KAS & MAAG 2 - "Kudka Bari, kaa dheeri" Sidaa waxaa Majeerteen ku yiri Ogaaden

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #SomaliArchive | SUBSCRIBE for Daily High-Definition Videos from Somalia Hosted by www.keydmedia.net - Waa Qeybtii Labaad ee Cajaladda Kas iyo Maag. Abwaan Maxamuud Cabdi Moxamed ayaa Qeybtaan kusoo bandhigaya Gabayga "Lilaahi & Laqdabo", wuxuuna sheegay in Gabayga uu ku yimid Arimihii Kismaayo ka dhacay 1992. "Lilaahi & Laqdabo waa ogtihiino meel mawada galaan, sidii Nimankaas Kismaayo u loolanayay Laqdabo u ahaayeen" Ayuu yiri Abwaan Maxamud. Lilaahi & Laqdabo Gabaygaan dhulucdiisa dhuux oo Halkaan ka Dhageyso, waxaa kaloo ka faa'ideysaneysaa oo Gabaygaan ku xiga, "Kudka Bari : Kaa dheeri".
    Mogadishu, the capital city of Somalia, has for nearly 20 years been a battlefield, a focus for civil war and political, tribal and social conflicts.
    // www.keydmedia.net
    // / keydmedia
    // / keydmedia
    // / keydmedia
    Copyright © 2014 Keydmedia Group. All rights reserved

ความคิดเห็น •