Sheekh Maxamuud Shibli - Qisada Xanuunka badan iyo Wariye Abdihafid Mohamud - Baadhitaan Kadib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Fiira Gaar ah......
    Sheekh Maxamuud Shibli Qissadani wuxuu
    kusoo arkay london 12 sano kahor taqriiban,
    waana xilliga Cudurkani Adduunka Kubadnaa,
    Waxaan Sugaynaa Sheekhu
    inuu Arintani umadda uqeexo
    Goordhow - insha,Allah
    .................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia

ความคิดเห็น • 590

  • @zahraahmed6496
    @zahraahmed6496 5 ปีที่แล้ว +7

    Sheeqa waa kafakatay markaan ayaan filayaa! Alloow ceeb astur! Maxaad asaga si gooni ah ugu waydiin waysay markaad baraha bulshada dhexkeenayso. Inkastoo shiiquba ku qarxiyo qofkii uu u arko inuu qaldanyahay asna in lagu qarxiyo ay tahay mararka qaar. Laakiin haddii arintaasi ku cadaato shiiqa waa dhaawac aad u wayn.

    • @zakiali2236
      @zakiali2236 7 หลายเดือนก่อน

      Fiiri jooji shiikha waalagu qarxinaa iyo waxaa sheegeesid, shiikha wuu kaftan badanyahe, wX qarxis ladhaho majiraan, tankale London waa caasimad aad u weyn qasab maha, meesha intaas la eg gees ka gees Inaa lasocon kartid aqbaaraad keeda.

    • @abdullahchikakoz740
      @abdullahchikakoz740 หลายเดือนก่อน

      Tariiqda ma taqnaan miya sheekhu wuxu ka hadlaya inu tagay ingriska 2003 wasarada baritankeedana wa 2008 wixi ka danbeeyay caqligiina wa intaas 😂

  • @canabyusuf6092
    @canabyusuf6092 8 ปีที่แล้ว +1

    war dad yahow wax hubsada sheekha haku xad gudbina waa Sheikh xalaasha iyo xaaraanta kala saara culimadeena warkooda intaa qilaaftaan ha raacina gaalada warkooda

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 3 ปีที่แล้ว +8

    Subxaana allaah alla ninku been badanaa Ma kanaa sheekha ah subxaana allaah

  • @siratali5333
    @siratali5333 10 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi xafiid waxaanu uga baranay barnamijyo dadka anfaca iyo wax badan oo inuu u qabto bulshada allahana ka abaal mariyo laakin ma ahayn inuu shekh maxamud muxadaro uu jeediyay dabagal ku sameyo mana umaleynayo anigu in shekh shiblina been sheegay gaalana ay run shegtay Subxanallah walalayaal culimadu waa warathatul ambiyaa ee halla xushmeyo hadduu aayad ama xasiith gafo waa banii aadam ee halla soxo laakin daliilaha ka daaya

    • @blueicemax2268
      @blueicemax2268 8 ปีที่แล้ว

      sheeqa macsuum maahan. been qaawan ayuu sheegay, waxa asaga kaligii Tusay dadka HIV GA bulshada kale ee dalka kunooleed u arkiwaayeen kasoo jawaab, maalinkasto ayee been sheegaan waa adoo kale. Danni ayaa kadhacay gefna wuu geestay, raaligalin haka bixiyo.

    • @blueicemax2268
      @blueicemax2268 8 ปีที่แล้ว

      sheeqa macsuum maahan. been qaawan ayuu sheegay, waxa asaga kaligii Tusay dadka HIV GA bulshada kale ee dalka kunooleed u arkiwaayeen kasoo jawaab, maalinkasto ayee been sheegaan waa adoo kale. Danni ayaa kadhacay gefna wuu geestay, raaligalin haka bixiyo.

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 4 ปีที่แล้ว +5

    14 to 19 years oo gabadha ah waliba Somali ah... unbelievable

  • @aamina6922
    @aamina6922 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh.hayska hubsado waxa ui sheegayo xataa anigu waxaanan Shiikh Shible hadalkiisa hortiiba ku nacay daliilkiisu ma badna waxaad moodaa in uu caqligiisa ka hadlayo.Suxifigana Alleha barakeeyo

  • @umualkhair8950
    @umualkhair8950 10 ปีที่แล้ว +15

    sheekha alaha ha xifdiyo wuxuu ka cadeeyay meel live ah maxaa u keeni waysay jawaabta naagta gaalada ayadoo live ah sidaas darteed wax jiro ma aha jawaabtaada ee sheekha raali geli waad ceewooday c xaafid

    • @deeqaomar2647
      @deeqaomar2647 4 ปีที่แล้ว +5

      Ninkan dumarka caayey ayaad difaaceysaa miyaa adigana

    • @shukriabdiweli4481
      @shukriabdiweli4481 4 ปีที่แล้ว +1

      Sheekadaan London waa been.
      700 gabdhood been!!!

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 4 ปีที่แล้ว +3

      @@deeqaomar2647 walaal wahaabiyadu isqarxin oo kaliya ma sameeyaan laakin qaarkood gabdhaha sharafta badana wey caayaan , horta waaba yaab 700 oo gabdhood oo guri ku jira waligeedba maba dhicin , anigaba hospital ka shaqeeya waligeed maba dhicin dad hiv aids qaba oo guri lagu hayo xataa hospitaal lagu ururayo , ta labaad horta muxu u dhihi waayay rag baan soo arkay ee dumar baan soo arkay , ilaahay ha soo hanuuniyo wahaabiyada ,

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 4 ปีที่แล้ว

      @@shukriabdiweli4481 waaana horta beenti ugu doqonsaneyd , laakin horta muxu ku keenay beentaas oo kale , muxu ula jeeday ,

    • @deeqaomar2647
      @deeqaomar2647 4 ปีที่แล้ว +1

      @@moonsun8500 waa taan layaabay. Gabdhaha uu sheegay waaba hadey jiraane, raggii cudurka kuridey meeye?

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 4 ปีที่แล้ว

    Naag xunoo gaaal maa aamine walh aduunyo waaye tan aaqiro warbaa yaalo war naga aamu gaalada inee muslimiinta qaadsiiyaan bee rbaan ma ayagaa kuu sheegaya yaaahuuu xoolo maqli jire waa kan ka xishoo culimada shiekh rumeesanahy ani

  • @axmadcusman6762
    @axmadcusman6762 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh warkiisa waa run,
    Lkn Wasaaradda cafimadka UK,
    Waa gaalo warkood mayeelayno,

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Wllo sheekh ma dhaqtarba maxa tusay dadka cudurka taas aan aqliga bila Adamka geleeyn

  • @mustafasaidd5454
    @mustafasaidd5454 8 ปีที่แล้ว +1

    sheekha ka dhamaada waa culimadeena waaweyne

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  10 ปีที่แล้ว +14

    ASC - Walaalaha dhamaan - Fadlan Mowduuca
    Ra,yi iyo Fikrad Wangaasan Kubiiriya, Caayda
    Sheekha iyo Wariyaha Midna Nama Khuseyso - Wax aan Danbi
    ahayn kama faa,ideyno - Mida Kale Sheekha iyo Wariyaha
    waa laba Nin oo Sharaf iyo Wanaag Usaaxib ah
    oo Dhamaantenna inaga sharaf Badan..
    ‘’Ogaada Kalimada Suuban Waa Sadaqo’’

    • @yasminehussien4351
      @yasminehussien4351 8 ปีที่แล้ว +1

      Walaal hadii aat naga qaban kartid dadka diinta aflagaadeenaayo weey wanaag sanaan laheyd

