ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 7

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2019
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

ความคิดเห็น • 788

  • @husseinmohamed2218
    @husseinmohamed2218 4 ปีที่แล้ว +643

    Wiilka uga horeeyo fanaan waa naqakaryaa walibo hadii aad iigu raacsantahay in uu ka fcnyhy fanaaniin badan 👍🏾👍🏾

  • @AliAhmed-de3qs
    @AliAhmed-de3qs 4 ปีที่แล้ว +752

    Tartaankaan tartan qura,an in lugu badalo yaa igu raacsan

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 4 ปีที่แล้ว +502

    Aniga marka quran lagu tartamayo
    Iso shega wa ogahay inaa kaalinta 1aad galaayo wa ogahay

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 4 ปีที่แล้ว +23

    Wiilka yar ee ugu horeeya wlhi blhi.
    Mansh allaah maantan oogaday inu codku habayd ilaahay bixiyo yahay.
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingakofficial1870
    @kingakofficial1870 4 ปีที่แล้ว +14

    WOw! wow! wow! wilka uku horeeya daabcaan fanaan wuu noqon kaara qofkii iku racsaan fartaa taag ☝

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 4 ปีที่แล้ว +80

    Wiilka Heestii Sheey mire qaadaya caadimaaha wlh💟

    • @ogmal143
      @ogmal143 4 ปีที่แล้ว

      sax huuno

    • @yaasirtikle.
      @yaasirtikle. 4 ปีที่แล้ว

      najma cadeey qoftan ku saran xagen ku arky wnba arke

    • @aboutreikaabdulle7347
      @aboutreikaabdulle7347 4 ปีที่แล้ว

      najma cadeey thnks

    • @musagoud4884
      @musagoud4884 4 ปีที่แล้ว

      Hubaal waye taas, adna wn ku jeclahay cadeey

    • @jaamacburco2188
      @jaamacburco2188 4 ปีที่แล้ว

      Thanka yuo my zizter💋

  • @shankaroonmaxamed6823
    @shankaroonmaxamed6823 4 ปีที่แล้ว +82

    Wilka ugu horeeyo legend wlh hdaa nhy heer kaaran ✅😥♥️🙏 sln qli from uk London like ta dhac kudhaha

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 4 ปีที่แล้ว +9

    Cunuga ugu horeeya ee heeskii Sheymire dacar qaaday zxp Fanaan buuxa baatahay oo talent ah ee hibadaada ka faa,iidayso 👍👍👍

  • @hanamaxamed9063
    @hanamaxamed9063 4 ปีที่แล้ว +20

    Wiilka shay mire heestiisa qaday baa meshedi dhigay mash alaah

  • @abdisamadofficial5492
    @abdisamadofficial5492 4 ปีที่แล้ว +70

    ABDIWAL ibraahim fanaan wad u qalnta hore usoco 🙏

  • @gadhleofficial5067
    @gadhleofficial5067 4 ปีที่แล้ว +38

    Dhaman wadnaha fm barnaamijkan aad qabateen wa idin ku tageerzanahaY from burco

  • @hakiimharun6092
    @hakiimharun6092 4 ปีที่แล้ว +64

    wiilka Koobad ayaa ugu cod mcN inta igu taagerzan lake ii zaara👊🥰

  • @fariixaxuseen3966
    @fariixaxuseen3966 4 ปีที่แล้ว +37

    M.a reer muqdisho waa dad kalsooni leh hore usocda walaalhy

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkk kalsooni bes

    • @yusragabow
      @yusragabow 4 ปีที่แล้ว +1

      Fariixa Xuseen asxaabta isoo booqda subscrib igu dhiiragaliya thanks

    • @fariixaxuseen3966
      @fariixaxuseen3966 4 ปีที่แล้ว

      @@umufadumosahra1421 hhh talent na way leyihiin

    • @raaxosheikhnuur8313
      @raaxosheikhnuur8313 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhh wasax

