Masha'Allah, aad baan ugu hambalyaynaya Shaqaalaha Wakalaada Biyaha iyo Maaryaha 👏👏 Hereri Media aad bad ugu Mhadsantihiin inaad soo tabisaan Barnaamij aad u quruxbadan Mashruucyada wadanka ka jira ee Mashruuca biyaha uu kale soo badiya Mida kalena Mashruuca dhamadkiisa ama Maxsulka inad nala wadagtan ban Sugayaa. Mahadsanid
Allaha idiin fududeeyo shaqada aad haysaan, waxay xal u noqoneysaa biyo iyo baad la’aanta. In mudo ah ayay biyuhu na dhaafayeen oo badda ku darayeen iyadoon laga faa’iideysanin. InshaaAllah waxaan Allah ka baryayaa inaan isdilka iyo isbarakicinta ku badalno horumarinta dhulkeena.
Hereri waad ku mahadsan tahay barnaamijyada xiisaha iyo faaiidada leh ee aad nala wadaagto. Waxaa iga talo ah in duubitaanku aanu adiga iyo qofka aad wareysaneyso ku koobnaan ee aad inta badan ku jiheyso mowduuca aad ka hadleyso... Mahadsanid
We need more than 1000 artificial Lake! Dam, to fight drought all over Somaliland And starting a huge campaign reforestation! Climate change is here and people need to change there way of life soon as possible 🙏!
Manshala waa shaqo culus inshalah waa horumar u soo kordhay dalaka laguna dayanayo magaalooyinka waawayn ee dalka in laba gacmood laguwada maydho guul somaliland 👏👏👏👏
Magaaladu way balaadhantay macquulna maaha in hal jiho biyaha laga siiyo tusaale ahaan qofka degmada axmed macalin haaruun ama maxamed moooge dagan siday usoo gaadhayaan biyaha daara salaam oo 50km u jirta laga keenay waa in biyo laga keenaa bariga hargaysa mashruucii xunba wayne iyo meelo kale.
Wa Lacag maligned galay Wa tuugo Aqoon ma jirto qalabna ma jiro isla xisabtan iyo dabagalna ma jiro Agaasimahan aqoontu u leyahay laguma doran lkn degan ayu dhashay Aya loo kenay
Ina daarood cida biyo ka sugaysaa iyadey uu taal hargeisa biyoheedu waa mashruuc nin waliba markiisa gacanta galiyo ilahayow hana istaajin meeshaad kuwa. Kuxiisaabineyso
@@hibonour9657 wlo hadiii aad ka mid tahay dadka ka war haya mawduucan waad igala hadli kartaa se hadii aad wixii layidhaahdo iska qaadato oo ay ku baxayso heesta dhulkeena nimcaa fadhida iska aaamus,aqoontaada oo gaaban aamus baa lagu kabaaye !
Waxa ka wanaagsan adoo kalmad fiican isticmala una duceeya, dhanka fiican dubaha u qabsado sidaas ayaa bulshadu inoogu hagaagaysa isna bar dhaqanka wanaagsan. Ogowo ninkasta Allah ba xisaabin , qofkasta aduu isagu isku fiirsado bulsh fiican ayaa dalka u soo baxaysa. Adna muraadkaga Allah ha kuu suubiyo. Wanaaga ku dadaal wallo
Masha'Allah, aad baan ugu hambalyaynaya Shaqaalaha Wakalaada Biyaha iyo Maaryaha 👏👏 Hereri Media aad bad ugu Mhadsantihiin inaad soo tabisaan Barnaamij aad u quruxbadan Mashruucyada wadanka ka jira ee Mashruuca biyaha uu kale soo badiya Mida kalena Mashruuca dhamadkiisa ama Maxsulka inad nala wadagtan ban Sugayaa. Mahadsanid
Allaha idiin fududeeyo shaqada aad haysaan, waxay xal u noqoneysaa biyo iyo baad la’aanta. In mudo ah ayay biyuhu na dhaafayeen oo badda ku darayeen iyadoon laga faa’iideysanin. InshaaAllah waxaan Allah ka baryayaa inaan isdilka iyo
isbarakicinta ku badalno horumarinta dhulkeena.