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 8 ปีที่แล้ว

      +ABDI ASKARI TUBE
      *Shiikha wax muujis bay oga ahayd oo; I think it was clear that this was nothing more than a hyperbole and not to be taken seriously. His lesson was don't wait on destiny and make your destiny happen with your own hand by being active in your kids lives. This Interviewer is world famous and shouldn't waste his valuable time with such things that are obvious to anyone with two brain cells to rub together.*

    • @mohamedadanmohamed7000
      @mohamedadanmohamed7000 7 ปีที่แล้ว

      yasmine hussien

    • @zupersalemon6557
      @zupersalemon6557 7 ปีที่แล้ว +1

      ABDI ASKARI TUBE
      bal shiikha hala waydiiyo halkuu ku arkay

    • @cabdisamadabiikarxaaji55
      @cabdisamadabiikarxaaji55 6 ปีที่แล้ว +1

      sh waa beentaa 700 gabdhood oo AIDS QABO MEEL KUXAREEYSAN MAJIRAAN

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 ปีที่แล้ว

    Cabdxafiid sharciga dhakhatirta mahan in lago waa mamnuc marka shiikha. Amiin

  • @cabdoowcabdoow8327
    @cabdoowcabdoow8327 5 ปีที่แล้ว +9

    Asalama caleeykum wadaadada malaaig maha weey na khaldami karaan, laakiin muhiimada iyo ula jeedada wacdiga in aan ka faa ideey sano ayaa fiican
    wa, laahu aclam

  • @mohamedAli-if2sz
    @mohamedAli-if2sz 8 ปีที่แล้ว

    FARAH BARE sida wanagsan uu u hadlay iyo akhlaaqda wanagsan iyo diinta sida uu u yaqaan hadaan wax fahmayo oo u faham alle isiiyey ninkaas FARAH BARE waa sheekh shible laftirkiis mahadsanid

  • @dalanbaabidalanbaabi8181
    @dalanbaabidalanbaabi8181 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallah war dadku ma nin gaala ayay rumaysanayaan sheekhiina way beninayaan yurub dad hagagsan ma jogaan hadii ay jogana aaad ayay uyaryihiin taasna anaa indhahayga Ku arkay oo layga warami maayo

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 8 ปีที่แล้ว +3

    inta sax San allah aya og sheeqa madhihi karo waa benale wariye cabdi xafiid hadalkiisa iyo aqligeyga markii aan isu arkay waxan leyahay 700 oo gabdho ah oo waliba somali ah hadana 14 hjir ilaa 19 jir ah waliba soomali ah waxan macqul aheyn waliba aqligeyga diiday weeye waxan allah ka baryaya in uu allah naga hayo cudur iyo wax xun gabdhaha somaliyana iyo gabdhaha muzliminta oo dhan allaha xifdiyo naxriista allah hana siiyo waxa nasiib daro ah gabar yar oo masakiin ah oo wax waliba u jilicsan xuman lagu sheego oo lagu caayo lkn allah ayaan xaqena kasugeyna malinta weyn ee aan waxba la iska qarineyn gawar sheeqeda lama doodi karto lkn waxa jiro doodna malin aan cidna cida kale ladoodeyn xaqedana ey latageyn malintas kasokena allah xaqeena hana siiyo aniga culimada ma caynayi mana habarayo lkn ayaga dhaxdooda ayaa ceebtoda iskashifaya waa xaqdarada gabdhaha laga Galayo nin walbo gawar ayuu dhalay gawar wuu dhalay weyna dhashay weyna ladhalatay gawar waa masakiin il madoow ah hala ogado gawar somaliyed ceebta lala doono in ey yaa dhashayna bari hesato wall kale malihin aan raga somaliyed aheyh inoo duceeya wax inoo sheega ina amana ina cananta ina caaya idinka unba inoo walal ah

  • @farmaajocabdullaahifarmaaj7606
    @farmaajocabdullaahifarmaaj7606 6 ปีที่แล้ว +1

    Dad badan oo xanuunsan baa halkaan kahadlaya waxaa wanaagsan inaad dhexdhexaad noqotaan qofna iidan aaminin balse xaqiiqda aamintaan midkoodna ha aaminin shiikhuna malaaig maahan cadayn hakeeno wediyuhu cadayn buu weydiistaye ma intaasaa dhib ah

  • @abdallaxudiliban365
    @abdallaxudiliban365 6 ปีที่แล้ว +9

    ( مايكون لنا ان نتكلم بهذا سبحانك هذا بهتان عظيم) اتق الله يا عبدحفيظ واحفظ لسانك

    • @calijamac9612
      @calijamac9612 4 ปีที่แล้ว

      جزاك آلله خيرا دافعي عن الشيخ

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdalla Xudi Liban sheekhu been ma sheegi karo ? Ma nebi baa?

    • @mohamedomar9726
      @mohamedomar9726 3 ปีที่แล้ว +1

      @@archaeologicalscientist8683 waa been cad uusheegay shible

  • @zakariyamahat4292
    @zakariyamahat4292 8 ปีที่แล้ว +2

    intee lagu maqlay dad latakooray oo meel lagu hayo oo london jooga wahabiyada waxaan iyo wax kadaran waan kafilaayey walahi

  • @mustafeali3626
    @mustafeali3626 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah Sheekhu been badanaa Allah muunu ka baqayin ma jirto arintaasi Abdi xaafid baa ka jawaabay oo soo wayidiiyay qayibta cafimaadka waxay yidhaahdeen ma dhici karto 700 Oo soomali ah habto yar yar oo cudurkaa qaba ma dhicikarto SumxanAllah

    • @maxamedshukri3700
      @maxamedshukri3700 4 ปีที่แล้ว

      Adiga caqligaada gaalada ma waxaad ka sugaysaa in ay run kuu sheegaan
      Waa ayyaan daro in sheekh daaci ah oo waxyigi ilaaahay SWT xanbaarsan intaad rumaysan waydo ood gaal ilaahay iyo rasuulkiisa aan aqoonin cadawgaagana ah aad rumaysatid
      Dib iskugu laabo

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 6 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhaha somaliyeed way bukan ba tiri, Maxaa qaligood xanunka ku kobay, ta labaad Anigu nurse baan ahay wan aqan xerasha cafimaad ka u yalo. wa mamnuuc cidna loma shego lamana tuso qofki xanuun qaba. Wa sir ka dhexaysa dhakhtarka iyo bunkanka. Meelna laguma ururiyo dadka qaba Aids ka.

  • @zakiazonda648
    @zakiazonda648 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh alle haku dhowro cadaw badan bad leedahee

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 11 หลายเดือนก่อน +2

    Shiikh dad xanuunkan qaba ma laysku xareeya😂ma adigaa indhahaga ku arkay iska hubso shiikh

  • @saeindhoyare5267
    @saeindhoyare5267 9 ปีที่แล้ว

    Sheekha aan adduunka ugu jeclahay. ILLAAHEY sw ha xafido. Abdul Xafiid waxay ahayd inaad sheekha soo waraysato marka hore. Haddii la doono waa lagu yidhi inta dad la tusay. Sheikh Shibili waa qof iimaan badan oo cid loo dhigaa jirin, markaas Cabdul Xafiidoow sidaad u gudagashay xaalada waa laga fiican yahay. Waxaanu ognahay sidoo kale in Sheikh Shibili yahay Shiekh cadow badan leh -taasi waa mid aan shaki lahayn, waayo waxa uu kala cadeeyey xaqii iyo baadilkii. Waxa uu diidey in Somaliya dib loo gumeysto iyadoo diinta islaamka la isku soo qarinaayo.

