ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Warhooy reer gadow wiilasha yaan laisku dhameyn waxaani waa doqonimo tii ugu weyneyd 😢😢😢😢😮😮😮
Guul guul Jubaland insh allah❤❤❤❤👏👏👏💪
GUUL JUBALAAN INSHALAAH❤❤❤❤❤❤
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan guul mw jubland ahmed madobe mw kuxigeen jubland maxamud siyad ciidanka difaca jubland aya melo badan qabsadey gedo qabsadey dhar baxo kul ba lala dhacaya odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
Alxaqiiiiiiqa Alxaqiiiiiiqa ❤❤❤
Republic Of Jubaland ✅
A.Balwaan Wadaniga Somaliya Fadlan Ahmed Adiga ayaa gaarsiin kartaa,Ahmed iyo kuwa mudada 14 sano kismayo lajooga fursad Maanta Khawarijta dalka looga saarayo kudhiri gali in Hawgalka Cidamada uu Jubada Hoose deganada khawarijta joogan sida Degmada Badhadha kulbiyo iyo deganada waamo /Jore uu iskufuro.Fursadda kale Cidamada ATMIS Darawishta jubalaand xeryaha kasaraan una jiheysto qabashada Xagar Buale jamama oo horay cidama eey kudhawadeyn.Garab ayaa uu kaheli in cirka laga duqeeyo Jilib.
Jubaland guul
Guuleyso wariye ninka kaliyah eee wax saxadah la wadag soomalidah horey usoco taliye
Taas sow ceeb maahin
Waxa dagaalka Gedo looga ridayaa waa farmaajo dartii ee meeha yoolka loo socdaa Axmed madoobe, waxaa la doonayaa in laga hadalsiiyo farmaajo oo ka dibna qabyaalad arrinka isu badalo waayo xataa hawiye ayaanan doonayn xasan xaraash.
Oo sirta mulateri maxaad ufashili
Ujeedada uu xasan sheekh ka leeyahay in Gedo ka rido dagaal waa in uu doorashada farmaajo carqaladeeyo oo mareexaan iyo kablalax cuqdad iyo kala shaki galiyo. Wuu ogyahay inuusan kismaayo gaari kareynin.
OO BALWAAN MAXAAD U KASHIFI SIRTA JUBALAAND. INAAD DULMARTO AYAA FIICNEYD.😀
th-cam.com/video/6p2oBbKKrbo/w-d-xo.htmlsi=5aQ9k3gs2pFFlYzI
Bacalwaanow ,waxba kama bedeleysid xasan shiikh ,teeda kale farmaajo haduu adiga Kula fcn yahey 99% loogama baahno xamar ee madaxa saaro adiga ,horaa loo yiri wacal Faa,Ido leh lama arag