heeskii qali ladan and liiban jiqjiga HCTV Galbiskiyo arooskii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed9762 4 ปีที่แล้ว +13

    2020 yaa ila daawanaya

    • @Degaliah
      @Degaliah 4 ปีที่แล้ว

      Faduul baa mesha inakeentay

  • @KinggureyAlii
    @KinggureyAlii 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 July ayan ogathay ninka heesta qathayo inuu heestan kucayaray!! 😢 😢 codka uu kuqathayo iyo farxadh dharatha wajigisa kamuqato ismalaha wlh

  • @kadhuudhu
    @kadhuudhu 12 ปีที่แล้ว +1

    nice song caadi ma tihid qali ladan meesha kasii wad heesaha codkaaga waan la dhacay kp it up

  • @Degaliah
    @Degaliah 4 ปีที่แล้ว +5

    Aar qali ahaa ninkay isla sojabeen May kalatageen hada tashku wa rage 😂😂

  • @Hafsahubi
    @Hafsahubi ปีที่แล้ว

    Heeskaan anoo yar wiil walalkay oo safar ah mobilkiisa ka dhagaystay saa u raadinayay maalin walba caaea waa ku guulaystay inaan helo inaa ogaado dadka qaado uun rabay 😮😂❤

  • @cumarqaasin3396
    @cumarqaasin3396 11 ปีที่แล้ว

    waw ad iyo aad baan kuu salaanayaa liibaan qabri bayax liibaan miiraa

  • @mohamedrastavlogs5112
    @mohamedrastavlogs5112 12 ปีที่แล้ว

    waah waah waa hees aad umacaan coka iyo miraha looooooolz

  • @hafsamohamed962
    @hafsamohamed962 3 ปีที่แล้ว

    Tiktok ayaan var kaso arkay oo heestan ah🤣🏃‍♀️

  • @zakichannel4051
    @zakichannel4051 3 ปีที่แล้ว

    Iska saar walal heesaha qaali ahmed ilahey dartii waxad ka heli laheydeen mell kala allha adinka siiyo

  • @sumadqaran4483
    @sumadqaran4483 12 ปีที่แล้ว

    dhab ahantii waa hee qaali ah

  • @sucdihappyhappy2962
    @sucdihappyhappy2962 6 ปีที่แล้ว +1

    Msha allha

  • @sarahosman4387
    @sarahosman4387 9 ปีที่แล้ว

    nice hees

  • @nawalabdi1825
    @nawalabdi1825 3 ปีที่แล้ว

    Sori abti

  • @drkh.drkh.9419
    @drkh.drkh.9419 8 ปีที่แล้ว

    somali wallahi wax gabar la guursado ma aha war nin xaaskiisa aya faraha la soo galaysan shit!!!! dan yeelo yur ninkan aya qanciyay aniga maya waxbo meesha ku maheysid.

  • @Kamaal-hy7ql
    @Kamaal-hy7ql 3 ปีที่แล้ว

    Liibaan wax waalan Muxu ka maseeraa

  • @muxsinmahmoud4390
    @muxsinmahmoud4390 5 ปีที่แล้ว

    Faxad la aan ayaa ka muuqata inanka. Heestuna waa hambalyo

  • @ardosheikh3793
    @ardosheikh3793 8 ปีที่แล้ว

    waaw iskuwara waligiin

  • @sarahosman4387
    @sarahosman4387 9 ปีที่แล้ว

    miyuu masarsanyahy waayo

  • @drkh.drkh.9419
    @drkh.drkh.9419 8 ปีที่แล้ว +3

    nin xaaskis afkaada ka leexi dano yeelo shaqo yeelo ayada dooratay ayada rabto marka faraha kala bax. aniga midna ma aqaaano lakin waxan u adkeysan wayay sidad u cayaysan. waad maseersan tihiin mise waa nidaroow naar kal.

  • @nurudinmohamed65
    @nurudinmohamed65 11 ปีที่แล้ว

    wariyaha horn cable waa hal geeloos, sida wariye uma dhaqmaayo...
    wariye ceebays

  • @sumadqaran4483
    @sumadqaran4483 12 ปีที่แล้ว

    gabadhu aadbeey u cod macn tahay fiilkana sidoo kle

  • @deeqamuse9791
    @deeqamuse9791 9 ปีที่แล้ว

    kan wilka kalaa kashiidan kkk

    • @fardus5305
      @fardus5305 8 ปีที่แล้ว

      waar ka kac meesha gabadha uma qalantide ama wiilka kale hala heestee udaa isagay kusoo baxaysaaye meesha waad iska fadhidaa

  • @selmadelastqueen4076
    @selmadelastqueen4076 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhh waxy Ku aragtay ayka dontay wuu qanciye nink ween gbdha wxu tusey runti ala kujecliya qaali

    • @abdirsaq7299
      @abdirsaq7299 6 ปีที่แล้ว +1

      Salma Abdullahi
      haa saw waxaa uun layskuma jeclaado sharafeey😁?

    • @ayanmuhumed3488
      @ayanmuhumed3488 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😅😅😅laga yaba naa Selma kuxisay 🥹

  • @istaammaxamed6479
    @istaammaxamed6479 8 ปีที่แล้ว +3

    qaali ladan saan u taageero haday ogtahay way yaabi lahay runtii

  • @hamdijama7680
    @hamdijama7680 9 ปีที่แล้ว

    sasa mama, naag nin dhalikaro ayaadhaqikaraa layiri marka halayaabin caadiwaayee

  • @bananateam5194
    @bananateam5194 6 ปีที่แล้ว

    idinkoo is gargaariyoo oo geel idiin dhalay duco naga gudomaa

  • @mdforhad.m553
    @mdforhad.m553 9 ปีที่แล้ว

    xxy

  • @deeqamuse9791
    @deeqamuse9791 9 ปีที่แล้ว

    kan gabdha uma qalmo kkk

    • @osmanhussein3308
      @osmanhussein3308 8 ปีที่แล้ว

      ninkan gabadha .oomaqalmo gabdhu waa farxad socoto sana muroho .con sry