoyusuf7171 วันที่ผ่านมา +1

    Subaxanallah

  • @KhadroMahamoud
    @KhadroMahamoud 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu wax at Ila tahay inay khalad tahay in uni sii heeso wayo qabrigii farxiya ayuu dhigay waano waxaa inoo ku filan geerida ilahow unaxariiso gabadha

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wrwb shiikhad naciima iyo akhyaarta kale .❤❤❤Subxanallah maxa af nool iska hadlaaya. Bal maxa denbiga geliyey? Subxanallah Ila qabiil dhan ba la gaadhey. Denbi Lee ka dhaqayan. Farxiya illahay swt haw naxariisto way dhimatay ma so noqonayso😢 wiilka inu murug ku noolado maha lakin heesahana wa denbi lakin dadkan maagaya ba ka denbi badan bal maxa ka galay wiilka islaameed😡😡😡dayaxow wll illahay swt qalbiga haku qaboojiyo risaaqad xalaal ah oo illahay swt raali ka yahay hakusiyo wll. Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin. 😢

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni วันที่ผ่านมา +1

    Ninka dhandhanka maseerba wale haya qof xitaa hadu khaldamo maxay sas ugaga hadlayaan maxa waye cadawady u qapaan😮

  • @2daysago_
    @2daysago_ 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wah.....oo ma guriga inuu iskaga jiro ayey rabeen oo ayaga tuugsado.
    Mxaa qaldan ? War kuwan miyaa somaali ku dhax jiraan lacnatullahi caleeyhim.
    Garowe ma Tanzania ayey kutaala.....war somaali qabiilkan xamar dagan ayey ka dagi la'dahay wlhi.

  • @11naa44
    @11naa44 วันที่ผ่านมา +1

    War dadkan maseer ka hayo fiiri war shaqo laan ba idin heysa Dayax noloshiisa ayu wata fanaan wye tacsidii wa dhamatey ninku asay maleh joojiya buuqa

  • @qajo9403
    @qajo9403 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan xassan jees la dhaho wa nin ody ah oo aqlaaq daran walhi aniga codkiisaba ku lalabooda dadka sida u dhageystaan blayo qaylo badan fidno aduunka korkiisa ku tahay Allaha somali ka qabto atiga iyo inta kula midka ah muus8iboyho

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi วันที่ผ่านมา +1

    Subaxnallah

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 2 วันที่ผ่านมา +2

    Naa naaguhu wiilka in uu is dilo miyay rabeen waa yaabee naa dhinta idinku ee wiilka iska daaya

  • @aminaosman5402
    @aminaosman5402 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Nacima guruba qabrigailobay maxaakukenay xabibti

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 วันที่ผ่านมา +1

    Asc waaku salaamay naciimooy please waku taageernaa ilaahay dartiis baa kujecel nahay waxaa hanoo soo gudbin dadkaa nolosha kadhacay ee waxaa kuhadlaya hanoo soo gudbin waano iyo wacyi baa kugu baranay waxa dadka kudhaliili jirtay baa hada nosoo gudbinaysaa oo ah copy and paste maxaa kakhaldan maanta abayo qofka meshiisii aan dawanayo naciimo ma,aha miyaa?

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waxay rabaan wax ay gumeystaan bal waxay ku hadlayaan maqal garoowe haduu guri ka dhistay ma dambi ayuu galay walee yaab

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 วันที่ผ่านมา +3

      Garawe Soomaaliyoo dhanaa uguuri rabta!

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 วันที่ผ่านมา +1

      Dee dadka qabyaaladu dishey ba denbi u yaqaan qofki guri ka dhista. Wuxuba taagan yahay HG bes ba somali ah subxanallah. Viva Garoowe❤

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hadi les jecla ma la kala dhimanayo miya marxumada allah ha u naxariista in ay u duceyan wax u dhanto ma laha dayaxne hadayibo culumo maheheen fanaan u aha shaqadiisuna bilawey maxey ku hestan duulkan waalan

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 2 วันที่ผ่านมา +2

    Subxana Allah somali jahilnimo gorme ka bix donan hadii sanad guri kujiro maso labaney farxiya ilahey ha u naxaristo darteda nol uma is tagi donto dad qabil wado waye

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maskiin dadkano kale aa aduunki kuso batay.allow naga soogaar.

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy วันที่ผ่านมา +1

      Amiin yaa allaah

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekoy ku nacey naagta aad qabto iska daa..hooyada hadey dhimato 1week kahor meesha rabto.ayaad .adeysa hadaa ma sariirba loo seexana qof dhintey 😮

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 วันที่ผ่านมา

    Asc islamahan waa kuwa wada waalan oo yaa udirsady ineey wax xukmiyaan dayax Ma asga idiin weydiistay somali dhan ma habargidiraa subhanalah sheeka badanaa kuwaan luzer ka ah gabadhan ilhey ha unaxariisto xagee lacagta ka keentay waa tii uu heesta ku keenay Wayo tariiqda waa aay Durban tahay lacgtana meeshuu ka keenay ayuu ku laabtay kani waa nacas orodo dayax adiga ka maseersan

  • @tamaanabdimahamad2287
    @tamaanabdimahamad2287 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dadkanaa shaqo ma qaban miyaaa

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z วันที่ผ่านมา +1

    Ninka asiga naag wuuba kadaran yahay ninkaaba naagaha kadaran

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 วันที่ผ่านมา

    Waa dad walan umadan

    • @11naa44
      @11naa44 วันที่ผ่านมา

      Umad maha wa hg dadkan buuqaya qabyalad ay wadaan

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 วันที่ผ่านมา +3

    Naga aamusa bisinka

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 2 วันที่ผ่านมา

    Nimco abayo waxan o kale lama so qaato

  • @ashaaidid3331
    @ashaaidid3331 2 วันที่ผ่านมา

    Wax merawan somali inodhinto.7birikadab maxalaqawana

  • @Abdi-f4p
    @Abdi-f4p วันที่ผ่านมา

    😂😂

  • @shankaronalishankaronali
    @shankaronalishankaronali 2 วันที่ผ่านมา +1

    Bal dadkaas waxay ku hadlayaan bal eeg ya b

  • @ashaaidid3331
    @ashaaidid3331 2 วันที่ผ่านมา

    Ala somali shaqala an badana

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 2 วันที่ผ่านมา

    Show badanaa naagta

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 วันที่ผ่านมา

    Dadkaan waa runtood tacsi kuu taalo aroos lama aado

    • @11naa44
      @11naa44 วันที่ผ่านมา +1

      Tacsidi wa dhamatey ninku asay ma qaado 2 week ayu fadhiyey

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 2 วันที่ผ่านมา

    Dadkaano kale mala dhagiisto

  • @tamaanabdimahamad2287
    @tamaanabdimahamad2287 2 วันที่ผ่านมา

    Acuudu bilahi