Maashaa Alaah maareyuhu shaqa wacan buu hayaa ilaahay ha u fududeeyo Isnah ALaah
Maashalah Wakaalada Biyaha Hargeisa Horumar Badan Ayey Samaysay Sanadka Cusub Biyo Fiican Oo Badan Ayaa La Heli Inshalah
muwadinta 700 kun bixiyay ilahay khayr ha ugu bedelo ha guulausto u duceeya dhamantiin
Man sha Allah horumar fiicaan wadankeena allow barakee yaa rabii
Hereri waad ku mahadsan tahay barnaamijyada xiisaha iyo faaiidada leh ee aad nala wadaagto. Waxaa iga talo ah in duubitaanku aanu adiga iyo qofka aad wareysaneyso ku koobnaan ee aad inta badan ku jiheyso mowduuca aad ka hadleyso... Mahadsanid
H-Town legendary place .
Mansha Allaah maareeye Maxamed Cali Daarood iyo Wariye Sare Cabdidalaam hereri.
Waar ii garta music uu ku bilaabay hereri heestedii
Mansha Allah Shaqo wacanbaad bulshada uhaysaaa Abdisalaan hereri
We need more than 1000 artificial Lake! Dam, to fight drought all over Somaliland
And starting a huge campaign reforestation!
Climate change is here and people need to change there way of life soon as possible 🙏!
Manshala waa shaqo culus inshalah waa horumar u soo kordhay dalaka laguna dayanayo magaalooyinka waawayn ee dalka in laba gacmood laguwada maydho guul somaliland 👏👏👏👏
I appreciate that really❤
Mashaa Allah biyihu waa nolosha dhan markaa in dedaal badan la galiyaa waa waajib
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mohamed Ali Darood Waa Nin Lexjeclo Ka Leh Dadkiisa Si Daacadana Ugu Adeega. Guul Ban U Rajayanayaa
M.a wariye c/salaan hareri inta dibada iyo wadamo kale warbixin nooga soo samayn lahayd dalkeenanba laga dhamaanayn waxa barwaaqo dhex taala
Magaaladu way balaadhantay macquulna maaha in hal jiho biyaha laga siiyo tusaale ahaan qofka degmada axmed macalin haaruun ama maxamed moooge dagan siday usoo gaadhayaan biyaha daara salaam oo 50km u jirta laga keenay waa in biyo laga keenaa bariga hargaysa mashruucii xunba wayne iyo meelo kale.
Aad iyo aad caqli wanaagsan ayaad ku hadashay wllo
Haa waa run kolay dhaqale ayunba lala sugaya..
Pipes ka ayaa lagu gaadhsiin karaa farsamo iyo lacag ayay u baahantay waanaynu samayn karnaa inshallah khayr guul iyo gobanimo Somaliland allow dhawr illaahay swt dad reer Somaliland dantooda iyo xaqa hagaransiiyo inshallah Ameen Ameen yaarabi
Waa la sahamiyey, Koofurta hargeisa biyo magaalo waraabiya ma lah.
Wallaalo aniga macluumadkaa ku hay , waa runtaa lakiin waxay wasaaradu samaysay barkado xaafadkasta laga sameeyay siiba meelaxa ugu taaga sareeya xaafadaas oo biyuhu kusoo dhacaan ka dibna xafadihii looga qaybiyo , waana la wadaa dadkeenuna waa inay biyaha gashadaan guri kastaa oo booyadaha laga maarmaa . Wan ku salamaya
MASHA ALLAH TABARAKALAH ILAAHAY IDAMKII BIYO BADANOO KALE OO DALKEENA KU JIRA AYEYNU MUSTAQBALKA LA SOO BIXI DOONAAA
Mahadsanid maareye
Mâcha allah guul somaliland biiyo shiinaha waa miika an taago marka xaaga baaxa kuu yimado hargeisa iyo xafada 150 waaxa ugu danbeysay 2011 Mâcha allah xoromar wacan somaliland guul somaliland from jabutiii
soo kle hargeysa hadase jabouti🇩🇯
Mancha alh waa wax fiican . Dalka waa inla dhisaa dad badan aya aaminsan inan dawladu waxba qaban. Lkn hadi sisaxa loo eego italkooda iyo durufaha jira ma xuma waxqabadka kulmiye 😮😮
😂😂😂😂 marka laysku ciyaarayo waa caadi
😂😂😂😂 marka laysku ciyaarayo waa caadi
😂😂😂😂 marka laysku ciyaarayo waa caadi
@@hodoali5714 ma runta ayaa ka yaabi say
Horumar wacan 👍
MaanshaAllah
Masha allh ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ God news
Wllayaal waxaad iga jaahil saartaan Garxajiis iyo Harti keebaa badan?
