- 39
- 791 510
Fatim ali
Canada
เข้าร่วมเมื่อ 19 เม.ย. 2024
SABABTA DHIMASHADA WALIDKAGA MISE TAADA
#cooking #highlights #qiso #qiso_cajiib_ah #qisooyin #storytime #qisoxanuunbadan
มุมมอง: 6 041
วีดีโอ
DAQIIQADII NAXDINTA
มุมมอง 13K14 วันที่ผ่านมา
#qisooyin #qiso #highlights #qiso_cajiib_ah #cooking #qisoxanuunbadan #storytime
DAGAAL KA BILAABMAY 25 lira IYO HALAAG
มุมมอง 16Kหลายเดือนก่อน
#qiso #highlights #qisooyin #storytime #qiso_cajiib_ah #cooking
DILAA XIJAABAN
มุมมอง 21Kหลายเดือนก่อน
#qiso #highlights #qisooyin #storytime #qiso_cajiib_ah #qisoxanuunbadan #cooking
XIDHIIDH BILAA XUDUUD AH!
มุมมอง 23Kหลายเดือนก่อน
#qiso #highlights #storytime #qisooyin #cooking #qisoxanuunbadan #qiso_cajiib_ah
SHILKII DHAGARTA KEENEY || qiso somaaliyed
มุมมอง 14Kหลายเดือนก่อน
#qiso #highlights #qiso_cajiib_ah #qisooyin #storytime #qisoxanuunbadan #cooking
DARIIQ KALE O IGU CUSUB
มุมมอง 20K2 หลายเดือนก่อน
#qiso #qiso_cajiib_ah #qisooyin #storytime #cooking #qisoxanuunbadan
JACAYLKI MATAANAHA || HALA IYO DUMUUC || part 2
มุมมอง 20K2 หลายเดือนก่อน
#qiso #qisooyin #qiso_cajiib_ah #highlights
JACAYLKII MATAANAHA || HALA IYO DUMUUC
มุมมอง 24K2 หลายเดือนก่อน
#highlights #qiso #qisooyin #storytime #qiso_cajiib_ah
JACAYLKAYGI JAAMACADA IYO SHIKIGII NINKAYGA
มุมมอง 26K2 หลายเดือนก่อน
#highlights #qiso #qisooyin #qisoxanuunbadan
EYDII JAJABNAYD || qiso cabsi badan
มุมมอง 16K2 หลายเดือนก่อน
#highlights #qisooyin #qiso #qiso_cajiib_ah
SAWSAN IYO NINKII QARSOONA || qiso is-daba marin badan
มุมมอง 29K2 หลายเดือนก่อน
#highlights #storytime #qiso #qisooyin
MUCJISADII GUURKA ABUBAKAR || qiso soomaliyed
มุมมอง 88K3 หลายเดือนก่อน
MUCJISADII GUURKA ABUBAKAR || qiso soomaliyed
GABADHII AQLIGA XUMEYD IYO HOOYADII ARXANKA DARNEYD
มุมมอง 16K4 หลายเดือนก่อน
GABADHII AQLIGA XUMEYD IYO HOOYADII ARXANKA DARNEYD
Adi Sethy👯♀️❣️😊 Sxp Mcn
ilahay naguma keeno lakiin tayada ha sababaan inataan today sababi laha
Na wlo mad ilahy ka cabsanen xageed iskaga maqanayd I taasi oo odhan 😭💔😂😂😂😂
Lkn waad soo daahday marwAlba bageka soo booqdaa waxna soomadhigin 2week soo boobsi❤😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wuxu naxariis daranaa oo qalqfsanqq
ilahay nagu maa sababo horto lakin aniga ina dhinto
Ilahey ima tuso alle ka magan galay Lkn ayagan Doran laha
Abayo qeyr Allja kusiyo lkn cudka xoogaa noodheree kheyr Allhakusiyee
Indhgie sidi aad u maqnayd wxd igu kaliftay inan TH-cam ka iska xiro 😢😢 adiga unba ku sugaya
Gacantooda inan ku baxo
Aniga waxaan dooran lahaa go-aanka ah in aan sababtooda aan ku dhinto waalidiinteyda inta ay sababteeda ku dhiman lahaayeen waayo ilaahay ka sokow maanta sababtooda ayaan ku imaaday adduunkan fikradeyda waa taas
Ayaga lee noqon Karo aniga ma awoodo 😢
Ilhey naguma keeno lkin doorasho hdey imaado iyaga haidilaan
