Hasan Sheekh ka carari maayo, si xoog leh ayuu ugu sii fadhiyaa xukunka qarankeena Soomaaliyeed, sababtoo ah dadka sida Xasan Sheekh oo kale ah ayaa had iyo jeer dalkeena ceeb ku soo kordhiya xilliga lagu dhawaaqi doono in xabsiga lagu sii hayo Xasan oo katiinado ku xiran dembiyadii uu galay (Xasan). Sheekh) ballan qaaday.
Qabyaaladda waan iska dhaafnaa diinteenii ayay noqotay haddii Soomaali aan haybteena ku soo noqonno aan iska dhaafno ka sheekeysiga xumaanta hadda ka dib waxba kuma soo baxaysaan sida bannaanka ayaa iyaga ku soo cusboonaatay ee digtoonow. Hasan Sheekh kama baxsanayo xabsiga gacantu waxay ku xidhan tahay wax kasta oo Hasan Sheekh lagu xukumi karo qolka dhexdiisa ilaa uu garsooruhu caddeeyo in Hasan uu dembiile yahay falalkan.
Nafta alaha ka sarodhiqo ilahow nadhafi somali bahi iyo layn ayey ku dhamaden eber somali weyn ilahay ma dhihin ilahow subxana watacalow nafta ka sar oo sixuun uga saar amiiin madherge xidmaha cancer allah ka geliyo amiiiiiiin yaa raaabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
As waad mahadsan tahiin Suxufi Macalin Aadan iyo Saaxiibadiis oo la daadihiya Mediyada Barakallahu Fiikum
Rabbiyoow umadda Soomaaliyeed xifdi oo badbaadi oo kadul qaad Imtixaankan kuhabsaday. Rabbiyoow shacabkeena Tusi xaqa oo noo sahal Madax MU'MINIIN ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
Allaahumma aamiin
Aamiin yaa rabi
Kadagta kuligeen waxaa tihiin xaraanta ayaad ku hishiiseen haqi soomaali weyn haqii laga galey ayaa soo baxey monaafaq teg umada ku nacdey
Maxaa dhacey sood majiro
1:30.
ALLOOW NAGA WAD.
Waan U Farxay. Aamiinta noo baddiya.
Aamiin.aamiin.hadhintu
Armaa habaarkii beryahaan mediaha ka socday ee biri-mageydadu wadeen uu kasoo baxay
Xasan inkaar haku dhacdo ilaahay ha na dhaafiyo
WALAAHI. HAWAARKII. ODAYAASHA. RER. SHIIQAALEE. KITAABKA. KU. AQRIYAY. MISAAJIDKA HAWAARKII. AYAA. QABTAY. ILAAHEY. UMADA. HADHAAFIYO
Alhamdhulillah
Dulmanayaashaa u qunuuday,
Ilaahayna habaarka qofka la dulmiyey ma soo celiyo.
Waa la inkaaray X. Boodbaadeeye
Masaajid dhexdiisa hadii been lagu dhex sheego dhibkeeda waa tan oo kale
Asc. Macallinka codkaaga wuu inaga go'ay fadlan
Scw scw
Habaarki Somali ba la aqbalay
ALLAHU AKBAR KABIIRA 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Ilaahow run la dhig ilaa uu watigiisa dhamaado uu komo ahaado
Cuqubadii Somali iyo Shiikhaal baa Xasan Duufle baaqabtay guuleeyso
We can’t hear you
WAA HABARKII ODAYASHI SURATAL ANCAAM EY U AQRIYEN
👍❤
Waa macquul ! Masar oo uu mindi dhabarka ka geliyey Muxuu ka doonay isagu ? Sawkii Abiyey ka raacay ee sirtii Masar siiyey !!!
Ilaahey caafimaad buuxo hasiiyo
WAR AFLAGADADA ISKA DAA EE MA JIRO
"Mr. DAAROOD"
DADKA UGU CAQLI BADAN DALKA SOMALIA 🇸🇴 WAA DAAROOD ❤
Waa sidaad jeceshajay hiiiiiii😮😮😅😅
Sheekada ma habaar hee tagday jareeroow 😂😂😂😂😂😂
Duco iska daaye waxan leeyahay si’xun allaha udilo.