  • @mohamedhusseinqiso3971
    @mohamedhusseinqiso3971 9 ปีที่แล้ว

    Xafidahu Allah. Sheekh Shibil. Sheekhu Waxaanu Soo Arag Ma Sheegeen Isagaana Uga Lexajeclo Badan Dadka Muslimiinta Sharaftooda Iyo Milgahooga.
    Balse. Waxaa Iga Yaabiyay Ninkan Weriye Ku Sheega Ee Leh Wasaaradda Caafimaadka Ayaa Noo Xaqiijisay Inaanay Jirin Arrinkaasi.
    Maanad Ogeyn Gaalku Inuu Yahay Beeneele Ilaahay Ka Gaaloobay Oo Eebbe Qur'aanka Kariimka Ah Ku Cadayn.
    Subxanalah. Ma Cadayn Kale Ayaad Rabtaa.
    ₩eriye. Allah Ka Cabso Oo Hays Barbar Dhigin Hadal Yidhi Qof Eebbe Rumeeyay Iyo Gaal Aan Kaadida Iska Maydhi.
    Ilaahay Ka Xishood.

  • @mohamedhirsi6901
    @mohamedhirsi6901 7 ปีที่แล้ว

    doqon ba tahay wariye marka kowaad sabatuna wa in aadan marin wadadi loo baahnaaa. hadi aad xaqiiqo raadin tahay oo intaas oo dadaal ah ku bixineso in aad xaqiiqo hesho sheekha maad la soo xirirtid ma UK difaaceda caadifadu ku qaaday mise somali baad wada nasahaysaa .. sheekhu wa runtiis mana ahan qof ki ugu horyay ee sheegaa waxa igu yab badan 3 qof aya noo qoran

  • @shueb22
    @shueb22 5 ปีที่แล้ว +1

    somaalidu wa dad aan waxba dhuuxin wuxu yiri shibli fiiri maalinban tagay london ma hal maalin oo u jogay ayu ku arkay 700 oo gabdhood oo qabo idis dadki kunoolaana mayn maqlin

  • @mfarah4612
    @mfarah4612 10 ปีที่แล้ว

    HA'IS CAAYINA WALAALYAAL, SHEEKHU ISBA WAA NOOLYAHAY ILLAHAY HADAAYEE.. ISAGAA SHEEGI DOONA MEESHAAS IYADA AH EE SIRTA AH EE LA'TUSAY, SI'AYNU SHEEKADAN USOO AFJARO..DHIBAATO MAJIRTO HA'ISKU DAMBAABINA IDINKU..

    • @zainabelmi30
      @zainabelmi30 5 ปีที่แล้ว

      H i v 700 oo qabtah aa soomalida joogtah wadan kaan cudur kaas ma ba dhama in taas bisinka

  • @aminaabdirahman3021
    @aminaabdirahman3021 8 ปีที่แล้ว

    sheekha been masheegayo ee wariyaha dib ha iskugunoqdo oo ilaahay hakabaqo hana iskuxishooda oo culumada sharaftooda yuu meel ogadhicin, hadal naac ah oo ad meesha keentay shiikh shibli waxa kaga goyn maysid ee iskuxishood

    • @AidrossMuhammad
      @AidrossMuhammad 8 ปีที่แล้ว

      Aaminaay walaalo lama joogo qarni qiiq la isku qarinkaro Ee waa beenloow miyuusa ogeyn dunidu Hada lajoogo inay waxba qarsooneyn Ee haku difaacin jaa'ifeynta uu u geysanayo Gabdhaheena soomaaliyeed

    • @Abdikaaf
      @Abdikaaf 7 ปีที่แล้ว

      amina abdirahman YA YIRI NIINKAN WA SHEIKH SOOMALIDU GOF KASTA WA UU SHEIKH.. Kkkk

  • @caajismoon2133
    @caajismoon2133 4 ปีที่แล้ว

    Wariye run sheegay ma arkin.
    Sidii oo shaikha shegaye adaaba ka mid ah oo somalinimada kafanayaa sida hadalkaaga laga aqrisanayo. Abdulhafid

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 4 ปีที่แล้ว

      Xayawaan baa tahay sheikha aad sheegaysaa waaka somalida ceebaynaya ee leh hablo HIV qaba oo meel lagu hayo anagaa joogna UK halkee lagu hayaa cid xanuun hayo oo meel lagu hayaa maba jirto..miyaanay somali ahayn hablaha uu beenta ka sheegayaa,adeer cid kasta waxay kuu sheegayso hadhagaysan sheikh iyo caliyo la aane

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 3 หลายเดือนก่อน

    Abdi xafiid walal wadaadad amaan into sii ilaah ka baq walhi god yuu qof kasto & kaligis walhi etaqulaau

  • @jamaalsaid3447
    @jamaalsaid3447 5 ปีที่แล้ว

    sheekha ayanu rumaysanaynaa mida kale adigu masaasad wariye kuthy inta aad naag futacad waraysanayso maad sheekha waraysato

  • @rahmasaciid4334
    @rahmasaciid4334 5 ปีที่แล้ว

    Sheikha markuu u duceyn waayey gabdhaha markiiba waan fahmey in uu iska hadley hadalka badan meelkasto ayuu kula galaa

  • @mohamedomar9726
    @mohamedomar9726 3 ปีที่แล้ว

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

    • @mawjama831
      @mawjama831 2 ปีที่แล้ว

      ilaahay isagaa naarta sameystay, wuxuu u sameystay dadka diintiisa beeniyey, diidayna in ay u hoggaansamaan sharcigii ilaahay soo dejiyey, kuwaas oo sameystay qawaaniin, dastuur iyo xeerar dimuqraadi ah.
      Intaan ogahay shabaabku waxay kasoo hor jeedaan, dimuqraadiyadda, gaalada iyo intii qandaraasyadooda fulisa.
      Marka adigu ma qandaraasle munaafaq ah, baad tahay? Mise Soomaalida gaaloowdey baad tahay?

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 11 หลายเดือนก่อน

    Weriyaha si fiican ayuu u hadlay

  • @wanaagbadan4732
    @wanaagbadan4732 9 ปีที่แล้ว +27

    Asc wll yaal horta ilahey aan kacabsano
    Sheeqa halaga xishoda aniga naag gaal
    Marumaynayo ee sheeqa rumaynaya
    Sababta uu sheeqa ushegayo maha cebaysi ee waa in xumatada laga fogado

    • @ffalastinffalastin6156
      @ffalastinffalastin6156 4 ปีที่แล้ว

      Wcs

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

      Halaga xidhooda aa war shaydaan weeye

    • @aali8892
      @aali8892 4 ปีที่แล้ว

      Naag Ta gaasha ayaa run sheegeeyso. Barkee wadanka eey ka hadleeyso Naagta Gaasha sida looga nool yahay baan aqaanaa iyo sharciga ka jira majiro dad HIV Aids Qaba oo meel lagu karantiilo

    • @abdirahmanibrahim6706
      @abdirahmanibrahim6706 4 ปีที่แล้ว

      Waryaa sheekh maahee waa kadaabloow ee haweenka walaalaheen soomaliyeed muxuu intaas oo gaf ah ugu geystey subxanallaah muxuu usoo jawaabi waayey markii beentiisa laga daba tagey doqonka xaasidsanaa muxuu igu habaaraa cudur asaga iyo maxamed idiris umada

