Qaali Ladan Hees Ha ooyine Aabe Aamus - Waagacusub Tv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana 9 หลายเดือนก่อน +23

    Aabe Cabdi Casiis Luul aabeheed ba kaso raacay aabe allaha xaqa haku siiyo😭🤲 29/2/2024😢 hda iga dambayso like dhac kusii👍🙏😢 Luul ilaahay cadaalad hasiiyo😢

  • @jamaadcabdullahi-iv3vt
    @jamaadcabdullahi-iv3vt 9 หลายเดือนก่อน +18

    2024 yaa dawanayaa oo kasoo raca aabha luul abdicSiis😭😭

  • @YusufQaliil
    @YusufQaliil 9 หลายเดือนก่อน +13

    2024 inta dawanaysa

    • @NafisoCabdirishid
      @NafisoCabdirishid 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 ปีที่แล้ว +9

    Qaali ladan halmar baala qalday oo eey sooqaaday hees habaarqabe lagusirmoo heestaas qaranka beyku aflagaadeeysay dadbaa ku qiyaamay balse qaali ladan wlhi waaa qof wanaagsan maanta laga bilaawo qaali ladan madaxeey iisaaranthy AABE AAMU

  • @maaidoismaan5283
    @maaidoismaan5283 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan so racsy 24bisha7aad aabo83 jir ah laga dhacay dhulkiisi ceelsha biyaha codka qaali ayaan ka ksexan waaye ha ooyinevaaba aamuu 2024😢😢

    • @CabaasMaxamud-ip4tp
      @CabaasMaxamud-ip4tp 4 หลายเดือนก่อน +1

      Isku Dareen ayaan nahay ayaan filaa sida aad sheegte ayaan Anne usoo raace

    • @maaidoismaan5283
      @maaidoismaan5283 4 หลายเดือนก่อน

      @@CabaasMaxamud-ip4tp sow maaha✅

    • @mohamedomar1555
      @mohamedomar1555 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga xataa muuqaalkaas ayaan kasoo raacay hada daawanayaaa

  • @AbdifatahAdan-ph4yh
    @AbdifatahAdan-ph4yh หลายเดือนก่อน

    Qaaalii ladan long live💯💯

  • @hurfemavio5806
    @hurfemavio5806 9 หลายเดือนก่อน

    Best taageera buuxa kuu ahy qaali ladan fanaanad aan caadi ahayn

  • @mubarigbile5376
    @mubarigbile5376 3 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan daahir calasaw abwaanka qarniga 2021 maalintii toban jeer ayaan dhegaystaa

  • @haliimaalielmi9333
    @haliimaalielmi9333 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hees taan wxay caanbaxday 2024 mase ani Lee arkay😂 ha ooyine aabe aamus❤😢

  • @sakariyemacalincali2141
    @sakariyemacalincali2141 ปีที่แล้ว +3

    Dilkii Hindi Haaji ayaan heestaan ku xasuustaa, waa ereyo hiil ah ilmo yar oo dulmi loo gaystay, bal ka warran qof aan waxba galabsan oo layska dilay, bal kawaran ilmo yar oo hooyadii iyo aabihiiba laga dilay, bal sidee ubarbaarayaa, muxuu dareemi doonaa markasto oo uu arko, ilmay isaga la eg oo la socda hooyadii iyo aabihii, dareennada nuucaan anigu wax aan ku qeexo ma garan karo!! Bal kawarran ilmay hadduu imtixaanka baaso iyo hadduu dhacaba aan lahayn waalid wax un dhiirigalin ah ku dhaha, ma jiro dadka aynu jecel nahay cid boosookooda inoo baddali doonta, kumanaan iyo kumanaan ayaa sidaan u nool oo habeenkiina oyda maalintiiina naf dhex maqan ah suuqa ku joogta, alloow maxaa qalbiyo olol ka baxaya, waxaan dhaho maaqaan oo ka ahayn
    " Muragada waan kula qabnaayee,
    Ha ooniye Aabe aamu."

  • @niyaal_Mohamed77
    @niyaal_Mohamed77 2 ปีที่แล้ว +2

    Dillki hindia xaji ku xasusta heeztan 🥲😢😭 ilmha ka tagtay allow kori

  • @muhanadkl2255
    @muhanadkl2255 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤😮nice Song wlhi wan qiirodaa mrkan dhagysanayo❤ QAALI LADAN dear sis hore usoco 🤚☹️

  • @Mohamed_A_Alpha
    @Mohamed_A_Alpha 6 หลายเดือนก่อน +2

    heeskaan waxaa kasoo raacay video uu diyaariyy Abdi Aziz Afrika Allah unaxariisteen ee uu kusoo bandhigaayy dhagar qabayaashii dilay Waye Hinta Xaaji Allah unaxariistee
    07-06-2024

    • @daruusmedia9655
      @daruusmedia9655 4 หลายเดือนก่อน

      Ilmaha hinda xaji iyo sagedi liban cali nuur aa loo qaaday hestan allaha u naxariisto

  • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
    @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 9 หลายเดือนก่อน

    Heestaan yalo qaadayy😢 isheega abahas yoo ahaay😢

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 4 ปีที่แล้ว +7

    Meesha waxaa fadhiya nasiim cali barigaa qaali buu taageero u ahaa miyaa tolow🤣🤣🤣