Hadhinto tujg amiiin 🤲🤲🤲🤲🤲
Hasan Sheekh ka carari maayo, si xoog leh ayuu ugu sii fadhiyaa xukunka qarankeena Soomaaliyeed, sababtoo ah dadka sida Xasan Sheekh oo kale ah ayaa had iyo jeer dalkeena ceeb ku soo kordhiya xilliga lagu dhawaaqi doono in xabsiga lagu sii hayo Xasan oo katiinado ku xiran dembiyadii uu galay (Xasan). Sheekh) ballan qaaday.
Cod kaa kaa xiran wariye
Qeeybtaan cod maleh sxb.
We can't hear . Check the video 6 minutes from start.
Hadhinto cadab gale amiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc warkaas xaqiiqo miya
Walaahi wa run tiisa hadalka muxsin sayad bare cadalad ayu ku shaqey jirey
Hada wa jiraa
Cod Maalaha,Cod Malaha.
Qabyaaladda waan iska dhaafnaa diinteenii ayay noqotay haddii Soomaali aan haybteena ku soo noqonno aan iska dhaafno ka sheekeysiga xumaanta hadda ka dib waxba kuma soo baxaysaan sida bannaanka ayaa iyaga ku soo cusboonaatay ee digtoonow. Hasan Sheekh kama baxsanayo xabsiga gacantu waxay ku xidhan tahay wax kasta oo Hasan Sheekh lagu xukumi karo qolka dhexdiisa ilaa uu garsooruhu caddeeyo in Hasan uu dembiile yahay falalkan.
International tv SMC media
DAC WATAL MADLUUN ILLAHEY XIJAB UMADHAXEYO
ما في صوت
Hadha hadhaa sheegadee
Duqii kitabka quranka ah 80jirkii shiqal oo kuganay ancaam ayaa garay ilaahay wuu aqbalay😂
Hasan Sheekh xitaa ma lahayn awood uu ku midoobi karo shan Soomaali ah oo ka kooban maamulka Somaliland Jabuuti Puntland Galmudug Maayland ilaa NFD oo ka mid ah shacabka Soomaaliyeed Waxay ku dhex nool yihiin qaraabada iyo dawlad-goboleedka Somalida Ogadeeniya, tani waxay keenaysaa guul aynu ka faaruqnay wakhti dheer.
Please check your voic
Asc,Anigoo kasoo jeedo gobolka gedo,gurigeyga ku yaala degmada luuq ganaane,oo ah guri laisku haysto,waana guri qadiimi ah,Ana waxaan ka soo jeedaa beesha macalin weyne,waxaana la dhashay ugaaskii ladilaayay ee beesha macalin weyne.
Soomaaliyeey kasoo saara Villada Dulliga ku habsaday
Wa waqtigiisii u danbeysay.alle Ku qabay
Benale Somaliland sharci aya ka shaqeya Madaxweyne Ciro isaga aya ah masuul buxa.
Muse bixi wa madaxweyne hore.
