MIYIRKA KU SALAAMAY MAXAMED BK IYO SAHRA ILAYS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 102

  • @zakariyecollow6478
    @zakariyecollow6478 5 ปีที่แล้ว +28

    Inta sahra ilays jecel like ❤👍 hayla dhaafina waa iniga oo ah sakariye mahdi daher oo jooga Dagmada Baki Ee G awdal

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +10

    #LyricsSong
    #Page1
    #MohamedBK
    Ruuxay meeli bugtaa
    Ka kaluu u muhdaaye
    Marwadaan ifka oo dhan
    Haween aan uga maagay
    Cidladoon cidladoon
    CidladoonMiranaayey
    maqalkeed maqalkeed
    Ku kobcaayey
    Miciinkii wadnahaygaay
    Hoo hobeeyaay
    Muddo aan ani ku filanaayaay
    Hoo hoobeeyaay
    Mawlaheen haku daayee
    Hoo hobeeyaay
    Miyirkaa ku salaamay!
    #Page2
    #SahraILays
    Mudanoow Aragaaga
    Waxaan kuugu masaalay
    Ubixii iyo magoolkii
    Midhihiisoo bislaaday
    Malabkii malabkiina
    Da'aayo naftuna
    Naftuna muudsay i leedee
    Miciinkii wadnahaygoow
    Hoo hobeeyaay
    Muddo aan ani ku filanaayoo
    Hoo hobeeyaay
    Mawlaheen haku daayee
    Hoo hobeeyaay
    Miyirkaa miyirkaaa
    Miyirkaa ku salaamay
    #Page3
    #MohamedBk
    Mulaygaa timahaaga
    Miskahaagaba dhaafay
    Macaankaa indhahaaga
    Muunadaa quruxdaada
    Macbuudkeen macbuudkeen
    Macbuudkeenu ku siiyey
    Muxibooy muxibooy
    Muxibooy Gam'i waayey
    Miciinkii wadnahaygaay
    Hoo hobeeyaay
    Muddo aan ani ku filanaayaay
    Hoo hobeeyaay
    Mawlaheen haku daayee
    Hoo hobeeyaay
    Miyirkaa miyirkaa
    Miyirkaa ku salaamay
    #Page4
    #SahraILays
    Muddaan kala maqnaynoo
    Muuqaagana raadshay
    Milicdii iyo habeen dama
    Meeraystay awgaaaaaa
    ILLAAH BAA ILLAAH BAA
    Mahadaa leh maanta aan
    Maanta aan wada Joogno!
    #Chorus:#SahraILays
    Miciinkii wadnahaygoow
    Hoo hobeeyaay
    Muddo aan anigu filanaayaay
    Hoo hobeeyaay
    Mawlaheen haku daayee
    Hoo hobeeyaay
    Miyirkaa miyirkaa
    Miyirkaa ku salaamay
    #ChorusMohamedBk
    Miciinkii wadnahaygaay
    Hoo hobeeyaay
    Muddo aan ani ku filanaayaay
    Hoo hobeeyaay
    Mawlaheen haku daayee
    Hoo hobeeyaay
    Miyirkaa miyirkaa
    Miyirkaa ku salaamay
    ----------------------
    ➪Hees xusid mudan♪
    ☞︎︎︎Erayada : Cali Qaraami
    ☞︎︎︎Laxanka : MohamedBk
    ☞︎︎︎Musica : A.Weli Furinle.
    ☞︎︎︎PRODU : MaahirMediaPro

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 ปีที่แล้ว +11

    Halyay aanu kufaano ilaahayow noodaa. Fadumana isku barakee. Mashallah mashallah nin garasho badan. Gobanimo leh

  • @farahsuleebaan6568
    @farahsuleebaan6568 5 ปีที่แล้ว +6

    Axya fanankii qarniga somaliland cidkale Maha waa maxamed bk alle ha ku sharfo wll

  • @adelali4210
    @adelali4210 5 ปีที่แล้ว +7

    Nio Bk waaba Romantic Xaajiyada wayba la Joogtaa Alle haysu daayo

  • @BarwaqaJamac
    @BarwaqaJamac 29 วันที่ผ่านมา

    Heestan qof jeclaa Baan dartii uu jeclahay nolol qurux badan ban ku rajaynaya khaliiidoww ❤😢