  • @duceysaneak4132
    @duceysaneak4132 4 ปีที่แล้ว +56

    Shaati bluega is talent hope he fulfills his potential

  • @liibaanabdiweli8514
    @liibaanabdiweli8514 4 ปีที่แล้ว +30

    Quraanka kariimka ah saan uku tartama wll illahay hanii so hanuuniyo

  • @ikraambbe8170
    @ikraambbe8170 4 ปีที่แล้ว +14

    1:30 waaaw codkiisa OMG 👏❤keep goin fanka kuu bahan bro inta ila qabto like🖒 dhac igu sii

  • @anababdifarah9600
    @anababdifarah9600 4 ปีที่แล้ว +52

    Wiilka 1 aad iyo wiilka hesta suldan seerar fananiin Mustaqbal Leh 👌👌👌

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 4 ปีที่แล้ว +62

    Wiilka u horeyo 10 mar baan dhageysty
    👎❤️❤️❤️❤️🥰

    • @FotMob319
      @FotMob319 4 ปีที่แล้ว +1

      Isku miid nahay

  • @sunitacdey3097
    @sunitacdey3097 4 ปีที่แล้ว +67

    Aniga marka quraanka lagutartamaayo iyo su alaha diiniga halaysoowaco waaiskukalsoonahay dhamaantiina waaoynaysaan

  • @bushraisse9468
    @bushraisse9468 4 ปีที่แล้ว +132

    Bushaaro mgcyga darti like igu saar inanka u horeeya❤

  • @enahussein6286
    @enahussein6286 4 ปีที่แล้ว +36

    Wiilka ugu horeeya fanaan buuxa inta igu raacsan like

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 4 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi wiilka u horeeyo codkiisa caadi ma ahan tobonaan jeer ayaan kusoo ceshtay!

  • @hidaayoabuukar7036
    @hidaayoabuukar7036 4 ปีที่แล้ว +112

    Ww m.a wiilka u horeeya codkiisa la dhacay sidey abwaninta uga heleenba

    • @hidaayoabuukar7036
      @hidaayoabuukar7036 4 ปีที่แล้ว +1

      M.a balanbalis barnamijka noo soo badi wll horay usoco

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hidaayoabuukar7036 abaayo SUBSCARB ISAAR

    • @fathihaji6352
      @fathihaji6352 4 ปีที่แล้ว +1

      haaa mnsha allaah waawe alle hu brkeeyo codkiisa👏👏👏👏👏

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 4 ปีที่แล้ว +6

    Ma sha Allah yaa salaam wiilka u horeeyo heesta bashar kula midaan ahay qaadayo wuu gudbay 😍❤

  • @mohamedabdirahman7971
    @mohamedabdirahman7971 4 ปีที่แล้ว +9

    Horta anigu waxan ahay nin reer waqooyi ah si kastaba ha noqotee waan jeclahay wllahayga koonfurta

  • @zowdiina344
    @zowdiina344 4 ปีที่แล้ว +55

    3:03 m.a reer karaan cimama doda hesasho malhn 👌👌👌👌💯

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว +2

      Zowdiina baby walal SUBSCARB ISAAR

    • @mustafcarab7327
      @mustafcarab7327 4 ปีที่แล้ว +1

      Reer kaaraan inaba caadi mahin

  • @miinimoofficial5001
    @miinimoofficial5001 4 ปีที่แล้ว +11

    Wiilka ugu horeeyo waaaaw masha allah 🥰🙌

  • @akhyaar11
    @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว +49

    Hadaad reer kaaraan tahy
    Subscribe iisaara one ❤

  • @rashkaboyofficial5440
    @rashkaboyofficial5440 4 ปีที่แล้ว +5

    Abdiwali on 🔥 🔥 🔥💯🔥🔥🔥💯💯🙏
    Naf ku bahan baan ahee barbarkagu ila qabo
    Anigo jifaan u istagay wlhi hadad sideydo kaleeto ka heshy like ku kasbeee

