Oo nin ajanabi kaa ah baad babe leedahay oo sanka ka galeysa ama aad manta oo dhan tabaneysa ee walaaley sidan illahay rali kama aha sharaftada kuma jirto ee abaayo talo Iyo wano aan kula jecladay weeyan saxiibtinimada cad bey leedahay ee ninkan aad gacanta sareysid ama aad hortiisa madaxa ku baneysaneysid iska adaa diin Iyo dhaqan buu illahay na siiyey sharafta ilaali bari xisab Iyo akhiro ayaa kaa dambeyso 🙏
Baaba hadee dhahdo maxa dhib leedahy waa magaciisee adiga hadaa qurbaha joogto oo u fasiratay ine dhahayso Daddy hade si qaldan ayaa wax u fahantay his name is baaba jeey
استغفر اللە🌿 سبحان اللە🌹 الحمدللە🌻 لا الە الا اللە🌼 اللە ٲکبر🍀 لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 🌴 سبحان اللە وبحمدە سبحان اللە العظیم🍂 (اللهم صل علی محمد وعلی ال محمد)🍁
No❌ Baba Amin inuu so dhex galo ma eheen wilo wxa lajooge waqtigey qalbiga ka Hadli leheed Ileen meel walba kaso Marte Lawo mide noqon leheed ama ineey ka yesho ama ineey ka diido Lkn Ani Ahaan wxa u arkaaye wiilo ineey walal tinimo buuxdo iyo ixtiram xad dhaaf ku heeso
Bisinka abyoy xishodka waa imanka barkis plz abyoy is astur raga aa gacmaha la galayso Joji plz Allah ka cabso qimo daro iyo qalbi modobad Aya ka qadaysah abyoy mcney is astur gacmahagana ka ilali ajanibta weesadada mar walba ku dadaal qosolka badanah Joji abyada Aya ku waninayso ❤️
Sxb babajey wax aad ku dharanesa waa magac ilhey ee kala sar kaftanka iyo dharta please 🥺 sxb ilhey ha ku cafiyo brother wax walbo oo aad jeceshahey ilhey ha ku sahlo Amiin Amiin dharta ka sar kaftanka
Oo nin ajanabi kaa ah baad babe leedahay oo sanka ka galeysa ama aad manta oo dhan tabaneysa ee walaaley sidan illahay rali kama aha sharaftada kuma jirto ee abaayo talo Iyo wano aan kula jecladay weeyan saxiibtinimada cad bey leedahay ee ninkan aad gacanta sareysid ama aad hortiisa madaxa ku baneysaneysid iska adaa diin Iyo dhaqan buu illahay na siiyey sharafta ilaali bari xisab Iyo akhiro ayaa kaa dambeyso 🙏
Baaba hadee dhahdo maxa dhib leedahy waa magaciisee adiga hadaa qurbaha joogto oo u fasiratay ine dhahayso Daddy hade si qaldan ayaa wax u fahantay his name is baaba jeey
Way waalatay
Wlhi ciil bay igu dishay nagtan
Wax usheeg waxu
Wankuguracsanhy MashaAlAh kagadaran ninkan xaas ayuu lehy kwrn qoftas hadey aragto ninkeda saan luguniqonayo xey daremi
Inta murugeysan Allah murugta hakaqaado Ameen, isoboqo wll macaan
Ameen ameen
Amiiin
Amin
Aamin ya rabi 🤲
Amiin
Amiin wallhi qof wanaagsan waaye m.a saas ayaa laga rawa aboowe sawabta aan uleehy qof fiicanwaaye wiila ayuu dhahaay madax saaro maradaad m.a ilaahay haku dhowro wll mcn 💞❤🤗🖇🤲🥰❤
Ani waxa kalayabay sxb tinta laga maqarsado miya abayoy 😂😂
Naasaa keentay kulahaaa waartan waa funny wllhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Allaah ha ku caafiyo baaba jey caafimaad taam ah allaah ha ku siiyo aamiin yaa rabbi 🤲🏻
استغفر اللە🌿
سبحان اللە🌹
الحمدللە🌻
لا الە الا اللە🌼
اللە ٲکبر🍀