  • @hudacafiifa5529
    @hudacafiifa5529 5 ปีที่แล้ว +32

    Heesta Hadad ka heshay like ta Ha ila dhaafin

    • @SaynababdiNuur
      @SaynababdiNuur 7 หลายเดือนก่อน

      Aad io aad walipa😂

  • @laylokarim6539
    @laylokarim6539 5 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw xidiga codka horey usoco

  • @fafibella2036
    @fafibella2036 5 ปีที่แล้ว +2

    mascha allah heestan cadi maha laxanka botoorka oo kaale aya lasaray hesaha somali hadi rytmiga hes dhaqametka loosameyo daadko dhan aya dhageysan laha misika somaliga siida hesaha ethiopianka oo kale hambalyo laxamistaha heestan laxanka saarey 👍👍👍

  • @hadiyahami5101
    @hadiyahami5101 5 ปีที่แล้ว +10

    Nin garasho leh bk❤💎💋💯💯💯💯🌍

  • @ciisecabdi5473
    @ciisecabdi5473 5 ปีที่แล้ว +11

    Waxani WAA dhanaan ee iska daaya heesaha
    Waana danbi heesuhu waa qowl shaydan

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 5 ปีที่แล้ว +9

    Nikaan hadaan heestiisa dhegeysto jeceelbaa iigu dhaca kkk

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 5 ปีที่แล้ว +3

    Bk pro hore usoco wllkey guul ayaan kuu rajaynayaa pro
    Kugu dhrtaa

  • @alfanaanmohamouthkaarloz
    @alfanaanmohamouthkaarloz 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhy fankii waxbadan la dhiman marka baxdeyy 😢 plz ku soolabo

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 5 ปีที่แล้ว +4

    war wa nin culus bk sidu u dhegaystay day e u eegay xaskiisa waaaaw 6:50

  • @ahmedteddyofficial5729
    @ahmedteddyofficial5729 5 ปีที่แล้ว

    Ubaxii iyo magoolki midhihiiso bislaaday
    Malabkiina da'aayo
    naftuna muudso i leedahay
    Axsan ereyo🥰👏

  • @mataanyare611
    @mataanyare611 5 ปีที่แล้ว +3

    m.a boqortooyada codka ayaa is heshay kal iyo laab maamao sahro ❣❣❣

    • @bcjaylani1949
      @bcjaylani1949 5 ปีที่แล้ว

      Fadlan subscriber isaar wllo

  • @mohamedabdi6487
    @mohamedabdi6487 ปีที่แล้ว

    bk wall fanka aya ku bahan ku so laabo wallahi heesaha bk kama daalo ♥️♥️♥️

  • @ahmedabdi5823
    @ahmedabdi5823 5 ปีที่แล้ว +6

    Aniga waxba like ha ii saarina, lkn waxaad ii sheegtaan like ta waxaad ka heshaan?🤔

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ 5 ปีที่แล้ว +2

    Teamka wan wata from laas,anod

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +3

    yaa salam hooyga fanka iyo quruxda hargsiea cadey

  • @AM-dt3pf
    @AM-dt3pf 6 หลายเดือนก่อน

    We miss u BK ❤
    Thank u Fadumo 🙏🏽

  • @maryamamohamed2576
    @maryamamohamed2576 5 ปีที่แล้ว +6

    nadiiro nayruus xishood aysan aqoon baybaratay

    • @furqaanahmedsalim3137
      @furqaanahmedsalim3137 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa runta allhmdullh ilahay ha nagu asturo sidi si may ahene

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg ปีที่แล้ว +1

    bk abo kusoolabo fanla 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliapdi6301
    @aliapdi6301 2 ปีที่แล้ว +1

    05/12/2022
    Sacada 11:56 Habeenimo Bk Caadi Matihide Alle Ahkuu Danbi Dhaafo Adiga Iyo Anigaba😇😇😇

  • @SaleepanMahamed
    @SaleepanMahamed 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah saciid
    Bky axyaa fanaan oh my good

  • @youtubezaki17
    @youtubezaki17 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxay iibaxaysa habeen salaasa 12:27
    2days kabacdina madaxweyne cusub qapsanaya SOMALILAND
    🥶

  • @zuubbe3651
    @zuubbe3651 5 ปีที่แล้ว +8

    Bk big respect

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 ปีที่แล้ว

    Ruuxay meeli ay bugtaa
    Ka kaluu u muhdaayoo
    Marwadaan ifkoo dhan
    Haween aan uga maageen
    Cidladuun miranaayey
    Maqalkaygu ku kobcaayey
    Miciinkii wadnahaygaay
    Muddo aan anigu filanaayaay
    Mawlahay ha ku daayee
    Miyirkaa ku salaamay..........
    Mudanoow aragaaga
    Waxaa aan kugu masaalay
    Ubaxii iyo magoolkii
    Midhihiisa bislaaday
    Malabkiina da aayo
    Naftuna muudso i leedahay