  • @munaumuaisha1012
    @munaumuaisha1012 8 ปีที่แล้ว +14

    sheesh shibili been masheegayo ilahay ha xifdiyo

  • @umuanas357
    @umuanas357 9 ปีที่แล้ว

    Asc runtii waxaa wax laga xumaado ah in sheekheynii aaan ku tilmaano in beenshagayo , wariye xun iyo gaaalo wax ay soo sheegty aaan qaaadano ilaaahy xaqa ha tuso umada muslimka

  • @muusexariir5257
    @muusexariir5257 3 ปีที่แล้ว

    Sxb midbaa ku seegtay in aad sheekh waraysato ayay ahayd si loo ogaado saxda

  • @somaliyuotubecaraye8141
    @somaliyuotubecaraye8141 4 ปีที่แล้ว +3

    Shiible sheydaan

  • @jumhuur
    @jumhuur 10 ปีที่แล้ว

    culimada ha iska daayo inan kan yar ee wariye isku sheega ah

  • @ayaanmalin2877
    @ayaanmalin2877 8 ปีที่แล้ว +2

    Asc axbaabi filaah horta aniga waxaa yaab igu riday qof muslim ah 100% oo somali ah inu sheekhiisina warkiisa beeniyo habar gaalad ah oo sajooga ku kadiidana u warkeeda rumaysto ma odhanayo sheekhu runbu sheegayaa iyo beenbu sheegayaa waayo waxaa i hortaala muslin allow run sheeg muslin allowna uga qaado marka Sheikh shibli iyo inta la midka ah ee culimadeena ka tirsan sabab ku kalifaysaa inay been inoo shegaan ma jirto habeen iyo maalin inaga ayey ino shaqeeyaan ino adeegaan inoga digaan cadaab kuma siino lacag waxba inagama dheefaan in aynu nidha Ilaahay wanaaga iyo khayrka aad noogu baaqaysiin misaanka xasanaadka ha idinku daro daaye Bal waynu ka daba shaqaynaynaa oo leenahay badhitaan dheer oonu galnay waxba kama jiraan arinka sheekhu sheegay
    Wariyaa halmid ayuunban leeyahay arinka sheekhu soo bandhigay uu shegay qaab qaldan oo munafaqnimo leh ayad uga shaqaysay waayo simply inaad sheekha la xidhidho oo isaga xog ka raadiso ayaa ku qurux badnayd intaad habar warkeeda dhaga kasoo buuxsatay waliba kufaarad ah oo lexejeclo diin iyo mid dad ahaaneed midna aan inaga lahayn.
    Gabdhi somaliyeedna ama kuwo xanuun la nool ha noqdaan ama kuwo noloshaba ka dhacday ha noqdaane kuwo badan qurbee way ku dhiban yihiin Ilaahay xaqa ha ina tuso hadaynu somali nahaynaa aynu iska dayno cayda aynu kula boodayno Madax,Aqoonyahan,Haldoor,Culimo iyo dadka hormuudka ino ah fikirkaga oo salima dhiibo hadii kale danbi iska ilaaliyo iska amuus
    asc

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 ปีที่แล้ว

    Jasakallaahu khayr sh shibili

  • @mrmaqas1943
    @mrmaqas1943 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaalidu waa sheeq caabud

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 ปีที่แล้ว +2

    hadii ruux la dhagaysan sheekhaa u xaqnimo badan inaan dhagaysano

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว +1

      Shiikha ilaa hada waa la waydiiyay wuu ka jawaabi kari waayay

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 4 ปีที่แล้ว

      @@abdim.m.q3127 hhhhh sheekh caabudku haku cibra qaateen beenta iyo propagandaha ganacsato diimeedka

  • @ciyaalwaaberitv7888
    @ciyaalwaaberitv7888 8 ปีที่แล้ว

    teeda kale hadaanu nahay somali caqli geenu ma shaqeeyo mana fikirno taasi waxaa daliil u ah sheekha hadal kiisa ayaan beeninay gaal hadal kiisa ayaan rumeeyay ilaahay ayaan idinku dhaarshay Aaway Muslim nimadeeni Aaway iimaan keeni

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilhay haa kaa abaal mariyo beenta aad sheegtay sheekh beenlow ah

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 5 ปีที่แล้ว +1

    waxaan u malaynayaa shiikhu wuxuu doonayay in soomaalidu ama dalka soomaaliyeed uu aydhisku ku faafo oo uu ku bato. waxaan goaan ka qaatay ninkan inaana waxba ka dhagaysan sababtoo ah waa qof aad u xun

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 4 ปีที่แล้ว

    Naag gaalad ah iyo sheekh muslima oo masuula ya mudan in la rumaysto

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Wll qofku waxow doono ha ahaade wa inoow cadeeyn keena waxow hadey run tahay

    • @Dangarad.01
      @Dangarad.01 4 ปีที่แล้ว

      Rumayso dee hady sa kula tahy

  • @alimao1132
    @alimao1132 8 ปีที่แล้ว +4

    subxaanalaah sheeqa waa lagadabatagay walee

  • @hollosman6360
    @hollosman6360 5 ปีที่แล้ว

    Insharada fiican ha loo badiyo soomaali In ilahay wadada toosan ku soo celiyo oo ha laga dayo In la dhaho soomaali waa tagatey, in badan oo fiican ayaa jirta Ummadd kuli wada fiican way adag tahay In la helo

  • @UrbanManagementCSI
    @UrbanManagementCSI 8 ปีที่แล้ว +1

    asc.yada oo ay jirto kala hadal badan oo ka muuqda wariyaha hadana marnaba maha in la is babar dhigo warbixin laga helay dad gaala iyo ta sheekha.waxba yaba siday u qiranayan galadu warkaa ka inuu ka jiro dalkooda wayaab

  • @omaralimuhammad8096
    @omaralimuhammad8096 9 ปีที่แล้ว

    koley shibili magac muslim maahin anigane kama helin shibili ma orankaro sheekh hadaan sheekh dhaho waxaan shaki ku jirin inaan dinbaabay

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 7 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah, war armuu Nairobi rabay inuu dhaho oo London afku ka xaday teeda kale dad badan ooo qaba way jiri karaan lkn numberka intaas leeeg ooo hal heel lagu xereeyay ayaa iga yaabiyay Subxaanalah ilow na badbaadi, waxay ahayd in la waydiiyo meesha uu ku arkay kolayba isagu meeaha booqasho ayuu utageye dadkiii geeeyay ayaaa warka aaan jirin u sheegay lkn in wax la hubsado waa arin muhiim ah

  • @qamarafrax2836
    @qamarafrax2836 8 ปีที่แล้ว +1

    Asc abdi xafiid madan fahmin shikha br mana caayin gabdhaha somali ingiriiskana muu oran .alahu aclam lakin wad dadashay cabdi xsfid

  • @mukhtarmohamed4538
    @mukhtarmohamed4538 7 ปีที่แล้ว +1

    weriyaha waxaan leeyahay gaaalo oo beenaaleyaal ahna warkooda miyaad qaadanaysaa sheekhana warkiisa miyaad beeninaysaa
    hadaad xaq raadis tahay miyaad sheekha laxiriir oo aad waydiisid meeshuu sheekhu ku arkay siaaad indhahaada ugusoo aragto

  • @maxamedshukri3700
    @maxamedshukri3700 4 ปีที่แล้ว

    Marka koowaad ilaaahay SWT halaga baqo oo culimada hilibkoodu wuu sumausanyahee yaan lagu fududaan caydooda iyo wax ka sheegooda awliyada ilaahay halaga xishooda
    Tan labaad
    Waxaan leehay wariye Cabdixaafid iyo dadka lafikirka ah
    Mawaxaad rumaysanaysaan dad ilaaahay SWT nòo sheegay in ay cadaw noo yihiin maydan diinta baran ooydan maqal
    Seed sheekha warkiisa u beeninaysaan ood gaalo ilaaahay SWT iyi Rasuul midna aan rumaysnayn aad warkooda u rumaysanaysaan ood u qaadanaysaan
    Magaal baad ka sugaysaan in uu run idiin sheego
    Niman ilaaahay SWT xaqqiisi garan waayay baad ka sugaysaan in ay xaq bini aadam iska dhawraan
    Cabdi xaafid wakhtiga waxaan odhan lahaaa hadduu runsheegayo hala xidhiidho sheekha oo ha soo waydiiyo