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 🌴
سبحان اللە وبحمدە سبحان اللە العظیم🍂
(اللهم صل علی محمد وعلی ال محمد)🍁
Kkkkk,
@@rahmohassan9575 maxaa ku qoslee?🤔
Maasha allaah❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Inta Rabin iney isguursadaan wiilo iyo baaba jey like
Walaal ha iyasin🥺 walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🙏😢🇸🇴 Mahadsanid
Wayahy wll
@@abubakarmaxamed4849 mahadsanid wlaal qaaliyA Allah Ku xafido bro 🙏🙏
Hyh wyhy wll 🙏waana ku saare ee hore usoco
Waan kugu sodarsaday
Waan kusoo booqday walaal horumar wacan
Kusaliya rasulka scw
Babajey waan kuu soo duceen doonaa🤲🥺🥰
Iin shaa allah wllkey ilaahey haku caafiyo wllkey🥺😥👑🤲
Allaaha caafiyo wall🤲🤲🤲
Gabadha Faraha Kasoo horeeya Baayooy is ilaali ninka ajaanib kaa ah sidaa ha ula dhaqmin sida maria oo saxiibta ah udhaqtnto udhaqan
No❌
Baba Amin inuu so dhex galo ma eheen wilo wxa lajooge waqtigey qalbiga ka Hadli leheed
Ileen meel walba kaso Marte
Lawo mide noqon leheed ama ineey ka yesho ama ineey ka diido
Lkn Ani Ahaan wxa u arkaaye wiilo ineey walal tinimo buuxdo iyo ixtiram xad dhaaf ku heeso
Nio dadkaan see wax u wadaan
Waa prank bay ku Leeyihiin hadana way dhaaranaayaan (walhi, bilaahi, talaahi ) subxanalhi
Way is guursanayan kolayba
@@kawsar8ahmed828 Q
Masha allah wiilo waa gabaadh wacan oo walibaa qalbi fican waxay dhowresa qalbiga babajey walal baay kadhigatau
Babaj wllhi waa funny lkn wiilo ilaasho waa walshaye
I.a Allah ku fududeyo adiga I.o inta muslim oo qalin gali rawo meel waliba calamka ay ka jogan is rapbi🤲❤🤲❤🤲❤
Dicisow ninkaa prank logaa hadey team wayab ❤️
Wlhi wiilo qalbi saaafi masha alllh allow ku dhowr
Best prank ever😂💯
th-cam.com/video/eI5NUCV5z70/w-d-xo.html
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😅😅😅😅😅
Dharta ha ku ciyaarini
Kan prank ka weyn
Dhaar maa prank noqoto
Wallahi Billahi can’t be prank 💔
So sad! Mar walbo niyada ka hadashiin
waan kuugu rcsnhy wlhi is not prank baba jeey wax baad maagan tahy adeer
Prank ma Ahan kana Somalia waxey tiri timir laf Aa ku jirto
Aniga xataa waan yaabanahay subxanalah subxanalah magaca ilahay been loogu dhaaranayaa 😡
Baaba jeey Allah Ku cafiyo Allah Ku fodudayo abti macan 😭😭😭🙏🙏😓😓😓 wlhi waan Ku taagara Hormar wacan 🤟😓😓😓😭😭😭🥵🥵yaa Rabia 🤲 illhyo baaba jeey cafi Amiin yaa Rabia 🤲🙏🙏🥰😭 inashan Allah 😭💔💔💔😭😭🥰🥰🥰❤️
@@hudachanel2495 waku saary abyo
Bisinka abyoy xishodka waa imanka barkis plz abyoy is astur raga aa gacmaha la galayso Joji plz Allah ka cabso qimo daro iyo qalbi modobad Aya ka qadaysah abyoy mcney is astur gacmahagana ka ilali ajanibta weesadada mar walba ku dadaal qosolka badanah Joji abyada Aya ku waninayso ❤️
Baaba jeey Allah ka cabso oo naagtaada qalbigeeda ilaali naaya niman wey buuxaane raadso mid kale wiilo
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
Inta markay prank maqashay soo carartay like saar🙏
👇
Intey cheskiisa taabatey, Naasa keentey kulahaa, Wiilo's Smile is best wlhi.
