Xasan Sheekh waxa uu u dhaqmayaa sidii in dadku ay doqon yihiin si ay u fahmaan inay daaha ka qaadayaan munaafaqnimada Hasan Sheekh Waxaan eegay Hasan Sheekh oo dalbaday in la soo qabto gacan-ku-dhiiglihii ay qorsheeyeen inay ku soo duulaan Puntland.
Maama mashaa allaah runta fiicanaa nacab waa sur saar 👍👍
macalin inte kala so xirira walal arin aad ka hadleysey ayaa raba inan kala hadlo oo bay ku sabsan
Xasan in waclaga dheego waa sax laakiin hawiye maga iisa ha la dhigo waa dad sharaf leh
😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