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 9 หลายเดือนก่อน

      Nasiib ali taageero weyn bu ahaa😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH FANANADA QALIGA WE LOVE YOU 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @mubarigbile5376
    @mubarigbile5376 3 ปีที่แล้ว +2

    Amzing song

  • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
    @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 9 หลายเดือนก่อน

    From luul abdi aziiz aabaheed😢

  • @SucaadDaahir-gi4dg
    @SucaadDaahir-gi4dg 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024😭😭

  • @mubarigbile5376
    @mubarigbile5376 3 ปีที่แล้ว +1

    Daahiraw 2021

  • @calidheere6249
    @calidheere6249 9 หลายเดือนก่อน

    Ilhow ino danbi dhaaf

  • @abdiahmed4612
    @abdiahmed4612 9 ปีที่แล้ว

    Nice song 👍 👏 👌 😢

  • @hishamsadaq66
    @hishamsadaq66 5 ปีที่แล้ว +1

    nice somalia

    • @abdirashidyussuf1901
      @abdirashidyussuf1901 4 ปีที่แล้ว

      hablo yar yar aya dhinac taagan tanyar ee heesaysa waabay isku sobaxayan dhaamaan way wada yar yar yihiin maca faarax yaashu

  • @demasabdisamad4565
    @demasabdisamad4565 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @joeybops2
    @joeybops2 4 ปีที่แล้ว

    FIRE!

  • @rumeurdebalbala7349
    @rumeurdebalbala7349 9 ปีที่แล้ว

    daahirow inader gabadhan ma idhisaysa bila caleyk lol waan jeclahay wale

  • @KadronoorKadronoor
    @KadronoorKadronoor 7 หลายเดือนก่อน

    2024 luul abdiaziz

  • @BisharoBulsho
    @BisharoBulsho 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @AhmedXMacalimu
    @AhmedXMacalimu 4 ปีที่แล้ว +4

    Erayadda heesta Waxa Laga Soo xaday gabar asxaabnahay magaceeda waa Jiijo Biniin. Qisadda dhabta ah Iyada ayaa iga sheekeysay. Daahir culusow waa tuug tuug dhalay.

    • @xidigtasoomalia4870
      @xidigtasoomalia4870 3 ปีที่แล้ว +1

      Dcda uqosly wlhi

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 9 หลายเดือนก่อน

      Gabadha ayada ereyada leh lkn wu ka gatay tuuga😂😂😂

  • @inaabdi4119
    @inaabdi4119 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha kasaar

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 ปีที่แล้ว +4

    Wakhtigaa Gorowe ayaa jogay talofanka iidhiib Dadku ku walaaali jidhay saaa lay diidi jidhay marna intii lagu dhiibo inyar kadib lagaa qaadin heestana aaad baa ujecLaaa xasuus 🤣🤣
    Cwa 3Telofon aan Le,yhy iyo tv ii gooni ah baa iiYala cajiibsanaa wakhtigu😩
    2022😩🤍

  • @Abwaanblove
    @Abwaanblove 8 หลายเดือนก่อน

    😳😭😭😭💔

  • @IsmahaanAllahi
    @IsmahaanAllahi 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
    @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 5 ปีที่แล้ว +1

    abwaan jawaan oom harako ka codsaday in aay ka ogolaato hees layaabka dunida ah oo harako ogolaatay waxaa luuqada iska leh isaga iyo harako waatan
    j , waxaa jira waxaalo fara badan oo isku qasan ama laysku khalday
    h. maxaa ka mid ah
    j. , saxaafada iyo qayaalada iyo siyaasada
    h maxaad aragtay
    j. dad xanuunsan iyo hadana siyaasyiin ah oo hadana maxbiis lugu sheegay
    h, dhakhatiirtu waa qeybta xanuunka siyaasaduna waa marka uu caafimaado saxaafadu waa mid dib loogu laabanayo
    j, waligaa miyaad aragtay harakooy cod qalab ah oo magacaaga iyo waxa aad leedahay sheegaya iyo qof aad daris tihiin oo waxaaga raba inuu qaato
    h. waxaa taas kasii daran rag iyo dumar xawaalada dahabshiil waardiye ka ah oo dhaqaale badan haysta oo hadana raba in ehelkooda loo adeegsado
    j.waa xaafada islii ayey ka jirtaa
    h, dadka ehelka u ah diinta islaamka waa dad degan oo aan caytamin oo aan kibir badaneyn oo aanan si khaldan loo dirin
    ama ku shaqeyn balse hadii xalku noqdo cajal cod ku duub subixii daar oo dhaga hadal samee waa kibir iyo dhaqan xun
    j, ila raad xalka
    h. xalku waa in runtu kusoo laabataa meel kasta oo nolosha bini aadanka ah
    j. waa runtaa waa xal fiican
    waa erayadii abwaan jawaan 3.41pm date 20/12/2019

  • @MaankaYare-q8m
    @MaankaYare-q8m 10 หลายเดือนก่อน

    Today 😢😢😢

  • @BasroCabdi-k7q
    @BasroCabdi-k7q 9 หลายเดือนก่อน +1

    Luul abdi asiis markii la gubay ayaan arkay heestaan 27/1/2024

  • @mohamedgure3951
    @mohamedgure3951 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @hodanadan5973
    @hodanadan5973 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