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 4 ปีที่แล้ว

      wll sheekhuba muslim warkan noogama keenin ee gaalo buu ka keenay jooji sheekh caabudka oo caqligaaga ka xoree ganacsato diimeedka

    • @maxamedshukri3700
      @maxamedshukri3700 4 ปีที่แล้ว

      @@archaeologicalscientist8683
      Subxaanallah wll wax aan ilaahay SWT ahayn lama caabudo ilaaahay baana kaman galay hadalkan aadan u aabayeelin hadalada qaar waxa ficn inaad ka fiirsato
      Waxaan kuleehay haddaad wadaadada duulaan ku tahay waa halkeeda sheekha inaad hadalkiisa dhagaysato way fiicnaan lahayd isagaa tagay meesha oo ka sheekaynaya

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Shukri wll waan kaa raali gelinayaa hadalkaan ku idhi oo runtii waa khalad iga dhacay waxaana codsanayaa inaad i cafiso

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Shukri anigu culumada weerar kuma ihi lkn waxaa arin lala yaabo ah in shiikha lageeyo levelkiisa mid ka sareeya oo khalad iyo sax wuxuu yiraahdo loo eegin ee indho la’aan lugu raaco oo hadaad mowqifkaaga ka hadasho lugu gaaleysiinayo ama dhibaato kale luguu geysanayo fikirkaaga iyo sidaad wax u fahamtay darteed

    • @maxamedshukri3700
      @maxamedshukri3700 4 ปีที่แล้ว

      @@archaeologicalscientist8683
      Shukran wll waan ku cafiyay waxbana kuuma qabo run ahaantii waxaad tahay qof wanaagsan mar haddaad garatay khaladkaada Allaha kaa dhaafo adiga iyo anigaba

  • @fadumohaashi4694
    @fadumohaashi4694 7 ปีที่แล้ว

    illaahay haku xifdiyo sheekh shibile baarakallaah waxan aad ula yaabay dadka rumaysanaya qof aan haduu doono diinba haysan wax kastana ka suurtooban shiikha hadalkiisana beeninaya

  • @abdikarimhussein877
    @abdikarimhussein877 9 ปีที่แล้ว +1

    Sidee qoloda Nhs u garan-karaan inta somali 'cudurka' qabta; meesha ethnicity box hadey tick siyaan dhanka black african, markaas inuu qofku somali yahay lama garan-karo, registerka kama heli-karaan inta somali cudurka qabta, subxanallah bal aan ka faaidsanno muxaadarada, in jinsiga somali la-ilaaliyo Ilaahay baa ka weyn. Qoumkii fircoon waxaa lagu halaagay kibir iyo isla-weyni illaa maalinta aakhirona qabriga ayaa lagu cadaabi.

  • @abdisalanyousuf3291
    @abdisalanyousuf3291 10 ปีที่แล้ว +12

    adeer anagu sheekha iyo gaalka, sheekhaanu rumaysanaynaa?

  • @zuyina24
    @zuyina24 10 ปีที่แล้ว

    2 minute oo ugu horeeyso sifiican u dhegeeyso

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 4 ปีที่แล้ว +1

    arinta abdi xaafid ba soo afjaray dadkan leh ma gaaladaanu rumaysana mise shiikha dee shiikhu diintuu caalam ku yahay UK dadka ku nool ama london ugma war roonta mrka caadifad iskadaya shiikhu waa insaan wuuna qaldami kara laga yaabee in uu islahaa dadka xnuunka ka wacyi geli oo ay meesha la martaye

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 4 ปีที่แล้ว

    Waa shaydaan yaa la dhagaysan waa kuwi oo uu ka dardaarmay Nabigayni ralli korkiisa ha naqoto oo diinta hagoogto

  • @farahbarre2606
    @farahbarre2606 10 ปีที่แล้ว +24

    Aslm clkm wr wb intaa ka dib write Abdihafid waan ku salamayaa waxaana ku oran lahaa inta aadan baaritaanka bilaabin waxay ku wacneed in aad sheeqa inta aad la xariirto weydiiso cinwaanka meesha ay joogaan gabdhahaan ka dib aad si qarsoodiya ula xariir tid, qiso yar baan kuu sheegaya oo laga yaabo in aad qaribsato 2003-2004 waxaan ku noolaa USA magaaladisa MN MInnapolis waxaa Kenya laga soo qaaday 200 oo qaba cudurka AIDS si loogu tijaabiyo dawo cusub, warkaasna lagama helin dowlada mareekanka ee xogtaa waxa n'a siiyey dadkii la keenay qaar ka mida marka allaha ku xifdiyo waxaad maray jidkeedii qaadan waxaadna fahantay in dadkaani tihiin dad reer UK ah laakiin waxay u badan tahay in dadkaan laga soo qaaday Afrika loona keenay in la daaweeyo tijaabana laga dhigto marka arrin sır ah ayaad faraha la gashay, waxaana hubaa in dadkii sheeqa meesha as tusay ay kula joogaan London ayaana kula yaaban yihiin sida daacad à ah ee aad wax u baartay iyo xaqiiqda jirta sida laga qui yey.
    Mida kale sheekh shibili wax ku qasbi kara inuu been sheego ma jirto marka Abdiyow waad fududaatay baan oran karaa sheegaana been loow baad ku sheegtay marka cafis ka dalbo illaahayna ha noo denbi dhaafo

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  10 ปีที่แล้ว +3

      Farah Barre ... ASC - walaalle aad ayaan kaaga mahad celinyaa
      warbixinta muhiimka ah aad nasiisay, iyo fikirka quruxda badaan aad usoo jeedisay
      walaalkeen Abdihafid Jama , waan ugahay isaga laftiisa qalad umuusan jeedin
      laakiin wuxuu mudnaa inuu sheekha laxidhiidho
      culimadu waay qaldami karaan laakiin been baad sheegeysaan lama orankaro,
      waa hoggaanka ummada oo waxyiga Alle xanbaarsan..
      Towfiiqa Alle ha,ina waafajiyo..Amiin***

    • @waliid1000
      @waliid1000 10 ปีที่แล้ว +1

      xayawaan baad tahay aan caqli lahayn FARAH BARE waayo nin hablihii somalida ceebeeyay oo hadana sheeganaya sheekh waliba somali ah, ayaa been lagu qabtay uu fagaare ka sheegay oo TV ka sheegay markaasaad u doodaysaa, caafimaadkaaga waxaan u malaynayaa in ay wax ka si yihiin, wariyuhu arinta wuu isku hawlay oo wuu soo baadhay waayo way dhibaysaa isaga adiga damiirkii baa kaa maqan oo waxba kuma dhibayaan markaa hadana isagii isku hawlay ayaad haysataa oo shaydaankii hablaha somaliyeed ceebeeyay ayaad u doodaysaa, mida kale shaydaanka laftiisu miyuu somalida london arintaa wax ka waydiiyo inta aanu TV tagin, ma shaydaanka ayaa fududaaday oo waxba sugi waayay mise wariyaha arinta baadhay waxaan u malaynayaa in dawo kuu socoto oo aad xanuunsanayso. beenaale ayaad tahay adiga laftaadu waayo waxaad naga dhaadhicinaysaa in dad gaadhaya boqolaal xanuun qaba USA la keenay ma waxaad noo haysataa inaanu shalay dhalanay xooloyahow dad waawayn baanu nahay laas canod ayaan la keeni karin dad xanuunsanaya oo tiradaa ah adna waxaad leedahay maraykan oo kuwii caafimaadka qabay xoog loo baadhayo oo aanay gali karin ayaa dad xanuunsanaya la keenay inaad iska aamusto ayaa kuu wanaagsan
      Show less