de nio harti wa reero badan garxjiis na waa reer kaliya zhp harti waa darood oo labo lo ka la qaady
Manshala, Waxa ka muuqta meesha dadaal hagar-laana iyo aqoon
Alhamdulillah shaqo wacan ayaa la wadaa
Hore usoco herari
Masha Allah
Biyo xidheenada oo labadiyaa waa kahortaga biyo yaraanta welldone maareye
Environmental Question.
Dadkii daganaa dhulka ka hooseeya Dooxa aad biyo xidheenka ka dhisteen maanay biyo yaraan la Kulmeen?
Maya. Biyuhu dooxa qaado inta la qabanayaa aad ayey ukala badan yahay
Maasha allah waa mashruuc wax ku ool ah wakaalada biyaha hargeisa way dadaalaysaa dadaw eedaynta iskadaaya mshruucyadu biyuhu wax fudud maaha degdega aan iskadhaafno dawladii Somaliya waqtigaa jirtay Shiinahaa udhisay waaba Somaliland oo haynteedu yartahay
Isku Tashado fiican oo la raabo iney ku baahdo magaalooyinka Soomaaliyeed oo dhan sida Garowe iyo Bossaso, Rabi haka abaalmariyo Ganacsadaha ku deeqay qeyb ka mdi ah kharajka Biyo xireenkan.
Adeer marka aad keentay shaqaale itoobiyana maad kentid dadka dalka u dhashay
maxaa diiday in aad wax barataan is aan umaarano why rest of our lives maaha inaan dad uun barino subxanallah
❤ninkaa Waa nin dadaalaay
Abdisalam hereri May ahayn inaad raacdo
Waayo ninkan waa nin shaqo fiican qabtay maxamed cali darood iyo c/kariin axmed mooge waxay ku tusinayaan awooda dhalinyarada
Well educated maareeye daarood.
Lacagta aad tiraahen isku diwaan galiya guryaha ay biyuhu gaadheen halkii guri 8milionbaa tiraahen oo dollar u dhiganta 850$ ilahayba ina dilaye miyaanay boob caadiya ahayn booyadaha bisha 1aad bixiya lacagta ay so qortay saacada biyuhu 2 sano xataa lacagta ay booyad ugu shubto qoys ayaa ka badan inta laysku diwaan galinayo maxaa diiday in qiimo macquula oo dadka jilicsan iyo ka wax haystaaba ay wada cabi karaan
Wax uu qabtay Ma leh
Waa nin deegaankisa ku maalgelinaya lacagtii loogu talagalay in cassimada lagu waraabiyo
Si caafimaad qabta u fikir adr waa la wada leeyahay
Waa sax
Dalka allah hanoo barakeeyo
Ilaahey umadiisu waa ogtahey inaad tuug tahey ina daroodow
🎉❤🎉❤🎉
Aqoonta biyuhu inay inagu yartay oo ay qasbayaan ayn aaminsanahay
Shaqo wacan ¹ 1:09
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Abdisalaam Hareri Awowe❤❤
Biyo xidheenka aad u adkeeya biyo xidheenadu haday jabaan waxay noqdaan sunaami
Wa Lacag maligned galay Wa tuugo
Aqoon ma jirto qalabna ma jiro isla xisabtan iyo dabagalna ma jiro
Agaasimahan aqoontu u leyahay laguma doran lkn degan ayu dhashay
Aya loo kenay
Hadaad aqoon hayso orad tag waxa aad maqashay uun ha iska qorin
HABEEN WANAAGSAN WLL