  • @amuumahamedziyaad2984
    @amuumahamedziyaad2984 4 ปีที่แล้ว +24

    Maasha allh wiilka ugu horeya heesta shire mire dacar qaadaayo fanaan saxa waaye guuleso wall🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👌👏👏👏

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 4 ปีที่แล้ว +69

    Shey mire iyo suldan seeran labada wiil ee qaday inaba caadi maaha keep going ayaa leeyhy
    Balanbalis studio idinkana editing ka iska saxa yaqay 👈🔚

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +8

    Wiilka ugu horeeya wlhi waa fanaan buuxa cimaamada lagama haysan karo keep going bro ✌️👌

  • @hamzaleyl3939
    @hamzaleyl3939 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka. Heesta Suldan serar. 🙏🙏🙏👍. Waa fananka mustaqbalka.

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 ปีที่แล้ว +15

    Inanka 1aad *Abdiwali* Good develop bro Fanan Mustaqbal leh🙏
    8:30 *Seeraar* two wlhi🔝

  • @maankamaanka-zl9jl
    @maankamaanka-zl9jl 4 ปีที่แล้ว +12

    Wiilka ugu horeyo axyaa cod 👌masha allaah horay usoco pro hormar wcn 🙏

  • @ayanmustafmahamed7797
    @ayanmustafmahamed7797 4 ปีที่แล้ว +2

    sheymire dacar heestiisa wiilka qaaday waa fanan mustaqbal leh hore u soco abdi wali

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 ปีที่แล้ว +2

    Yarka shaadhka buluuga,, ugu fiican,, ihun heestii sheymire dacar ,,,waxa soo raaca,, QALINLE HEESTIISA yarka qaaday,, heesta CANAB

  • @romokowhandule3591
    @romokowhandule3591 4 ปีที่แล้ว +12

    Wiilka u horeeya cumaamada halagu tuuro hooy 👏👏

  • @Togdheer
    @Togdheer 4 ปีที่แล้ว

    Aakhiro mooyee labada gudi ee kale wayka hinaaseen wiilka heesta qalinle KU heesaya. Run ahaanti waligay ma dhagaysan qof ka cod wanagsan Masha Allah.

  • @tuushchannel178
    @tuushchannel178 4 ปีที่แล้ว +36

    heesta shaymire dacar jecliyaa buraan iyo hadaaftimo ceerigaabo iyo badhan shuulkaanku dhashay

    • @halooyelochannel9798
      @halooyelochannel9798 4 ปีที่แล้ว +1

      Buuraaan waaw csimdydii

    • @qadrasaid7974
      @qadrasaid7974 4 ปีที่แล้ว

      Allow barakeey my home land makhir state siiba buraan magaaladaan u dhashay isha allah mar waan iman doonaa

    • @mizkiabdulqani1515
      @mizkiabdulqani1515 4 ปีที่แล้ว +1

      @@qadrasaid7974 amiin 😘😘😘😘😘😘

  • @mohamedbashir4049
    @mohamedbashir4049 4 ปีที่แล้ว +13

    Cabdiwali mashalah cod halaasi ah horay usoco sxp

  • @BidhaamiyeMedia
    @BidhaamiyeMedia 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka ugu horeeyay wuu soo baxayaa waana huba inta igu raacsan ii codeeya

  • @sahrocumar7226
    @sahrocumar7226 4 ปีที่แล้ว +41

    Wiilkii suldan seerar qaday asagoo u cod eg yahy. Wa uu cod mac yahay

  • @ishaq4880
    @ishaq4880 4 ปีที่แล้ว +7

    Dagmada Karaan waa diyaaarsan yihiin Shiribkii waa soo dhaafeen Hambalyo karaan Hore usocda