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  10 ปีที่แล้ว +2

      waliid1000 CAJIIB - hadaadan caytamin wax masheegi kartid miyaa?
      Qofka aad ujawaabtay oo ah Farah Barre miyuu caytamay mase fikir wanagaasan ayuu dhiibtay
      bal inta caay ama aflgaado aad ugeysatay Sheekha iyo wiilka aad Commentiga ugu jawaabtay
      intaasi kuuma muuqato miyaa walaalle?
      Sheekha markaad sheydaan ugu Yeereyso - adiga Majeclaan lahayd in magacaasi laguugu yeero?
      Caayda culimada waxay lamid tahay Adigoo Nabiga NNKH AMA Diinta Wax kasheegay
      Sabatoo ah Culimada Nabiyaasha ayay Dhexleen Sida xadiisaka Kusugan,
      Hadii aay kuxanuujisay Gabdhaha Xanuunka lagu sheegay
      Caayda Culimada maad kafiirsatid ,
      Qof aadan Weligaa Arag ayaad Aflagaado Umiistay
      .....SUBXAANA,ALLAH ...
      ..

    • @waliid1000
      @waliid1000 10 ปีที่แล้ว +1

      ABDI ASKARI TUBE aad buu iiga cadhaysiiyay marka aad aragto dad sharaftii soomaaliyeed meel kaga dhacaya oo fagaare kaga sheekaynaya waliba somali ah,aad baad u yaabaysaa una cadhoonaysaa, lakin marka aad aragto qaar u doodaya oo indho la,aan ku taageeyaya aad aragto madaxa ayaa ku xanuunaya oo wax alla wax aad ku hadlayso isma ogaanaysid,markaa arintan oo adigu aad ogtahay inay been tahay, anigu aan ogahay inay beentahay,qof kasta oo caqli leh uu garan karo inay beentahay, ayay dadka qaar ku leeyihiin sheekha suga,waxa weeyaan wax baa inagu dhacay,somali damiirkeenii mee ma arin laga dhagaysan karo sheekh baa arintaasi.

    • @abdirisakmohamed7928
      @abdirisakmohamed7928 9 ปีที่แล้ว +2

      waa wax lala yaabo doodan meesha taala, markaad akhridana way ku damqaysaa, waa mid sheekh la leeyahay beenaale iyo shaydaan dee malaha waxgaaraa sheekha idin dhexmaray, tan labaad sheekhu wuu qaldami karaa haddii uu qaldamay maxaa xiga ma in la aflagaadeeyaa? ma in sharaftiisa lagu tuntaa?! marka xigta wariyaha warkiisu run wuu noqon karaa beena wuu noqon karaa, run marka laga hadlana dee walaal wariyayaashu been waysheegaan si ay ubuunbuuniyaan waxa ay rabaan inay iib geeyaan, waana nin shaqaysanaya rabana sumcad isaga iyo cida uu u shaqaynayo? markaan hadaan isbarbardhigo sheekh dad wacdiyaya, oo dadka uu hadalka usheegayo uu ogyahay in qaarkood eheladoodu London joogaan arintaas been kama sheegeen? hadaanay gaf ama kama uga dhicin? balse wariyaha {aniga oo aan weerarayn} Cadi xafiid, waxaan is odhan karaa wuu degdegay, gabdhbaa ii cadaysayna anuu kumaan kadmin, warkii oodhan haduu sheekhu khaldan yahay Alle dambigiisa ha dhaafo in gaar loogu sheegana way ahayd si uu isagu raaligalin uga bixiyo, wariyahana Illahay dambigiisa ha dhaafo, waxaanan kula talin lahaa inaad runta sheegto mararka qaar waxa ka muhiimsan inaad qofka cirdigiisa dhawrto, waayo Nabigaa Leh, qofkii qof astura Illahay ayaa asturaya qiyamaha, walaal imisaaad qalad gashay? ma jeceshahay in maanta Tvga lala soo fadhiisto? ama mid ka wayn qiyaamaha lagugu fadeexadeeyo? maya ayaan filayaa, thanks, and by the way, sorry hadaan u muuqday inaan wariyaha ku lid ahay, waa jacaylka diinta iyo culimada inoo sida aqoonta.

  • @143-k1d
    @143-k1d 8 ปีที่แล้ว +1

    Dad Ka Raba Sheeikha beenta sheega inee difaacaan ama qiil u sameeyaan, waxaan lee yahay ka fiirsada hadal kina sabab too ah , Raqiib iyo catiid garbahiina saran, nin kaan sheikh sheega naaya qalad ayaa ka dhacay, gabdho Somali ayuu been ka sheegay iyo sharaf tooda iyo karaamadooda, hadii lagu qabtay beentana xumaan ma'aha waa inoo dhahaa qalad aa iga dhacay !

    • @burhanyasin2550
      @burhanyasin2550 8 ปีที่แล้ว +1

      raqiib iyo catiid adiga kuma saara miyaaa?

    • @143-k1d
      @143-k1d 8 ปีที่แล้ว

      aniga gabdho Somali ma ceyn qofkii caaya aa la weydiina ayowmal qiyaama , adiga qabiilka wax ku difaacayana mar kaas jawaab ama qiil u keen

    • @yasminehussien4351
      @yasminehussien4351 7 ปีที่แล้ว

      Mki Haji qabiil ayaa wax lagu difaacaa yaa ku dhahay aniga iyo Sheeqa isku qabiil ma ihin laakiin waan difaacayaa waayo waxaa caqligeeyga ku fahmay wax qarsoon sheeqa waligiisa qeeyr buu sheegaa maxaa loo leeyahay been buu sheegay yaa og inuu been sheegay muxuuse beentaas ka faaidaa soomaali badan baa cuduradaas qabaan aniga waxeey ila tahay in wadaadada weerar lagu wado oo waxaa looga danleeyahay in umada islaamka wadaadada iyo ahlu cilmiga la necbeeysiiyo kadibna diinta loo qoloociyo kadibna si tartiib loo badalo يريدون ليطفئو نورالله بأفواههم والله متم نوره ولوكره المجرمون

  • @maryanabdirahman534
    @maryanabdirahman534 4 ปีที่แล้ว

    Mafiicna in wax kasta larad radiyo cebeahena laha Asturo shiikha halaga xishodo binu Adamka waa qaldamaa

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh shibili sax iyo khalad waanu ku daba geleynaa maadaama aad Sheekheena tahey shactradaa halkaas ka wad dheh warkiinu su’aal maleh ⁉️⁉️⁉️