Willo abyo I love you ❤️💐👸💋😂 baaba jaay xarkiis manqa kulaha ar wiilaa qoosl ayaa eegu thuishaalt😛😂😂
Kawrn hadaa gacantada dhan iyo madaxaga asturto 😭😭😭
Jack, Marish iyo Amiin dib badhanaa hataa kuwan Prankiland ayee kadigeen 😂😂😂😂
😅😅😅🤣🤣😂😂
@@shamsocali8359 😂😂😂😂
Naaso keentay kulaa wiilo gar iyo gardaro waan ku wataa xppti baaba jeyna allaha noo caafiyo
Hada kadib hadaa maqlo heblayo qudbo siro lagu qabaa waa naag foolxun ayaa aamisanahay taas nah wiilo ayaa iga dhaa dhicisay 🤣🤣 keep going walashey wiilo takow
Waa runta quruxey 😂
😂😂😂😂😂😂😂Aniga xitaaa
😂🤣🤣naagaha la qodba sireysto ileyn waa iney foolxunyihin 🤔
Allah ku cafiyo abab jey🤲😢
Haay anu waaxa layaba daadka pranki samenayo maaxeey wlhi udhahan
Marwalba inaad wlhi waax malacyacniya inad uu ku dharaata waa daabi 😥😥😥
𝗔𝗺𝗶𝗶𝗻 𝗰𝗮𝗺𝗲𝗿𝗮 𝗾𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮𝗛 𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝘂 𝗱𝗮𝗮𝘆𝗮 𝗸𝗲𝗲𝗽 𝗴𝗼𝗶𝗻𝗴 𝗱𝗵𝗶𝗰𝗶𝘀𝗼𝘄 ♥️😂😂
Hhhh
th-cam.com/video/eI5NUCV5z70/w-d-xo.html
Wiilo vs baba best freind I have seen🥰🥰🥰
Prankigan qosolbu igu dilay wllhi babajey umadena maha wiilo waad ka sii daran tahay saxara aa kaygaba biyahan ku aadiya ku teh 😅😅😅
Saa uqoslaya dalay
Baaba jey iyo wiilo iyo aamiin horay usocda waa idin jeclahay noolada 🩸🩸
Mashallah illaahey hakuu fududeeyo baaba jey
Ninkan ay isku ag qaawinayso ma hooyadeeed ayaa dhashay talaw subaxanallah
Amiin Dicisow Adiga Dadka Diig ayas kakenta lakni marka Luguqabta Aktina Farxad ayan kasodonta🤣😂
Inta baaba jeey jecel❣️ isoo raaca like....
nio babajeey xaas labaad kugu fiicneyd...
maa iska guursatid....hhhhhhh...
Baaba caafimad kuu rajeynaa alle haku caafiyo waxan ku rajeynaa caafimad qeyr qaba 🥰🤞
Real prank amin keep going brother
Wiilo abaayo iis astuur maxa u banesay madaxa
This is the best prank ever.