••••••••••♪••••••••••••••••••••♪••••••••••••••••♪••••••••••••••••••••♪••••••••••••••••♪••••••••••••••••••••♪••••••
😂
Masha Allah Allah idin fudeydiyo
Haaye haaye haaye
Tuug Iyo Hargeisa oo biyo la,aan
Tii lascoonoodna weey burburiyeen toodana weey xayeysinayaan
ceeeb qurexy lacnood waa tuulo ha bar bardhigiin casimaDa afrcia xafaaad burco ka mida ba ka wyn tuulaaaas aad sheegThy 😢
Ninka Ethiopian amiinsan garan maayo goorta ay wax noo suura galayaan. Ethiopians waa xasid aan Ku ogolayn wanag lkn adigu waxad mooda inad wanag uu haysato…
Kani waa tuug biyihii caasimada cunay 6sano ayuu mashruuckasta cunaya welina biyo kufilan casimadu ma helin
War biyo la,aan buu nagu dilay bishiina lacag beenuu qaadanayaa
Tuug
Tuug
dadka cayaya mareeyaha wanu naqana waa dad qalbiga ka buka xishooda nimanka vlogar mooge uhoreyo macayne
Tuug
C,/SALAAN HERAROW DALKAAGU MAANTUU HIIL KAAGA BAAHAN YAHAY OO SAXAAFADII SLAND CADAWGII GUDAA
NOQOTAY DAGAAL TOOSANA KULA JIRTAA SLAND WAAR NAGA SOO GAADH NACABKA NACABKU DHALEY
waar inaadeer mayla aragtay😔
Ninaka 600 000 kudarsaday kawarama isaaqu wa faxal
ma xoolaa lawaraabinayaa mise shacabaka 😂
Wax baro markas bad hadliye 😂
Cawaan baad tahay dee waxaanad wax ka aqoon afka hala soo doonan. You have never heard of a dam pipsqueek
$300 milyan IYO biyo la,aan
3million aan kusaxee, be positive bro
Ina daarood cida biyo ka sugaysaa iyadey uu taal hargeisa biyoheedu waa mashruuc nin waliba markiisa gacanta galiyo ilahayow hana istaajin meeshaad kuwa. Kuxiisaabineyso
Native jooji wa shaqeeya bisinka iyo yaasiinka
@@hibonour9657 wlo hadiii aad ka mid tahay dadka ka war haya mawduucan waad igala hadli kartaa se hadii aad wixii layidhaahdo iska qaadato oo ay ku baxayso heesta dhulkeena nimcaa fadhida iska aaamus,aqoontaada oo gaaban aamus baa lagu kabaaye !
Iska hadlow ina igare wax badan baan ogay reer negative dulqaad ku waa muhiim mar hadanad waxba ku darsanayn hawsha socotaa!!!
Gormaad dowlad goboledka cusub ee khaatumo kaso sameyn doonta clip mise somalilandar Nima Aya ka soo ureysa😅
Ninka laacagta bixiyay ilahay waxaga wax hakuugu daro. Biyaha hala xiro sida california ayay u gudhi doonan
Ninkaas waa tuuga biyaha Somaliland
Waxa ka wanaagsan adoo kalmad fiican isticmala una duceeya, dhanka fiican dubaha u qabsado sidaas ayaa bulshadu inoogu hagaagaysa isna bar dhaqanka wanaagsan.
Ogowo ninkasta Allah ba xisaabin , qofkasta aduu isagu isku fiirsado bulsh fiican ayaa dalka u soo baxaysa.
Adna muraadkaga Allah ha kuu suubiyo.
Wanaaga ku dadaal wallo
Chinese maantuu ka dhaqaalo badanyahaye muu idiin dhiso waa idinka qarnigaan Baraagaha qodanaye.