  • @zunduofficial9382
    @zunduofficial9382 4 ปีที่แล้ว +10

    Wiilka ugu Horeeyo wlh caadi maha💖

  • @abdirahmangacal6051
    @abdirahmangacal6051 4 ปีที่แล้ว +7

    Cabdi wali masraxii Waadba Nooleysay Ba❤❤❤❤ Masha allah

    • @husseinhassanshaban3438
      @husseinhassanshaban3438 4 ปีที่แล้ว

      hhh wadba nooleysayba waxan
      kuso xasuusana odayga mesha fadhiya Aqiro

  • @abdinasirmaalim8908
    @abdinasirmaalim8908 4 ปีที่แล้ว +3

    Subhanaallah quranka karimka kutartardiya umada

  • @asiyaahmedcaadimaahajecliy3958
    @asiyaahmedcaadimaahajecliy3958 4 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahay idiin ma naxariisto may quraan tar tarn galiyaa subxaana laaah😥😥😥🙈yaa igu raacsan wll

  • @mohamedaliabdirahman6346
    @mohamedaliabdirahman6346 4 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka Ugu horeeya 30 Mar kabadan Waan ku Cesh ceshtay C/Wali anigana Waan kuu istaagay bro 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdirashiid1089
    @abdirashiid1089 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi weli ibrahin Fankaa ku ahan Yaa noo gu badala
    Fananiin badan👍👍👍

  • @asaldhalad8529
    @asaldhalad8529 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow willka ugu horeeyo cimaamada ayn ugu tuuray aniga
    Wilaba heestaas qaas ayey ii tahy wlh
    Qofbaan ku xsuustaa xqiiq

  • @Taxo-xd2ui
    @Taxo-xd2ui 4 ปีที่แล้ว +3

    Hal nin ayaa mesha ka muuqda
    Runtiii waa fanaan yrkaasi
    Maca music ayaabu raacinyaa
    🤙🤙🤙

  • @amalqueen4890
    @amalqueen4890 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdirisak akhiiro macalinkaygi dugsiga sare e somaliga i dhigayay wanku taganahay adiya xaybaro iyo fanan shimaali sharaf korkina ha ahato❤

  • @aamiinofficial2570
    @aamiinofficial2570 4 ปีที่แล้ว +8

    wilkan cabdi wali ugu horeya inkasto isku xafad aheyn wlh bro wow Amazing

  • @caziizacadey7357
    @caziizacadey7357 4 ปีที่แล้ว +5

    wiilka ugu horeeyo masha alaah 👏👏👏😘😍😍

  • @farhandouh5009
    @farhandouh5009 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah
    SALAAN GOBEED
    ANIGA dhankayga Haa Abdi wali Yare

  • @raagecali8931
    @raagecali8931 4 ปีที่แล้ว +13

    Wiilki u horeeyey fadhigaa looga kacay masha allah 👌👌

  • @ifkanolosha2089
    @ifkanolosha2089 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi wali Ibrahim waad u qalan taa ee hore u soco masha Allah waad cod mcn thy

  • @Nahwa6010
    @Nahwa6010 4 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka ugo horeeya wllhi masha Allah wye

  • @MustafaAli-ed3gi
    @MustafaAli-ed3gi 4 ปีที่แล้ว +8

    The first man and the last man aad ayaan uga helay
    Kan ugu horeeya iyo kan uga danbeeya wax lagama qaban karo

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 4 ปีที่แล้ว +8

    C/wali codkiisu caadi maaha👌👌❤❤❤❤❤

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka yar...Bashar kula midaan ahay; the best talented Fanaan!

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 ปีที่แล้ว +2

    Tartan Quraan intii jecel in loo badalo barnaamijka likte 👇🙌😊

  • @qaaluushmuxydiin1899
    @qaaluushmuxydiin1899 4 ปีที่แล้ว +5

    Wow amazing voice wiilka koobad💕

  • @abdirahmanmohemed261
    @abdirahmanmohemed261 4 ปีที่แล้ว +3

    cawali ibraahin ani wan wataa cunugaas wlhy ah top top top🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 ปีที่แล้ว

    Axyaa cod iyo talent wiilka ugu horeeya 1one isaga ayaa ah kuwa kale idinka go,aamiya

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka hore xataa music asaga tuuntay wax nool fanka ku bahan👏👏👏👏👏