Baabajey arintis ka murugsanahay wllhi Allah caafiyo nala soo socodsiya arintiisa plz
The best prank weeye for over 😂😂
Allah ku caafiyo wll qali baba jey gul k rajeynaya
Wll runta cid kuu sheegta maad waydana diinteena ma ay banayan in nin iyo gabadh saaxiib noqodan ee wll xadkaga ha soo dhaafin
yaaah ilaahay wajigi laabdan wax yar kama dhaxeeyaan 🤣🤣🤣✌🏻
Aaaad
Hhh
Subxaanalah 😭 walahi waana xay ninka hortiisa madaxa kuqaawsatay aaad gacanta la,aadeyso waliba uukudhahaayo gacantaada cesho walahi sharafna waad kuweysay damiirna malid PLEASE waxyaalaha qaar kadheereew
Amin baa ka danbeeya prankigan khatarta ah.
From baligubadle somaliland
Dumaashi nimo ku salmay iyo arab
From adkeyaasha
@@kawsar8ahmed828 kal iyo laaba waan kaaga qaaday dumashi sharafey
@@garadkaofficial1395 mhdsanid sxp qaliya
Arab iyo albaabad adag libaxyad waan idin salaamu🎊
Babajay cafimad tam Allah hakusiyo
Waa isgunurisin masha Allah
Waxaan prank waa dhaafay warank waaye hhhhhhhh
Waxaas prank maahin wiilo baaba jey wuxuu qalbiga ku watay buu sheegay waliba sidoo u dhaaranaayay waad u jeeday lkn saas aa kaa rabaa waligaa nin yuusan jileec kaa arkin🤣
awalaa 🆎️girl jileec lagu aqooninee keep going wiilo❤🙏
🆎 gils❤️
Wilo Abgaal ma ahn ee murusde wyh 😂😂
Bisimilah wiilo Abgal maba ehee🙄🤣🤣🤦🏾♀️
@@girlaloneyarey8948 idinka Maa udiiday wiilo abgl dhalad weyw
@@girlaloneyarey8948 yaa ku dhahay waxaas😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wiilo kulahaa ninwayn xaarkiisa miyaan dhaqi karaaa😂😂😂😂😂😂funny prank wlhi
Baba jeey io wiilo hde is guursan waayan dhagta hale duro iga qora midaas😋😆
Hooy naag thye dhagtane way ku duran thy ee xundurta magu duraa 🤣
@@riyaadcilmi8718 🤣🤣🤣belo
Wllhi wiilo wa gabr qalbi jilicsan waxy dhahday nairobi dadka jooga wa dad xun mrkasa ogady 🥺❤️
Allah haku cafiyo babajay🥰🥰🥰❤️❤️
Wiilo wll gabar qlbi wanag iyo qurux iskudarsatay baad tahay masha.allh lkn ilaasho diintaada iyo sharaftada iyo mida dadkaaga iyo mustaqbalkaaga markaan sas kuleyahay mahan inaadan lahayn intaba lkn wll asturnanta kudadaal kafogow waxkaste oo alle kaa xarimay mahadsanid horayna usoco hormar wcn
Wiilo waa saaxiib wanaagsan😣 waxaytiri muhiim mahan inaan viedo isladuubno waxalaga hadlayo waa saabxiibtinimo ayay tiri saaxiibta lasheego waa wiilo oo kale🌍😣👑❤
Saaxiibnimadaa diintee ogol
@@amuunabdilahi4659 gabar iyo wiil way saaxiibkaraan sida jack iyo marish
Aamiin kulah guurso guurku hawlyar
HADAAN CUNUG QURUX BADAN KA DHALI WAYO ISKA KAY FUR🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Amiin maskxda prankigana nin weyn camira qarintana waa ku dayey lph nio jeck io marish ku so samee
Dhaqtarkii makasoo baxday Baba jeey allaha Ku caafiyo masuul
Baaba jeey Allah ha ku cafiyo sxb 🤲🤲
Best prank ever 🤣
Allaha ku caafiyo baaba 🤲
AllaHa caaFiyo BaaBa 🤲 aamiin🤲
