Medical Parasitology AFSOOMAALI | Casharkaani 2aad Waxaan Ku Baran Doona Protozoa.......3/2024
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Koorsadaani Waa Mid Muhiim Ah Ardada Barata Cafimaadka Waxaa Aynu Ku Baran Doona Deris Kunoolayaasha.
Hadii Aad Dalbaneysid Ama Aadba U Baahantahay Xisooyin Gaar Ah Nagala Soo Xiriir Telegram Channelkeena.
Si Aad Isaga Diiwaan Gelisid Raac Linkiga Hoose 👇👇.
t.me/+Rj5LDgpp...
Thanks dr❤
M.a keep up the hardwork you're doing 👏
Mahdsanid teacher ❤
Dr qebta plasmodium ku soo dar plz😊
Waxaan soo gelin doona goor dhow ha Sugi waayin
@@mdmuqtaaryare okay dr
Walal bacteriology 1 nosoo gali adoo raali ah iyo walba cell structurekeda
Insha Allah dhowan wan so raadin
Casharka Anatomyga mx u joojisay Dr
Intas Ayn ugu talagaley Hadi kooriskaan Dhameystiran rabtidna wad so dalban kartaa sida hadeerba aan ubixino
Casharka Anatomyga mx u joojisay Dr
Intaas Ayn ugu talagaley hadi aad koorsadas oo Dhameystiran dooneysid wad soo dalban kartaa