  • @niyadsancumar1691
    @niyadsancumar1691 4 ปีที่แล้ว +4

    Wiilka heesta shey mira dacar qaday m.a best cod 👌❤

  • @tafomahamed8643
    @tafomahamed8643 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahi wiilka yar ee ugu horeeya waa the best one

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa fanaan buuxa wiilka hore cid uu ubaahan yahay malahan👏👌💞💝😘😍 War heesihii hore ayaa lagu tartamaa war maqla kuwa hada jira erayda ay ku heayaan xitaa lama fahmaayo ee iska dhaafa ceeb miyaa ayagaaba meksar la mariyaa fanaaniinta hada jira

  • @aminaabdiaadan1713
    @aminaabdiaadan1713 4 ปีที่แล้ว +33

    wad dadaaleysaan dhalinta wad ku dadaashen o waqti ayad siisen marka xaga diiinta aya ku habooneyd in ad tartan ad ku gelisaan si ad ajar ugu hashan

  • @saabiriincabdiraxmaan3696
    @saabiriincabdiraxmaan3696 4 ปีที่แล้ว +8

    Wilka ugu horeeyo ww m.a 🥰😘

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 4 ปีที่แล้ว +1

    Cagaar-weyne & Howd...... very supper. Wuxuu i xusuusiyey Qalinlihii runta ahaa!

  • @noorhaji5861
    @noorhaji5861 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilen somali oo dhan badidoodu inay fanaan noqdanbay rabaan war quraanka iyo sunaha NABIGEENII SUUBANA SCW iska barta

  • @zaluushofficial8023
    @zaluushofficial8023 4 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka uga horeeyo coodk Masha all

  • @raaxoadanraaxoadan8044
    @raaxoadanraaxoadan8044 4 ปีที่แล้ว

    wilka ugu horeyo iga gadan inkastoo oo ajir igu soconin viva the first boy

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdiqadir kulmiye ooof caleek heesta Muse Ismail Qalinle 👍🏽👍🏽❤️❤️

  • @bulxaxofficialchannel9954
    @bulxaxofficialchannel9954 4 ปีที่แล้ว +4

    Wilkaam markii hore waa you saxnaa lkn hada madama sad Soo celiseen waaa ok 👍👍👍👍 Manisha Allah was cod macanyahay

  • @sabirinmohamed6193
    @sabirinmohamed6193 4 ปีที่แล้ว +8

    Wiilka ugu horeeyo
    👌🏽👌🏽Amazing voice

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 4 ปีที่แล้ว +3

    Tartankan muqdisho uma baahneyn 😃 ee bahalka hoyga fanka io suugaanta keena
    😀

    • @hamdixiis7418
      @hamdixiis7418 4 ปีที่แล้ว +1

      Muqdisho ma adigaa u diidi kara uma bahna kulahaa

    • @muhandjama5582
      @muhandjama5582 4 ปีที่แล้ว

      @@hamdixiis7418 maxaad haysan faladagan miiran ayaa idinka dhashe 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @zadampato7188
      @zadampato7188 4 ปีที่แล้ว

      Hh iyagu niiko haku tartamaan😂

    • @yusroabdi2126
      @yusroabdi2126 4 ปีที่แล้ว +1

      Muqdisho la aan teda waxb ama tihid kamana maarantid iyadaa hoosteeda taalaa libaax kaa sii jedo ha isku soo jeedin 😬😬😬😬😬

  • @SalahAliAbdi
    @SalahAliAbdi 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw Abdiwali waa fannaan banaanka yaala runtii ✋👌