  • @amiirinaboqore7501
    @amiirinaboqore7501 5 ปีที่แล้ว

    Ax yaa fananin bk iyo sahra ilays laysma casiye waa 🔝

  • @HiboMuhumed-w5f
    @HiboMuhumed-w5f 11 หลายเดือนก่อน +9

    Absolutely nice voice

  • @suhaybcabdinuur8592
    @suhaybcabdinuur8592 5 ปีที่แล้ว +14

    Wali laki ma helin ee iska taabo maxay kaa dhibi war dadku xaasidsanaa AGah

  • @ayanayanbdn3597
    @ayanayanbdn3597 10 หลายเดือนก่อน

    Naftu muudso I ledahay❤

  • @shacaybshaaca3494
    @shacaybshaaca3494 3 ปีที่แล้ว +1

    aan is Aragno dawadayasha 2021🥰👈

  • @maariyaismaildhashisomalil5417
    @maariyaismaildhashisomalil5417 5 ปีที่แล้ว +8

    Ciyaal school nimadii ayan xasuusty 😭nolosha adunyo waayo badanaa

    • @SaynababdiNuur
      @SaynababdiNuur 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ku xasuusataa😂

  • @mubarigshucayb1574
    @mubarigshucayb1574 5 ปีที่แล้ว +2

    Bk bk bk bk😍😍😍😍😍

  • @FarduusAadan-w9b
    @FarduusAadan-w9b 11 หลายเดือนก่อน

    M.bikeay miyirka baakusalamay❤❤❤😂😂

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว +4

    Yaaa ila arka bk inu gabadhiisa garabka kudhufday

  • @KhaalidAbdirisaqXasan-yi2gz
    @KhaalidAbdirisaqXasan-yi2gz 8 หลายเดือนก่อน

    Hoyadaa anaa wasa anoo ah nin reer hagara oo jooga buuhodle 😂

  • @naciimonuur1303
    @naciimonuur1303 5 ปีที่แล้ว +11

    Team maxamed bk like

  • @zuubbe3651
    @zuubbe3651 5 ปีที่แล้ว +3

    nice song👅👅👅

  • @sanisha7590
    @sanisha7590 5 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed BK👏🏻

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 5 ปีที่แล้ว

    DAYAX FILMS salaan bro

  • @hanaqalihana5000
    @hanaqalihana5000 5 ปีที่แล้ว

    wooooow laba fanaan ayaa sihelay

  • @maryanmuqtar7116
    @maryanmuqtar7116 5 ปีที่แล้ว +2

    Nin iyo bara 👋🥀 🥀🌿🌿 🌿🍀 Masha Allah

  • @eidabdi5927
    @eidabdi5927 5 ปีที่แล้ว +4

    HARGEISA HAWGA FANKA

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +5

    HEESTA🏝 DALXIIS🏖 TARIIKHDA KU DUGAN LAAS GEED DAWASHADEEDA ❤AANU KU BEEGSANAY OONU UGASII DAB QAADNAY DAWGA BILICDA LE EE SHEEK BAN KU XASUUSTA XIISAHAHEEDU IGU BEERAN XAQIIQATAN

    • @adelali4210
      @adelali4210 5 ปีที่แล้ว

      Adaruz Mohamed Heestan ninkii isaga oo High Way saaran dhagaysto ayaa garanaya meel diirinayso

    • @adaruzmohamed4748
      @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว

      @@adelali4210
      AAD IYO AAD XASUUS MA GUURTA OO DUUGA AAYAHA KU SUNTANAANAYSA WEEYI

    • @adaruzmohamed4748
      @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว

      @@adelali4210 XANXANTADEEDA QOFKA NASIIB USIIYAY INUU WAHEL KADHIGTO SAFARBAA
      GARAN KARA DHULKAY KU DHACAYSO

  • @zky5media281
    @zky5media281 5 ปีที่แล้ว

    fadal somali hada tahay hala dhafiin subscrabta jasa kalah wll

  • @Haaruunpodcast
    @Haaruunpodcast 5 ปีที่แล้ว +4

    BK 💚💚

  • @hanaahmed2662
    @hanaahmed2662 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashalla bk