Cod dahbey Mxn kugu sameya qlbi😮😂mrba adigu sida noga baxso
illh ayan kabagan galena dhiigena iyo dhiig islab inan sababsan dhamanteen allh hana xafiso go aan keda waxa uu ahan laha in ayaga idilaan😢😢
Fatimey Instagram maanad lahayn Horta qali😂❤
In ay iyaga idi laan 😮😮
M.a wadsolabatahy ugo daben
Marka dilo ayaga sidee la'aantoda loo noolana ayaga ha idilan sida laqata❤️🩹❤️🔥
Iyaga ba ah noqdan wlalo
Mid aan doorto way igu adag tahay zppto ah iyaga ma dili kro oo wa jclahy iyagna haday I dilaan ilahay danbiyada kle wa dhafaa dil moyee cadaabna lama rabi 😢 it's difficult for me 😢
Fatma su aal ku waydiinaya plz iika soo jawaab ado raaliya gabdha ruwayda stel oo san oo kale qisooyinka so gudbisa youtube ma waxbad isku tihiid waad isku cod eektihiin🥹❤️
May qalby maybe codka uun weyaan
@Fatimali-f6t sax mahadsanid qliyy❤️
Illahay naguma sababo labadooba waxaan dooranayaa inay ayagu idilaan intaan anigu dililahaa😢😢
Waa runtaa wlhi ilaahaw hanagu sababinba😢
Waar iyagu hay dilaan aan ku jano tagee 😂😂
Hppti aad iyo aad ban kugu xiisney waxan rajey naya inusan dhib ku haysan fatimayyyyy isku dayo 2 cishoba mar noso dhig alllahana kula garab galo🫶🏿✨️💜
Inan gacantodo sabsado
Yagu ha idilaan intaan anu dili lahaa indho xumadas ka firsan kare
Inay walidkay noqdaan wadki idililaha 0:41
Gacantooda ìnana sababsado inay gacantauda sababsadan marabo inay iga hormaraana marbo waloba aabe iga hormaray alle yaraxma baba
Ftim n kuu xiisney pl vedioydii dib nooʻu joogtee😢
Wllhi wa qalpi xnuun gacantayda kuma dili kro wiilkyga walpo abtiyshiisa u dhiipi lhaa 😭😭
Mantaa kusoo biiray 19-11-2024 hibo❤❤❤❤❤
Naa wll wn kuu ragsanya ee noso dhakhso 😂
Iyaga gacan tooda ilaahy.nooma kaso
Iyaga haidilan lkn Ani sekudila Ayaka aaba adunkan ikenay Allah kasakow😢
Iyagu haidilaan laakiin ilaahay baan kamagangalnay. Aadbaan kuugu xiisay😊😊❤
Hargeis❤❤❤
In aan ayaga gacantoda ku sabbsado
😢😢😮
Waxaa hanagu sasabin fatimay meqa qarni bad maqned😂❤
Iney ayaga sabab u noqdan inan dunidan dhibka bdn ka tago 😭😭
Aniga naftayDa waxaan ka hormarIn lhaa waaLiDkey. Lknse adigu way u maqnaata 2 bilooD😮
Amee rabte marke maqashe in ninkeeda io caruuurteeda la dilayo inu axmed dhinto😢
Anigu waxaan ba sheekada dhanba ka niyad jabay markaa tiri abtigii bay ku dhacday Ala fiicnaan leheedaa aabihii haday ku dhici leheed saa sheekada bilowgeedii baanba kahelay shaqsiyada abtiga😂❤
😂❤asma dookh wacan
Way ku qasbaneyd😢
Subscribe aan ku siiyay wlhi kuma khasarin jacayl from saylac ❤❤❤ ilbaxnimadi soomali 🎉🎉
Fatima naga daa dee 2 week ee aad maqanayso labadii cisha ba mar noo soo gali hppti😭🫶🏻❤
😑🥺
Fatimaaaay suaashu haino dambeysee xgee naga aadey jacayl😊
Wan so laabtey jacayl❤
Inaay yaaku idilaan ilahay iguma sabaabe
Ahmed inaa aqanaba moda sa uga naxay😢