Aadanow run miyaa ilaahay ha caafiyo
Codka maxakudhacay
Macalinka bro cod majiro sida ulasoco
habarka umada somaliyed
baa ku dhacay,iiman beelaha
cod ma hiro
War ma habaarki masaakiintaa mise waa sheekadi mursi oo waxbaa la siiyay
Nafta alaha ka sarodhiqo ilahow nadhafi somali bahi iyo layn ayey ku dhamaden eber somali weyn ilahay ma dhihin ilahow subxana watacalow nafta ka sar oo sixuun uga saar amiiin madherge xidmaha cancer allah ka geliyo amiiiiiiin yaa raaabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
No voice
Waa habaarki masaakiinta, uu baro kiciyay
macalin cod majiro
Kumaqlano fadlan kusono warka walagugadaye sxb
Asc
Codka waa fasiix inta aan maqlin hayska tagto warbaahinta
Inkaartii umada ayaa kasoobaxday quraanka loo aqristay iyo dhibaateynta umada wey kasoo baxday
Resumed again, ok
Walahi xamse waxan ku taladilaahey inu is casilo hada si sharaf leh ugu tago
Nin wareersan waye maxa u diiday in u iska days waxan sharf dhaca ah e inta gal iyo Islamabad shegaya wixii sharaftisa wax u dhimaya
Xasan shiikh=Xasan Beeso
Jirraa kuu dhiman dheh
Minuu jiifka ku xaarin😃😃
Sheekda markey xumaato gab aa la isu sinaa
Yaa arkayey markuu dhacay
Haddaadan jiifka ku xaarin yaa ku gaaray dheh weli kow iyo labo m alagaarin yaa is gaaray
Aniga uma maleynayo dowlad kafiican dowladii sayad bare iney imaato somaaliya
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM!!!!!.BAHSLKII DADKA CUNI JIREYNA, ALA UMA NAXARIISTE MA SOO FAQDAY???.
MUNAAFAQADA SOMALIDU WAA TA HALKAAS DHIGTEY!!!!!!.
Codkaa Waa go an Yahay
Hot dog meeshan dadka ku barteen iyo beef con kismaayo ayaan ku cuni jirnay isagoo ka macaan
Rabbi subaxan wa tacaala xsan munafaq cudur an dawo leehe awalad iyo nagahisa cudur an la araga cubaqadi qabirah wan sugena xaaq insha Allah
Adanow hadalkaaga mala,iga qora wax aad hubto sheeg
Cod majiree sheikh aadan
Waa.bilaacod.aadan
Sheekhaal habaarkeeda ayaa ku dhacay
Waaxan.yogaa.magaalada.maxaas.waan.faxaay.ma.kuuw.dhacay.xasan.shiiq
INUU DHINTO AYAA FIICNAAN LAHEYD. WAA TUUG ILLAAH IYO RASUUL KIISA KA FURTEY TUUGAAN YAA KA NAXAAYO.
Cod ma jiro
Imaaraadka waa lagu kufsaday waagii isha uu ja bararnaa kkkk
Asc cod majiro
Qof weyn markaad tahay diyaarada badan iyo safarka dhaqatiirta waa ka digaan xijiro ayaa ku sameeysma qofka weyn
Sxb iska hagaaji qoraalka soonaaliga
Codkasgs wuu kaa go,sy
Codka waa go an yahay cod maleh
Inkaartii culimafii Carwada/xaafadda Taleex ayaa suuxiyey kkkkkk
Cod ma jirro
Waxa ficneyd in u dhinto
No sound
Inkaar miyaad bilowday.xaasidnimadaadi ma heerkaas ayaad gaartay war ilaahay Ka baq
DADKA LADUL MIYAY ILLAHEY XIJAB UMADHAXEYO HABAR KODA WAA LA AQ BALAA
QOFTA XANUNSAN INLODUCEYO AYEY AHAYD LAAKIIN DADKA BADAN KOOD WAXAY LEYIHIN . BAGA. BAGA HABARKI MASAKINTA AYAA USHAQEYAY
Cod majiro macalim Aadan
Allah masoo kiciyo
Waran codkii waa tegey bal hagaji
Malaha xalay bet masaarida waseen
Dhimashada xolan qalayna ilahayow ilahayow nadhafi waa tuug shaydan ah oo cadow ah oo moryan mafiya ah waye ila sgashan iyo kowdi ayuu dil dhac lacagihi somaliyed iyo neceyb daarood 91 ila hada ayuu nafta ag dhigtay dhimo oo ha nolan yaarabi
Ninki hadhima taliyow Adiga u halis ah.Ebbow xaqan kugu barya iyo Badilkoo dhumo.Madaxda Somaliyed musuq kahariwayene iminkey haysataa. Somalia Allah haugargaro Insha Allah.
Hala biya raaciyo madaxa alle haka gooyee
Codkii waa go'ay