Aniga ilmaadeer Kay baa ku jiray ku.dhintay diyo.inaan qaado Maan Rabin ilaa IMIKANA.1$.kamaanu isticmaalin.dahabshiil baanu ku Shubnay.markaanu ogaano dadkii dilay ee maxkamada la horkeeno .LACAGTII waanu keenaynaa.laakiin intaa ka horaysa noo cuntami mayso
Adna buurayaad ku waalatay
Gudidu dhexdexaad ba ma ayan ayagaa la ogaa xusbiga wadani
Wa odayaal kha’imiina
Waayaab tolow dulmigan garabka og ma calaamadaha aakhir samaankaa madax dhaqameed balan iyo run diidey bal maxaa la yidhaa iyana anagaa wax aragney
Beenal
Soo caadey
Beenale
Wa wax caad
Kuwa leh beenaale waa qaar qabyaaladeysan markaa waxaan leeyahaykuwa sidaxun fekeraya waar gari alle ayey taqaan
Aniga ilmaadeer Kay baa ku jiray ku.dhintay diyo.inaan qaado Maan Rabin ilaa IMIKANA.1$.kamaanu isticmaalin.dahabshiil baanu ku Shubnay.markaanu ogaano dadkii dilay ee maxkamada la horkeeno .LACAGTII waanu keenaynaa.laakiin intaa ka horaysa noo cuntami mayso
Lacagtaa hayno Oof WAREEN markaan doono Ayaanu ku BIXIN wax kale uma hayno