  • @sahroabdulkadir1048
    @sahroabdulkadir1048 5 ปีที่แล้ว

    Wwwww bk allow ku daa

  • @fathiahmedabdikarim887
    @fathiahmedabdikarim887 5 ปีที่แล้ว +3

    wixi iga dnbeya liketa plz😥😥

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 5 ปีที่แล้ว +2

    Legend bk nolow

  • @kowtharaabenor4420
    @kowtharaabenor4420 5 ปีที่แล้ว +6

    ❤walalaha somaliland❤

  • @kaltunadan4998
    @kaltunadan4998 3 ปีที่แล้ว

    Heestan 2021 ayaan dhagaysanayaa

  • @amiirinaboqore7501
    @amiirinaboqore7501 5 ปีที่แล้ว

    #6:50 intaas yar ka helay sida ay bk iyo xaaskisu u jilayaan

  • @sahroabdulkadir1048
    @sahroabdulkadir1048 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan lahubo walee waa thy

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 ปีที่แล้ว +3

    DAYAX FILMS MADAXAAD II SAARANTIIM WAA COMENTIGII KUMAAD EE AAN BIXIYO CAR KAAKAASE SUBSCRIBE II SAARA

    • @bcjaylani1949
      @bcjaylani1949 5 ปีที่แล้ว

      Fadlan subscriber igu caawi ilaahy dartii wllo

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 ปีที่แล้ว

      @@bcjaylani1949 waan kugu caawiyey bro

    • @caashamaxamud9701
      @caashamaxamud9701 5 ปีที่แล้ว

      @@bcjaylani1949 fhgkfshh

  • @bcjaylani1949
    @bcjaylani1949 5 ปีที่แล้ว +6

    Fadlan subscriber igu caawi ilaahy dartii

  • @mubaariktiger4929
    @mubaariktiger4929 5 ปีที่แล้ว +5

    Maxamed siciid bk fanan Qaran

  • @ilhaamnor
    @ilhaamnor ปีที่แล้ว

    22 5 2023 ❤️🤲 insha Allah

  • @Axmedyareqodhob-hq5if
    @Axmedyareqodhob-hq5if ปีที่แล้ว

    Heesteydii

  • @adelali4210
    @adelali4210 5 ปีที่แล้ว +1

    Sahra Ilays Iyo Maxamed Bk Salaan Sare

  • @nafiisamohamoud8892
    @nafiisamohamoud8892 5 ปีที่แล้ว +1

    Bk iyo sahra ilays miyirkaa idin salamay

  • @khaliifaxmed5729
    @khaliifaxmed5729 3 หลายเดือนก่อน

  • @Abdiraxmanm
    @Abdiraxmanm 11 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉❤

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @XasanIbraahin-ip7fm
    @XasanIbraahin-ip7fm ปีที่แล้ว

    🎉🎉🎉🎉

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 4 ปีที่แล้ว

    King Bk

  • @ahmedyassin843
    @ahmedyassin843 2 ปีที่แล้ว

    The legends

  • @hodanshiine8014
    @hodanshiine8014 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan. 6cisho anu exam galaynay ayanu. Xijinay😂

  • @xaawoaxmed8205
    @xaawoaxmed8205 5 ปีที่แล้ว +2

    maxmed siciid bk

  • @axmadsahaljamac864
    @axmadsahaljamac864 5 ปีที่แล้ว +1

    Sahra ilays magudubto

  • @NajmaApdikreim
    @NajmaApdikreim 3 หลายเดือนก่อน

    Td32

  • @sabahabdi8721
    @sabahabdi8721 3 ปีที่แล้ว

    är

  • @bulshaawisports3928
    @bulshaawisports3928 5 ปีที่แล้ว

    Subscribs isaara asxaabta

  • @yasminfarah8376
    @yasminfarah8376 5 ปีที่แล้ว +1

    Pm

    • @ismahaankaahin9366
      @ismahaankaahin9366 5 ปีที่แล้ว

      Caadi maaha maamo sahra ilhys iyo maxamet bk💕💋❣😘

  • @marwansead5420
    @marwansead5420 ปีที่แล้ว

    il est

  • @nimcodahir5521
    @nimcodahir5521 5 ปีที่แล้ว

    Dhh icch

  • @qanljoayanjamayousuf3615
    @qanljoayanjamayousuf3615 ปีที่แล้ว

    U will see what

  • @LEYLAMohamed-h6f
    @LEYLAMohamed-h6f 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Ayeeeyokoris238
    @Ayeeeyokoris238 หลายเดือนก่อน

    ❤❤