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤝🤝🤝🤝🤝🤝
Sxb babajey wax aad ku dharanesa waa magac ilhey ee kala sar kaftanka iyo dharta please 🥺 sxb ilhey ha ku cafiyo brother wax walbo oo aad jeceshahey ilhey ha ku sahlo Amiin Amiin dharta ka sar kaftanka
Team Waayaab Prank Real ah ugu imooW Wllhi Markaan Maqlay Sidaan usoo ordaY🤠🤠🤠
Wiilo walahi waa miskiin ax ax ax 😭😭😭😭
Way iga oohisay anoo nin ah 😭😭😭
Wiilo waa qof qiimo badan oo qalbi fiican 😭
Hospital ka kadib aroos ayaa kuxiga inshllh
Wiilo dharkii watuuratay inta eey kudhag dhageysay uu asiga iskacelinayay san kumacafimad qabto wlhi subaxanalaah
Best prank ever isee 😂😂😂😂😂😂
Allow Cafi ba jey insh like🥰🥰🥰
Subxanallah waa prank io wlhi bllahi talhi xaaskayga labaad noqo meel islama galaan ee dhaarta yara joojiya wll
Wlhi wilo waa mid kale baba jeey ayeyba kayawise keep going wilo qurux
Amin wlh another level ayaa tahay waa methali kartaaa wlh
Keep going sister 👍💯
Baba jejey wlhi gabartan wx lamid tahay walashaa oo hooyada dhashay ayy lamid tahay
Keep going wilo
Baba jejey pran badan aad ku sameeyo walahi qalad ayaan ee kadaa
Alaa babajeyy Allah cafiyo.
Allha nagta bab jey cml iga dhig sawar badana❤❤
Ma aragty kaftan Wala azxptinimo macqul ma ahan
@@Najmanalka208 hj
Waxaaan diintu ma ogola waxaan aad samaynaysan alle ka xishoodan waryarAaaa
Wiilo xaarka iga dhaq kulahaa kkkkkk abeerka 😍😋
dhaarta aad sidaa ugu dhaaraynayso yay ku qaban illahy u dhawow baba jeey qof qaliin galaya wxu noqona illahy ogyahy ayad tahee
Sax wlhi
Sax wlhi bismillaahi anigaaa naxay
Wlhi billahi talaahi kulhaa
انا لله وانا اليه راجعون
waanadi sheikh badbaado intee kabaxday
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farx😂 😢
Amen musiibo guurso kulaha
Nimanyohoow dhaarta raqiis ayat kadhigteen maxawaaye ,,arintaas kafiirsada sxbyaal. . . Anyway nice prank
Runta ayaad kahadashy. Been iyo run midna luguma dhaarto.
@@hamdi.mohamed ragga oo kaliya mahan ee dumarka dhaarra been waa lagu yaqaan
@@zakariye_Abdirxmaan nin iyo nagbo umaficna
wiilo Aad Ayaan ku tageera wlshay hore usoco from Deutschland
Wlhi wiilo waa gabar gob ah abaayo waa ku taagersanahay saa qalbig walaalkaa u ilaalisay
Baabajeey walhi oo pilaahi waan kutaageeraa caafimaad taam kuurajeenaa wallkeeyoow
Wiilo ku lahaana tobada ku aadiyah ma dhaqi xaarkaygah🤣🤣
Baba jeey illahy hakucafiiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
500$ kugu mehersanaa kulahaa babajeey😂😂
Wlh aamiin waa jilaa weyn hhhh waa jilay
Babajey waxyalahas cml gabartan kadhaf mustaqbalkeda haka halaynin mustaqbal ayee ledahe adigane jileca iska dhaf
BaaBa jey Allah ha ku caafiyo
Prank kii igu qosolka badnaa Qosola la suuxi rabay walhi Wa idin jeclahay dhamantin 😂❤️😍💯💯
Allah ku caafiyo
Naag walan kulahaa baba jey xaarkiisa ma dhaqaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