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 9 หลายเดือนก่อน

      Closed mind 😌

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 10 ปีที่แล้ว +1

    As salaam Caleykum waRaxmatullahi waBarakaatuh
    Horta hore dadku way kaftami karaan, oo khaldami karaan, Midda kale waxaa laga yaabaa in uu Sheekhu (Xafiidullah) uu rabey in uu ka reebo gabdhaheeni meelahaa xun xun ah, ama habeen wareeg, sidaa darteed ayuu tirada u badiyey, koley wanaag ayuu larabaa gabdhahaa iyo wiilasha Soomaaliyeed.
    In wariyu hadalkaas sii baaro waa fidno weyn, waxaa ilatahay 3-da week aan lagu soo ogaan Karin intii jiran ama cudurkaas qabaan.
    Markaa waxaa wanaagsan in xitaa qofka (Sheekhu) keligiis loo tago oo hadana laweydiiyo sii gooni ah, iyado oon fidna laga dhig oo videoga Yutubka la geliyo dadkuna way gafaan ee ceebta Muslinka Allah (Subxaanahu WaTa'caala Caaza Wajjal) asturo, Allahumma Amiin, Ya Allah, Ya Raxmaan, Ya Raxiim !
    Wa Asalaam Caleykum waRaxmatullahi waBarakaatuh

  • @oofoo007expressnews4
    @oofoo007expressnews4 8 ปีที่แล้ว

    Fashiil wu fashilmeey walee …. Niyow waxa ku decay sheikh subxan Allah

  • @xamsehaybe5301
    @xamsehaybe5301 3 ปีที่แล้ว

    Wariye kaddaab kaddaab kaddaab
    Anaa ka marqaatiya inuu shiikhu run sheegayo kadabyohow weji gabaxaa

  • @Nuurto3785
    @Nuurto3785 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for the clarification

  • @abdallayusuf8866
    @abdallayusuf8866 6 ปีที่แล้ว +4

    Gaalada ingiriiska joogto warkooda miyaa noo sheegeesaa, Anaga culumo ayaa leenahay Allaha noo xafido culumadeena

  • @hasogymhasan4018
    @hasogymhasan4018 9 ปีที่แล้ว +1

    shibliyoow shekadaas maa keentay waa inoo islii

  • @cfaccountingandbusinessres620
    @cfaccountingandbusinessres620 8 ปีที่แล้ว

    hadii warkaaga saxyahay baaritaankaasna aad sameeysay sheekha mala xariirtay ileen wariye ayaad tahay waxaana tahay nin aad usharaf badan sheekha laftiisa wey fiicneed hadii loo taraarixiyey been in uu iska hubiyo sheekhaan been wax ku khasbaya waa yartahay lkn hadii lacag been l;agu tagto fuudheerayaasha waan umaleynlaheen naga lafteena wan iskudayeynay mahadsanid

  • @mumtazmahir3771
    @mumtazmahir3771 8 ปีที่แล้ว

    asc walalayal shekha iyo alaha barakeyo dinta alah ciseyo

  • @mysterymelonchannel3676
    @mysterymelonchannel3676 8 ปีที่แล้ว +17

    adduunki wuu is badalay warkii culimada kan gaaladaa kaweyn wallee waa yaab

    • @akbasg
      @akbasg 6 ปีที่แล้ว +3

      mo ali ali culimada hadeey been sheegayaane? Sh. Shibili muu noo sheego meesha uu 700 gabdho oo aids qabo uu ku arkay?

    • @abdiyare6319
      @abdiyare6319 6 ปีที่แล้ว +1

      Sheikh shibli 10 sano ayu shaqo ribo ah kashaqeysanayey
      Markii shaqadii laso wada galayna
      Waxu dhahay waa ribo
      Hada ayn ogaaday halaga joogsado
      Wa shirkadii ladhihi jirey AlBushra ee guryaha dhisi jirtay culumo badan O asaga kamagacdheer aya shirkad kulahaa
      Sida sheikh Umal
      Marka sidaa darteed walabeensani karaa
      Kadaran shekada kale ninka inu reer kenya ahaa
      Waxa laiska rabaa magacisa
      Ninkas
      Kenya waa hooyga cilmiga
      Dugsiyada iyo jamacadaha
      Kuyalo ee islamic
      Lamasokobi karo
      Somalida dadka ugu cilmi maadiga ugu badan wakuwa kenya dagan

  • @abdirshidaden6684
    @abdirshidaden6684 10 ปีที่แล้ว

    hadii culimada somalida ay been ka shegayan umada see loo dhageysanayaa fariintooda diinta ku soobsan adigoo caamo ah wixii wadaad kusheego soo qadan meysid waayabe ilahow umda xaqa tus abdixafid waku salamey saxiib qeyr iyo cafimaad ayan ku rajeynayaa way wanagsan tahay in arintaas oo kale laga hadlo

  • @MohamedHassan-zq8rr
    @MohamedHassan-zq8rr 7 ปีที่แล้ว

    waan ka xumahay inu wariyaha sida u aragti gaabtay
    shekh dhan o daaci ah ayu warkii u shegay been waayay dhahay
    wuxunq ku in. kiriay nag gaalo ah warkeeda waliba asago caden an hadal dhafsisnen haysa
    nagta galada ayada 100% benleey ah wayo sumcada dalkeda ayey ilalinee oo hadi la dhaho 700 aya adis qaba
    sharaf dhac ayey noqonee

  • @laylajaamac9679
    @laylajaamac9679 5 ปีที่แล้ว

    miskiin yaa c/xaafid ma ilaa xadkaasbad taagantahay oo waxaabad marag gashaneysa gaa l orod uu akhri quraanka Allaah ayaa kuu sheegi halka ay kaa taagan yihiine !!!!!!!!!!!!

  • @rooza114
    @rooza114 8 ปีที่แล้ว +8

    shiikhan hdlkiis waa la rumeysan kraa waayo 2003 gi waa waQti fog ... c.xafiid ne 2016 ayuu baaraayaa waaa dad mar hore laga yaabo in ay dhinteen

  • @ummuramla3628
    @ummuramla3628 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh weriyihu ma afla gadeen haduu wax baarey ceeb ma ahan cabdi Xarfiid si aqlaaq iyo xushmad leh buu u Hadley guuleyso

  • @captainhajjiproduction9286
    @captainhajjiproduction9286 7 ปีที่แล้ว

    asc brother wxay ahayd inaad sheekha LA xiriirto marka hore

  • @MA7CC
    @MA7CC 9 ปีที่แล้ว +1

    Asc Walalaha Somaliyeed ee muslimka ah dhamman fikir saliim ah Awalan dhamaan culimada aqonyahanka iyo bahweynta bulshada sharaf ayee wada leeyihiin in quf la,aflagaadeyane marka ugu horeyso adiga ayee dambi kugu thy oo cid xisaabtankeeda kula qeebsaneso malahn lkn aniga ra,yi ahaan wexee ila thy 2badoodaba wax cadeen ah inama tusin ee aan ku qanacno wey iska hadleen oo kaliya waan soo arkay iyo waan soo arkay oo waxba kama jiraan lkn wexeey ila sii thy in sheik shibil xagiisa qalad kajiro waayo 1 magaalo ayuu dhahay England madhihin ee london ayuu yiri 700 tiro yar ma ahan 7 qufood madhihin ama 70tan da,da uu ku sheegane waa 14-19 marka cudurkane waanu naqaanaa waxa uuu yhy tht means wexeey kadhiganthy adigoo dhahy dumarka somaliyeed ee Uk ku dhaqan oo idil wey qabaan cudurka illeen 14-19 ayuu ku sheegay aaway dumarkii kale 14-19 inta u dhexeeso oo 1 magaalo ku nool oo HIV wada qaba adiga is weedii wariye c,xaafid adine qolooyinka caafimaadka dicomenty yo ka keen oo cadeen eh xasuuuuuuuuuuusin quf walbo bil,aadn ah qalad wuu galaa sida qu,aanka krm ka ku xusan wsc

