ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Xabeebta mooyaane well done AJ codkaagii cuslaa ee cunaha ayaan isleeyahay hoose iyo dhaxe bay ku wacneyd kan sare 100%
Heestaan waxaa sameeyey abwaan maxamed cali walash oo growe dhowaan kudhintay
Ka ree garooowe ma yaqan saraar godan
Iska hadle iska qore erayada waxa leh xasan geney waxay ku jirtay riwaaaydii galbeed waa la correlate
Aun sax weeye abwaan Caydiid Kaba cune ayaa leh.
Kkkkk Good try
3:18 laakinse aan maqanahay weeyan cabdoow heesta sida kadaa
hees taariikh leh oo qiso dhab ah laga curiyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay oo taariikh bdn aan laga qorin se caan ahaa ka tirsanaa Policeka Somaliya kddibna Ssdf galay toddobaan iyo dhowrkii wxay ku timid qisadaa heesta maalmaha qallooca oo Xasan aadan qaado laxankana saaray mar philasofka lagu xiray Itobiya sdoo kle wxaa lagu xasuustaa inuu silsiladdii caanka ahayd ee Deelley jawaabtii ay kusuu xirantay tiriyay sdoo kle uu erayada is guhaanka ah uu ku caan baxay sda aad ka dheehan kartaan tudycdeeda: Ma baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay.heesta oo lagu soo qaatay riwaayaddii galbeed sda lasheego ayaa dadka qaar moodeen in Ganey oo reer Kacaan ahaa uu curiyay se maaba jacayl waa anti iyo wax ka wayn maanka Xasan Geni oo is guhaamid aan gaarin.wxaa qalinka u qaatay ustaad Beeroof oo lu xeel dheer suugaanta.
Kan hungiribu fanka uso galay
Kkkkkkkk walahi wad ufirsatay ,in uu iska xamasho ba ficnayd isaga iyo qarkalo badan
hhhhhh heesta kan waa kufsaday wlhi
Xabeebta mooyaane well done AJ codkaagii cuslaa ee cunaha ayaan isleeyahay hoose iyo dhaxe bay ku wacneyd kan sare 100%
Heestaan waxaa sameeyey abwaan maxamed cali walash oo growe dhowaan kudhintay
Ka ree garooowe ma yaqan saraar godan
Iska hadle iska qore erayada waxa leh xasan geney waxay ku jirtay riwaaaydii galbeed waa la correlate
Aun sax weeye abwaan Caydiid Kaba cune ayaa leh.
Kkkkk Good try
3:18 laakinse aan maqanahay weeyan cabdoow heesta sida kadaa
hees taariikh leh oo qiso dhab ah laga curiyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay oo taariikh bdn aan laga qorin se caan ahaa ka tirsanaa Policeka Somaliya kddibna Ssdf galay toddobaan iyo dhowrkii wxay ku timid qisadaa heesta maalmaha qallooca oo Xasan aadan qaado laxankana saaray mar philasofka lagu xiray Itobiya sdoo kle wxaa lagu xasuustaa inuu silsiladdii caanka ahayd ee Deelley jawaabtii ay kusuu xirantay tiriyay sdoo kle uu erayada is guhaanka ah uu ku caan baxay sda aad ka dheehan kartaan tudycdeeda: Ma baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay.
heesta oo lagu soo qaatay riwaayaddii galbeed sda lasheego ayaa dadka qaar moodeen in Ganey oo reer Kacaan ahaa uu curiyay se maaba jacayl waa anti iyo wax ka wayn maanka Xasan Geni oo is guhaamid aan gaarin.
wxaa qalinka u qaatay ustaad Beeroof oo lu xeel dheer suugaanta.
Kan hungiribu fanka uso galay
Kkkkkkkk walahi wad ufirsatay ,in uu iska xamasho ba ficnayd isaga iyo qarkalo badan
hhhhhh heesta kan waa kufsaday wlhi