Taariikhda Magalada Gaashaamo Bari Qaybtii 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaa magaalada wada aasaasay waa wada family gayga masha allah
    Waa inaan magaalada u guuraa waan reer hargeysaw naye 😂😂

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Tabaarikalaah waa magaalidii anku dhashay farxad baying tahay in aan daawado waxan Jareenay in aan imaado hadu alle idmo illaahay hagu siimo

    • @seynabmohamed-issa2289
      @seynabmohamed-issa2289 3 ปีที่แล้ว

      Mash allah tabark allah waa magalad

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah aniguba waxan ku dhashay tuulo udhaw gaashaamo oo la yidhaa Caana madoobe

    • @ibraahimmohaned7176
      @ibraahimmohaned7176 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohbulshaawi597 hhhhhhh anigu walal waxan ku dhashy gaashaamo lafteeda😁

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 3 ปีที่แล้ว

      @@ibraahimmohaned7176 masha allah si wangsan weeye lkn maxay kugu taalaa 2 jir ban ahaa markii la iga keenay dibna uguma noqon 23sano la dib insha allah wan tagi doonaa xaramkeena geheheh