  • @mohamedabdi5969
    @mohamedabdi5969 4 ปีที่แล้ว +12

    Abdiwali ibrahim kangeero bro fanan wad u qalanta hore usoco lgnd

  • @hodanmohamed6882
    @hodanmohamed6882 4 ปีที่แล้ว

    Wilka ugu horeeyo fanaan wad noqon kartaaaa toppppppppp

  • @laaleyschannel2711
    @laaleyschannel2711 4 ปีที่แล้ว +3

    cabdiqadir muxyadiin ayuunbaa fanaan ah iyo wiiLka ugu horeeya

    • @mohamedqare3202
      @mohamedqare3202 4 ปีที่แล้ว

      LAALEYS CHANNEL walhi waxanba umalenayay qalinle oo mesha tagan

  • @HALDOORMEDIA
    @HALDOORMEDIA 4 ปีที่แล้ว

    Abduwali Ibrahim Maxamed
    Waa fanaan dhamays tiran wiilkaasi
    Aniga aragtidayda

  • @mowliidalinour2274
    @mowliidalinour2274 4 ปีที่แล้ว

    qofkii ugu horeyay ee rer hilwaa ah ee tartanka kasomuqday hadana codmacan wixii rer hilwaa ah salan gobed😍 🙏

  • @sagalali8612
    @sagalali8612 4 ปีที่แล้ว +1

    Buraan io hadaftimo ceergabo io badhan my dalkygi 10/10

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah...yarkii codka Rageed lahaa waad soo celiseen. Very talented. Cod aan la qarin karin ayuu wataa.

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 4 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka ugu horeeyo ee ka yimid karaan top wye wlhi😍😍Reer kaaraan hada nhy waku wadanaa❤❤

    • @farhiyol6567
      @farhiyol6567 4 ปีที่แล้ว +1

      😘😘😘❤❤❤

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 4 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah wiilkan Aniga wan uu codeyey shey mire dacar🙏😭

  • @faatzambeautysalon8034
    @faatzambeautysalon8034 4 ปีที่แล้ว +3

    cabdiwali ayaan u codeeyey❤️lalalam lalalaaa

  • @ashocarabow8613
    @ashocarabow8613 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka ugu horeeyo ku heesto reer karaan baan isla nhy hor usoco apwe

  • @hamsenadiif3554
    @hamsenadiif3554 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninka u danbeeeya kama daaalo codkiiisa.
    Walee shaadh cadoooow. Kaaa yaaaabay

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 ปีที่แล้ว +1

    wo keep going jiilka cusub ee sobaxaaya hambalyo balanbaalis thnks baan idinleyahay com adinkna

  • @lamahuraan9590
    @lamahuraan9590 4 ปีที่แล้ว +6

    Heesta Muuse ismaaciil qalinle wiilka qaadaya wuu iga gadan yahay✔✔✔

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 4 ปีที่แล้ว

      Lama huraan yaa Salaam weli man arag qof codka muuse keena wiilkan ayaa kenay runtii ❤️

    • @user-sk3kw1mw8o
      @user-sk3kw1mw8o 4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

  • @Osman-xulbaale
    @Osman-xulbaale 4 ปีที่แล้ว

    Seeraar kistoo speedka yareee sida kale waad kabaxsatay haa haa haa

  • @aadanosmaan4881
    @aadanosmaan4881 4 ปีที่แล้ว +1

    1:30 wlhi wiilkaas waa wataaa keeep going fanaanka mustaqbal leh Axx codkiisa wax lasiiisto malahan wlhi 3 jeer kusoo ceshtay wlhi💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎤🎤🎤🎧🎧🎤🎤🎤🎤🎧🎧🎤🎤🎤🎤🎧🎤🎧🎧🎧🎤🎧❤❤❤❤❤❤❤🎧🎤🎤🎤🎤🎤❤❤❤❤❤❤❤❤🎤🎤🎤🎤🎤❤🎧❤🎧❤🎧🎤❤🎧❤🇸🇴

  • @asiye717
    @asiye717 4 ปีที่แล้ว +4

    😰A/Wali waa ku qiroDa
    Wilkas 10mar kabdan Ban ku ceshta Horay usoco Wllkei ❤💉💋🌍

  • @nimcabilan998
    @nimcabilan998 4 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH kabaqoo dumarka ha fidneynina

  • @baashiofficiall
    @baashiofficiall 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka ugu horeeya iyo kan ugu danbeeya Congrts