  • @naasiraadanabokor5843
    @naasiraadanabokor5843 10 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haydiin soo hadeeyo inta tidhi sheekhu wuu khaldan ama caayay ama wax ka sheegay weriyuhu wuxu soo wareystay dad gaalo ah siduu inoo sheegay gaalo lama rumaysan karo sheekhu haduu khaldan yahayna waa la khaldami karaa haduu saxsan yahay deee idiinkunba dagan lknknwweriyuhu wuu khaldan yahay taasi waa hubaal dadka inta xun yaan laga eegin

  • @encrypted983
    @encrypted983 6 ปีที่แล้ว

    Abdi xafiid sheeydaan Ilaahay nacay weeye, Hoyadii iyo Ayeeydii lacadaabtu

  • @zahrasaki8310
    @zahrasaki8310 8 ปีที่แล้ว +1

    asc xasaxabta culmada been ma Sheegto wx aye u shaqeeyaan umada islaamka kan caya culmada war culmada wa la dhageystaa oo wx aye ku sheegaan wa la qaataa oo lagu dhaqmaa wx aye ku sheegeen wa

  • @libanali5629
    @libanali5629 5 ปีที่แล้ว

    Waxa caqli xumo ah in aad is bar bar dhigto qof muslim ah oo amarka ilahy qaatay o allah usujuuda iyo naag gaalad ah oo xaqa allah kulahaa diidey o kufaarda inaad tiraahdo waxan aaminaya gaal waa caqli xumo halkii u danbaysay runtii lkn bini aadmaku waa u khaldamaa waxa kaaga haboo neyd inaad sheekh si gooniya ula fadhiisatid o ad kala xidhiidho lkn public ayan shekha wax kaga sheegaya waa doqonimo ee intaan calaamo kugu dhicin kasaar waxan you tubke

  • @saidanisa8974
    @saidanisa8974 4 หลายเดือนก่อน

    Miyaanan lagu xisaabineyn shiiqoow walaahi waanku jeclaa laakiin beentaada carada kabadatay subxaana laah 700 normal maaha alaah ayaa kaa weyn hoostaada kahel

  • @Has-o9d
    @Has-o9d 10 ปีที่แล้ว +5

    Asc wariyow sheikha inta aad ka hadli laheed meelo kale ka hadal ama maad la xariir to...

    • @calijamac9612
      @calijamac9612 4 ปีที่แล้ว +1

      Wcs waa si fiican ina la difaaco sheekh

  • @AliAli-km4xs
    @AliAli-km4xs 8 ปีที่แล้ว

    sheekha waa runtii waana daaci wayn 700 maa hee 5000 KUN BAA QABA OO SOMALIA OO UK JOOGA. KAN WARYE LOOGU SHEEGEEYO ISGA BEEN KA SHEEGYA WAAR SHAQO YEELO OO DADKA WARKA HA U KALA QAADIN.

  • @mahadabdi8547
    @mahadabdi8547 7 ปีที่แล้ว

    maanta maxuu ku jawaabi abdixafiid wataa sida uu shiiq u sheegy u xaqeejieen dowlada uk iilahow no dhoor culumadeena

  • @zakariyesheikhxuseen6897
    @zakariyesheikhxuseen6897 6 ปีที่แล้ว +1

    Shaydan shibili mas'alo diini ah ayuu run kashegi wayey ma mid maadi ama cafimaad ayuu run kashegi

  • @barres3797
    @barres3797 6 ปีที่แล้ว

    ILAAH baa garanaya wax ka run ah .

  • @hooygasubaca8474
    @hooygasubaca8474 7 ปีที่แล้ว +4

    BALAAYO KUGU DHACDAY WAHAABIYO DULISANAA MAXAA KU KALIFAYO IN UU BENTA INTAAS LA EK SHEEGO.FASHIL AYAA KU DHACAY. INTUU ISLAHAA GABDHAHA SOOMAALIYEED CEEBEEY ASAGII BAA ILAAHEY CEEBEYAY.CAQLIGA WAHAABIYO HALKAAS AYUU MARAYAA.SUBXAANALAAH

  • @jamaljay6095
    @jamaljay6095 8 ปีที่แล้ว

    sheekha waan arkey ayuu dhahay lkn wariyahu gaal ayaa igu yidhi ayuu leeyahay?subxanallah

    • @nimonani120
      @nimonani120 8 ปีที่แล้ว

      walal 700 gabdhood waaba ina UK jookto marka kuli ma qaban aqligaaga ka dhaqeesii sheikhu wa bil aadan wu qaldami kara

    • @yunisdini4583
      @yunisdini4583 8 ปีที่แล้ว

      Cilmi ala kacabsi lahen cilmi ma'an hadaadka been haduu sheego waa la'eedeen.

  • @sahra4091
    @sahra4091 3 ปีที่แล้ว +3

    How did the Sheikh know that, it's confidential. Besides, 700 hundreds from only somali community, would be considered a disaster. Sheikhaa wuu qaaldamii karaa waa binu adam.

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      Maxa ku kalifa kara inuu qaldamo oo been intaa la ek sheego,

  • @siraajinur2638
    @siraajinur2638 8 ปีที่แล้ว

    Abdihafid Mahamud waxaan aaminsanahay inaad fududaatey, waxaa la idinka rabey si qarsoodi ah inaad baaritaan u sameysaan sheekhana aad kaashataa si uu idinku sheego meesha uu kusoo arkey London gudaheeda, lkn waxaad u dhaqantey sidii inaad sh shibli col tihiin hana hilmaamin sheekh shibli inuu yiri sanadka inuu ahaa 2003. Marka waxaa macquul ah dadka uu sheekha soo arkey inuu Allaah swt naxariista bdn cudurkaas ka bogsiiyey ama waddan kale loo qaadey ama laga yaabo in dowladdu ay go'aansatey mise kuwa bukaanka ahba ay codsadeen in xaaladooda aan cid kale loo sii gudbin karin.

  • @muqdisho2874
    @muqdisho2874 9 ปีที่แล้ว +13

    Warbixintaada waa hal dhinac
    Waxaa ka soo hubisay hal dhinac kaliya
    Shiiqa adoo vedio giisa arkay xataa wali inaa ja hubisid aa kaamil ka dhigi karay arinta,
    Maxaa yeelay asba xaq ayuu u leeyahay inta aadan biinin ina wax waydiiso
    Bilaa ixtiraam yahow

    • @huseinbeyra3538
      @huseinbeyra3538 6 ปีที่แล้ว

      700 afkisa mahan miyaa ictisaam beenta oo shi xasaan uu ku arkay been mahan waxa kdaran xaqa ay qarinayaan walee akhiro baa la kala baxay hadey gaalo la isku haleyo hadey wax tareyso

    • @مريماحمد-ن1ص9م
      @مريماحمد-ن1ص9م 6 ปีที่แล้ว

      sheekh ma aha kan waa ciyaal suuq

  • @farahmahamud5
    @farahmahamud5 10 ปีที่แล้ว

    been badanaa magalo yar oo aan deganahay ayaa dadk a qaba ay gaarayaa dhowr qof isagana kulahaa london oo dhan ma jiraan xitaa toban qof walee soomliyaa magac raadis aa dilay sheekheena been masheegaayo ee gaaladaa aaminsan in lshegin qofka qaba adigana gaalkaad ii soo aamintey yaahuu .

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 8 ปีที่แล้ว +1

    wariyaha aad buu u Qaldan yhy ayaa udirsaday Baaritankaasi Dheer ??

    • @maxamudsheikh2003
      @maxamudsheikh2003 5 ปีที่แล้ว

      Wariyaha waa saxanyhy waa inuu runta raadiyaa